XARIGA NETANYAHU + HANIYAH OO KA HADLAY WIXII KU DHACAY QOYSKIISA & MOWQIFKIISA + WARAR KALE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 มิ.ย. 2024
  • XARIGA NETANYAHU + HANIYAH OO KA HADLAY WIXII KU DHACAY QOYSKIISA & MOWQIFKIISA + WARAR KALE
    SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #Dagaalkaukraine
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 55

  • @Kafi-tb5xz
    @Kafi-tb5xz 2 วันที่ผ่านมา +4

    Allah Naxariistii Jano hasiiyo Shuhadada qoska Ismaciil haniya iyo dhamaan reer falastiin

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 วันที่ผ่านมา +13

    Allaha u naxariisto qooska ismaaciil haniya .

  • @WalalFiyow
    @WalalFiyow 2 วันที่ผ่านมา +4

    Allah haunaharisto dadki kudinte digalka kasocdo qasa

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 2 วันที่ผ่านมา +6

    أللهم أنصر إخواننا المستضعفين في غزة وارحم شهداء هم واشوف جر يحهم واظعم جانعهم واسق عاطشهم وفرج 🤲😭

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 3 วันที่ผ่านมา +15

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland mahadsanid

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa ahuhadaau Allahabad unaxariisto ehelad usaamo. Xamdaan asakiisana alhasiiyo waxba kabadajimwyso 😊😊

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay hawnaxariisto dhamaan intii kadhimatay falastiin inata dhacaana Rabbi ha caafiyo inshaa Allah way guulaysan walalaheen falastiin

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.

  • @JamaadXaajicabdi
    @JamaadXaajicabdi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha ugargaaro filisdiin

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 3 วันที่ผ่านมา +4

    Allah u naxariisto Familien ismaciil haniya 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 2 วันที่ผ่านมา

    Xamaas la tirtiri maayo Insha Allaah yuhuuda ayaa la dhamaynayaa dhulka falastiinbaa Leh ,
    Guul muslimiin dhamaan falastiin Iyo xuutiyiintaba Iyo xisbilaahba àaaaamiiiin yaa Rabbil caalamiin

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 วันที่ผ่านมา

    Tacsi tiraanyale ismaciil allaha qalbigaaga kuu adkeeyo badal khayrqaba shuhaadada alloow jannatul farduusa acla ka waraabi guusha idinkaale cadawga isbahaystay waa burbur iyo baaba insha allaah

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asc.mawliid.xaaji. iyo bahda.HBN.habeen.wanaagsan.iyo.1960.26.jun..64.kadib.soomaalaay

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkaas! in Allaah Hanuun u Qoray
    Baa dhacda, Ciddii ‘islaamka wax
    Tar uleh’ Allaha soo hadeeyo ,,

  • @mahmedbarkele1273
    @mahmedbarkele1273 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu Akbar

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah gessi

  • @Mumin497youtub
    @Mumin497youtub 3 วันที่ผ่านมา +2

    Asc xageebu ku yaala. Studio 2aad ee HBN Online Mawlid

  • @hassanali-zr8nd
    @hassanali-zr8nd 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maraykanka uunbaa qarxin xadhkahaa internetka

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 3 วันที่ผ่านมา +1

    Guul hbn

  • @YasinAdan808
    @YasinAdan808 2 วันที่ผ่านมา +1

    Yuhuud ilaahay haqabto

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 2 วันที่ผ่านมา +2

    Harrison Mann waa yahuudi Americak ah kana tirsan cidanka mareykanka

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v 3 วันที่ผ่านมา +2

    Guuldarada yuhuda iyo jabkoda ayaanba ragsaday alahayaw istus amin

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v 2 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxda Soomaalida dhamaan ehelkooda waxay joogaan qurbaha, halka shacabka masaakiinta dabka lagu guraayo

  • @AbdiFataxcali-sy8be
    @AbdiFataxcali-sy8be 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waan u tacsiyaynaynaa si bini aadantinimo iyo islaanimo iyo tageenimo ku dhehan thy iyo guud ahaan walalahana heer falastiin wan idin garwb taganhy si qalbi ah alle garabkiina ha ahaado falstiin guuul guuul guul guul aaan soo noqon abid

    • @AbdiFataxcali-sy8be
      @AbdiFataxcali-sy8be 2 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AbdiFataxcali-sy8be
      @AbdiFataxcali-sy8be 2 วันที่ผ่านมา

      Ismaciil haniya alle iimanka hakuu siyaadiyo waxad tahy mid ay ku dayan doonan muslimiinta danbe waxana lagaa baran donaa in aan xaujin loogu dabcin gaal urayaa guulayso alle haku garab istwgo ismaciil iyo guud ahaan heer falastii ❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waa indhamaan muslimiiru utacsiyeenn xamaas falastii io waxiikushimradagaaladagardarooyonkaa

  • @mohamedwarsame4632
    @mohamedwarsame4632 2 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @SalaxMahamud
    @SalaxMahamud 2 วันที่ผ่านมา

    Thanks❤❤❤❤❤

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 วันที่ผ่านมา

    Netanyahu iyo naaktiisa masawirkooda markaan arkey waxaan soo xasuustey (Suuradda Al Masad).Abii lahab iyo naagtiisii xaabo gurtoyda aheyd.Cadaabka Alle ku waara idinka iyo inta idin soo raacda inshaa'allaah.

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 3 วันที่ผ่านมา +1

    WARIYE SARE MOWLIID XAAJI SALAAN SARE

  • @osmanmohamed1994
    @osmanmohamed1994 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guuleysta.

  • @HanadKhadar-gs6rn
    @HanadKhadar-gs6rn 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wali shekadan cida jiisha waxa la yidhahda ubu jerin dijalka ayaa ka danbeya waxan oo dhan USA

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waxasi dacadkamaha waxaykudaminayan qoysaska samayntaleh ayxasuqen sacadahi lasodhafay xususo marwalba oaydhacdo xasuq ocana gaystan sidanokale samaynjiren

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 วันที่ผ่านมา +1

    Yurub waa ummad dhoohan waxaa u fiicna inay samaystaan internet ugaara.

  • @GaasCilmi
    @GaasCilmi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waad khaldatahay

  • @calicabd.717
    @calicabd.717 3 วันที่ผ่านมา +1

    Natanyahu gacmaha iyo lugaha ha laga jebeyo xabsigana ha lagu iloowo

  • @HanadKhadar-gs6rn
    @HanadKhadar-gs6rn 3 วันที่ผ่านมา +1

    Idinka noo soo warama ayaba Netanyahu ka axmaqsan meeshan ciyar game ah ayaa ka socote masakintan falastiin run baa la donauaa in l tirtiro

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 3 วันที่ผ่านมา +2

    Ismaaciil.haniya.halkii.oo.yiri.waxuu.qaboojiya.shacabka.filastiin.

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 วันที่ผ่านมา +3

    😭😭😭ALLAHA U NAXARIISTO WALALA HEEN RER PALESTINIAN INTA KU DHIMATAY DAGAALKAN.

  • @abdimalow6524
    @abdimalow6524 3 วันที่ผ่านมา +1

    ❤😂😂😂😂😂😂

  • @user-er4id9sw2v
    @user-er4id9sw2v 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc . Waxaa been noqotay in ay ehelkooda kunoolyihin dibadda, dacaayadda waxaa faafin jirey saxaafadda khaliijka

  • @noornorway4094
    @noornorway4094 2 วันที่ผ่านมา +1

    ,,❤ 0:18

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 วันที่ผ่านมา

    HBN

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 2 วันที่ผ่านมา

    CN MISE CNN ?

  • @SafiyohuseenHuseen-oh9sq
    @SafiyohuseenHuseen-oh9sq 2 วันที่ผ่านมา

    ☝❤😨🙏😥🙏😭

  • @shaa1547
    @shaa1547 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maskaxiyan in oow fiyowyahay natanyahu waa in la baaraa

  • @axmedcabdilaahi9201
    @axmedcabdilaahi9201 3 วันที่ผ่านมา +1

    Nayto.godobta.ayagaagal.

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 3 วันที่ผ่านมา +1

    Allha babiyo sahnuuniyada israil

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 3 วันที่ผ่านมา +2

    Qolo walboo kibirta oo sanka taagta maalin ayey hoos u Soo dhacayaan. ISRAEL wakhtigeedii wuu dhamaaday

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 2 วันที่ผ่านมา

    Dhuumihi gaaska north stream
    1 Iyo 2 waxaa qarxiyey maraykan tan xadhkaha internet kana isagaa jaraya waayo waa straatiijiyadihiisa dagaal ayay kamid tahay inuu shaaciyo cid kalena ku eedeeyo.

  • @user-ik9ck2ui3g
    @user-ik9ck2ui3g 2 วันที่ผ่านมา

    dadka.reer.falastiin.waxa.kudhacayaa.waa.lawaydiinayaa.muslimiinta.weliba.reer.masar.iyo.reer.urdun.dhamaan.waxa.kajira.qasa.illahay.wuu.idinki.laxisaabtamayaa.ee.hamoodina.dhayal.dhayal.madaxda.muslimiinta.maanta.waa.munafaqiin.ee.shacabkow.kakaca.fadhiga

  • @JamaadXaajicabdi
    @JamaadXaajicabdi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha ugargaaro filisdiin