Allaha u naxariisto jawaari qabrigisa Allaha u waasiciyo ehelkisa iyo Dhaman umada somaliyeed u so Shaqeeyey samir iyo iiman hamiila Allaha Ka siiyo janatul fardaws Al Aclaa Allaha ugu bishaareeyo.taariikh fiican bu uga dhintay dalkisa iyo dadkisa
Ascwb walaal. Soomaalida waan u ducaynaynaa, Jawaarina Allaah ha u naxariisto. Walaal soomaalida barnaamish gaar'ah u samee oo cinwaankaaga ku ekow min fadlak. Baarak'Allaah fiik.
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، اللهم أنصر هم في غزه اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ياإله الاولين والآخرين، ،ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم
Allaha siiyo beddel barakeysan dadka lagu dhacay keenya oo Somalida ah. Laakiin waxa ila sax ah in Somalidu ay maalgashadaan waddankooda hooyo oo at least haddi ladhaco Somali kale ayaa qaadan oo waddanka ayey gadaal ugusoo noqoneysaa lacagtu.Xaasidnimo igama aha ila garo wixii shisheeye kaagalaa masoo noqoto ayaa layiraahdaa hedhe 💭✌️💖
Kenya, sheikh hadalkaada oo ah ( Dal aan Dalkaada aheyn dareyn ku joog) waa eray oo haray loo dhahay,lkn. Hadda le hala istacmaalo mah-maahdaas,Dalkaada ayaa maal gelin u baahan ee dadka weli fikradaas ku jirto way ka gaaraan.Eebbe weyne ha innoo badbaadiyo ilee waa walaalaheyne, cadawga tuugada ah oo Kenyaatka Allah ha ka qabto, intii wax laga boowane bedel kheyr badan Allah ha ugu bedelo, aamiin aamiin ya Rabbi.
😱😂😂😭Naxdin, yaab, Caqli xumada,Qof qabiil u taagereysa lacala hadaan dad Dilo Diyadeey iga bixinayan kulaha,Acudubilaah Qof la dilo la fududa,Qalbi naartii aaqiro ka cabsooda male,Habaarka qoyska qofkii uu dilay ooyintooda waxba lama ahayd.Subxaanallaah wa yaab.
Alla soomaaliya in la afgambiyo qurux badana askarey kaca odayaashan iska qabta 100 dollar ha sugina waan idin baryeyna like isaara si ay saraakiishu u arkaan nolol ma taalo somaliye 😢😢 Wlhi hadaan digtaa toor helno magaceeni baa soo laaban war xassan af gambiya oo aduunka na tusa
Acuudi bilaah Allah shartada umada haka qabto maxad ugu yeeraysaa in dada la laayo ha soo hadlin Markad xanuunsan tahay take Magnesium citrate Nerve ku dajinee
Allah isu soo celiyo ummadaan wadankooda cadaaweystey allah amaansado maal aa laga hadlaa naftooda aa ka daran maalkooda iyo naftooda allah badbaadiyo kenyanka waa cawaan askartii wadankooda amaankiisa loo igmadey hadey bililiqo ku jiraan maxaad sugeysaa ummada joogta koley waxbey kala bixi doonaan
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
Asc sheekh muxamad
Sheekh koorsadi aaway ado raaliya aad ayaan u danayaa ee
jawaab i a alaha ku barakeeye
Scw scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam falastiin free falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸❣️❣️❣️
Asc sheekh koorsada aaaway 😢😢
Muslim ma Ahern cabdi caxshi
Sheekh courses aad sheegtay maxaa helay 😢😢😢😮
Allah ha ugargaaro walaalaha reer Falastiin 🇵🇸
Rabi ha u naxariisto gudoomiye jawaari
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun allow u naxariiso jannatul alfardowso allaha geeyo
allow u hili reer falastiin iyo muslimka
Alle ha u naxriisto professor jawaarey .
Geerigu waa xaq alle hawnaxariisto
Waar dadoow xaqdarada iska ilaaliya xukunka haku takri falina aduun xaaslikiisu waa geeri kadib xisaab subxanallah
Alle ha ina cafiyo dhamaanteen
Ilaahay hawnaxariisto janadii Fardawsa haka waraabiyo Jawaari Amiiin😢
Ilahay ha unaxariisto fardosa al aclaa ilahay ha ugu bishaareyo qabriga alaha uwaasicyo
israaiil illaahaay hajabiyo insha allaah waay jabayaan
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين
الهم آنصر أخواننافي فلسطين
الهم اءمين ياربالعالمين
Bismilah allaha u naxariisto gudoomiyihii hore barlamaanka prof jawaari inlililahi wainnsilaherajacuun😢
Illahay haw naxariisto professer Jawaari 😢
Allaha u naxariisto mudane jawaari.
Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun Allaha unaxariista Professor Mohamed Osman Jawari kitaabkiisa gacanta midig Allaha ka siiya amiin amiin🤲🤲🤲
burbur iyo massive Allah kurido kufaarta aamiin illahow ugagaar falastiin
Illaahay ha u naxariisto professor JAWAARI
Waan ka xumahay dhibaatada gaadhay walahay somliyeed ee dhibtu gaadhay cawil khayr qaba ilaahay swt haydin siiyo lkn samaliyeey wadankeena aan dhisano oo imaansano
ALLAH u naxaristo Jawari
Inshallah guul falatiin
Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi
Ale haw naxariisto isaga dhamaan muslimiinta insha alaah ❤❤❤
Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo xiisbuulaah yamane victoire
Allaha u naxariisto jawaari qabrigisa
Allaha u waasiciyo ehelkisa iyo
Dhaman umada somaliyeed u so
Shaqeeyey samir iyo iiman hamiila Allaha
Ka siiyo janatul fardaws Al Aclaa Allaha ugu bishaareeyo.taariikh fiican bu uga dhintay dalkisa iyo dadkisa
Illahey ha unaxariisto professor jawari janatul fardows aclaa illahey hageyo aamiin yaarabi
Ascwb walaal. Soomaalida waan u ducaynaynaa, Jawaarina Allaah ha u naxariisto. Walaal soomaalida barnaamish gaar'ah u samee oo cinwaankaaga ku ekow min fadlak. Baarak'Allaah fiik.
allaha u naxaristo jawaari qabrigiisa allaha u waasiciyo
Aynu ku wada salino xabiibkena suuban nabi mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Subxaanallah illah ha naga badbaadiyo dhig bili adaam aamiin yaa rabi Aamiin
Ilaahey ha u naxariisto jawaari
Allaah ya raxma janadii fardoows allaha ka waraabi
Jàwaari
Adigane waxaan kugu dhiirigelinayaa sii wad barnaamijka
Wax badan ayaad nooga faaideysaa shukran sheeq
Illahay ha unaxaristo LRF Jawaari😢😢😢
Allah ha unaxriisto janatul firdowsa allah haka warabiyo professor jawari
Joe Biden Waa ilaahay Waa rabigay Isaga kaliya ayaan ilaahay u yaqaana 💪💪💪💪💪💪
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، اللهم أنصر هم في غزه اللهم بدلهم خوفهم امنا، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ياإله الاولين والآخرين، ،ربنا تقبل منا إنك أنت السميع العليم
Allah ha naxariistu AAMIN
الهم أ نصر إ إخواننا المسلمين المستضعفين في كل مكان
Ilaahayow. Walalahena falastiin u gargaar
Dhamjadiid Aakhiro Kama warhayso. Waa boob dhac, iyo dil. Subhaxanna Allah
Wlhi mesha kali ah iga shaafisay akhbaradka caalamka Allah haku barakeeyo dadaaal
Allah ha'unaxariisto jawari
Allaha Ya Araxma Raaximiin
Allow unaxariiso oo udanbi dhaaf Yaa Rabi
اللهم انصراخواننا المجاهدین في فلسطین وفي غزة يارب
اللَّهُم صَلِّ وسلِّم وبارِك علَى سيِّدنَا وحبيبنا ورسولنا مُحمَّد صلي الله عليه وسلم ﷺ. ✨♥️
اللهم اميييييييين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin sheekhunaa
Ilaahow u naxariiso Qabrigiisa u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah
Somali Ilaahay dalkooda ha jecleysiiyo.
Allaha unaxariisto jawaari nolol iyo madaxnimo waa soomaray inbadan.
Waa u dhintaa Ilaahayga Joe biden 💪🫡💪💪💪💪💪💪💪👊👊👊👊👍👍👍
Allhah ha unaxristo aamiin 🤲🤲🤲🤲
Allaha u naxariisto qabriga allaha u waasaciyo anagane gadaashiisa alla nama fidneeyo 😢😢😢😢😢oqanyahan jawaari
Allaha ha unaxariisto
Aamiin Yaaaa Allaah 😢😢😢😢
Walalheeyna falastiin allaha u gargaaro cadowga muslimiinta allaha jabiyo
اللهم انصر اخواننا في فلسطين على اليهود الظالمين
اللهم انصر اخواننا في فلسطين علي عدوهم
Allah a ha ku barakeeyo shiiq
Allah u naxariisto
Shiikh Maxamed shakhsi kasta ma u ducaynaysaa. Allaha ku cafiyo. Aammiin
Aamiin yaa rabi Aamiin
Wa hilmantay Diintana aad &aad ayu u yaqanay bro ku dar tassna
Allah UNAXARISTO Gudomiye Jawari
Allaha unaxaristo runti professeurka runti tiir qaali ah ayaa nagabaxay 😢
Alaha u naxariste
Alaha haunaxaristo
Alle how naxariisto
Cawalkii yahuud Amerika watan waaye reer falastiin Allah caawi xamaas maqawinda Alqsaam 🇵🇸🇵🇸🤲🤲💪☝️🇵🇸🇵🇸🇵🇸
Alle hownaxariisto
dhibatadan nagu dhaceyso inagaa ugu wacan waana ognahey qaldaadkena inaan saxno ma rabno runtana isuma shegno
Ilaahay haw naxariisto falastiina ilaahay haw gar gaaro
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا في الفلسطين
Allaha siiyo beddel barakeysan dadka lagu dhacay keenya oo Somalida ah. Laakiin waxa ila sax ah in Somalidu ay maalgashadaan waddankooda hooyo oo at least haddi ladhaco Somali kale ayaa qaadan oo waddanka ayey gadaal ugusoo noqoneysaa lacagtu.Xaasidnimo igama aha ila garo wixii shisheeye kaagalaa masoo noqoto ayaa layiraahdaa hedhe 💭✌️💖
allow u naxariso
1:43 Sax✅️😢😭😭😭😭😭
Ilaahow u naxariiso naxariis waasica.
Darajada aduun tan ayaa tusaale kufilan.
Kenya, sheikh hadalkaada oo ah ( Dal aan Dalkaada aheyn dareyn ku joog) waa eray oo haray loo dhahay,lkn. Hadda le hala istacmaalo mah-maahdaas,Dalkaada ayaa maal gelin u baahan ee dadka weli fikradaas ku jirto way ka gaaraan.Eebbe weyne ha innoo badbaadiyo ilee waa walaalaheyne, cadawga tuugada ah oo Kenyaatka Allah ha ka qabto, intii wax laga boowane bedel kheyr badan Allah ha ugu bedelo, aamiin aamiin ya Rabbi.
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين
Inalihahi Wa Inalihahi rajucune Samir iyo Imane 😢😢😢😢😢😢 janato fardosa aclah
illah Hau Naxariisto
❤wcs❤prf.jawari naxariisto amiin amiin ❤ samir iman❤
Qof aad ledahay alaha unaxariisto dhaqan Ahaan mataqanaa mase wad iska ledahay alaha unaxaristo
Joe Biden Yaa diidi kara in uu yahay ilaahay ❤️🧡💛💚💙💜💪💪💪💪🫡🫡🫡🫡😎😎😎😎😎😎😎
Allaha u naxariisto waa soo dadaalay
Waliba keenya iyo itoobiya koonfur afrika intuba waa halis ❤❤❤❤
😱😂😂😭Naxdin, yaab, Caqli xumada,Qof qabiil u taagereysa lacala hadaan dad Dilo Diyadeey iga bixinayan kulaha,Acudubilaah Qof la dilo la fududa,Qalbi naartii aaqiro ka cabsooda male,Habaarka qoyska qofkii uu dilay ooyintooda waxba lama ahayd.Subxaanallaah wa yaab.
Shiikh Allaha kuxafidee arrinkii Corsada mailawday
Alla soomaaliya in la afgambiyo qurux badana askarey kaca odayaashan iska qabta 100 dollar ha sugina waan idin baryeyna like isaara si ay saraakiishu u arkaan nolol ma taalo somaliye 😢😢
Wlhi hadaan digtaa toor helno magaceeni baa soo laaban war xassan af gambiya oo aduunka na tusa
Acuudi bilaah Allah shartada umada haka qabto maxad ugu yeeraysaa in dada la laayo ha soo hadlin
Markad xanuunsan tahay take
Magnesium citrate
Nerve ku dajinee
Munaafiqiinta isbaheysatay ilaahaa kaweyn tram hadiis imaadane fashil tii ugu weyneyd uu fashilmaa bi idni laah ilaahaa ka awood weyn oo hadabo waxbadan ka hortaagan ilaahey awoodiisa haday aheyn Reer falastiin marhore aa laqararamsan lahaay ilaahow adaa mahada iskaleh ❤
Joe Biden waa aan caabudaa Waa ilaahay biden 💪
Allahuma amiin
Asc sheekh ilaahay haku barakeeyo dadkeenu waxayna wali dahmin dalshisheeye yahay dareen ku joog maalgasho dalkaga malin uunbu ku anfici oo nabad laheli cidkaadhacaysana majirto ninkastoow gobolkaaga dhiso intay Somali miyirku u soo noqonayo
Soomaali dhiig hagalina allaah ayaa inoo sheegay isdil iyo qabyaalad waan ka tagi weeynay awaamirtaa allaah sheekhoow yaa kaa maqlayo adiga
Hadan heli lahaa wado an umaro gasa waxan ku biiri laha Xamaas si an uga mudnoqdo kuwa ku shahiida yahuuda
Hadey run kaa tahay wuujiraa jidloo marikaro
@@leylashardi875 wa xaqiiq wallahi E wadaden maraa
Somali ha isku tashato oo dhulkoodii ha noqdeen oo ha dhesteen oo cadowga ha dhiciyeen.
Jawaari Allah u naxariisto waxuu ahaa nin seediyaashiisa nacad (Puntland)
Allaha u naxariisto adeer 😢
Soomaalida
Waa wadaniyaal,
Dad cawaan ah qofkii ka dhex ganacsada isaguna dhibaato ayaa u dambeysa.
Allah isu soo celiyo ummadaan wadankooda cadaaweystey allah amaansado maal aa laga hadlaa naftooda aa ka daran maalkooda iyo naftooda allah badbaadiyo kenyanka waa cawaan askartii wadankooda amaankiisa loo igmadey hadey bililiqo ku jiraan maxaad sugeysaa ummada joogta koley waxbey kala bixi doonaan