Oo hada ma inaa Kiki u hiiladaa hal kan la fadhidaa hadaba ogoow Amira iyo kiiki midna u hiilin maayo waxaan arkay baan ka fal celiyey yuusan qabiil meel kula aadin amiira hal wiil bay leedahay wiil keedana Masha allah ayadaa u dhabar xiratay korsata u shaqaysata iyo familkeedaba hooyo karti leh oo ku dayasha mudan allaahuma baarik🤲
Amiira uma baahna iyadaa maanta maleesiya ku laan dheerayn karta waa naag illaahay ka daxadaray asad calool wayne iyo naagihiisu waxba kama qaadi karaan😂
Mala hubaa warkas😮 Amira iyo Ceyda in la xumeyey waa muuqata maxaa dhacay aad ayey u ixtiraami jireen Allahu aclam lakiin wixii jiro
Hadey arintass run tahay kuwaana wadadii ay kuwii hore mareen ayey maraayaan inshaAllah
Amiira iyo Ceyda waa boqoro li’anna ma caaytamaan❤
Raga Waa Ceebeysay Maalin Waliba Dumar Warkooda Lee Maa Nooga Sheekeynee Talanti Kale La Imow Xeerka Ragana Ilaaali
O Sundus muburiyo watalajog teee Sidokale kooko muuburiyo dhaqanxuumada nagaladag dha dhanyahow uuf😂😂😂😂😂
Kiki dadkaan ineey isku diri doonto waagii eey cusbeed ayaa lasaadaalinaaayay
Haa markay groupka u timid ayaa dagaalkana biloowday immisa sano ay wada joogi jireen waxaan cusub gadaal ka yimid baa dadka kala geeyey
Kiki amiira wayba ka maseeri jirtay guriga adna ma tagi jirin saamiyada qof fiican u eked uf dheh asadna dantiisa uu gaaray qabiil ka waxa ha u taro amiira Masha allah cidna uba baahna waa qof daacad ah
Hno ufiirso hadalkaaga kiki qof ay waligerd kamasayrtay majirtee beentiisa run maad mooday views raadis waaye kiki❤❤❤❤
Walaal hadda kan sidaan miyaad ku aamintey Walaal qaali 😢
Naag ka caqli badan majirto kikii amiira ilmaheeda waqti hasiiso
Oo hada ma inaa Kiki u hiiladaa hal kan la fadhidaa hadaba ogoow Amira iyo kiiki midna u hiilin maayo waxaan arkay baan ka fal celiyey yuusan qabiil meel kula aadin amiira hal wiil bay leedahay wiil keedana Masha allah ayadaa u dhabar xiratay korsata u shaqaysata iyo familkeedaba hooyo karti leh oo ku dayasha mudan allaahuma baarik🤲
Nacalaa ku dhalay irsaq fcn raadso
Illhy bariis dhama sheeko dumarka haku siiyo 50 baad. Nqote
Amiira❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
👍👍👍👍👑👑👑👑👏👏👏👏👏👏Amiira❤❤❤❤🎉🎉
Fiiri mar kan war been ah a lagu keenay maxa yeelay Kiki youtube ma lehen wexey heed Tiktok karad
Baris xalaala deydayo😊
Maxaa ku ogeeysiiyay😂
Beenaale miyaad lagoogtaa😂😂
Coming soon 10k
Kan far aa ku godan runti war iyo xan iyo naago lee ka sheekeya war adima ma buuxdid miya bar baa xamda ah ma tahaye 😂😂😂😂😂
War waxan nacaska ya dadka ka qabto
Beentii Oo Qof Ah😂
Wixii cusub caalamka ayaa jecel
Mash Allah king Cazam👍👍👍👍
😢❤❤ y
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Baris xalaala deydayo😊 3:14
Tug benale dadka is jecel ka dhax bex
Qofkan xashiishad miyu caba anigu waa ka yaabee
Amiira uma baahna iyadaa maanta maleesiya ku laan dheerayn karta waa naag illaahay ka daxadaray asad calool wayne iyo naagihiisu waxba kama qaadi karaan😂
balaayo been badan 🤬🤬🤬🤬
Mashruucan.miyuuna ka dhamaanaynay .😂😂😂😂
Naag naag dhale
Tuug benale bariis xalala samyso dadka isjecel ka dhax bax