@HindiaSheikh Dadka La Qalday Baa Ku Jirtaa Wiilkaan Dhalanyaradii Asaagiisa Buu Ka Haray Qolkaa Ayuu Isaga Xanibanyahay Inuu Nafiso Ayuu Rabaa Warkiisa Ha Isku Aaminin Waa Iga Talo
Comment ku dhiig le yashaan maxa idinka galay asad hajio idin ma yaqano waa is ka damba beysin teeda kale cadnaan wa wiil yar aqoon leh jamacadisa dhigto misana ilah qurux joog iyo jamaal siiyey samiya mid ka qurux badan ayu helaa caadi is ka dhiga
Asad Hagio Marwalba Wuu Sheegaa inuu Gabar Xiriir ka Dhaxeeyo inay jirto Uu Dhaho Boqorada Asad Haduu Jaanis Gaad Yahay Amiira Ma Dhaafi lahayn Oo Si Fcn isku Yaqaaniin
Cadnaan Jamacadiisa 3 Bil Fasax Ayey Ku Jiraan isagana Familkiisa Ayuu Aaday Umadda Beenta Ka Dhaaf Cadnaan Isku Xaafadaa Nahay
Beenaale weynadhe😸😂
You right brother because Asad He close to her everyday
Habeenkaas Waan La Joogay Aaa😂
Wey dhici kartaa ani xitaa wan kashakiye 😂
😂😂😂😂😂 anuuna ma lagula wadey talabad bad ahy wax caqli gala lakalay nio nin weyn baa te caqligagiyo jdhkagu ha islekadan laxay 😂
In xumaan laiga sheegto majecli hadda waxaad kahadleeyso xumaan ma,aha miyaa
ninka maxa ka qaldan
🦍🦧🐶🐅🐩🐺
Beenlow Cid Ku Aamineyso Ma Jirto Asad Hajio Is Not Easy😂😂
Adi mxaa kaogtahay
@HindiaSheikh Dadka La Qalday Baa Ku Jirtaa Wiilkaan Dhalanyaradii Asaagiisa Buu Ka Haray Qolkaa Ayuu Isaga Xanibanyahay Inuu Nafiso Ayuu Rabaa Warkiisa Ha Isku Aaminin Waa Iga Talo
@Akim_1794 saxibow runta waa kulaha cadnaan channel Kiisa waxmasodigin 1 bil kulaha markin firi wuu soodigay 5 hours ago
Wll how much asad make per month from TH-cam?
Bariisa cunto raadinosa.bariiskada ku raadso.lee 😂
Beeen aaad la,indha cadahy wllhi cid ku aamineysah maleh afkeyga inu dad gaaro marabi ayaad leedahy dadne waa nabee oo been ayaad kashegeysaa
I think this man aqli inuu laxen
Cadnaan asoo somalia jooga waaka samia dahabka ugaddayay maaha war beentaan meesha kala tag beenlow yahy
Aduun wax kas to ka filo
Xishood malihid nio ee wxkle la imaw jaahilow
Comment ku dhiig le yashaan maxa idinka galay asad hajio idin ma yaqano waa is ka damba beysin teeda kale cadnaan wa wiil yar aqoon leh jamacadisa dhigto misana ilah qurux joog iyo jamaal siiyey samiya mid ka qurux badan ayu helaa caadi is ka dhiga
@@shukrihasan6425 Dulmiga Ayaa La Diidanyahay Asad Iyo Wiilkaan Waa Noo Simanyihiin Lkn Qofkii Dulmi Wada In La Qabto Waaye
Beenlow sidan dad ma kubsanaysid tuug
wale 9k madafeysid asad hajoyow ayaad Ku qafiftay
@@ahmednunow2717 Jinni Asad La Yiraahdo Ayaa Ku Dhacay Miskiin Ciilan Waaye😂
Asad ku dardar kan usi asad xaajow maxunugu waashey
TH-cam-ka Inuu Ka Soo Muuqdo Ayuu Rabaa Lkn Miskiin Ciilan Waaye Iska Dhaaf😂😂
👎👎👎👎👎🤣