Documentary|Tahriib|Safarka Turkiga ilaa iyo Qaarada Yurub.THE RIVER OF DEATH|Wabiga Dhimashada|2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • THE RIVER OF DEATH |The Embassy of Federal republicof Soomalia in Turkey is alarmed by mounting migrant deaths and continuous reports of push-backs at the European Union (EU) border between Greece and Turkey.
    At least 21 migrants have died on the land border between Turkey and Greece in 2022, compared to 10 deaths reported in the same period of last year (Jan-Feb). An estimated 55 lives were lost in 2021 along the same border, mostly during August and the winter months, according to IOM’s Missing Migrants Project.
    In 2021, nearly 3,500 people died attempting to enter the EU through maritime and land borders, making it the deadliest year for migrants in the region since 2018. This human toll is intolerable and requires urgent action and cooperation.
    #Subacribe
    #comment
    #share
    I am a professional, ambitious and highly skilled African Journalist and able to operate any wide range of technical equipment including professional cinematography Cam recorder . I have extensive experience working on a number of Television , Radio and theater Projects, demonstrating an ability to follow artistic direction and the physical capability required on a professional product set.
    Based in Ankara, Turkey.
    Former Reporter,Cameraman and Editor. at Horn Cable TV.(Ethiopia)
    Former Head of Programs at Star Televison Network(STN)-Nairobi
    Former News Anchor at CNA Somali Tv(Nairobi
    Former mombasa Area manager at Star FM
    Former reporter at Universal Somali TV(North Eastern Kenya)
    Former Program Manager at Radio Voice of Oslo - FM 99.3 (Dadaab)
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel:+905392244389
    Email:abdijalilosman@gmail.com
    Our TH-cam channel: www.youtube.co....
    Facebook: / abdijalilsamow
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    Subscribe|
    Share|
    Like|
    Comment|

ความคิดเห็น • 46

  • @somalitiktokfunny7451
    @somalitiktokfunny7451 ปีที่แล้ว +13

    Meeshan wan so maray alhamdulillah 🤲

  • @AbdiAarPodcast
    @AbdiAarPodcast ปีที่แล้ว +5

    Good job Abdijaliil. Love the work you did in this documentary. Please keep it up. ❤❤

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  ปีที่แล้ว

      Thank you so much Walaalkey. Your inspiration and backing have enormously added to my success.

  • @camirkey
    @camirkey 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hada ayaan ku sowajahanahay❤

  • @jama_jey
    @jama_jey 2 ปีที่แล้ว +2

    Documentry cajiib ah ayaad kasoo diyaarisay Hore usii Wad👏🤝

  • @Carabfilms
    @Carabfilms หลายเดือนก่อน

    Waan soo socdaaye yaa diyaara

    • @newtech7519
      @newtech7519 หลายเดือนก่อน

      Aniga shp

  • @abwaanadxamdixiis8455
    @abwaanadxamdixiis8455 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hadanba heysan lahaa lacag aan ku tahriibo wlh waan tahriibi lahaa

  • @yasminerabileh156
    @yasminerabileh156 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxannallah!!!

  • @mostlydriving426
    @mostlydriving426 2 ปีที่แล้ว +7

    This documentary would have been much better in English and international language, we can help you covert this to top-level

    • @aqadirxikam2023
      @aqadirxikam2023 2 ปีที่แล้ว

      Walo badilikaraa waa hadii wax laga qabankaro

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว

      Waxa loogu talo galay hooyooyinka iyo baabayaasha aan luuqad qalaad aqoon oo ilmaha ku taageero inay tahriibaan. Waana jiraan waalid aan ka warqabin. Teeda kale ogow in gaalada iyo iyo Muslimiin kale ay cadow ku yihiin dadkeena iyo dalkeena.

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow diinteena, dadkeena iyo dalkeena badbaadi

  • @YurupAyuup-zd1vn
    @YurupAyuup-zd1vn 9 หลายเดือนก่อน

    Wilasheni 😢allow cawi ya rabiii

  • @mss_chocoletinah5751
    @mss_chocoletinah5751 2 ปีที่แล้ว +6

    Walaal waxaan rabaaaa inaaan kuwaydiiyoh waxaan ahay ardayad sanadka danbeh inaan imaadoh turkigah waxaanan hadah kunoolahay Ethiopia markaa walaal waxaan rabaaa shirkadii aad ka hadlayseen adigiyo labada wiil inaan la xidhoodhoh markaaa magaceedah iyo halkaan kala xidhiidhih karoh

  • @fardousahappy4674
    @fardousahappy4674 2 ปีที่แล้ว +2

    Bada jafta aya dhaanta

    • @yuusufsalaad7148
      @yuusufsalaad7148 2 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi 😭

    • @mursalxhaka.official1316
      @mursalxhaka.official1316 2 ปีที่แล้ว +6

      Labadoodaba waan iskudayay Alxm markii danbe jafta ayaan kagalay

    • @jilaansdt2736
      @jilaansdt2736 ปีที่แล้ว

      @@mursalxhaka.official1316 hada wll intee jogtaa

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 ปีที่แล้ว +1

      Jafta maxaa Laga wadaa safarka dhul ka u fahmay

    • @cawil252
      @cawil252 ปีที่แล้ว

      ​@@mursalxhaka.official1316 walal meqaa jafta kugu baxday

  • @user-cs2bo7vp4r
    @user-cs2bo7vp4r 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waansoo maray meeshas ilahay ayaa igu badbaadiyay

    • @user-tt1om4ps1x
      @user-tt1om4ps1x 5 หลายเดือนก่อน

      Wll waxyar information ah kaa rabaa xageen kaala soo xidhiidhaa

    • @Carabfilms
      @Carabfilms หลายเดือนก่อน

      Xageen kaala soo xidhiidhaa wll macluumaad ayaan kaa rabee.

  • @abdirisak.paylio5495
    @abdirisak.paylio5495 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭 wllhi waa murugo

  • @tasniimxassan6423
    @tasniimxassan6423 ปีที่แล้ว +9

    Wllhi anoo dhibsanaayo tahriibka hadana inaa galo ku raja qabaa nalasha qaar waxaa dhaanta adoo 50/50 ku galo naftada ama gudub ama dhimo 😒

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 ปีที่แล้ว

    Aallah nogaraagaro

  • @user-em8pt7ir9v
    @user-em8pt7ir9v ปีที่แล้ว

    Cunug laba jir sidee bada ula galay war qofta doqon sanaa

  • @somwebsite3449
    @somwebsite3449 9 หลายเดือนก่อน

    Waraa music ga nagadaa hadaad wax noosheegeeyso

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 2 ปีที่แล้ว +2

    Howl fiican ayaad dadka uheysa horay usoco

  • @muzob8920
    @muzob8920 2 ปีที่แล้ว

    😭😭💔

  • @asadlionish
    @asadlionish ปีที่แล้ว +1

    Qofka nafta uu Allah siiyay waa la waydiinayaa aakhiro .
    Maxay ugu qamaarayaan naftooda iyagoo og in jidkaas uu 50/50 yahay inay ka gudbaan iyo inay ka badbaadaan?
    Si kasta oo aad udhoof jeceshahay saw nafyaadu kama qiimo badna halka aad usocoto ???

  • @user-uc9jo7uf6q
    @user-uc9jo7uf6q 2 ปีที่แล้ว +1

    Safaaradda waa iska aamustay

    • @user-uc9jo7uf6q
      @user-uc9jo7uf6q 2 ปีที่แล้ว

      Safaaradda Soomaaliya ayaan ka hadlin degenaanshaha Soomaalida

  • @ibraahinatoore1857
    @ibraahinatoore1857 2 หลายเดือนก่อน

    waa reer somaalilaane aaax aax aaax😂😂😂😂😂 aloow somaali ugaargaar

  • @abdiahmed1733
    @abdiahmed1733 ปีที่แล้ว +1

    Safiirku been ayuu kasheegay arinta tahriibka safasradu qayb ayay katahay anigu turkigan jooga