Xukuumadda Somaliland Oo Ka Badheedhay Xasaanad Ka-Xayuubinta Maxamed Abiib Iyo Isbahaysiga Cusub

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Xukuumadda Somaliland Oo Ka Badheedhay Qorshaha Xasaanad Ka Xayuubinta Maxamed Abiib iyo Isbahaysiga Waddani iyo Kaah.
    *** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
    / @hargeisatoday
    #ShopwithTH-cam

ความคิดเห็น • 19

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo หลายเดือนก่อน +1

    Good Job 👌👌👌👌👌👌

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma Aamiin Aamiin

  • @saidmahamuudisxal1139
    @saidmahamuudisxal1139 หลายเดือนก่อน

    Asslamu Aleikum
    Caqligaaaga iyo cimrigaagaba Allaah hakuu barakeeyo

  • @nimaoyussef7956
    @nimaoyussef7956 หลายเดือนก่อน +3

    Dhaqan xumada iyo xishood la’anta ay inoo layimaadeen waa wax in laga nadiifiyo s/land mudan xildhibaano kusheegyadu

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v หลายเดือนก่อน

    Absolutely ❤❤❤

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z หลายเดือนก่อน +1

    Cimrigaga hilahay haa daayo marwalba hadal oo jawaab codkaga marka la maqli waayo masaska kasoo baxa godadka 😂😂😂❤❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ruun badna cuduur laa yiidha muse bixi baa kuu dhacaye umaadi qaran dumiska Iyo huwanta gudaha Iyo dibada ❤😅😅😅😅

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar หลายเดือนก่อน

    Ragbadan baa kadabod dhamaday sida tugta ku mamtay xilkubobki hantidi qaranka ee wakhtigi siranyo

  • @1962yusuf
    @1962yusuf หลายเดือนก่อน +1

    Kani sidii-buuni-ayuu-isleeyahay sidan ayaa wasiir lagu noqdaa laakiin wasiir-ku-noqon-maayo.

    • @jamaal12339
      @jamaal12339 หลายเดือนก่อน +1

      runta ayuu u sheegay waxani xildhibaano.maaha ee dabaajirta ha laayska celiyo

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

      Maa qalbada kuu jabtaye wA inade siida uu saasten 😅😅😅😅

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi หลายเดือนก่อน

    Xildhibaano kalena ha laga qaado xasaanada oo weliba hala xidho DOOFAARTA CADAWGA ah. 😮🤔👹👹👺👺👺😱😱😱😱😱

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Kan waa doqon ku nol in u cayoh dadkah waxaa ugu wacan wax u kah so jedah habar maxbus o langabah kk

  • @shiine127
    @shiine127 หลายเดือนก่อน

    Ma Hayaan biidhi qaate ayaad sharciga u taqaan macalin dayaanow. Wax aan kuu sheegee Hayaan ku shubashada ayaa loo daayey ee adigana aan kula taliyee macalinkaagii iskaga noqo oo caruurtii quraanka aad i dhigtide khayr Allah ha ku siiyee.

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

      Adi ruunta kuu dhibaysa huwan taa gudaha Iyo kaa dibada miide ade tahaye kuma aqaano ee shit op shaqo yeelo🐷🐷🐷

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed Abiib halkan ayaanu ka dooranay. Anaga nooma shaqeeyo, Guud ahaan Somalilanda uma shaqeeyo. Waa in Xasaanada laga Qaado oo Cadaalada la mariyo. Anaga reer Awdal ahaan naguma dhex dhuuman karo. Maxamed Abiib waa Cadow Dibjir ah oo Qayrul Masuula.

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z หลายเดือนก่อน

      Haa wll waa run qof weyn oo dahir riyaale ka weyn oo siyaasiyinta awdal ee somaliland ka da'a weyn ayuu uus ku yidhi oo nabada somaliland ilaa 1990 ka shaqaynayay barka waran xata u karayay inuu yidhahdo anigu ma amusayo oo u hadlakisa iska wato lkn inu sidaa u hadlo walahii diin maaha oo dhaqan maaha oo masulnimo maaha xata walidnimo maaha uus maxau tahay muu hadlo 🤔🤔🤔

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 หลายเดือนก่อน

    Cali waa nin waalan oo murder