SU'AALO IYO JAWAABO CUSUB RAMADAAN 2024 || Sh Maxamuud Shibli

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- www.facebook.c...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

ความคิดเห็น • 18

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran sheekh
    Alle ha kaa abaal mariyo🤲🤲🤲🤲🤲
    ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 5 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHUMA NA JEYNAA IN AAN RASUULKA BEEN KA SHEGNO SCW

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alle wallka dhiban alle haka saaro isaga kaafiye alle waxanad filanayn alle haku siiyo

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 5 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiqeen dar ilaahey ayaanu ku jaceyl nahaye..jawaabtaada runta ayaan ku jaceyl nahaye.ilaahey ajar allah kaa siiyo sida runta ah ugu jawaabto.ilaahey ajar allah kaa siiyo.waxaan ka hadashaye dad rasuulkeena wax ka shwegaye oo la yiri.way waalan yahiin.adiga runta ayaad ka hadashaye oo tiri.gaari ayey wadaa oo haywayega ayey ku wadaa gaari may parking gweyso.hadey waalan tahaye waan ku qancaye jawaabtaada.ilaahey ajar ha kaa siiiyo aaqiro iyo aduun.markaan ceytamayo waa waalanahaye marka kale waan caafimaad qabaa.

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 5 หลายเดือนก่อน +1

    SCW RASUULKA ILAAHEY WAX ANAGA NALAGA REEBAY OO RASUULKU SCW ILAAH U FASAXAY MIYAAN SAMEYN KAARNAA WAA MAYA

  • @omarbare6710
    @omarbare6710 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Shukarn ❤❤❤

  • @user-jd9dk6vp5l
    @user-jd9dk6vp5l 5 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊wow😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh Allaha ku xafido

  • @SomaliboyXC
    @SomaliboyXC 5 หลายเดือนก่อน +1

    Suaal ayan rabaa inaan weydiiyo sheekha halkeen kalasoo xidhiidha

  • @axmediiman
    @axmediiman 5 หลายเดือนก่อน

    Su aal ayaan rabaa inaan waydiyo xaaskeygu hadaan iskudhacno aandhaho hada laga bilaabo xaaskegu ma ehid mafurmeysaa ana xanaag ayaa igakeynay

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 5 หลายเดือนก่อน

    Shiiqeen shactaro ayuu ku daraa.marka uu suu aalaha ka jawaabaye

  • @user-zi7jz9qi7c
    @user-zi7jz9qi7c 5 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @zakimohaa9568
    @zakimohaa9568 5 หลายเดือนก่อน

    M.A Allaha barakeeyo shekha❤

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 5 หลายเดือนก่อน

    Dadku laba wadduu raacayaa oo warraadiya
    Oon midina mid u weecanayn oon wadaagtamin e
    Miisaanka inaan waafi noqon mawqifka xisaabta
    Iyo inaan walleehida ku dhici weyluntiyo hoogga
    Muwaafaqada jeeraan hubsado waan werwerayaaye.
    Waxaa tiriyey.
    Salaan carrabey
    ينبغي ان يعيش كل مسلم بين الرجاء والفوز.
    رجاء الفوز بالفردوس الاعلى والخوف من عذاب الله الشديد.

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb 5 หลายเดือนก่อน

    Scww sh.shible waxan rabaa saladaha sunooyinka sida loo kale tukado

    • @akhanachannel4885
      @akhanachannel4885 5 หลายเดือนก่อน +1

      Salaada subax 2 rakco ayaa ka horaydo
      Duhurka 4 rakco ayaa ka horayso 2 rakco way ka dambeesaa .
      Casarka wax suno ah maleh .
      Maqrib iyo cishe min labo rakco ayaa ka dambeeso .
      Walaahul aclam

  • @qasaali-2732
    @qasaali-2732 5 หลายเดือนก่อน

    Asc. Whatspka suaalaha sheekha lagu waydiiyoo so diro halkan igu qora khayr badan helee

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 5 หลายเดือนก่อน

    Shiiqeen forgive whar I said to you