Dhulka waan socdaa by Axmed Mooge, Libaax libaax dhalay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • #Dhulkawaansocdaa by #AxmedMooge AUN hees macaan aa qaacii iyo kaban, #qaraami, duulnews and blinker media

ความคิดเห็น • 286

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 4 ปีที่แล้ว +23

    Intuu rasuulku scw scw u shafecaqado ilahay haka kayeelo aamiin aamiin aamiin aamiin

    • @blazejamie7871
      @blazejamie7871 3 ปีที่แล้ว

      you prolly dont care but if you're bored like me atm then you can watch pretty much all the new series on Instaflixxer. Been streaming with my gf these days xD

    • @chrisbilly5632
      @chrisbilly5632 3 ปีที่แล้ว

      @Blaze Jamie yea, have been using instaflixxer for months myself =)

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +15

    عميد الفن احمد موجي ستظل خالدا في قلوبنا الف رحمه والنورعليك مبدع

  • @sahramoalim8345
    @sahramoalim8345 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhulka wan socdaa, wan Dhafsaneeeeeeeeee
    Cirku wadho yahay
    Wana dheer yahày
    Dhalin yarooy
    Maogtihiin
    Dhib taan Qaboo.
    Allahayow kunaxariiso
    Amiin wale dad dhamaa

  • @jamaalcali7707
    @jamaalcali7707 4 ปีที่แล้ว +4

    Aun axmed moge liiban iyo walalki maxamed moge naxariisti ka waraabi amiin i.a

  • @sarahadam8426
    @sarahadam8426 8 ปีที่แล้ว +32

    I hope you better place right now, and God forgiveness you your sin, soul. we are still listening to your music everyday life. myself I was a child start listen to your music till today. I love most your songs.

    • @issaabdullahiaalim1334
      @issaabdullahiaalim1334 4 ปีที่แล้ว

      Stop listening if you care about him I know it is hard ✔️

    • @sahalsahal174
      @sahalsahal174 3 ปีที่แล้ว

      @@issaabdullahiaalim1334 1

  • @lama-ilawaancabsiiye6970
    @lama-ilawaancabsiiye6970 8 ปีที่แล้ว +11

    Alaahayo naxariistaada weyn gee Axmed & Maxamed Mooge, janadaada udgoona gali iyaga iyo intii muslin ah.
    Ammiin yaa Rabbi

  • @Malaay-cu8li
    @Malaay-cu8li 8 ปีที่แล้ว +17

    Allah yarhamah masha'allah waxaan ahay dadka jecel Al-fanaan Ahmed Mooge iyo walaalkiis waa nin Soomaali dhab ah.

  • @hamdahamda4695
    @hamdahamda4695 5 ปีที่แล้ว +6

    yaa rabi u naxriiso maxmed mooge axmed mooge labdaa nin ee wllh aad ayaan u jecelhy

  • @dahirabdiwali5987
    @dahirabdiwali5987 3 ปีที่แล้ว +2

    dhulka waan socdaa waana dhaafsanee cirku waa dhowyahay heee🎤🎤🎤Yaasalaam!!!! Legend laba maaha.!!!

  • @mahamedali8628
    @mahamedali8628 6 ปีที่แล้ว +13

    Heestan waxa LA sameeayay oo uu u qaaday geeridii naxdinta lahayd lama filaankana ahayd ee Ku timid geezigii ay wada dhaseen maxamed mooge alle ha u naxariiztee Somali legend

    • @ikhahin3532
      @ikhahin3532 5 ปีที่แล้ว +3

      Maha adr ka daa inbadan bay ka horeysay marku walalki dhintay

    • @gorgor5149
      @gorgor5149 3 ปีที่แล้ว +2

      heesta caashaq ayaa kamida ereyadeed nin dhintay miyaa caashaq loogu heesaa
      halkaa ka fiirso sheekh

    • @abdi5852
      @abdi5852 3 หลายเดือนก่อน

      Kkk beenaale heestaan waa 1972 Mahamed macallin buu ahaa scoula Hodan

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 2 หลายเดือนก่อน

      Maya sidaas sax ma aha. Axmed waxa uu u qaaday heestaan gabar uu jeclaa oo ay balan lahaayeen oo laga guursaday isagoo weliba xiligaas dugsi sare ka dhiganayay Degmada Sheekh

  • @nejmaali2161
    @nejmaali2161 7 ปีที่แล้ว +5

    Alow ku naxariiso ,,Axmedoow imikaan dhul baraf dhabo noo noqdeen Alow sahal.

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +2

    Yaa salaam Axsan caleeg Old is gold memories AHUN Axmed Mooge Liibaan

  • @sakariyenuuraadanxaajiyuus5508
    @sakariyenuuraadanxaajiyuus5508 6 ปีที่แล้ว +4

    Axmad mooge alle hakuu naxariisto heesta dhalinyaro waa uu kufarayaraystay abwaanku

  • @suleymanabdullahi9795
    @suleymanabdullahi9795 8 ปีที่แล้ว +6

    dhulka waan socdaah waana dhaaf Sanehee cirku Waa dhawyahay waana dheeryehee heestaan aad ayaan u jeclahay ilaahay ha u raxmado mooge

  • @mukhtardayib5430
    @mukhtardayib5430 7 ปีที่แล้ว +5

    HeeztaN apwaan
    Capdi qayz Wxuu U ZameeYay Axmed Mooge oo murugaYzan Geeridii wllkii Maxamed Mooge Ayuu arkaY Apdi qays Iyo Maxamedna WxaY ahaaYen zhpo Izku Dheer
    Alle Ha U NaxariizTee

  • @sahramoalim8345
    @sahramoalim8345 4 ปีที่แล้ว +2

    Heesta waxa dhageysan jiray walaalkey igaweyna Moxamed, oo igadhintay isagan ku soxusuustay
    marli an dhgeystay wan ilmeyay inmudo ah ,badana wuxu aha inan jecel fankii Somaliya iyohesihihore middhageysa.
    iminku fanki wu qimo belay
    damer walba iska hees waxay
    ku heesayana lama garan ayo
    Allhayow sahal amuraha
    Amiin.
    😢😢😢😢

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 ปีที่แล้ว +5

    Allah yar xam axmed moge dhabankayga ciil dhalan dooriyo dhamac xoogan iyo halasay dhuftee 10 sano hor an dhagaysan jirnay anigiyo wil an wlalo nahay 2007 xusus igu wayn

  • @me-iu5ex
    @me-iu5ex 4 ปีที่แล้ว +17

    Heestan bishii 1aad 2020 exam adag intaa soogalay ayaa maalinkii oodhan dhagaysanayay anoo xanaaqsan 😂alx examkii result fiican baa keenay

    • @AhmedSahal1
      @AhmedSahal1 4 ปีที่แล้ว

      H 😀ana cawa lkin mooyi wxn udhagaysanyo

    • @mohamett6695
      @mohamett6695 4 ปีที่แล้ว

      Exmka iyo hestni army wax isku yhin wanigan bari sugya anee🤩

    • @cabdimawel1932
      @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamett6695 hhh ana maanta ayaan wlahy exam soo gabagabeeyey 😂😂

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 ปีที่แล้ว

    Axmed iyo Maxamedba Allow u naxariiso. Ilma Mooge fanaaniinta way ka soocnaayeen.
    Boqortooyo

  • @xusenfagaase7065
    @xusenfagaase7065 5 ปีที่แล้ว +3

    allah yaa arxamak axmed mooge liibaan iyo intii kale dhimatayba

  • @noah3760
    @noah3760 5 ปีที่แล้ว +3

    Alla yaaraxma Ahmed mooga illahay haku dinbi dhaafa.

  • @abdiman1164
    @abdiman1164 8 ปีที่แล้ว +11

    si kastaba heestan haku timaado
    aniga waxaan ladhacay ee aan jclaaday waa qalabka iswada wata. codka cajiibka ah iyo miraha mcn. ish qayaasak.

  • @nuuryaasiin7894
    @nuuryaasiin7894 8 ปีที่แล้ว +11

    heestan wxuu ooga hadlayay naag uu jeclaa oo walaalkii maxamed mooge uu guursaday erayada heesta wxaa kamida taan u dheliyaa dhismo iyo dhaxal walaalkey ugu tagtay wa qiso cajiib ah

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 5 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxariisto Ahmed mooge wuxu ahaa fanaan qaran

  • @yasminfarah2280
    @yasminfarah2280 8 ปีที่แล้ว +3

    Woow Allah ha u naxariisto yaa erayadaan igu caawiyo

  • @adenmohamoud7578
    @adenmohamoud7578 5 ปีที่แล้ว +4

    nice song by abdi aadan xayd and the legend ahmed mooge liibaan

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 6 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxaa alifay cabdi Adan qays 1973 waxaan ku qaadaya aun Axmed mooge liban heesto waa master peice.

  • @kinghanadhargeisa8277
    @kinghanadhargeisa8277 8 ปีที่แล้ว +3

    alllah naxaristiii jano haka waraaabiyo
    isaga iyo intiii dhimatayba aamiiin yaa alllah

  • @deqaadan6293
    @deqaadan6293 5 ปีที่แล้ว +2

    Aleyaraxma heestan wuxu u qaaday wllkii marki la dilay Maxamed mooge garanaya garanaaya alle haw naxariisto labadaba

    • @awaarechannel1758
      @awaarechannel1758 3 ปีที่แล้ว

      Walaal taariikhda Lama khaldo heestan maxamed mooge ayaa qaaday Kaddibna axmed mooge ayaa ka dabaqaaday

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayoow u naxariiso, muxuu kayd inooga tegay. Caawa I'm feeling like loving!

  • @deeqbashiir5609
    @deeqbashiir5609 8 ปีที่แล้ว +9

    allaha unaxariisto dhamaan fananiinti somaliyeed amiin

  • @TIENSHEALTH22
    @TIENSHEALTH22 3 ปีที่แล้ว +1

    MASHAA ALLAH LEGEND SAID BAAN UJECLAHAY HESA HISA WANAGA BADAN …ALLAHU YARXAM

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 ปีที่แล้ว +24

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay soomali fanaanin u yihiin hadaa dhagaysanayso. Sad😓 saar

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 9 ปีที่แล้ว +8

    ilaahaw u naxariiso axmed mooge liiban

  • @amalkayse445
    @amalkayse445 5 ปีที่แล้ว +5

    اللة يرحميك يا احمد موغي

  • @mowletabdi2439
    @mowletabdi2439 6 ปีที่แล้ว +2

    Alleh ha u naxariizto axmed mooge Libban baban 2018

  • @raxmamaxamud7319
    @raxmamaxamud7319 3 ปีที่แล้ว +1

    14/3/2021
    Heestay ninkii garanaye ayuunbaa
    Garanaye waxay maalin xun Ahmed mooge markaaa uu qaadayey heestaa waxa la dilay wllkii maxamed mooge

    • @aal5869
      @aal5869 ปีที่แล้ว

      In badan ayay ka horaysay geeridi walaalkii

  • @abdirahmansaid7099
    @abdirahmansaid7099 9 ปีที่แล้ว +5

    ilaahoow u naxariiso janada kawaraabi amiin yaraabii

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 2 ปีที่แล้ว

    8.11.21 in kastoon marar badan dhagaystay haddana caawa heestani Sigaar ah ayay iitaabanaysaa 2 dii bishan November 21 waxa xaqii alle uyimid walalkay oo aragtidiisa iigu dambaysay 2013 alla xanuun badanaa waxaan murugo dareemayo allow kuu naxariiso

  • @crdallo7248
    @crdallo7248 9 ปีที่แล้ว +8

    viva slnd legend

  • @cabdallekingc8484
    @cabdallekingc8484 5 ปีที่แล้ว +7

    Runtii heestani xasuus aan iga goayn ayay igu leeedahay waayo meeel geeri goana ayaan ku qaadaynay aniga asaxaaab igu qaaLIYA oo anan halkan kuso koobi karin lkn nin kiii ila daadihinayay ayaan halkan ku xusaya abdi shakuur yasiiin aaden intii kalana quluubta ayaan ka salaaamaya

    • @F13500
      @F13500 5 ปีที่แล้ว

      Cabdalle king c wan jeclan lahaa inaan maqlo adigo toos uqadayo wayo waa hees mcn

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 7 ปีที่แล้ว +3

    Dhulka waan socdaa
    Waana dhaafsanee
    Cirku waa dhawyahay
    Waana dheeryehee

    • @yusufkoshin4492
      @yusufkoshin4492 6 ปีที่แล้ว

      Anas cabdi Risaaq
      heesta waxe lasameey middle 70s. Han Mahamed Moore waxes ladily 84, axmed

  • @alisacudi4090
    @alisacudi4090 3 ปีที่แล้ว

    Alle haunaxariisto ilma mooge xasuus qaaliya nagaga tageen

  • @sackstudio4837
    @sackstudio4837 7 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed moge Allaw kunaxariiso

  • @cnaasirm1122
    @cnaasirm1122 8 ปีที่แล้ว +5

    Waa era yo adag oo xikmad ah kana hadlaysa qurbaha si kasta ha Ku timaadee

  • @ma_dhaafe1637
    @ma_dhaafe1637 6 ปีที่แล้ว +12

    axmed mooge liibaan
    isaaq garxajis ciida gale abokor muuse
    nin jira

    • @mohamedibraahim285
      @mohamedibraahim285 3 ปีที่แล้ว

      Waa la yaqaan Mujaahid Axmed Mooge Liibaan uma baahna in maanta qabiilkiisa la sheeg sheego.

  • @fuaadamaan2621
    @fuaadamaan2621 3 ปีที่แล้ว

    WAA EREYADII ABWAAN.KII.WEYNAA.CABDI AADEN QAYS WAA LAXANKII CABDI MATAAN AW CUMAR WAA CODKII AXMED MOOGE WAA KABANKII XASAN GAREYDH .AHUN.INTA DHIMATAY

  • @zakiyare3678
    @zakiyare3678 8 ปีที่แล้ว +4

    maansha allh allow unaxriiso

  • @izxaqdawlad5749
    @izxaqdawlad5749 4 ปีที่แล้ว +1

    Allh hku nxriisto nin mgc ka tegy allh yarxamak

  • @annasismail2275
    @annasismail2275 9 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay ha naxariisato janadii fardowsa ilaahay ha ka waraabiyo Amiin yaarabi

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 5 ปีที่แล้ว

      Aaamiin aaamiin yaa allah

  • @abdisalammohamed5217
    @abdisalammohamed5217 6 ปีที่แล้ว +3

    Dadkaas baa ahaa fananyn ax ya ax😢

  • @mahdiali4647
    @mahdiali4647 7 ปีที่แล้ว +4

    dhulka waan socdaa waanan dhaafsanee cirku waa dhawyahay waana dheeryahee

  • @mahdiomar9250
    @mahdiomar9250 4 ปีที่แล้ว

    Ale ha haw naxriisto xasuus ayay igu tahay aniga oo dhegaysay 9/8/2020 iyo wadan aan kaygii ahayn qoftiin aan jeclan waahay aduun ayaa nakala fogeeyay waxan dareemiyaan in aanay sidii hore ii ahayn

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 7 ปีที่แล้ว +2

    allah haw naxariisto runtii fanan ayuu ahaaa qli ah

  • @axmedkayse8023
    @axmedkayse8023 7 ปีที่แล้ว +2

    aduunyo shaahanu wada cabi jirnay atoo axmed ,

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 6 ปีที่แล้ว +2

    Ax
    @x
    Illaahow unaxariiso
    Best song
    Axmed moge liban
    Horta
    AXMED MOGE
    iyo
    MAXAMED MOGE
    kee weynaa
    Intaa igu cawiya
    Who watching 08.08.2018

  • @F13500
    @F13500 5 ปีที่แล้ว

    Fanaaniintan xilige nolayen o heesi jiren nasiib uma yeelan falagan iyo qaar kle o badan o leh wan heeseyna nasiibkena ah da yarta maanta alx still TH-cam ku jiran RIP😥 🌹❤

  • @kulmiye5
    @kulmiye5 4 หลายเดือนก่อน

    True legends SUN both Mooge

  • @KadarDirie-d4d
    @KadarDirie-d4d ปีที่แล้ว

    Mood🙃🚬😎!! 21/9/23 dhalinyarooy ma o igid dhibtaan qaboo😕🚶🏾‍♂️.

  • @abdullahijamac6758
    @abdullahijamac6758 3 ปีที่แล้ว

    Ereyadii cabdi qays lkxnkii axmed gacayte waxykujirtäy riwaayadii africa fiish

  • @camelcamel6495
    @camelcamel6495 3 ปีที่แล้ว

    Dhabankaygii ciil dhalan dooriyoo.
    Dhamac ooganiyo halasay dhuftee.
    Milicdaygu dhow dhabtii taan qabiyo
    Xididkii dhudiyo dhiigay karee.
    Dhagax waaqle iyo waran igu dhacyoo
    Dhul cidla ah naftay dhinac ii ridee
    Dhulka waan socdaa waana dhaafsanee.
    Cirku wuu dhowyahay waanu dheer yahee
    Dhaliyarooy ma ogid dhibta aan qabee.

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haw naxariisto janno fardowsa ha geeyo qabrigana haw nuuro

  • @clubhouse1207
    @clubhouse1207 8 ปีที่แล้ว +4

    nice song walahi

  • @noradiinmaxamed
    @noradiinmaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Heesta waxaan dhagaystay anoo jacayl xoog ihayo aanan qofkii aa jeclaana hayn 06/23/2024

  • @maxamedmaxamud1910
    @maxamedmaxamud1910 8 ปีที่แล้ว +3

    qalbiga somaliduu dagee ilahaw u nazariiso

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 8 ปีที่แล้ว +5

    Alaw kuu naxariiso

  • @ronnykallabis6858
    @ronnykallabis6858 8 ปีที่แล้ว +4

    mashaa allah ilahay hanaxaristo

  • @shhurhurialmureesi274
    @shhurhurialmureesi274 7 ปีที่แล้ว +2

    alle Khabriga Ha U Nuuro Wuxuu Ku Dhintay Keniya Nairobi 1997

  • @duliyeshabeel4237
    @duliyeshabeel4237 5 ปีที่แล้ว

    Waa riwayadii la odhan jiray gaal iyo islaam.gabdhow yaa kuleh,waa ereyadii cabdi qays laxamkii axmed gacayte iyo axmed mooge,oo xaaskii walaalkii guursanaayo isagoo nool.gabadha waxa metalaysa hibo maxed ,geluba naqdoogliyo iyagaa leh originaalka,
    Axmed gacayte oo aktarka riwaayada ahi wuxuu guursanayaa labada hablood oo walaal ah

  • @medgouled9746
    @medgouled9746 6 ปีที่แล้ว +2

    Yes hees iigaadee yasalam

  • @ibrahimali2860
    @ibrahimali2860 5 ปีที่แล้ว

    Heestan waxa uu qaaday 1969 markaa oo aan dhisan jiray dugsigs hoose. Xusuus gaara oo caruurnimo
    ayey igu reebta.
    waxaaney ka hadlaysaa dadkii hore
    ee tacabiri jirey/dhoofi jirey dhibtii adkayd ee ay la kulmi jireen.
    erayadeeda waxa lahaa cabdi adan( qays). oo weli nool.

  • @Red-bz7bk
    @Red-bz7bk 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilmo mooge somali legend. I

  • @cawoali7171
    @cawoali7171 5 ปีที่แล้ว

    axmed mooge taariikhdiisa nololeedka yaa noo haya plzzzzz

  • @MohamedHassan-zc3cl
    @MohamedHassan-zc3cl 8 ปีที่แล้ว +2

    ilaahow kuunaxariiso axmed mooge

  • @saidhassan2677
    @saidhassan2677 5 ปีที่แล้ว

    Duulka wan soocooda wana daafsaanee ciirku waa doowyahaye waa deer yaahaye

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 ปีที่แล้ว +8

    2019❤❤❤❤

  • @yaasiinxasan6740
    @yaasiinxasan6740 6 ปีที่แล้ว

    ale ha unaxariisdo aamiin aamiin isga iYo wixii islaamaba

  • @ikhahin3532
    @ikhahin3532 6 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ka xumahay in ruux kastaaba dhinaca uu jecel yahay heestani ula kacay heestani waxa sameyey ALFANAN ALABWAN ALMULAXIN ALMUALIF CABDI ADAN XAAD (QAYS)

  • @maxamedmaxamud1910
    @maxamedmaxamud1910 8 ปีที่แล้ว +3

    ilahaw u naxariiso waa ruux xasuus nagu reebo

  • @adenmohamoud7578
    @adenmohamoud7578 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiil maxamed mooge dhalay ma maqale gabadh yaasmiin p dhaho ayuu maxamed dhalay

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 3 ปีที่แล้ว

    Maxaan kuu hilmaami la'nahay yaa axmed waxaad dagtay mucaashiqiinta fanka quluubtooda

  • @mustafekhadar5693
    @mustafekhadar5693 3 ปีที่แล้ว +1

    Inakiisi Maanta Wa MAYOR ka Hargaisa

    • @Hargeysa
      @Hargeysa 3 ปีที่แล้ว

      Waan ku faraxsanahay, laakiin Allah ha u naxariisto Axmed Moogu u raaaci...Aamiin

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahayaw naxariistii jano ka waraabi

  • @CabdiraxmaanMaxamed-v8x
    @CabdiraxmaanMaxamed-v8x หลายเดือนก่อน

    Alle haunaxaristo😢

  • @sarahadam8426
    @sarahadam8426 8 ปีที่แล้ว +7

    you are very handsome a man. rest in peace axmed mooge.

  • @keyseaxmed2980
    @keyseaxmed2980 7 ปีที่แล้ว +7

    garanaayuunbaa granaaya xqiiq

  • @hiigsimedia1892
    @hiigsimedia1892 9 ปีที่แล้ว +4

    heestan waa qiso dhab ah nin dibada ku maqan ayaa wllkii gabadhiisii guursaday cajiib

    • @abdillahiawad156
      @abdillahiawad156 8 ปีที่แล้ว

      +Guled Abdi Ma hubo siday heestani ku soo baxday , hase ahaatee sida aad ku micnaysay waxay u yare egtahay sheekadii lagu soo ban dhigay Riwaayaddii 'Dumistii Aqalkayga iyo Arooskii Inankayga' ee 1976kii. Marka heestu ma sidaad u sheegtay bay ku soo baxday?

    • @dalla112
      @dalla112 7 ปีที่แล้ว

      af somali xumidaa ?sxb

    • @maameyare3169
      @maameyare3169 7 ปีที่แล้ว

      waa runtaa sxb waa sidaad sheegty

  • @keyseaxmed2980
    @keyseaxmed2980 6 ปีที่แล้ว

    Waa heeso dhibaato ka hadleysa waxey doontaba ahaatee

  • @MohamedAhmed-ps2gd
    @MohamedAhmed-ps2gd 3 ปีที่แล้ว

    Allaw kuu naxariisto 🤲🤲🙏

  • @aragsan6552
    @aragsan6552 5 ปีที่แล้ว +4

    yaa dhagaysanaya this year 15 / 3 2019 Sheffield

  • @sayidmohamed4991
    @sayidmohamed4991 8 ปีที่แล้ว +4

    allay Raxma

  • @maslahmohamedabdi8283
    @maslahmohamedabdi8283 7 ปีที่แล้ว +2

    AUN Ahmed mooge waa muwaadin somaliyeed lehne taariq fac wayn alow kuu naxariiso

    • @asiyadahir5758
      @asiyadahir5758 7 ปีที่แล้ว +1

      maslax maxamed ogaadeen ayaa diley waa deer abtigii

    • @abwaanshucaybyarexasan5383
      @abwaanshucaybyarexasan5383 6 ปีที่แล้ว

      asiya dahir sii kaamo ah ayan ku dillnay lkn. Dhaxdaanada isagu dhacnay xiitaaa. Xaqiiqdii. Wiil aan abti oo nahay oo wanagsan ayu ahaa allah haa u naxariisto

    • @farhansh.bashir476
      @farhansh.bashir476 4 ปีที่แล้ว

      AUN maxaa laga soo gaabiyay

    • @maslahmohamedabdi8283
      @maslahmohamedabdi8283 4 ปีที่แล้ว

      @@farhansh.bashir476 suldaan Allah ha U Naxariisto

    • @maslahmohamedabdi8283
      @maslahmohamedabdi8283 4 ปีที่แล้ว

      @@asiyadahir5758 dabcan qisada uu ku dhintay way xanuun badneyd asaga oon guran mirihii halgankii uu hormuudka u ahaa ayay tiis haleeshay. Duco ayunbuu inaga mudan yahay maanta.

  • @BidhaamiyeMedia
    @BidhaamiyeMedia 5 ปีที่แล้ว +2

    Best song

  • @MohamedHassan-yp4fo
    @MohamedHassan-yp4fo 2 ปีที่แล้ว

    29/04/2022 alle ha unaxaristo

  • @abdiboodhari9944
    @abdiboodhari9944 3 ปีที่แล้ว +3

    God have mercy on him he was a precious man

  • @baarliincadeey3919
    @baarliincadeey3919 4 ปีที่แล้ว +1

    Woow

  • @ahmedabdiahmed3280
    @ahmedabdiahmed3280 8 ปีที่แล้ว +3

    maa mahaa

  • @asadabdilaahi8348
    @asadabdilaahi8348 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa heestan erayada leh Hassan Yuusuf Qawdhan waa sax waan hubaa

  • @hassanbishar6150
    @hassanbishar6150 3 ปีที่แล้ว

    Allah yaa Raxmo dhamaantood

  • @geesigaburco2165
    @geesigaburco2165 7 ปีที่แล้ว +2

    goornuu dhintay? yaa iisheegi kara taariikhdii udhinty plz?

    • @carabaytonani8929
      @carabaytonani8929 7 ปีที่แล้ว +1

      geesiga burco 1993

    • @geesigaburco2165
      @geesigaburco2165 7 ปีที่แล้ว

      Carabayto Nani xaguu ku dhintay bro

    • @khadarcabdi1
      @khadarcabdi1 7 ปีที่แล้ว +1

      geesiga burco waa la dilay

    • @duco.walid3372
      @duco.walid3372 7 ปีที่แล้ว

      Ilma mooge Reer Hargaysa Ayay Ahaayeen Reer miiyada Reer burco waxwalba bucay kushegayan