waxaa meesha iiga cad horta waa wax and soo jar jartay wadaad diin yaqaana ma wicin ee xadiiska wuu jiraa ninkii diintiisa badala dila tan aad ledahay suna waaye waxaa laga wadaa dadka waxay jideystaan ama soo sameynjireen waaye suna xun iyo sun fiican.
Scwwb malyuun cali Hadii ay tiri diinaanka baxay Waxa kadanbeesay inay ashaaadaray,oo ay tiri qof muslin Aan ahay alle iyo rasuulana rumeeyay, kilibkastan waxa ay ku furtaa ,الله الله ربي لااشرك به شيا Waxa ay tahaba waa adoon alle Allana cidka xigtaa majirto Allana asag ayaa la xisaabtamaayo Adoomadiis Marka iska daaya malyuun 1 waa dumar 2 waa hooyo 3 waa qof muslin ah Marka halaga xishoodo Oo alle uga baga حاسب نفسك قبل ان يحاسب الله 😊
@@faidochannel7486 Haa walaal qof walba Alle ayaa laxisaabtamayo Laakiin dadka waxa aad Mooda inay aga cadaabta iyo Janada hayaan ama goon kuu gaarayaan , waa in las xasuusiyo Janada allha nageeyee dhamaan Aamiin in uu alle leeyahay Allana facaal limaayuriid yahay, ( ان الله فعال لمايريد )
Qofka Xor ma ahan inuu diinta ka baxo iyo inuu iska soo Galo markuu Doono walal ka fiirso hadaladaada Adiga xita qof jeclaysiga iska dhaaf insha Allaah
Ascaleykum muna markahore mama malyun ma kaga bahna danana ee adigay malinhore miska ku so sartay oy kutiri so feyda maka ad so feydanweysay ma waxad isku dabirey inad cayso wadada waxad tahay daba dhelif oo sheydhan
Muna look his ring he is wearing the black stone in silver he is wizard, if you see waadaad look at their fingers what kind stone there are wearing if its blue he is good, if you see black there are using Saturn energy. The stone in their in finger will tell you what kind of energy they are using. Stones has powers and the people who wearing it they are all wizards.
Labo arin ayaan la yaabay wuxuu yiri (1) 33 jir baa tahay nebiga csw maa taqaanaa kulahaa (2) waa suno in la caayo dadka qeyrka wada ku lahaa Ninkaan wuxuu ku hadlayo maba ogo waa nin rabo si qaldan inuu u soo caan baxo
الجزء رقم :9، الصفحة رقم:15
6922 حَدَّثَنَا أَبُو النُّعْمَانِ مُحَمَّدُ بْنُ الْفَضْلِ ، حَدَّثَنَا حَمَّادُ بْنُ زَيْدٍ ، عَنْ أَيُّوبَ ، عَنْ عِكْرِمَةَ ، قَالَ : أُتِيَ عَلِيٌّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ بِزَنَادِقَةٍ فَأَحْرَقَهُمْ، فَبَلَغَ ذَلِكَ ابْنَ عَبَّاسٍ فَقَالَ : لَوْ كُنْتُ أَنَا لَمْ أُحْرِقْهُمْ ؛ لِنَهْيِ رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ، وَلَقَتَلْتُهُمْ ؛ لِقَوْلِ رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : " مَنْ بَدَّلَ دِينَهُ فَاقْتُلُوهُ ".
رواه البخاري في صحيحه.
Video yaashiisa si khaldan ha u adeegsanin plz
waxaa meesha iiga cad horta waa wax and soo jar jartay wadaad diin yaqaana ma wicin ee xadiiska wuu jiraa ninkii diintiisa badala dila tan aad ledahay suna waaye waxaa laga wadaa dadka waxay jideystaan ama soo sameynjireen waaye suna xun iyo sun fiican.
Kulahaa wadaadka dadba kor ka ilaashta yaa ma cidihii buu garab kahaysta bisinka?
Tankale xijaabka sharciga ah xiro wll
Oo aduunkan waa laga tagayaaye rabbi wuxuu ku amray qaado
Rabbi subxaanahuu watacaalaa xijaabka ayuu ku ameay ee fadlan amarka Allaah qaado oo xijaabka xiro waa iga naseexo walashey
Wlhi legend waa ku wataa hahah kusoco muno 🤣
Muna ku soco asigaa xamar sii joogeeyn walaahi Gabar Wacbuudhan Abgaal ah ayaa tahay cid kula hadli karto ma jirto guuleeyso 👑💪
Naa ilaah ka baq shiikhu waa kaa sharaf badan yahay
Maamo Intee Katahay Waaba Habartii Ayaadoo Qaaban Istuubeysee Adiga Waxaa Tahay Dameerada Sheeytaanka Waxa Dinta Diida Waa kuba Alla Iyo Rasuul Kafurteen
M.a sheikh I.n wixii diinteyn caynaayo waan iska qabaneynaa sheikh shakata✌🤔
Luqada carabiga afkaada huurada leh ha ku taagin nacladyehey افضل لغة في العالم اللغة العربية
Asc Somalia hadii aan nahay aan iska dhaafno fudeedka qasatan ninkan haleska dhaafo oo iska nabad galsha wuxuu rabo ah ahaado asaga iyo alle isamtamayan idinka iska dhafa Somalia maxmed aan is ceshano dadka hada jira waa wada xumaan aniga waa iga dardaran
Ninwalbo garwyn shekh umale aasocota😁😁 kan xolowa dhafay
Sheikh Dad ma aflagaadeeeyo bal suu u caytamaayo fiiri subxaanalaah
wadaad dad macaayo ee umaduu waaniyaa oo diinta sinasteexo ufahansiiyaa
Subxallah ilahi kamangalny nabikeyna naxaristabadn afkag kada baze
Muna ilaahay ka baq
Dad ijecel a u ektihin jacelow qatara tahey
walalay shekh ka kishow
Waa leygaa dabeyaa oo dhahay Alshabab kadabeyo wuu cadeyste
Marna kuma salinayo nabiga( s c w) markasu dad wax kashegaya
😂😂😂😅😅 shiqsheydan shiq dhily wayay istaqfurulah 😂😂
Wllhy waa dhilay kani ilaahow yaa og wuxuu sameeyo oku dhaqmo mtagu inakma yimadeen bn umlen illaah subxana wtacala baa xigmad dadk quluubtooda ukala qariyay hhhh
Wllhi muna waa fariid hadalkeedii gudi iyo gudoomiye malihi baa igisodhaca markan arko🤣🤣❤
Asc waalal
Xaliye lanad ayaa nosobaxay
Xaliye labad ayaa noso baxey
@@sharifohagar1818 jhjf
Hur
Kan sheikh ma ahan waa sheydhan oo views Raadis
Wr niyahow habartan warersan o daalan wax la hadla ma wayday
iska.celiya.gardheraha.shaydhanka
Subxaanallah hadalka aad ku hadlayso malaaig ayaa kaa qoraysa allena wuu kula xisaabtamayaa qofku haduu diinta ka ridoobo waa ladilaa diintaada baro oo dadka xaqa sheegaaya cayda ka daa oo alle ka xishood dadkan kuu sacabo tumaaya yeyku lumin
Inkastoo aad kasoo hor jeeda shantaay, Qofka Muslim ka ah xur ma ahan, takale 5 sheeq aad wacdey warkooda sax ma ahan, Waa xadiis sax ah in ladilo qofkii badala diintiisa
Ma waxsa la samayn karaa in lacaayo nabiga scw ma xuriyad baa in diinta laga baxo
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 wlhi kal iyo laab u qosley kaas sheikh maahan habo waa shaydaan dadka loso direy meel naga saar shaydaankaas😁😁😁😁👍
Muno kanwaa mushriig waayo abeehis aayoo casi kuyahaay
HAa qofka diinta kabaxa wAA IN LADILAA ILAAHAY IYO RASUULKIISA WAXKA SHEEGA HADUU TOOPO KEENIN WAA DIL HAKU DANBAAWIN ISKA DHAAF ADIGA NA HADAMBAAWIN
Scwwb malyuun cali
Hadii ay tiri diinaanka baxay
Waxa kadanbeesay inay ashaaadaray,oo ay tiri qof muslin
Aan ahay alle iyo rasuulana rumeeyay, kilibkastan waxa ay ku furtaa ,الله الله ربي لااشرك به شيا
Waxa ay tahaba waa adoon alle
Allana cidka xigtaa majirto
Allana asag ayaa la xisaabtamaayo
Adoomadiis
Marka iska daaya malyuun
1 waa dumar
2 waa hooyo
3 waa qof muslin ah
Marka halaga xishoodo
Oo alle uga baga
حاسب نفسك قبل ان يحاسب الله 😊
abayo xanuna we qabtay inu Allah cafiyay lagayaba kanin qadanesag
@@faidochannel7486
Haa walaal qof walba
Alle ayaa laxisaabtamayo
Laakiin dadka waxa aad
Mooda inay aga cadaabta iyo
Janada hayaan ama goon kuu gaarayaan , waa in las xasuusiyo
Janada allha nageeyee dhamaan
Aamiin in uu alle leeyahay
Allana facaal limaayuriid yahay,
( ان الله فعال لمايريد )
Waxani sheekh ma ahee wuu danbabaya uune
Qofka Xor ma ahan inuu diinta ka baxo iyo inuu iska soo Galo markuu Doono walal ka fiirso hadaladaada Adiga xita qof jeclaysiga iska dhaaf insha Allaah
waa sax wll balse qof tiinta ka baxay oo gaalnimo cadeyste alle io rasuulka scw inkiray qofkas dil waaye xukun kiisa ayaan maqley
Ruuntaa usheegte abyo thnks
walahi kaniwa lawasen dhalaya ee muna waxan haku dambabi wll qali
👍👍👍👍👍👍
Ascaleykum muna markahore mama malyun ma kaga bahna danana ee adigay malinhore miska ku so sartay oy kutiri so feyda maka ad so feydanweysay ma waxad isku dabirey inad cayso wadada waxad tahay daba dhelif oo sheydhan
Muna look his ring he is wearing the black stone in silver he is wizard, if you see waadaad look at their fingers what kind stone there are wearing if its blue he is good, if you see black there are using Saturn energy. The stone in their in finger will tell you what kind of energy they are using. Stones has powers and the people who wearing it they are all wizards.
Kan waxa ka qadtaan sheq ma ahan
Asc walal qof ha galen balse iska har wa ramadaan
Allah😭😭😭😭😭
Sheekhow Naagahan Waal Waalan Maxaa ku dhex geliyey Marka Hore
Sheekh mahakan wa shaydan cumamadan kaleexo dheh malyuun cali hadhkeeda ma gaadhide. Fariid muna caday
Asaga wala gartay adnah maxaa ahayd walashey
Dadka waa loo nasteexeeya.saas ma ahan ma'am.malyuun ma.handadee
😂😂😂😂😂😂😂
kaqaleeeeee
Maama malyuun miyaad difaacaysaa Adiga
Haa u soo fadhiso habeen walba sidaa ayuu baraaa bulshada uga cararayaa
Qolaa kursi u yaallaa malaha, dhoocilaha kareemadoodi xittaa ma dhaafin qossol badanaa yaab waaye amow xanuunsan yahay waxaan? nabiga scw sifihiisi waa naloo sheego inkastoo aanan soo gaarin siiradisaa iyo axaadiista iyo aayadaha qur’aanka baa noo sheegay khayru khalqillaah
Ababayo iska dhaaf asaga ayee dhibeesaaye hadii uuna cadaalad aheene
Wadaado tuugo ah ayaa soo baxay maalmahan waana in laiska xoreeyo
Avec toi madame mouna ♥️♥️♥️♥️♣️♦️🎃🎖🎈🎟🎀
Tu as raison pour tous 🏉🏌️♀️🏑🥊🏌️♂️🏑
Ureyso hadana Sheikh yashii mee katustay habaar inaa qabtid meel waliba dalaq dheh mas kucunyeeeeee
Naa bal dhulka dhig inanta mida kle maninkas aan uwada jeedno inuu nahaab yahay baad difaacee mise asagoo kalaa thy
Sabaad ku dilye caay suno ah ma maqal waligey yahuu dadka qeerka wado in la caayo maaba suno ah
Doonfaarta xunta mama wax la dhoho ma istaahisho nabiga bey u gaftay marhore in la dilo bay aheed kaw laga siiyo
😂😂😂😂👍
Labo arin ayaan la yaabay wuxuu yiri
(1) 33 jir baa tahay nebiga csw maa taqaanaa kulahaa
(2) waa suno in la caayo dadka qeyrka wada ku lahaa
Ninkaan wuxuu ku hadlayo maba ogo waa nin rabo si qaldan inuu u soo caan baxo
May may
Masajid majogo wa youtuber gurigisa jogo makarofanka masajidka cml u so gatay ninkan wa shabab lkn wu isbojeyaa
ASC muno abyo anaa sfcn u aqaano wlhi heer caddala isla ahayn
Sacudia maa meel cadala la dhahayo ku taalo
cadan ka wadaa
waa edeb daran thy inta kaloo dhan lkn qofkii diinta ka baxo waa dil
Kani waaa saqajaanba maha wadaaad 😂
Yeah that’s really
Mamo malyuun waba lagarte 86 jir waye
Adga meeqo jir thy midedkle age yar isheeko
odaygan washay aan ka celiye🤣😂
War madooneyno ee Somalia imow hadii kale views baad dooneysaa
Sheikh maahan waa sheeydaan iska celi dayuuska
Muno kan waa al shabab wuu cadestay waayo wuxuu dhahay hada muqdisho jogi leheed qabilkaga xata kuma difaci karileheen 🤣🤣🤣🤣
Hhhhhhhh ma alshabaab baa wilkani subxanallah
Wcs muna mihimeey iska dhaaf waan kuu ducayneynaa intaa ha u dhaafin illahay dartii waa bil ramadane qof muslin ahna gaal baa tahay lama yiraa waa danbi 🙄🙄🙄
Haa waa wadaad khaqa
Kani sheikh maha wa khanis Views radis ah nacalad kugu taal dumarka dhaaf orodo raaga dono
Wwwww🔥🥰🔥
Shekha kada ciyarata maxishotahaye
Naag ween baa thye klexo sheikh
Wahahi nimanki somaliyeed maalinba maalinta kadanbeyso xumantoda saad ayeey noqotay SOMALIYAA RAAG MA JIIRO WAA U DHAMAADAY ILAAHOW UMADA U GARGAAR
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
muno Kan casino walidiin waaye anaa kuaqaan
Walaaleey waa bil Ramadan ee codkiisa nosoo deey noo aan dhageysanee markuu mama malyun tuugsanayi adiga dhaheysay astaqfurulllah ilahow toowba codka noso gili please
Maasha allaha 😍😍🤲🤲🤲
muna quruxleh waa ku salamay
Naa saqajaamad noodaa culimada
Dumarka howlahoda maxa galiyay
Wa shaaytaan kan shiekh mahan walahi ....I support you from mama malyun....viva muna muhim
Ramadaanmubaarik alaayahdiikum
I love you muno😍
Wanaaga ku jeclow qofka
Yahuuuuuu
Wanku jano tagi lahaa hadaan arki lahaa eydaas xunta dil kaw kaga siin lahaa nabigena qof ku xad gudbay in lagu shahiido lagu jano tago weye
Caayda xagee lagu baneeyey kan waa tuug
Ninkan wuxu ka mid yahay reerka qaraxa Quuto.
Eedo muno ninkan waa alshabab wuxu isku ogyahay shababki fahan eedoy kan wadaad mahan wlhi
Ninkan waa alshabaab
Ma Shabba niiku
Sheikha kihisho
Ilhey halaga cabsado wa bil ramadaan
Mnta wa mlin gaaban
🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫🤫
ADUUNKA WAXAN UGU NEBCAHAY SHEEKH SOOMAALIYEED KANOO KALE BAA SHEEKH ISKU SHEEGAYA
Munooy aabahiisa waxaa ladhihi jiry qori is maris waaye hbenki wakacsnjirny wlhi
Shequ naftisa waa bini adan haduu halmar wax qaldo hadad ka aqon badan tahay katosi lakin inad sidaa ucaysid ma ahan
Diinta ayaa ugafteen habraha America jooga Alle ayaa IDA daalacanaayo
Hadal Ka Ka horeya maxa u so deyn weyday marka ino so jareyso video ga inta xun ayaa dadka u so deynesa
Atoore filim ma talayo lee u maleeyasa aryaa nama taqanid ee jooga yaa ku dhoho
🤣🤣🤣🤣😂😂 am with you mouna sistre
Sunno waxa uu ula jeedaa waa waddo macruuf ah oo horay loo yaqaannay ee ulama jeedo sunno ajar laga helayo.
Ninkan waxa uu soo wadiyo wabiga kee bay wayan
SCW ❤SCW SCW ❤SCW SCW ❤SCW SCW ❤SCW SCW ❤SCW SCW ❤
ragu.agaa.diinta.siday.rabaan.u.istacmala.waa.shayadiin
Yahuu Sheikh sidan u hadla maxa waye shelkh lama dhaho
Keep going dear sister 😊😊😊😊😊😊