"Marka layna aqoonsado waa in aan diyaarino Safiiradii aan u diri lahayn adduunka"Wasiirka Dibada
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Follow us on Tiktok: / saabtv
Check our website : www.saabtv.com
insha alla wasiir
Mashallah
Wilki yara ee shalay ku xhiigsana AWDAL LAND waka qolof dhac saday.
Mansha aalh
Insha Allaah guulaystey Jamhuriyadda Barakaysan ee Somaliland
Ninkani intuu xilka hayo hadii dalka la.aqoonsado taalo haloo.dhuso shidaalka wadanka lagasoo saaraya kaligii hal ceel haloo qodo
Waryaa english ka qabta waa ku galgashaye.
Ambassador ka 5 dal , mucjiso.
Hadaaad wadanka mideysaan waalagayaba aqoonsi lkn inta qabiil barakicisaan oo guryahooda aad gurataan hadana magacyo kuqorataan guryahoodii waa waagii ciga kabaryey
Xamarba soo kamaydan barakicin markii laydinka eryaday magalo kasta oo aanad lahayn hadad is waasho waa lagaa saaraya markaa waxad ledihiin Badhan iyo Lascano
@iamproud7936 sanaag waa 5dagmo ceerigaabo ceelafweyn dahar badgan iyo laasqorey, ceelafweyn kaliya yaa isaaq leeyahey 3dagmo harti baa leg ceerigaabo waalawada daganyahey taa macnaheeda sanaag 80% waa dhul harti 20% waa dhul isaaq oo wallahi xaqiiq ah.
Sidaa ogow brother or sister 🤔
runta ma,isku sheegnaa dee , halkeynu usocono waa midnimada umadda soomaaliyeed. Waxba riwayad ha,inoo jilina. Waxeynu nahay dad aragti leh oo garankaraya qaabka wax usocdaan.
Kani miyu ruwaayadaynaya??
Salaba bakh kulahaa war maxmed
😅😅
Doqon dhee
DABADHILIF dhee
GUUL& GOBANIMO AWDALSTATE
GUUL & GOBANIMO SSC KHATUMO STATE
GOODBYE SNMLAND
WAAR NINYOW ISAAQ OO REER QUDHA AH AYAA AQOONSI HELI KARA
BERBERA,BURCO & HARGEISA STATES DHEE
Wrsomalilnd wy tlpsty mya