Hees Cusub Oo Lagu Karbashay Cadawga Somaliland 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 355

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 8 หลายเดือนก่อน +34

    waligood ha ciyaane walee dhayal kumaan helin !!!!!!!!!!!!! from saylac city

    • @faizam523
      @faizam523 7 หลายเดือนก่อน +2

      Zaylac noocaagaas horgalkii kama yimaadee beenta jooji

    • @MaxamedIsmaciil-yo8iq
      @MaxamedIsmaciil-yo8iq 6 หลายเดือนก่อน +1

      maxamad ismaacil

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 8 หลายเดือนก่อน +27

    Somaliland guul Mw Muuse Biixi guul cidanka qaranka Somaliland guul

    • @kaltounjama7283
      @kaltounjama7283 8 หลายเดือนก่อน

      Xishow oo ilaahay ka baq.

  • @salmanabdi8495
    @salmanabdi8495 หลายเดือนก่อน +2

    Heesto shidnaa ❤ from Somalia 🇸🇴 😍

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 8 หลายเดือนก่อน +12

    Insha'Allah Cadawga Somaliland way Iska Ciyi oo wada waalan Kii ugu Horeeyay waaba khafiifay oo Bisbis bu yeeshay ..

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 25 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland guuuuuuuuuuuuuu😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 8 หลายเดือนก่อน +15

    Waligood ha ciiyane reer Amazon e aorka ciinka o giiija guuuuuul Somaliland ❤

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 8 หลายเดือนก่อน +15

    Mashaallah .. guul somaliland 🌷🌷💚🌷🌷

  • @ibrahimiwarsame6950
    @ibrahimiwarsame6950 8 หลายเดือนก่อน +16

    Manshaallah guul guul that’s soo nice very beautiful thank waligod ha ciyaane ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nafissaabdi7292
    @nafissaabdi7292 8 หลายเดือนก่อน +17

    Masha Allah, guul guul ❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪💪💪

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 8 หลายเดือนก่อน +11

    Masha Allah ilhayow noo xifti juhmuriyada barakaysan ee somalilan bari ilaa galbeed cadawga somalilan cagta hoosteda gali.

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland Guul iyo gobanimo😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatimaAli-cu7yd
    @FatimaAli-cu7yd 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland Guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faizam523
    @faizam523 7 หลายเดือนก่อน +1

    CIIDAMKU WAA KUWEE HALKEY KUU JOOGAAN??? MA KUWII GOOJACADE LAGU BAALBAALEY EE KU BAROORTEY" WAX BAA BAALAHA IGA YAACAY"😂😂😂😂😂😂😂

  • @yasminnur3160
    @yasminnur3160 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland caynka Awrka u giijiya dowlad iyo shacaba

  • @HassanBirmad
    @HassanBirmad 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dameeruhu ha ciyaane waligood ha ciyaane 😂😂😂😂 Somaliland Guul❤

  • @abdulghanihassan3837
    @abdulghanihassan3837 8 หลายเดือนก่อน +2

    Heesaha lagu buufinayo qaaqlayaasha waxan ugu jeclahay, heesta layidhaa (dhagaha ugu rida) weliba baydka(dhulkeena bulshooy, inaan-dhisannaa, ninkay dhibaysee, cidlada kadhurmaa, xornino-dhimatuu kusiidhagganyee, dhagaha ugu rida, inaanay dhacayn, intaan gaadhiga kutuurto, una-adallaco, baan weliba muraayadaha udajiyaa si'ay u'maqlaan asaan weliba meelahay fadhiyaan ama taaganyiin bareega ku'agqabtaa, asay kadareeraan, kkkkkkk illayn jin Somaliland nacayba ayaa kujiree markaasay faryaro bidix kabaxaan, meeshay, dadka iskuqarxinayeen majoogno adeer, juuq ma'odhan karaan, USA POWER

  • @dia398
    @dia398 8 หลายเดือนก่อน +7

    Somliland guul Guul guul guul ❤❤❤❤ 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @aminselmi8378
    @aminselmi8378 8 หลายเดือนก่อน +10

    Maansha’Allaha
    May Allah grant my great Somaliland peace and prosperity.
    May Allah grant my great heroic presidentMr Muse Bixi Abdi a long health and lasting comfort and success.
    May Allah defeat our enemies and all those hate to see our success in Hell and in destruction.
    May Allah unite all my communities in Somaliland to protect their country and their sovereignty.
    Guul and gobonimo to my beloved land Somaliland.
    Ameen Ameen
    Insha’allaha

    • @faisahuseen2674
      @faisahuseen2674 7 หลายเดือนก่อน

      Waabaa la ixasuuqay kama dhamataan, hadaa ma axmaar baa xariirkugoglin.in walaalkii kacarar cilaa cadaw ku helaa, waa la isdilaa waana laga hishiiya, ma meeshii uunbad kudhagantihii, waa la idilayda uun haya

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 8 หลายเดือนก่อน +4

    Dalkeena Barakaysan,Abwan Nuur Calaa Nuur Daalacay Rabbigeen darajee ,Daneheena dhamaan ,Dawladeena dhismaysa,iyo ,Ammaankeena,ilaali

  • @fatimamohamoud2287
    @fatimamohamoud2287 8 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah tabarakallah. Allah dhowr Somaliland

  • @Cabdirixiin486
    @Cabdirixiin486 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland guuul iyo goobanimo ❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍✌️

  • @FARDUUSCALI-s5j
    @FARDUUSCALI-s5j 8 หลายเดือนก่อน +8

    Guul guul Somalian 👍👌❤️❤️❤️

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 8 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaqow waxaan oyina mawaxey idinkaga dheceeysaa dhulkaan hagadina ictiraaf dhul lagumagatee reer Muuse Oromo umada kafariista iimaanka Allaha idinkaqaadee

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 8 หลายเดือนก่อน +4

    Guulaysay qarankani madaxweyne muse bixi ha noolaado icriraafkii noo keen cadowgeeni faqash qadaadweyn jabee alle ha jebiyo cadowga qaranka somaliland

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 หลายเดือนก่อน +6

    Allaa waan sugaayey one year Heestaan Afkiina Caano lagu qanat (ahey ah woof woof)

  • @FayisaDahraan
    @FayisaDahraan 8 หลายเดือนก่อน +8

    Masha allaa Masha allaa guuuuuuuuuuuuuuul somalilland

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 8 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 qibiil qaran ma noqdaa hee walee idinkaa ciyaaya sidii xoolo biya waayay hiroow

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 หลายเดือนก่อน +2

    Asc waryaaya Waar Nuurdaacay waan tebey waxaan idhaahdaa miyuuna joogin Nuurdaalcay muxuu u Karbaashi waarey Caya yaanka oo (Hees ugu soo tirin waayeyey)!!!!!!!!!!!!!

    • @jakey2424
      @jakey2424 8 หลายเดือนก่อน

      Ma hees baa Dhulbahante kaa celinaya kkkkkkk

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 8 หลายเดือนก่อน +2

    Calanka cawanta ethiop binu shangul laga sooxaday u celiya HushOromoy

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waligiin ciya wadankayga carceeray dib usoo noqon maayo inshallah

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 หลายเดือนก่อน

      waxaad qortaad wayday idinku ka khaniistaa ruxdaan oo ku qaadaan Soomaliyeey toosa Sidii ilhaan cumar iQaarbadan oo ay soo ururisay oo khaniisiina

    • @AminaHersi-e6e
      @AminaHersi-e6e 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@hibonour9657waxaanay lahayn baydoonayaan reer koonfureed, mana heli doonaan incha alaah.

  • @OubahIbrahim-y5r
    @OubahIbrahim-y5r 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah Allahuma Barrik Fii Bilaadinaa Somaliland Somaliland Somaliland 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @OmarEgal
    @OmarEgal 8 หลายเดือนก่อน +2

    Idoor xagee heesi geeyn ilaa khiyaame, ma hees baa rag idinka celin

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 7 หลายเดือนก่อน +1

      Af iyo adinba waa laga dagaalamaaye xaqiraada naga daa huuno

  • @fardowsahussein2491
    @fardowsahussein2491 7 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉💯👈👍🫶

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 8 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha Allah Guul somaliland 👍❤❤❤❤❤❤

  • @sayidcaliahmedyusuf8920
    @sayidcaliahmedyusuf8920 8 หลายเดือนก่อน +1

    Yaan loo kalahadhin hooy difaaca iyo hirgalinta inta Hadhay.

  • @IsmahanAbdi-j5n
    @IsmahanAbdi-j5n 8 หลายเดือนก่อน +2

    Isaq intu somalid kaladilayo waligi somalid hagag meso somaliland waax la yidh ma jirto somaliya guul

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 8 หลายเดือนก่อน +3

      Isaaq. Dawladi. Kama. Dambeyn
      Waataa. Koonfiri. Waxba. Noqon. Weyday.
      Issaqna. Dhlkiisii. Nabadi. Iyo. Barwaaqo. Ku. Dhex. Maaxayaan

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Habaqleyo dugaag❤u. Caynka Owrka u giija hawAda a Ka ilasha. Wah huwantaa is bahaystay erya oo ku cabaada

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 8 หลายเดือนก่อน +6

    Lafti nagaa vs hasan munaafaq 😅😅

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 หลายเดือนก่อน

      haciyaan haciyaan wah wah maaw maw maw kkkkkk

  • @jakey2424
    @jakey2424 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaasi ciidan maahayn. Wiilal yaryar oo ka ugu wayn 20 jir yahay oo Dhulbahante ah baa burburiyay hubkiina ka furtay kkkkkkkk

  • @Osob_5
    @Osob_5 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hada anigooy midnight ii tahay ayaan arkey Heestan weligooba hayska ciyaane Awrka caynka u Gijs 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 หลายเดือนก่อน +2

      Ana waanku quraacday anoo shaqo tegaaya waa in dha furkayga inaan wararka iyo wadankayga inaha ku siifuro

  • @baradho5
    @baradho5 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ guuuul Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland ❤❤❤❤

  • @MohamedAhmednour-nu2rh
    @MohamedAhmednour-nu2rh 8 หลายเดือนก่อน +3

    Guuuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ulululululu Ulululululu 👏👏👏👏 Manshalaah 💚⚪❤🟩⬜🟥🟢⚪🔴💚🤍❤🟩⬜🟥👍👏👏👏👏👏🟢⚪🔴🟩⬜🟥🟩⬜🟥💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👏👏👏👏Ulululululu Ulululululu Ulululululu Ulululululu Ulululululu

  • @aminahussein2242
    @aminahussein2242 8 หลายเดือนก่อน +22

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @xaliimoxasan1104
      @xaliimoxasan1104 8 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @lalalallalallalal3957
      @lalalallalallalal3957 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 8 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HalimoNour-rh2lj
      @HalimoNour-rh2lj 8 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊i6. ​@@xaliimoxasan1104

    • @BasraAhmed-gs7vo
      @BasraAhmed-gs7vo 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@xaliimoxasan1104❤❤

  • @oskajuud9500
    @oskajuud9500 8 หลายเดือนก่อน +1

    Isaaqow inaad khadka sida xoolaha u cuntaan abaarso waxbarasha u aa`da
    Allow isaaq aqli u yeel

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 8 หลายเดือนก่อน

      Isaaq oo dhan maxaa ku gaadhsiiyey cidaad wax ka sheeganayso uun ku ekow adaabaanu caqli kaa muuqane

    • @oskajuud9500
      @oskajuud9500 8 หลายเดือนก่อน

      @@zamzamabdi295 soo ilama aragtid ayaga oo badda iibiye ayey hadana iska sii dhigayaan qaran jira isaaq marna nabiga scw caya hadana sii difaaca qofkiii diinta iyo nabiga scw scw scw caayo dad caalamka weey jira maamul rabo inuu ` go`o
      Lkn majira maamul iibiya dhuulkiisa iyo badisa sidiina cml
      Isaaq waligiis laguma gaaro hormar lkn xaga dhanka diiinta ayey ku yahiiin jaahil -jaahil koriye

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 8 หลายเดือนก่อน

      @@oskajuud9500 horta hadaad diin shaqo ku leedahay ummad dhan wax ash-khaasi gaari samaysay kumaad aflagaadaysayeen aduunkoo la wada iibiyo qof la dilay ayaa ka qiimo badan kii nebiga iyo illaahay aflagaadeeyaa waa gaal hadaanu towbad keenin
      قال الله تعالى: ( عليكم أنفسكم لا يضركم من ضل إذا أهتديتم )
      Horta intaanad wax kale raadin naftaada ka adkaw markaasaad cid kale wax u sheegi

    • @Xamsecllaahi-gw3uh
      @Xamsecllaahi-gw3uh หลายเดือนก่อน

      Ilaahey baa kuu jawaabi Maalin adag baad ka jawaabi doontaa Halka isaaq oo dhani ku yahay diin cay iyo nabi cay oo ay u yihiin Dad gaalo Waayo Ninka Diinta rabi caaayaa waa gaal
      Waxa kale oo aad cadayn doontaa Halka ay diinta jaahiliin kaga yihiin iyagoo ay ka dhasheen Sh Maxamed omer dirir, Sh mustafe , iyo culimo kale oo waaweyn oo saamayn ku leh Somaali iyo Caalamkaba ​@@oskajuud9500

  • @maryantabdullahi2944
    @maryantabdullahi2944 8 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah. Mashallah ❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏

  • @baradho5
    @baradho5 8 หลายเดือนก่อน

    Guuuul Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland Somaliland ❤

  • @fatimasalad8325
    @fatimasalad8325 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guul somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @ahmedaadan4624
    @ahmedaadan4624 8 หลายเดือนก่อน +6

    Guul soomaaliland inshaa Allah

  • @easky363
    @easky363 8 หลายเดือนก่อน +1

    DAAROOD UNBAA DOWLAD NOQONKARA. ISAAQ YUU iSMOODAY??????? JAMHUURIYAD WALIGAA HAFILIN.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 หลายเดือนก่อน +1

      waxaad doonto noqo miyaan kuu diiday aday ku jirtaa lakum diinakum waliyo diin

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ha ciyaane hawsha ha la wado Somaliland ha is raacdo

  • @misspamba1
    @misspamba1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shacabkayga cawaloo cududena mideya

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hassan Huuraale ha iska ciyaaro,

    • @sulekhaahmed8473
      @sulekhaahmed8473 8 หลายเดือนก่อน

      Xasan badaada oromo haysiin ayuu kuleeyahay Ethiopia waxay kutidhi xoog ama xeelad ayaan badkukeensan

  • @samatarhassandahir5388
    @samatarhassandahir5388 8 หลายเดือนก่อน

    Horta aya cadow somaliland waa mamul gobaleed ee labadani waa reer jabuuti wana isaaq 😂 markey jabuuti dhalashada ka qateen ayey isaaq noqden wax la idhado somaliland ma jirto.

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 8 หลายเดือนก่อน

    Somalinder Guul iyo Gobanimo
    Guulaysta Fanaaniinta Qaran Nuur Dalacay iyo Canab Ismaciil Canab Marwo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Abz_146
    @Abz_146 8 หลายเดือนก่อน +1

    May Allah protect Somaliland Ameen Ameen Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CarfoonMahmed
    @CarfoonMahmed 8 หลายเดือนก่อน +2

    Caruur ba la xasuuqay 😢😢 illhow cadowga soomalind jabi

  • @XasanMaxamud-jq9dt
    @XasanMaxamud-jq9dt 8 หลายเดือนก่อน +1

    Caynka awrka u giija tolkayow❤

  • @hassanabdiahmedyusufqani1668
    @hassanabdiahmedyusufqani1668 8 หลายเดือนก่อน +1

    Your unity is their Sorrow and your Dispute is theirs party. If Etiopia want regional business intergaratuon let them use Berbera lame and Djibuti as usual but what is marine base for

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliland cadawgeeda mataqaano taasi waa dhab lakiine horaa looyiri in walaal qiimonleeyahay ninkii madiya uun baa og

  • @halimaaden275
    @halimaaden275 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mash Allah Somaliland keep going 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @UbahHussein-e9w
    @UbahHussein-e9w 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa calan arod dhulbahan tah kaso deya maxabista sidii yuhuudii leyadinka heysta idinka meel yaro isku gemeysta oo waligiib isku xoog sheegta

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 8 หลายเดือนก่อน

      1750. Eiil. Ayaan. Ka.dhintay
      480, ,maxbiusna. Waa. Laga. Hayaa. Harti. Xaarweyne
      Yaa. Ibna. Fataal

  • @qassima317
    @qassima317 8 หลายเดือนก่อน

    Reerki Issaq ahaa maxaa heelay somali beey kadoor bidden Oromo Ethopian qarmuun caja’ib 2024 iyo dhacdo cusub😂😂

  • @khadarhajjiahmed
    @khadarhajjiahmed 8 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliland guul❤

  • @dia398
    @dia398 8 หลายเดือนก่อน

    🟩🟩🟩▪️🟥🟥🟥⬜️⬜️⬜️Somliland guul Guul guul guul Guul Guul

  • @cawadocaynab634
    @cawadocaynab634 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cudadii aan sheegeysid tey ssc cutey maaha kkkkkkkk

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 หลายเดือนก่อน

      sheeka daasi way dhamaata waad iswayday qaar dhulba tante ah oo xanaaqsan oo leh waar soonagan iswaynay dagaal kaasi wuu dhamaaday waa la kala calaf qaatay nala dil waxa laynay shuuxbuu haayoo Shalay buu qaaday waxwalibana bar bilow iyo dhamaad buu leeyahay hada waxan bada hawada ictiraaf intaas baanu ku hawlanahay

    • @hibonour9657
      @hibonour9657 8 หลายเดือนก่อน

      Ciyaari waa galin dambe ​@@TogdheerBurco-x3p

  • @MustafeQaasim-j6u
    @MustafeQaasim-j6u 7 หลายเดือนก่อน

    ciidankiii meeyay sowtii goojacade lagu dhameeyay qaarna maxaabiista laascaanood loogu haysto

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN 8 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi Yaar’s qaraankaw cadawgiin haa jaaboo guul guul guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 8 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland cadowgoodu haciyaane waligood haciyaan😂🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑

  • @dia398
    @dia398 8 หลายเดือนก่อน

    Somliland guul Guul guul 🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mâcha allah guul somaliland

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 8 หลายเดือนก่อน

    Guuuul somaliland guuuul inshallah amiin amiin amiin 💯🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥⌚🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 Maasha Allah Canab Marwo iyo Nuur daalacay❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 kkkkk cadowgii Somaliland sidii Xuur wadkeedii loo sheegay bay u ciyeen kkkkk

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 8 หลายเดือนก่อน +3

    Yaa salaam way ciyeen cadawgu hayska ciyaan allaylehe

  • @baradho5
    @baradho5 8 หลายเดือนก่อน

    Ha ciyaaare waligi ha iska ciyaare
    ❤❤❤ Somaliland Eva somaliland❤❤❤❤❤

  • @nastexaabdi6563
    @nastexaabdi6563 2 หลายเดือนก่อน

    Guul shicibka Wanagsan Qalbiga idin ka jeclahay Somaaliland

  • @baradho5
    @baradho5 8 หลายเดือนก่อน

    Waligood ha ciyaaare waligi ha ciyaaane
    Somaliland power
    Cadowgu waligaaa ha waasho❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 8 หลายเดือนก่อน

    isaaqland dahaha ma jirto somaliland wax la dhehe wayo mesha adinki isaaq ahaa baa ku harrey bas dhulbahante tage samaroon tagaye😂😂😂 yaab qalbiga alle ha idiin qaboojiyo

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mamul goboled caasi waalidayn ah oo aad u afdheer kana abaal dhacay walalnimdi iyo seeta dherayskii dawlada federalka iyo jabuuti iyagoo ku gabbanayay irir samaale taasoo laga yaabay ama suura gal kadhigi kartay inay aqoonsi siiyaan lakin xukuumada biixi may fahmin fursadaas inay ka fa'idaystaan balse waxay u carareen LAFTI NAGAA iyo Ethiopia waana halka gabalkoodi uu ku dhacay

    • @hajirdalaal3028
      @hajirdalaal3028 8 หลายเดือนก่อน +1

      Gabal idiin dhac 😂😂😂😂😂 waa san baaa Somaliland maanta u baryay waxay ka dhigantahay 26/6/1960 today 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guul iyo gobanimo Somaliland

  • @nimahoussien4138
    @nimahoussien4138 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliland Guul ❤❤❤❤

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hees miyaa dawlad la moqdaa?
    33 samo dance lagu jiraa kkkk
    Waa dhamaadkii mirqaanka

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 8 หลายเดือนก่อน

      dawlad heeswayday dawlad maaha waa guubaabo bal carsamayta hees kuwaanu idiin samaynaa qaadaan macaa kuwa somaliland baanu idinku aragnaa ilayn hees ma samay kartaane

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 8 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah guuleysta Somaliland guule haydin garab galo 👍

  • @shacnisharafhigil584
    @shacnisharafhigil584 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah ❤❤❤❤ Somaliland gulllllll❤❤❤❤❤❤

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan rifiifle.waligii ha ciyoo.ha cabaado

  • @dayaxaduula
    @dayaxaduula 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia waa cadawga somaliland wayna ku jabaysaa in Sha alaa

  • @KhatraXamuud
    @KhatraXamuud 2 หลายเดือนก่อน

    Weligood haciyaane cadowgu haska ciyaan calankiina difaacda alow. Daa dowlada barakeysan guuuuuuul guuuul nuur daalao iyo canab qurux

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 8 หลายเดือนก่อน

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Viva Somaliland 🎉🎉❤❤❤❤
    Cadowga ma ciil baxo
    Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahamedAbdillahi-f6f
    @MahamedAbdillahi-f6f 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah canab iyo Nuur guul iyo gobonimo❤❤❤❤❤

  • @tfarahan27
    @tfarahan27 8 หลายเดือนก่อน +11

    Beautiful and meaningful song 💯✅👏👏🤝

  • @saadoabdi3788
    @saadoabdi3788 6 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND ❤💪💪💪💪💪💪💪❤️🤍💚❤️🤍💚

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 6 หลายเดือนก่อน

    Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤ ♥ ❤ 👌 🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤ Eid Mubarak ♥ ❤ 🎶 👌 💖 🎉❤

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 8 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland ragu waa ragii guushu raaci jirtay somaliland guul ku waara ❤❤❤❤❤somaliland

  • @ailover5719
    @ailover5719 8 หลายเดือนก่อน

    Viva Somaliland caadowged wuu dhacaya inshalla ilahay ba nagarab istagan ❤❤❤

  • @khadramuxumed6078
    @khadramuxumed6078 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah somaliland guuI wow ❤❤❤😘😘😘💋💋💋💋🌷🌷🌷

  • @ubaxsaladartan791
    @ubaxsaladartan791 8 หลายเดือนก่อน

    Doqono nacsiiin ayaa tihiin oo gaal raaca allah idima taakuleeyo tuukadada tihiin islamac qalada kaga galay

  • @awalehhoussein6198
    @awalehhoussein6198 8 หลายเดือนก่อน

    Wax somaliland layirahdo majiro, somalia aya nagu filan

  • @leylaahmed7250
    @leylaahmed7250 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilahay haku daayo Somaliland guul ❤❤❤❤❤😘👍💪🏻

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 8 หลายเดือนก่อน +2

    Viva soomaliLand 💚🤍❤️💪🏻💪🏻💪🏻

  • @saidamohamud2300
    @saidamohamud2300 7 หลายเดือนก่อน

    Miskiin
    Qarni kale ayaad nooshihiin ayaan filaa.
    Qarankee ka hadlee?
    Qaranka Gobolka w/galbeed ee dal soomaaliya?
    Yaa cisbitaalo uun idin dhisa waa u baahan tihiine, dakhaatiirta cuqdada daaweysana idiin keena
    Mana mudnidiine, soomaali nimo yaa idiin daaweeya.
    Waa intaasoo kuwa wanaagsan dhabarkiina ka soo baxaane

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Welegood ha ciyaane awrka caynka awrka u giija 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅