Kkkkkkk Maxa Waye Qeyladhanta LA Badinayo Xasan Shiikh Qabiil Ahan Ayad Uu Neceb Tiihiin Lkn idiinma Bahna Mida Kale hadu Madaxweynaha faransisku Yimado Itopia Ma Badii in LA siiyay Ayeey Uga Dhigan Tahay Mida Kale Xasan Shiikh Miyaa Bixiin Kara Tako Dalka Ka Mida Mase Barlamanka Ayaa Ansaxiyay Heshiiska Adeer Somalinimo Booja Hooyadeed Ha Waste Qabyaladu Hana Deeqdo Xasan Shiikh Ciidna Uma Bahna Hawiyow Ka Dhashay No Calacal
Ethiopia hadii la raro dhammaantood oo faransiika geeyo oo lasoo tababaro kadin iyaga iyo soomalida faraha la iskaha qaado maxaa dhici lahaa? Cajiib wallee waxbaa ka dhici lahaa meeshaaa Portugal cuba russia libiya yemen usa all kiristan oo dhan way soo kaxaysteen hadana aomaaliya colaad wax waa uga qaadi waayeen laakiin qalin baa xasan sheekh lagu dhacay waa nasiib darro laakiin sidii qalinkaas lagu jabin lahaa oo waraaqdaas lagu jeexjeexi lahaa halaga shaqeeyo
Kuuwa madaxda sheeganayana.waxabad mooda in aysan dalkan la hayn.sida bed iyo beri gacanta Soomaaliyeed looga sii bixinayo weliged ma dhacin tan oo kale dal beylah ah yaa Rabbi Ilaahow Dalkeena Diinteena iyo Dadkeenaba noo badbaadi.
war walaalow murugo iyo ciil badanaa Walhi Inan qori qaato ayaan ka baqaa oo anan waligay ku hamin Xassan dhulka Allaha hala Jaro wallow maalin dambe ha inooga soo waramin dhulkan iyo Biyaha cadawga loo saxeexay murugo iyo ciil ayaan la Galiilyooda markan maqlo arimahan oo kale
wadnaha ayaa IGA Soo bixisay e ilaah waxaan ka baryay xassan iyo xulufadiisaba wax aan la aqoon alaha ku rido waligaay wax wacan kama dheehan ALA ayaa noo maqan
Wan so dhawaynanaa in Éthiopie ay qabsato somaaliya waayo qabyaalad malintaa ayaa ugu danbayn doonta Éthiopie iyadoo intaas oo kamiyado ka jiraan ka ma jirto cunsurinimo iyo qabyaalad
Asc.walaalayaal salan ka dib waxaan idiin kula talinaya haddii aad tihiin dhalinyarada.aqoontaleh ee Soomaaliyeed in ad geed sheer iyo geed gaabanbau fuushan si dii aad u difaaci.lahaydeen dalkeena hooyo ee lagu so duulay .uma jeedno cid kale oo difaacaysa Marka fiiriso waxabad is leedahay dalkan ma qandaraas aya lagu so qaatay.
War ninyohow Xassan Xaabsade waad ku daashay sida aad ugu hadlaysay, maad ka hadashish kuwa khiyameeyey Umada Somaliyeed oo doortay Xassan Xaabsade,sida Dani iyo Madoobe kuwaa ka hadal
Godka xassan shekh ayaa nagu ridey ee ethopia iyo cidkale tona wax nagama qadeen
💔😭🇸🇴👍
Masuuliyiinta xaqa Alaah fa fahamsiiyo,
Umada cadaalad Alaah ha ka dhigo dalkayaga Alaah ha noo xifdiyo. Amiin Amiin yarabi.
Bada xasanmalaha soomaalibaaleh
Masha alaah ilaahey haidin deysto horufadhi media grupp waxaan 100 laal dhilinyaro siidiina oo kalle insha alaah ilaahey dalkeena iyo dadkeena habedbaadii amin yaa rabbi.
Soie bienvenu la france et lethiopie a Somaliland 💚🤍❤️🇮🇱🇮🇱🇮🇱
S.xaashiyow qaylo.dhaanta hala badiyo gaar ahaan dadka aqoonta iyo sharciga caaliga ah bartay ee dibada jooga xamar weriyeyaashi waxa laysigu daray hanjabad iyo xarig iyo nala shaqee lacagna qaado waana arkay from somaali weyn mahadsanid
🇸🇴😭💔Aan Banan Baxno 😭🇸🇴
Kkkkkkk Maxa Waye Qeyladhanta LA Badinayo Xasan Shiikh Qabiil Ahan Ayad Uu Neceb Tiihiin Lkn idiinma Bahna Mida Kale hadu Madaxweynaha faransisku Yimado Itopia Ma Badii in LA siiyay Ayeey Uga Dhigan Tahay Mida Kale Xasan Shiikh Miyaa Bixiin Kara Tako Dalka Ka Mida Mase Barlamanka Ayaa Ansaxiyay Heshiiska Adeer Somalinimo Booja Hooyadeed Ha Waste Qabyaladu Hana Deeqdo Xasan Shiikh Ciidna Uma Bahna Hawiyow Ka Dhashay No Calacal
@@AbdukadirSulfe hhhh baarlamaan kulahaa war wax baarlanaan ladhaho oo loojojin malaha ee wadanka waaloosoo socdaa.
Ilaahay ma dhihin, insha Alaah ilaahay ma dhihin, insha Alaah ilaahay ba na xifdin. Amiin Amiin Amiin yarabi
Xasan sheikh wuku saxan yahay bada Somalia 🇸🇴
Ethiopia 🇪🇹 lasiyo waxba dhib malahan ok welcome to water water 💧 ♥️ Ethiopia 🇪🇹 ♥️ Somalia 🇸🇴 ♥️
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
amiin ya rabi
KA HADAL DANTA DHULA IYO BADDA SOMALIYA WAXBA HA U NAAGEYN UMMAD AAN KA WARQABIN, AWOOWGA DHAXALKISI BA LA BOOBAYA
MAXAA KA GALEY YAHUUD
Kacdoon dhalinyaro ayaa la rabaa
Guul somaliland viva Ethiopia 🇪🇹 walaaladay guul ictiraafka somaliland qadaadweyney iskaxoree kenyaanka iyo amison
Somaliya hawiya lee, somalilandna isaaq. Darood ma jiro
Itoobiya dhulkeenna maysan qaadan,laakiin waxaa nan haysan hogamiyayaal aanan arag waxaan aragno 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Hogaamiyo waxba mataro ee shacab ayaa meesha jirin 😢😢😢😢😢
@@abdiganidagane3567💯
😭💔🇸🇴Badeena Xasan iyo kooxdiisa ma dhiibi karan 😠👍🇸🇴 Itoobiya Marnaba Somaliya Waxa Nabad ah uma Ogala Si ay ugu Faaidaysato 💔😠😭💯🇸🇴
waaba la iibiyaye fadhiga ka kaca Soomaaliyey
@@haredmedia1494😂😂af miyaa lagu iibiyay
Dalka somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️
Ilaahow xaashiyow ku barakee hooyo intaad idinkoo caruura garateen waxaa raggii waaweynaa ee soomaaliya ka danooley annaga waan fahmi la’ nahay
Turkiga hada ayeey itoobiya is arkayaan waana ogaan doontaan hadii uu faransiis ka uriyo ethiobia
Waaba dilaalka ugu wayn ee Itoobiya babda u qalqaaliyy
Itopia turki faransiis Mareykan iyo dhaman Shiisheyo Dhan Uma Bahniin Ama Ha is Arkan Ama Yeysan is Arkiin Waxba nagama Geeliin
❤❤❤❤ Qaranimada miidnimada umada somaliyed waligeed caddawgeeda waa
La oga
Lakin waxa kuso biiray somali gumayisii kal nasiib wanag wuxu ilahay nasiiyay rag somali ah oo
dabiinnada iyo dullanka gumayistaha rer galbeedka iyo gumayistaha carbeed xogohoda fashilinnaya ilahow kuwa qaranimada iyo miidnimada umada Somaliyeed uu tagan akhiiro iyo adunba liiban dad iyo dunyaba allow
Uu barake❤
I like your channel bro keep it up
يا رب الف بين قلوبنا واصلح ذات بيننا
Xaashiyow dalkeenii siyaasi daciif ah ayaa cadowg u gacan galinay adigna wararkaag xanuun ayey ukeeneysaa bulshadna daalan...allow noo gargaar
😭💔🇸🇴 Waa runta 👍
Waa ruun 😢😢
Team badeena beec maaha meeye😂😂😂
La gumesto allaha u kaso 🤲🏽
Xanuuka ayaga baa dareemi doona . Umad qabyaalad ku Beeran
Viva dalka somaliland iyo dalka ethiopia
Xasan shekh Lama Dooran e Waala Magacaabay Kalasaar
Free
Jabuuti
From france
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Intad somaliland qabyalad ku xasideysan wada waayaba meel Ad leedihiin
Dalka allaha noo bad badiyo soomaaliya
Allah badbaadsho 🇸🇴 🇸🇴
Walaalayaalow mxaan qabanaa noosheega anagu wxaanunahay kuwa loogu yeero dagaalkee na,abaabula,allaah ha idinbarakeeyee
Somali iyakaa is gumeeyey,haa la gumeysto.
Somali xuuti ayaan noqoneeynaa. Waxba dhowran meeyno markab walba oo reer galbeed leeyihiin waan gubeeynaa. Haddii ethiopian baddeena aay yimaadaan iyagana wax gubno iyo wax aan qarxino ayaan ka dhigeeynaa.
Aragtiida u soo ekee run muse waxa uu doonayayey ictiraafe adoo la eegaya xaga kale muxuu Hassan sheik ugu saxeexay bada somaliya
NABARAAD FILEYSID NAXDIN MALAHAN INTA XASAN JOOGO WILI KUWA KALAA SOO SOCDA🫠
Walee soomaali aqoon ayaanu ahay
Guul Guul madaxweynaha badd u saxiixay deriska ❤❤😂😂😂😢
Ethiopia hadii la raro dhammaantood oo faransiika geeyo oo lasoo tababaro kadin iyaga iyo soomalida faraha la iskaha qaado maxaa dhici lahaa? Cajiib wallee waxbaa ka dhici lahaa meeshaaa
Portugal cuba russia libiya yemen usa all kiristan oo dhan way soo kaxaysteen hadana aomaaliya colaad wax waa uga qaadi waayeen laakiin qalin baa xasan sheekh lagu dhacay waa nasiib darro laakiin sidii qalinkaas lagu jabin lahaa oo waraaqdaas lagu jeexjeexi lahaa halaga shaqeeyo
Somaliya hadaan faderaalqabiil laga baabinin dal ma noqon doonto....madxda Maamulgoboleyd ka hadlaay ma aragteen oo xasan kal xisaab tamay?? Am shabaabkii ooka hadalaya sababta labadba wax loo sameeyey sidii aysan somali dawolda dhab ah ugu hanqaadin..allow umadaan badbaadi
😢galbeedka afrika waa laga cayriyay
Somalia qoys qoys qori isugu sidataa waana dhhne
Kuuwa madaxda sheeganayana.waxabad mooda in aysan dalkan la hayn.sida bed iyo beri gacanta Soomaaliyeed looga sii bixinayo weliged ma dhacin tan oo kale dal beylah ah yaa Rabbi Ilaahow Dalkeena Diinteena iyo Dadkeenaba noo badbaadi.
Arintaa xasan Shiiq waa iibsaday baada soomaliyed lakin dhalin yarada soomaliyed waxa looga bahan yahay in ee iska dhaciiyan xabashada itobiiyanka
Awalba waa la heestay somaliyee. Ee badda somalia waa biyo mareen muhiin ah yemen Aalaga xukimi raba
Waa musalif weyn ilaahy hantida hay noo ilaaliyo
I0 jirka Soomaaliga ah ayaa
Difaaci xasan xaraash Dalka iyo dakaba wuu iibin 1991 ilaa hada
Igaa kheryradaka qaata Cadowga
Soomaaliya ilaahay haka xifdiyo Cadowga Cadowga wata
Xasan shiiq doolada somali ma wadi karo hadal badan wax ma tareeyso
TURKIGA IYO ITHIOPIA IYO FRANCE WAA HESHIIS SHIRQOOL LOO DIGAY SOMALIA WAA LAQABSAN
war walaalow murugo iyo ciil badanaa Walhi Inan qori qaato ayaan ka baqaa oo anan waligay ku hamin Xassan dhulka Allaha hala Jaro wallow maalin dambe ha inooga soo waramin dhulkan iyo Biyaha cadawga loo saxeexay murugo iyo ciil ayaan la Galiilyooda markan maqlo arimahan oo kale
Maanta lagahortigi karaa qaadashada badeena waa in Xassan Shiikh iyo inta lashaqaynaysaba laqabqabtaa inta filada loogugalo. Hadiikale Somalia waakudaysay.
Ethiopiana sharciyadbay uhelaysa inay badeena inagula dagaalanto waayo saxeexbaan haystabay kudoodi.
Dhulbahante Bad ba ma laha , bada maxaa ka galay ?
Nagada waraka somaliya dhiiga hangukicen
Waa musiibo aad uweyn ososoco ta ee xasan sheekh xilka halaga turo dadkuna haka caan hslaysu sobaxo melkasta osomali degantahay halokoco badaha iyo wadankaba maha in sidan lagu dawado cadawga kuso dulaya wadanka iyo badahaba
Kacaan wadaniyin somaliyed loobahanyahay , waxan oo dhibato wadankena ladhexdhigay miyan firsan karna. Hassan wadanka kaligi malahan inan kufirsano qaladaadkan badan mahan 😢
France most interesting country in africa
Atlaaaanta operatiooons Somaali seas-- badda soomaaliya yey uso duuleyn ingiriis faransiis talyaani Belgium iyo carabta yuhuuda qorteyn okuligoodba okuso wada duuleyn
Gumeyste gaamuray Allah naga qabto
Badii soomaaliya xasan shiiq ayaa itoobiya usaxiixay ilaahoow nagaqabo
ALLOW HASSAN SHEEKH NAGA SOO GAADH😭
Xaashow soomaali wa baylah
Sxp Hashiyow, waxa barnaamijkaagan #WARAWARAYN# nooga soo samaysaa dagaalkii 6Da maalmood ee dhex maray Carabta iyo Yuhuuda
ADI IYO AABAHAA FARMAJO WAS
Ethiopia hanolato ogaadeniya hadhacdo darood dhiig somaliyed Ayey ka bixiwayen waana lagatagey iyagana is reebey
Itoobia waxay leeyihiin puntland, jubaland iyo somaliland. Somalia ma jirto
Gumeusaja Reer yurub Waa Bahal waalan
Xasan sheekh waa duli
Subxaanallaah
Fursad ganacsii aya faransiska kaheshay bada Ethiopia lasiiyey
XASAN MUNAFUQ SI DEG DEG AH HALAGA TUURO KURSIGA
xaadhoow Dalkan halaga qabto Daaroodkan dalka Somaliya usoo horkacaya !!waxaad taagantihii intii Cid aan Daarood ahayni intay somaliya madax kanoqon lahsyd Ethoipia ha Qabsato, laa kiin insha Allah idiin socon mayso
wadnaha ayaa IGA Soo bixisay e ilaah waxaan ka baryay xassan iyo xulufadiisaba wax aan la aqoon alaha ku rido waligaay wax wacan kama dheehan ALA ayaa noo maqan
Habartaa ayaa u gacan gashay qabiilkii ku qaaday kuma dhigo ilaah baan kuu baryaye.runta maad sheegtid.
Talow xaashow Soomaalidan aad mmalin kasta xaqiiqooyinka cad ee gobalka ka socda u sheegaysaan goormay toosaysaa?
Waansiibdaro nagu dhacaday lakin allayu leenahay
Wan so dhawaynanaa in Éthiopie ay qabsato somaaliya waayo qabyaalad malintaa ayaa ugu danbayn doonta Éthiopie iyadoo intaas oo kamiyado ka jiraan ka ma jirto cunsurinimo iyo qabyaalad
XASBUNA LAAHU WANICMAL WAKEEL DALKEENII HOOYO MA HALKAASAA XAALKIISU MARAYAA 😢😢😢😢 XASANOOW MAXAAY TAHAY BAAHIDA KUU HAYSA INAAD HANTIDA UMMADA SOOMAALIYEED XARAASHTO.
XINIYAHA MALAX KA DUUGA ADIGA IYO INTA KULLA OG GODKA MADOW EE AAD KU RIDEY SOOMAALIYA.
Waa in aan u diyaar garownaa Difaaca dalka iyo baddaba somaliyeed banaan bax difaac dalka aan isku soo wada baxno sanadka cusub difaaa cabadda
Adigaa tororog leh ayaan
Kamida aqoon la aanta bada
Inaa qabiil ka tanasulno waxa noga fudud inaa ka tanasulno dhulkena
XASAN IYO ILMIHIISA WEEY NAGA TEEYN. IYO CAL BALCAD, IYO XASAN SHIIKH TV GA KA HADALO
Hadii isaaq ay Somali dayn waydo xabashi wax ka xun baanu keenaynaa. Waanu naqaanaa sida loo fadhiisiyo wixii fadhiista laga waayo.
ilaa 2018 xaashi daacad ma aheyn dhinac ayuu u xiirayey
Darood udoodow
Iska daa Dee dawlada waxa leh hawiyee
Qadaadweyn
Faransiisku waa cadaw afrikaan oo caan ah oo lawada garanaayo
#XULASHADA DUNIDA #
#Meeyay
SUBXAANLAA SOOMALIYA XASAN XABAALAQUF XASAN DALXARAASHE TOLAY SOOMALIYEY
Hassan cheikh kalidi malahaa somalia ee waxaad godka nagu riday wa barlamanka qawlaysayada ee moyaanda uu so uriyay roble bahanee
illahaya adiga uu maqan umada Somalia rabi noga kalamey adiga awooda leha inta isku maqanahay waa nala Qataya
😭😭😭😭
Hadi somali nahay badd mau qalana wa anaga nagala dhadhiciyay qabiil
Asc.walaalayaal salan ka dib waxaan idiin kula talinaya haddii aad tihiin dhalinyarada.aqoontaleh ee Soomaaliyeed in ad geed sheer iyo geed gaabanbau fuushan si dii aad u difaaci.lahaydeen dalkeena hooyo ee lagu so duulay .uma jeedno cid kale oo difaacaysa
Marka fiiriso waxabad is leedahay dalkan ma qandaraas aya lagu so qaatay.
Hada waa laga gaaraa shacabkow iska dulqaada heeryadaan ugu yaraan waxaad awoodiin in aad carqaladeeysiin dhismaha dakada walee kurdi soomaali aa muuqato
Noo sameya jabhad hubeesan oo kaso hor jeedo alshabaab, iyo siyaasiyiinta qaaiminta ah
Tuna oo dhan qaali maa aha Xaashiyow,kan qaaliga ah waa " the blue tuna" halkii kiilo waa ugu yaraan 300 dollars.
Shacab markaa nahay maxaa ufadhinaa 😡😡😡
Macalinka runbaa sheegayy😂
Waxaa rajabela ina waxaa saxda ina nola wadagin rayiga nalawadagto waxaa kula talina misaan ina isasarto din isu dhagesato
War ninyohow Xassan Xaabsade waad ku daashay sida aad ugu hadlaysay, maad ka hadashish kuwa khiyameeyey Umada Somaliyeed oo doortay Xassan Xaabsade,sida Dani iyo Madoobe kuwaa ka hadal
Sabab loo siinaaaa badda Somalia?
TURKI FUUL SOMALI GUUL
Walle siyaasiga soomaaliyeed lama aamini karo badeena iib ma ahan hagee ku dambeeydey
Aaminaad majirto wa dad lakeensaday labiilo qofkii quutka ku siiya unba goankaaga leh