DEG__golaha wasirada slland o manta shir deg deg kayeeshay jabuti &dagalka sogala &mustafe cagjar...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @user-ku7hd5ox8p
    @user-ku7hd5ox8p 17 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 17 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wariye waxan rabaa in aan ku yara xasuusiyo xiligan ma jiro wax xisbi ah lkiin xisbiyadii hore waxay noqdeen oo lamid yihiin ururada dhawar iyo tobanka ah ee dalka ka jira waxaana xisbi loogu yeedhi doonaa sadaxda urur ee soo baxa doorashada

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 17 วันที่ผ่านมา

    Hawiye adoon ah oo ummadii islaam ka ahayd ee la noolayd Dulmay dumarki ka fuulay , hanti ka qaatay. Xamar fawdo ku jooga waa ayo cida u imanaysa? Allaah Belaayo gurigiina ha ku celiyo bi'idni Allaah. Belaayo la jeceshiin Baniaadam ka kale.. Talyani & Siyaad bare idin ku shaqaysan jirey ka Daran hela bi'idni Allaah.

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 17 วันที่ผ่านมา

    SOMALILAND GUUL

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 17 วันที่ผ่านมา +4

    SO24 TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️💪

  • @user-hu1xr4sj3j
    @user-hu1xr4sj3j 17 วันที่ผ่านมา

    DJIBOUTI ISKAJIRA WAA DOLAAD CATAARA

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 17 วันที่ผ่านมา +3

    Nin shacaba diyaarado ma iibsan kare qaskaa wadanka xisbigaa wadani masiibo illaahay haku ridee qayb bay kuleeyihiin cadowgay boorsoyin madhan la hoos yaacaya wadani doorasha halaga saaro

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 17 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne Muse Badda hanaga siin Itoobia.

  • @user-hu1xr4sj3j
    @user-hu1xr4sj3j 17 วันที่ผ่านมา

    SOMALILAND JABHAAD IYA JILBAJOJISSEY MA DOLAAD QARAAN OO UBKEGU IYO XIDAAN OROMARSSANE LEE IYEE INEH OUTACHATOO DONEYSSA WA XAJAYIB.. FAANKA IYO FARARCADA WA DHIDHIGU YACAANA WAXBA ISKMAA CELINESSANE EE SHAACBIKA MISSKINKA SLN AWALIINA.KKKKKK

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 17 วันที่ผ่านมา

    War ma ciidan ba haysatiin reer riyoland?

  • @AdanCabdilaahi-ft3qd
    @AdanCabdilaahi-ft3qd 17 วันที่ผ่านมา

    Muusoow.ama.gasho.direyska.ciidanka.oo.wadanka.difaac.ama.is.casil.oo.meesha.iskaga.tag.jileecaagii.waa.kaa.soomaaliland.halkaa.dhigaye.nimankuna.inta.ay.ciidamada.jabuuti.ku.tababaranayaan.udir.jiidàha.hore.injineero.quburo.ciidan.ah.oo.inooga.dhis.qalcado.iyo.dhufaysyo.adag.oo.ay.ciidankeenu.gabaadsadaan.sidii.goojacade.oo.aan.lahayn.wa x.dhufaysyo.ah.aan.loo.jiidhin.
    Marka.2aad.bal.nimankan.moodey.inaynu.jabnay.ee.halkan.soo.tuban.ku.qaad.weerar.arxandaro.ah.oo.lagu.edbinayo.5.jeerna.weerar.oo.mar.walba.ciidankeenu.ay.kusoo.noqdaan.oog.ilaa.ay.jilcayaana.ku.wad.si.aanay.2dan.dagaal.isu.soo.gaadhin