SH CABDIRISAQ YUSUF AADAN- YAA KA MAS'UUL AH DAGAALKA GURICEEL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 84

  • @xamzaabuukar5500
    @xamzaabuukar5500 2 ปีที่แล้ว +3

    As sheekh cabdirizaq qof kaaga aqoon badan majiraan runtaa adaa aas aasay ninman kaan laakiin weey kaaleexdeen alaha nacafiyo waan ku salaamay sheekh

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 2 ปีที่แล้ว +2

    هذا ما آل إليه أمره!!!
    عش رجبا تري عجبا!!!
    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة يا رب العالمين .

  • @haredobsiye1188
    @haredobsiye1188 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheik you right

  • @raagemohamed6042
    @raagemohamed6042 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxan naqaanay wadaado xer ah oo meel degan oo iska digriya xagee lagu arkay wadaado xer ah oo qori la ordaya oo xoog ku raadinaya kuraas wasiiro iyo xildhibaano guriceel waxay u qabsadeen waxay ahayd inay ku gorgortamaan lkn ma noqon magaalo nabad ah ayay ku soo duuleen dadkii waa qaxiyeen dad badan ayaa ku dhamaaday marka shaakir iyo maxamud alshabaab maxay ku kala duwan yihiin waa duni aakhiru zamaan wax walba waa arkeysaa

  • @ibadoosman837
    @ibadoosman837 2 ปีที่แล้ว +6

    Ayaanle fakradaada mashaa allaah daacad ayaad tahay

  • @aaminocabdisalan3815
    @aaminocabdisalan3815 2 ปีที่แล้ว

    Waa ayaan daro in adan kawarqabin waxa kasocda galmudug in aad kahadasho shiq cabdirisaq allaha kusoo aruuriyo

  • @abdullahimohamed9973
    @abdullahimohamed9973 2 ปีที่แล้ว

    Wa kan wadaadadii saxda ahaaa ee ahlu suna waljamaca iyo dadkii cilmiga diinta ku faafiyay umada somaliyeed…ilahay khayr haku siiyo

  • @salmaahmed2263
    @salmaahmed2263 2 ปีที่แล้ว +1

    Inalillaahi wa inaaillahi raajucuun.

  • @Ahmedsadaq2023
    @Ahmedsadaq2023 2 ปีที่แล้ว +4

    Hadiba laga xureeyay nimanki nabad diidka ahay midakale labo koox ina dhahdo adigo wariye wen ah waa ayaan daro wen

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 2 ปีที่แล้ว +2

      Sadaq Axmed
      Haa Beentaa maaha.
      Bal muu dhaho ciidanka Dowlada Somalia & Kuwa maamulka Galmudug State.
      Saanuu hada kuleeyahey wariyaan ku ahay.
      Wariyayaasha caalamka sidaan & si udhowba uma hadlaan👈

  • @sayidsaleban2173
    @sayidsaleban2173 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle Aad baad u maadsan tahay
    Sheekhan Aadban u jecelahay inaad waraysi la yeelato

  • @raagemohamed6042
    @raagemohamed6042 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin maxamud lama khilaafi karo dadka aaminsan waa qalad sheekhu waa ibnu aadam wuu qaldamayaa malaa,ig ma aha hada sheekh maba dhihi karee maxamud iyo shakir maxay sameeyeen magaalo nabad ah ayay ku duuleen dadkii bay qaxiyeen dad badana waa ku dhamaaden ayaga oo danahooda shakhsiga ah fiirsanaya sax miyaa dambiga ay galeen shakir iyo maxamud wax hada la qiyaasi karo ma aha aaway wadaadadii la lahaa shekh hebel iyo shekh hebel xiligan wax la aamini karo ma jiraan

  • @mohamedguled2830
    @mohamedguled2830 2 ปีที่แล้ว +2

    Hanoolaato, ninkan waa nin dhinac ka raran.isaga ayaaba aqoon lahayn.scw.

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @raagemohamed6042
    @raagemohamed6042 2 ปีที่แล้ว +1

    Suufiyada hada inay dagaal soo qaadaan waxaa ku dhaliyay shakir iyo maxamud waa laba nin oo baad bartay dowladi shekh sharif ilaa dowlada farmaajo ayay baad ka qaadayeen wadaadka waa ninkii lahaa wiilkeyga wasiir ha laga dhigo gabadheyda safiir ha la iiga dhigo shakir iyo maxamud waxay hada dagaalka u soo qaadeen waa dantooda gaarka ah ayay dhiiga dhalinyarada ku raadinayaan diina waxba kama yaqaanaan because dhiiga islamka ayay u daadinayaan danahooda khaaska ah shakir iyo maxamud waa laba nin oo damaaci badan

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle haa waa laga baqsankaray dhiwato walbo xalbey ledahay mahan dadka in la qaxiyo oo ladilo xalmahan

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 2 ปีที่แล้ว

    waad mahadsan tihiin

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 ปีที่แล้ว

    أللهم لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا. أهكذا تقول علي العالم العلامه شيخ إسلام المعلم الشيخ محمود متعن الله بحياته.اللهم نجنا من شر هذآ الرجل .

  • @Ahmedsadaq2023
    @Ahmedsadaq2023 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle ileen...... hhh

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 2 ปีที่แล้ว

    ✅🌻✅🌻✅🌻💚🙏

  • @abdiahmedmahamed8515
    @abdiahmedmahamed8515 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle adiga iyo shiikha si fiican ayaa xaalka uga hadasheen. Waxaan Alle ka baryayaa in tawfiiqda wanaaagsan nagu hayo.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 ปีที่แล้ว +1

    Lacagtaas lagu gaday ridaasta iyo hubka
    Waxay dhistaa school 🏫 iyo hospital 🏥
    Mosque 🕌
    Waan kaxumahay

  • @maxamadxarawe7925
    @maxamadxarawe7925 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh cabdi rasaaq waa kawareertay
    War culumada waxay usocdeen al shabaab wsxayna isku diyaarinayeen tulada bohol dowladu ayadaa soo wareertay si gardaraah ayakaana wixii kadhacayka mauula

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 2 ปีที่แล้ว

      Rabbi Rabbi kayaab. Macalin maxamuud waa xil raadis. Dhiigeenana wax uguma fadhiyo

  • @SocialMediaYoutu
    @SocialMediaYoutu 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali marki meelaha kale dhib ka dhaco waxa loo guraa lacago iyo gargaar laakin Guriceel waa laga aamusey oo ineysan Somali aheyn.

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 2 ปีที่แล้ว

    I sorry to watch !!!.

  • @Moha-Galayr
    @Moha-Galayr 2 ปีที่แล้ว +1

    War qofkan shiikhna maaha odeyna maaha

    • @daniistecaqlileh482
      @daniistecaqlileh482 2 ปีที่แล้ว

      Walaahi waa shiikh caalim ah oo la yaqaan ahlu sunada ragii ugu cilmiga badnaa waaye sxb shiikh crisaaq axmed yuusuf waa nin muctarif ah

  • @ts7152
    @ts7152 2 ปีที่แล้ว

    Waa waa isku dhex yaacay

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa guuldarro in dhalinyarro ku dhimato oday dantiisa watta.
    Dhalinyarooy aqli yeesha, yaan jaranjarro lagaa dhigan.

  • @aqoon23
    @aqoon23 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle Guuleyso sxb

  • @cumarhassan3188
    @cumarhassan3188 2 ปีที่แล้ว

    asc ayaanle walaal waxan kaa codsanayaa inaad dowladnimada somaliya waxa dhisaya ninad tiraahda labo kooxood waa wax laga xumaado hadii aad adigo kunooshahay meel dowladnimo kajirto ku nooshahay anaa og waxay tahay dowlad la aan magaca hanoolato iyo waxad ku hadlayso wlhi waa isku kayqaban waysay
    ?

    • @SocialMediaYoutu
      @SocialMediaYoutu 2 ปีที่แล้ว +1

      Somaliya dawlad kama jirto mida Federal waqtigedi wuu dhacay ayadoo awelba laaluush booso Qatar lagu keeney tan Galmudug bubur iyo kala qaybin ayay 5 sanno lasoo dhaafey ay kuwaday tan Villada Xaaranta ku joogta.hadaba wadanka tuugo diaspora calooshod ushaqeeysteyal ah ayaa colaad sokeeye iyo Dictator iyo aragagixso ku shaqayen si waddanka Cadow gacanta ugu galo.Wariyhi jaceylka kuma shaqeeye runta xaqiqda ayu soo bandhigaa.

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanale waxaad tahay nin mucaard ah lakinse sheekh waa mahadsanyahay wax badan wanka faidnay waxaan Kalo oo u mahadcelinay nin kale oo aad had ka wareesatay oo sirdonk somaliya ahaa wabaayo labadaba warkaad rabtay wey dideen lakiin waxay ku sheegen midkii saxda ahaa

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 2 ปีที่แล้ว

    KAN WAREYSIGIISA MACNA MALAHAN ADIGOO LEH WAXAAS BAARITAAN AYAA LA RABA HADDANA WAXBA XUKUMEYSA SEE WAX KAA YIHIIN NINYAHAW

  • @billeqabowsade6518
    @billeqabowsade6518 2 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato maamul meesha Uu kajiro waxaa haboon qalad haduu ka yimaado maamulka hadal ayaa u furan cida wax tuhunta hadii wax Laga qaban waayo dadka aan maamulka ka mid aheyn ayaa loo ergoodaa Shacabka ayaa la kiciyaa jawaabtu waa imaaneysaa balse qabqable shaati diimeed wata dantijsu tahay In isagu taliyo raba sax ma noqon karo 4.5 ayaa xal lamooday taadi waad qaadatay waxa aad raadineyso maxey yihiin

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh xoogaa waa jaha wareeray ilaahow caafi waa laga yaabaa in khalad jiro bal sidaas ay samaysay diwladu xal maahayn markii dadkii bara kacay yaa mas uul ka ah inta ay dadka bara ciyeen waxaa yaableh ciidanka meeshaas lageryay waxaa lagu xoree yay

    • @felisabdu2669
      @felisabdu2669 2 ปีที่แล้ว

      Waxey ku aheyd xaq, nimankaan waxey raadinayeen kuraas, waxaana u fududeeyey wasiir galmudug fiqi oo qiyaaney shacabka una diyaariyey hub, ninkaana waa nin naceyb dowlad nimo kujirto

  • @ts7152
    @ts7152 2 ปีที่แล้ว

    Kani galmudug buu kursi ka rabaa

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkk, hee, runta yaan la sheegin miyaa!!? Anigaa reer galmudug ah. Alle ha naga qabto wixii dhib wada

  • @shiinexaashi421
    @shiinexaashi421 2 ปีที่แล้ว

    ayaanle.ruuxa.,aad,keemtay,ulma,maajee,waa,sidee

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 2 ปีที่แล้ว

    KAN AHLUSUNA MA AHAN

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 2 ปีที่แล้ว

    Yaala la waydiin doonaa toloow dhiigaas
    Ladaadiyey

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว

    Taasi waxay kutusaysaa in kooxaha soomaali in ay baadil ku salaysanyihiin

  • @aaminocabdisalan3815
    @aaminocabdisalan3815 2 ปีที่แล้ว

    Waxa ay mareyso jago wey kaweytahay wahabiyada dagalka kubaqday in aad racdana waa laga ficanyahy

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 2 ปีที่แล้ว

    Hg inay isdilan o dhintaan ma ahane waxkale uguma baxdo! 😢😢

  • @mabdi4999
    @mabdi4999 2 ปีที่แล้ว

    Raggaan culomadaa difaacu nafsi waddiin weeyye ee yaan lagu dambaabin.
    Soo kuwii kucelcelinayay inaan duullaan lasoo qaadin ee la wada hadlo oo shabaab la isu kaalmaysto? Iyagoo dhahayya nabad nabad , wada hadal iyo wada shaqayn soo dawladdu masoo weerarin?
    Soomaaliyeey caddaaladda yaan laga tagin! Sababta uu Allaah ugu gargaaray waxaan qabaa sababtu waa in la dulminayo.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว

    Nin aduunyo darteed udagaalamaya oo aan nabad ogolayn alle hanaga qabto

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 ปีที่แล้ว

    Hoosha meesha taalo diin maahin ee waa sad bursi ee aan kahadlana. Boogta mesha ka jirto

  • @user-pk1st4uu8w
    @user-pk1st4uu8w 2 ปีที่แล้ว

    AYAN DULMIGA KADA DIINTA WAXAGA WAA SUURAD XUMEEN EE AATAHAY QOF QUMAN CARABKAAGA DIINTA HA UGA XADGUDBIN

  • @abdulkadirabdi102
    @abdulkadirabdi102 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle good job laakin marwalbo mel negative ayaad taagerta

    • @ashashego3474
      @ashashego3474 2 ปีที่แล้ว

      Qofkasto opinion kiisa waa in lagu respect gareeyaa. Ayanle in aad ku eedeyso in u negative yahay waa qalad, asagana adiga ayuu ku arkaa in aad qaldantahay. It's a win win situation therefore just input your own opinion without pointing finger to others period.

  • @xogbaar
    @xogbaar 2 ปีที่แล้ว

    Nin kan waxbuu kashifay
    Meesha malmalluuq ayaa ka jira 😂

  • @AliAhmed-rv4yd
    @AliAhmed-rv4yd 2 ปีที่แล้ว

    Wariye adigu ma dhibaatada iyo fowdada aad ogtahay meesha laga soo abaabulay ayaad qiil u samaynaysaa? Hadalkaagu waxuu u egyahay ama aad u hadlaysaa sida kooxda muqdisho joogta ee mucaaradka sheegata.

  • @ibadoosman837
    @ibadoosman837 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan si toos ah ayuu shawaab iyo dowlada u taageersan yahay ma aha wadaad dhex dhexaad ah

  • @AhmedAli-ge5xf
    @AhmedAli-ge5xf 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle wax aadan ogeyn dadka ha u soo gudbin( Guriceel galmudug uguma dad badna waa dhici karataa sddexaad inay noqoto ,tan kale guriceel degmo ma ahan).
    Fadlan ha noqon qof iska hadla !
    Su'aalo xun oo aan wax micne ah laheyn-waxaan maanta hubsaday inaad ayaanlow xaasid aan nadiif aheyn mooraal ahaan ama nacas aad tahay oo aan wax bada kuu kala saarneyn

    • @abdulqadiradamali9123
      @abdulqadiradamali9123 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa oo Gurceel dagmo ma ahan. Lakin wuxuu Ayaanle sheegayo ee dad bad-nida ah, kaligiis ma sheego. 2000 wixii ka danbeeyay waxaa la sheegaa in ay galgadud ugu dad badan tahay. Cid tira koob samaysay ma jiro. Waxaase cajiib in xitaa aysan dagmo ahayn!!! 1982dii ayay dagmo codsadeen reer Gurceel, 1984tii ayaa jawaabta oo diidmo ah ugu tumid dowladii markaas jirtay.

  • @ts7152
    @ts7152 2 ปีที่แล้ว

    Waxaad ahlusunnah isku dirtaba hadda ma waali baad ku danbaysay

  • @fattahk-hashi8260
    @fattahk-hashi8260 2 ปีที่แล้ว +1

    Yaab ayanlow dagaal shanshiyeedka yara aayar😔.
    Boogta hakukilkilin mindida xasuuq baadhacey should be conversations we should be having today simple as that.

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 2 ปีที่แล้ว

      Fattah K-hashi
      Very True.
      The problem is Not Galmudug State.
      Everybody knows that.
      Again we have same countries those who against our development.
      So, even them are so happy this problem but unfortunately the central Government show them their Ability and they run away firster.

    • @fattahk-hashi8260
      @fattahk-hashi8260 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahinoor1724 ha’ina marinhabaabin widaayow farfiiqida yaree 😂.
      Farmajo & he’s side kicks are the problem simple as that plus mucaaradka xamar fadhiyo.

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 2 ปีที่แล้ว

    Gudomiye Ayanle Husen Waa ku Salamay Lakiin Ninkan Sheikh Ahlu Suna Waljameca Maha EE Waa Wahabi

    • @samadoon313channel6
      @samadoon313channel6 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkk sheekhu waa ehlusuna waljamaca laakiin runta ayuu ka hadley intaas ayaad caqiidadiisa u inkireeysaa alah halaga baqo xafidakalah yaa sheekhanaa culmada guriceel ka digaalameeyso alah u laabta koleey dhiig islaam waad gasheen ehlusuna uma dhaqmaan sida aad u dhaqanteen ehlusuna waa dadkii keeney in aay soomaali noqato 100% islaam waa sax asalkoodi hore xaq baay ku digaalamayeen laakiin markii danbe xil doon yaal baay isku bedeleen mar sheekh shariff waziir fedraal laga qaato iyo mar gelmudug oo madaxweeyne ku xigeen leh lagu gorgortamo raizul wazaaraha gelmudug magacii ehlusuna waad ku dheesheen xaqiiqdii Mucalim muxamuud iyo sheekh shaakir tusbaxii qaata oo masaajida ku xarooda ayaan dhihi lahaa

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว +1

    It is unfortunate that people who are ignorant are still thinking this way and destroying community that are in peace. But the government has taken the necessary action with caution and showed the aggressors their ignorant.

    • @SocialMediaYoutu
      @SocialMediaYoutu 2 ปีที่แล้ว +1

      Which government are you talking about Somali doesn't have any government just diaspora gangs and so called dictators.

    • @mohamedhadi6291
      @mohamedhadi6291 2 ปีที่แล้ว +1

      @@SocialMediaYoutu you probably was born during the war time. But let me tell you what happened and how we were before the doom's day December 11, 1989.
      We're (Somali's) were living in a country that we back then called home. We were in peace and joy to the extent that people were somewhat satisfied, but not quite for everyone. Schools, colleges were free. Everyone had a free health care, what ever the quality was. If you finish college your were aligned with a job, that was same standard as your peers. You could have a home, even if you sleep on the street. No enemy was dare to touch or think about clamming Somali territory. Many people were still saying, we have no government, it's only for mareexaan... so on. What happened? You were born with NOTHING, but fighting...... still figuring out what is going on.
      We have to think and think about what we have and keep it up to make it better... thank you for listening and reading!

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 2 ปีที่แล้ว

    Waarun dagaal wax lataageero maaha

  • @musenoor3751
    @musenoor3751 2 ปีที่แล้ว

    Aqli darada meesha ka jirto ila fiiriya meel halagu sheego..dadkii meesha ku dhintay sidey yihiin. Waalidiintii dhaleen iyo carurtooda yaa. Wax siinaayo ku wii hore ayaa loo tugnanayaaa ???????

  • @ahmedliban7035
    @ahmedliban7035 2 ปีที่แล้ว

    Ayaanle you are just anti Farmaajo and nothing else. Some times you need to be careful about Somalia and be honest about Somalia