DHAANTO SAMIHA KHALIL’SUN HAWADA CABAAN NACABKU VIDEO ANWAR TOTTI 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Dhaanto Samiha Khaliil,(Sun,hawada Cabaan nacabkii kuu saftaye) 👌👌🥰🥰
    Waa Dhaanto Loogu Talagalay Boqorada Geeska🥰
    (SAMIHA KhAlIIL) Boqorada ✌️
    Sawd wanaageey samiixaay gobsaafiyaay
    Uunka soomaaliyeed tuu tuu u sara kacaay
    Sacab iyo mashxarad dadku kugu sadyoo
    Sumcaadbaad kuleedahay soomaali wayn
    Sabar geenyalay sunayaal qaansalay
    Xubno wada socdiyo simihiyo markaad
    Saydhin gacanta midig Sikin qudha ninkii
    Isha kugu sidkaa kalgacayl seexan waa
    ------------
    Sagal waa baryiyo sayma rooboo da’daay
    Suurad qurux samiixaay saldanad gobaay
    Sumcad iyo wanaag karti iyo sarayn
    Kaligaabaa sitoo sad rabaa kaaga dhigay
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    Axad kaa suurad wacan koomka kuma sugnoo
    Sinjigaagu waa qoraxaydii saroo
    Dad goboo saafiyuu saadir kaa beerayoo
    Sanku neefloo dhanbaad u saraysaa samixay
    Sun ha wada cabaan nacabkii kuu saftaye
    Socod iyo xawaare ku dhaaf kuwaan
    Kula rabin samaan guusha hoo’yoo sidayso
    Hasuuxaan kuwii xuma kuu sidaye
    Codka iyo Laxanka--- (Anwar Totti)
    Erayada ---(Ahmed aadan (eshcalaa)
    Music ustaad--(mohamed Yare)
    Cam&edit-----(Tahliil Studio)
    Soo saristii Anwar Totti Music
    Nagu Soo Biir Team Anwar Totti Music Plz Subcribe like share comment🙏🎸 Thanks oll Fans Love You

ความคิดเห็น • 103