30 YEARS IN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • #SOMALIA #HANOOLAATO #MOGADISHU
    Hanoolaato Media is a key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions.
    Please subscribe, like and follow us from social media / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv
    / hanoolaatotv

ความคิดเห็น • 36

  • @ahmed-qy4lq
    @ahmed-qy4lq 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah , Dr ka siwanaagsan ayuu inoogu faa iideyay tusaalo iyo waano intaba thanks

  • @abdikadirabdirizak6833
    @abdikadirabdirizak6833 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow he is a learned person.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Dr Canshuur Waa Ragii Nairobi 30kii Sano Joogey ee rer somalia ahaa Waxna Ka Bartay

  • @muhammadamiin1386
    @muhammadamiin1386 3 ปีที่แล้ว +6

    Anshur waa nin fcn oo qalbi wngsns
    M.A
    Allaha barakeeyo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว +3

    Drka alaha hano dayo legend nool khibrad leh wayo aragnimo

  • @ijaaboosoble5266
    @ijaaboosoble5266 3 ปีที่แล้ว +7

    Ayaanoow markaa wareeysiga sameyneeysiin please fadhiga bedela dad garbasiman ah isma wareeysan karaan

  • @abdiwelimustaf1328
    @abdiwelimustaf1328 3 ปีที่แล้ว +2

    Well done mr ayanle noo soo badi aqoonyahanadaan oo kle eng.

  • @farhandalabey5394
    @farhandalabey5394 3 ปีที่แล้ว

    I salute this world class Emertios international Academic and Schollar......my salute to you

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 3 ปีที่แล้ว +5

    Dr ka waa mahadsan yahay, inkastoo dadkii wadanka joogay aadan is fahmayn, hadana Iska dulqaado oo aad, xal sidaan kuuma ahane

  • @cabdulahishekhcali7621
    @cabdulahishekhcali7621 3 ปีที่แล้ว

    I salute Dr Abdinur canshur a Somali academic and teacher.

  • @jeyjey53
    @jeyjey53 3 ปีที่แล้ว +4

    Soomaalida dal kale ineey dhistaan aad bey u jeclihiin lkn dalkoodii hormar lama jeclo ...ninkaan oo kale dalka ayaa u bahan waa qof qalbi wangsan oo aan ka qeyb qadan inu dalkii dumiyo ..sida daka maanta siyaasiyiinta isku sheegayo .

  • @shukriali9113
    @shukriali9113 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaha Asaal run ah waye walaahi . Run ayuu sheegtey dr .

  • @mohamedhassan9011
    @mohamedhassan9011 3 ปีที่แล้ว +1

    Education in somalia should be revisited and the federal states should stop jockes education is a vital sector..somilia needs one education system

  • @africanmap2087
    @africanmap2087 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @ibrahimabdiisse5921
    @ibrahimabdiisse5921 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilahey Ha Ku Xifdiyo Hadal kaga Ayaaba I deeqay Runtii

  • @geedibare7594
    @geedibare7594 3 ปีที่แล้ว +3

    Wariye crona virus u hogaansan intaydaan masayr ka umada aydaan ka hadlin horta naftiina ka bilaaba

  • @mustafadahir9521
    @mustafadahir9521 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan sslaamayaa Professor Abdinur Ismail Anshur....noolow datoore.

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 3 ปีที่แล้ว

    Waan idin salaamay wiilasha ayaanle iyo walalkay cabdinoor ISMAIL viva wiilasheena

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 3 ปีที่แล้ว

    Dr cabdi nuur we respect u

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 3 ปีที่แล้ว

    Dr anshuur dadka aad aragtay ee aan wax qabsan, wadankiina an wanaag larabin, adiga iyo inta kulamidka ah ayay caawinaad. kadugayaan, in aad kuhagto aqoonta alle kusiiyay, Hanoolaato*****

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan Sugnaaba Somalia Hanoolaatee Iney Madax Weyne Caqli Soomlaaiya Anfaca Dibna U Midoobsiiya Hal Calan Oo Buluug Ah ahna Aan ka wada taagno Maya Maamul goboleed Aanb qabaa Allaahuma Aamiin Allow Mudo 4 sano Ah Ama 8 sano igu tus anigo leh Dal maskaxiyan Oo Soo saara leh Aammiintu waa Xagiina Inta jaceyl Dib u taagistii Dayacaadii la kutimid Dalkayaga

  • @iababuuk7754
    @iababuuk7754 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilal cadcad! Mucjisada madow ga heesata. In la inkiro isirka&jiritaanka. Taariiqda la beeniyo, riyo lagu noolaado🦍👎🏿 hadii adiga aanad is xushmeen, yaa ka sugaysaa xushmad. (carab baanu nahay? 🦍) Aniga waxaa ku faanaa Afrikaan-nimada madowguna Waa qurux💪🏿 joojiya iska dhigida carabta ama galbeedka👎🏿

  • @wizzkarteismaildeysane7704
    @wizzkarteismaildeysane7704 3 ปีที่แล้ว +2

    IIGU CIMAAMADA SUBSCRIBE 💯💗✋✋🙏✍👈👈👈👈

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan Nahay Dad dhintay oo la rabo iney 2bo dal ukala qeybsamaan Waana ku baan dad ka mid Ah ey ku farxaan Iney Somaliya Ethiopia iyo kenya Lahaato Walaahi Waa dhaar ay 40 dhowrsano ka hor dhahaan

  • @garaadofficial8992
    @garaadofficial8992 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye Asxaabta

  • @aliyaahmed4460
    @aliyaahmed4460 3 ปีที่แล้ว

    Somalia waxey ka dagiweysey unedicated people🙄thats true.

  • @garaadofficial8992
    @garaadofficial8992 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye Asxaabta cudsey waaye

  • @abdallainaabdirahman6201
    @abdallainaabdirahman6201 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle ,bal ila aqri qoraalkan, waa wax aan qiyaasay " Haddii aad dooneeyso in Aqoon-yahan laguugu yeero , luqadda english-ka u fafako,marka aad wareeysi afsomali ama madal somaliyeed hadal ka jeedinaysid .haddii aad sidaa sameeysid, qeeyb dadka golaha fadhiya ama baraha bulshada kaa daawanaya waxay ku qancayaan in aad tahay aqoon-yahan , universiry degree haddii aad doonto ka heeysan, english uun halagaa celin-waayo" qufkii aaminsan arrintaan ineey run u dhawadahay ii dhaaf qoraal

    • @2daysago_
      @2daysago_ 3 ปีที่แล้ว

      Waxaas caadi waye sxb. Culimada xitaa ma dhageesatid miyaa carabi iyo somali ayey isku dhax wadaan markey kuu wacdinayaan. Marka aqoonta secular ama maadiga ah ayadana waa lamid ...waxaana basic u ah inaad english ka dhisantahay.

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 3 ปีที่แล้ว

    dr ashur kisalaanee

  • @sharmarkemoha1442
    @sharmarkemoha1442 3 ปีที่แล้ว

    Fanka aidilay waa reeer putland

  • @togsan1833
    @togsan1833 3 ปีที่แล้ว

    Somaliya hagulaysado hasracdo

  • @xabiib-nuur
    @xabiib-nuur 3 ปีที่แล้ว

    War ninku filwaynaa u yaraan 75 jir

  • @abdullahimohamed1225
    @abdullahimohamed1225 3 ปีที่แล้ว

    Ayaan le fadlan, answer my message on your afficial faacebokk messenger