DAILY ROUTINE MALINTENA RER

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 38

  • @Anuush89
    @Anuush89 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah🥰😍

  • @ikranabdulahi2758
    @ikranabdulahi2758 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha allah abyo

  • @hawofarah2365
    @hawofarah2365 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allaha ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshaallah 😍

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allaah abaayo muniiro

  • @DeeqoShibane
    @DeeqoShibane 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa allaah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA LAGAAQAADEY. Salaanta. Muniira. ILAAH kucaafiyo

  • @FartunABDALLAAli
    @FartunABDALLAAli 39 นาทีที่ผ่านมา

    Abayo mcnto alle cafimad taam ah haku siyo insha allah abayo muniro ❤❤❤❤

  • @AsiyoShueb
    @AsiyoShueb 26 นาทีที่ผ่านมา

    Masha allah abaayo muniiro cafimad taam ah ayan alle kaga baryayaa❤

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alxmdullih xbbt Allaha Ku caafiyo habenkii mafiicno in la cuno Hilib Ka

  • @imaohamed3411
    @imaohamed3411 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aca xabibti Allah kucafiyo yaarab❤

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @fadumomohamedabdi4959
    @fadumomohamedabdi4959 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xbbti alle haku shaafiyo ani xameeti buu ila egyahay xanuunkaagu aad ulasoco caafimaadkaaga

  • @DrhawaSheikh
    @DrhawaSheikh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abyo gaas iyo xametida badana walesku qaldaa qabsin xitaa iney tahy wey dhicikarta ee dhaqtr fcn la kulan Allah kushaafiyo lkn calamdaha sheegosid xameetida leh iska gaaar intay kugu dilaacin I.a

  • @fartunmohamed1848
    @fartunmohamed1848 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaayo hadaa kaniini gaas heysato waa isticmaali kartaa coffee ga iyo liin dhanaanta dhib maleh

  • @fadumomohamedfarah5305
    @fadumomohamedfarah5305 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc abaayo ilaahey ha ku caafiyo astaamahaas xameyti ayaa iska leh wax yaabaha ugu daran markaad tufaaxa lacuno iyo xawaash yada badan

  • @UmuAishaChannel
    @UmuAishaChannel ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abyo muniiro waxa ku haya waa gaas wayo aniga 2022 mar aan iscatenayay o aan isticmalay cofffee iyo liinta ayaa sida noqday

  • @NajaxsalmaanCabdi-cx1zr
    @NajaxsalmaanCabdi-cx1zr 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muniiro isnaabjaadka fartuun happy baanrabaa

  • @ima6291
    @ima6291 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cuduro dhan waxa laga cuntoyinka leysku cateyo ee cunoyinkeni ku noqo adigo wav bdn cuneyn kisyar kisyar ugu noqo hoya thy sidi hore ma tihid wax bdna kayaranayo oo jirka eh sas ula soco caatole yey kaga dhaganaanin

  • @AyaanJaamac-c8e
    @AyaanJaamac-c8e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abaayo allah ku caafiyo

  • @nooriyahassan5506
    @nooriyahassan5506 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc abayo munira illahey hakucafiyo tedikale bal thyroid iska firi cuntadas dunta dhafeynin waxkasta dici karo Allah yashfiik

  • @shugriwaariyow205
    @shugriwaariyow205 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc abayo waa gaas anika xeda sasan noqday

  • @ShukrimohamedAbdullahi-m6p
    @ShukrimohamedAbdullahi-m6p 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abayo muniiro allaha ikaa xafido allahane ikaa cafiyo wlhi xanunkada wu i dhibaa wa ku so duceya mar waliba ee allaha iga aqbalo ducada

  • @xabibomohamud152
    @xabibomohamud152 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    abaayo anaa saas eh wlh gaas waaye waxaas habeenki cashada iska jooji tootalbo ama babaay iyo moos ama yoogadh ku cashee

  • @anisajama6901
    @anisajama6901 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc abaayo muniira liin dhanaantu waa sunta xameetida wayna dilaacisaa iska ilaali aniguba sidaas anoo u jacayl dhaqtarkaa ii sheegay ilaa xamaatida lagaa saaro ha taaban buu igu yidhi imika waa la iga saare ha dhayalsan waa khatar iska ilaali liinta .

  • @miinicali2297
    @miinicali2297 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abyo waa nuujiya misankeygana aad buu uxoogan yahay 140kg coffee iyo liin ma cabi kartida idhahday ee sanjabil iyo liin dhanaan ma cabi kara xbbti allaha ku caafiyo xanuunka danbi dhaaf allaha kaga dhigo

  • @rahmo8455
    @rahmo8455 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abyo xanunkas aniga qabo wlhi xanunkas wax kaxun maleh lkin gaaz waye aniga ambulase la i wicijiray

  • @ShukrimohamedAbdullahi-m6p
    @ShukrimohamedAbdullahi-m6p 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abayo inan kula hadlane wa jeclahy mana ii suura gasho lkn malin uun wan rajeyna inan kula hadlo qaali ❤

  • @ShukrimohamedAbdullahi-m6p
    @ShukrimohamedAbdullahi-m6p 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abayo dhiira galintada wan ku farxaaa

  • @WardaXaaji-vy7zh
    @WardaXaaji-vy7zh 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xabibti wax badan waleyga hormaray hada lakin ana nambar one anagana xogxog ayan ku jecelnahay❤

  • @ShukrimohamedAbdullahi-m6p
    @ShukrimohamedAbdullahi-m6p 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xanunka darentane dambi dhaaf Allaha kaga dhigo my queen

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maami snapka fiiri waxaa kugu so diray

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilhy hku cfiyo byo

  • @memr7493
    @memr7493 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hawekii caloosha maa shaaqeso

  • @shukricabduqaadir4573
    @shukricabduqaadir4573 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @hibaqsaleban7887
    @hibaqsaleban7887 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤