Jigjiga: Gabadh Makaaniyad ah oo Geerash ka shaqaysa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

ความคิดเห็น • 63

  • @aliwayeel8523
    @aliwayeel8523 3 ปีที่แล้ว +10

    Maasha alaah wale in aan la gaarayn haweenka somaliyeed kartidooda rabow noo xafid. Oo nooga dhawr dayaca iyo dhibaatadab

  • @axmeddhereye957
    @axmeddhereye957 3 ปีที่แล้ว +11

    Waaba gabadh dabeecad wangzn
    Alleh ha ku dhowro💞

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah ilaahay ha xafido gabadhan qofka sidaas udadaalaya inay maamulka deegaanka shaqo uga fiican siiyaan bay ahayd siday waa qabyaalad iyo qudhan waxaa shaqada layska siiyaa

  • @legendfuadherro3912
    @legendfuadherro3912 3 ปีที่แล้ว +8

    keep going sister 🤗

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 3 ปีที่แล้ว +6

    Why wa inan farxad badan wllo hawsha haysa waa hawal adag allahe hakugu garab galo wllo qlliH

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a waa gabar han mug leh oo waxtarleh dadka soomaliyeed wax kusooo kurdhinaysa horay usoco hana niyad jabin wllo

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 2 ปีที่แล้ว

    MashAllah

  • @Hodo-iv5pt
    @Hodo-iv5pt 3 ปีที่แล้ว +4

    mashallah sis go forward shaqo wacan

  • @wadania932
    @wadania932 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah abayo hadaf kaaga waad gaaraysa , pilot inshallah waad noqonaysa. Keep going forward ❤

  • @marwaanmahmoud427
    @marwaanmahmoud427 3 ปีที่แล้ว +2

    MncHa Allah
    Gabadh karti leh
    Alleh hamigaaga haku rumeeyo

  • @bashaarxaaji7860
    @bashaarxaaji7860 3 ปีที่แล้ว +4

    Hore u soco abaayo maashaallah

  • @maxamedaxmedibrahin6597
    @maxamedaxmedibrahin6597 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah ale haku garab galo wll

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +4

    Ugu horayn waxan kugu hambalyeeynayaa shaqadaada
    Ceeb maaha inuu shaqaysto qofku ,waxa ceeb ah in ruuxu baryo ama shaxaad ku noolato
    Riyadaada Pilot nimo waad gaaraysaa inshaa Allah,waxan isku dayi doonaa inaan ku caawiyo ee Instagram igala soo xidhiidh( Abwaan Af-haye)

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah Illaahay ha kula garab galo waad dadaalaysaa hablo badana raadkaaga waa raaci doonaan

  • @yassercarafat3168
    @yassercarafat3168 3 ปีที่แล้ว

    Soo great fantastic Hore u soco wl karti badan iyo kalsooni badan ayaa kaa muuqta

  • @bashaarxaaji7860
    @bashaarxaaji7860 3 ปีที่แล้ว +1

    Car electricka dabka baqbuurta kaas ayaa kuu fudud kuuna lacag badan abaayo hore u soco maashaallah guul baan kuu rajaynayaa

  • @ahmedmacalin6090
    @ahmedmacalin6090 ปีที่แล้ว

    Maaasha allah

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sister ❤ 💖 💕 ♥

  • @maxamuudcabdi5243
    @maxamuudcabdi5243 ปีที่แล้ว

    Guulayso wll

  • @jaylani4890
    @jaylani4890 3 ปีที่แล้ว +1

    Mncha allah Gabadh qiimo Badan

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 3 ปีที่แล้ว +5

    Fariid baad tahay, Soomaali haddaan nahay aad baan kugu hanwayn nahay. Halkaa ka sii wad.

  • @adangaydhdeeqgaydh91
    @adangaydhdeeqgaydh91 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh guulayso wllo

  • @shukrimahamud6648
    @shukrimahamud6648 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa alaah ilaahay hakugu xifdeyo

  • @jimcaalesaleebaan1902
    @jimcaalesaleebaan1902 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alll

  • @hiboabdiwahaab3792
    @hiboabdiwahaab3792 3 ปีที่แล้ว +1

    Mazha allh allh hakugu garab galo hamigaga

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 3 ปีที่แล้ว +1

    From Clinical nursing to garage

  • @simanqurux5852
    @simanqurux5852 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah horay u soco huno

  • @saidmuktar8561
    @saidmuktar8561 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalh

  • @hanidahir846
    @hanidahir846 3 ปีที่แล้ว

    M,a qof rajo leh ilaahy haku fidyiidyo wllshy wa wax lagu faano

  • @MohamedAdam-nc6qe
    @MohamedAdam-nc6qe 3 หลายเดือนก่อน

    Maansha alla. Hawlahaaga. Kuwa. Fiican. Alla. Ha kuu. Fududeeyo

  • @hfhdjjtiir4u329
    @hfhdjjtiir4u329 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @guledahmed1685
    @guledahmed1685 3 ปีที่แล้ว

    Keep going zizter

  • @mohmetabdi8983
    @mohmetabdi8983 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh

  • @munayusuf2899
    @munayusuf2899 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoco

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a inantu gacan qabashay u baahan tahay

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 ปีที่แล้ว +1

    Nasiib wanaagsan

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 ปีที่แล้ว +2

    Cid ja u joojin ragu waa.waraabayaal

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah

    • @adangudhane336
      @adangudhane336 3 ปีที่แล้ว

      Waxba somtel ii siiyaa abaal marin gaadhiya

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 3 ปีที่แล้ว

    Adbay u hanweynatahayna wxuunbayna tusaysaa in aad hanku yahay dabo socod io rabitaan xoogan malin uunbay pilot noqon doonta incha allah ,Gabadhani khadra cabdi silimoo mxay isku yihiin qaabka ,hadalkeeda intaba waa iskaga mkda

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 3 ปีที่แล้ว

    Wale waa libxd gar iyo gardaraba

  • @ahmedhaibe6149
    @ahmedhaibe6149 3 ปีที่แล้ว

    WLL xagee kala soo xidhiidhaa sidaan kaga cawiyo geersh wayan leeyahay rajaynayaa inaan ku caawiyo

  • @farhanhersi7009
    @farhanhersi7009 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa arin an layabay lkn hadaf yelo cml

  • @cabdirashidcabdilaahi5478
    @cabdirashidcabdilaahi5478 3 ปีที่แล้ว

    waar gabadhu dhabeelsanaaa
    oo mooraal wanaagsana
    oo hanwaynaa
    Tanoo kale yaaba helekara.

  • @zayddmohomed4787
    @zayddmohomed4787 3 ปีที่แล้ว

    WAAAA GABADHHHH FIICANNN OO DABEECAD FURFURANNNNNNN ILAAAAHHHHHH HAWU FUDU DEEYO ARIMAHEEDA

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 ปีที่แล้ว

    Gabadh naaso waweyn ma leh kkkk gabdhu way hoos geli kartaa. Kkkk just funny 🤣😆🤣🤣😅😁

  • @adansaid961
    @adansaid961 3 ปีที่แล้ว

    Naa.orad.risiq.kale.iyo.wax.ku.guursada.doono.kkk

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +3

      Gabadha sharafta leh ee shaqaysanaysa maxad ku haysataa wll ileen shaqadu ceeb maahee. Ha niyad jebin gabadha ee guulayso uun dheh waa qof hami lehe

    • @adansaid961
      @adansaid961 3 ปีที่แล้ว

      Daaxib.waa.mid.dan.yar.ah.hadii.waalid.xoolo.leh.dheleen.geeerash.rag.joogo.may.dhex.gasheen

    • @adansaid961
      @adansaid961 3 ปีที่แล้ว

      @QARAAXO SHOW TV nacas.bad.tahay.gabadhi.guri.nin.kaaga.jirtay.ama.god.oo.ah.xabashii.rag.waa.ragii.hore

    • @ferah6945
      @ferah6945 3 ปีที่แล้ว +4

      Jahil jahil dhalay yanu ku hodin bariskay islanta iyo odaygu ku siyan bari way dhiman karane gabadhu hami bay ledahy lkn adigu 0 bad tahay xayawan af somaliga ayad si sax ah uu baran lahayd hadad hagagsanthy 🤣

    • @ferah6945
      @ferah6945 3 ปีที่แล้ว

      🥰