SABABTA MAAHIR LOO QAATAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 358

  • @MarwoDhawrsn
    @MarwoDhawrsn 2 หลายเดือนก่อน +101

    Yaaaa Rabii ubad bariyaa igu arsaq iso duceyaa walaloyal😢😢😢

    • @Raxma-d8e
      @Raxma-d8e 2 หลายเดือนก่อน +1

      Allow sidagdaga ku sii ❤❤❤❤ wllo

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 2 หลายเดือนก่อน +2

      Allah ha kugu irsaaqo wax kheyr qaba
      Allahuma Aamin Aamin Aamin

    • @lulali6059
      @lulali6059 2 หลายเดือนก่อน

      @@MarwoDhawrsn Allaha Uma Aamiin , Allaha ku siiyo Abaayo.

    • @fatumahusseinibrahin6422
      @fatumahusseinibrahin6422 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amen ya rabii

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 2 หลายเดือนก่อน +5

      Allaha kuugu deeqo awlaad saalixiin baariyiin dhayibiin ah oo aad ku indho doogsataan adiga iyo xaajigaaga awlaad caafimaad qabta oo wiilal iyo gabdho isugu jira dhabta Allaha kuu saaro bi’idnillaahi baari Allaahuma aamiin!

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 2 หลายเดือนก่อน +13

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 หลายเดือนก่อน +72

    Cunugaaga dood ha iska gelinin hadey qaadato waa hooyadiis wax dhibaato ah ma leh sidii oogu oo fiicneyd oo jid Islaam ah ayaad sameysey Maasha Allaah

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 2 หลายเดือนก่อน +4

      Kuwi gaalku ka dhalay maxay cidlada uga tagtay oo wilkan u daba socota masibada afka weynlee

    • @farhiyaabdulle3593
      @farhiyaabdulle3593 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ceeb labo qof oo awlaad ka dhexeeyo waxaa ka sheegtid waa idiku ceeb beri bay isku soo noqon karaan laakin idinka daraamada iyo wax xun sheega

    • @rafiqajecelnalka4091
      @rafiqajecelnalka4091 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wall Ina caytanto maha gabadhu wa hooyo ilmaheeda ubahan hooyana ceynalaha labadan wa dadkii isku faraxsana shalay mantana ayaga iskagaga dhaw ee gabadha aflagaadada kaday wa walsha oo kale​@@kenedidhadi8701

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 2 หลายเดือนก่อน

      @@kenedidhadi8701 caruurteeda hore iyo nolosheed hore iyada xor u ah laakin hada waxay xaq u leedahay wiilkeeda inay haysto

    • @user-umuAli
      @user-umuAli 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@rafiqajecelnalka4091inla caayo ma fiicno laakiin runta ayee sheegtay cunugan maxay ugu waalatay ma ilmaha aya kasoo taktay ayuu ka fiican yahay

  • @harun7450
    @harun7450 2 หลายเดือนก่อน +72

    Ninyahoow eboowgaa Kaa weeyn aan ahay ee cunugaas intaad iska Daba jiitameysiin cunugaas yuusan gaalada gacanta u gelijk hadeey gabadha rabto ineey heeysato cunuga iskaga daa because gaalada ayaa ka daran ineey qaataan,

    • @yumna4675
      @yumna4675 2 หลายเดือนก่อน +6

      Upsalute waa runta walalo

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 2 หลายเดือนก่อน +2

      Sax talo wacan

    • @sahroabukar1795
      @sahroabukar1795 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa walal

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 หลายเดือนก่อน +1

      Marki hore bad khaldan u haysatay wayo dinta hoyada bay sisay marki anku qortay jac bad nagu dhajisay teda kale madan xushmayn carurtada hore wayo say daremayan

    • @munabarre6738
      @munabarre6738 2 หลายเดือนก่อน

      Talo walaalnimo❤🙏

  • @mawadodaaud8909
    @mawadodaaud8909 2 หลายเดือนก่อน +30

    Maxamedow cunuga waa cunugaaga isniinta muniiro iska sii saas aa u fiican cunuga please social iyo police iska ilaali waa cadow yeey idinka faaiideysanin

  • @Moha2017-ij2jt
    @Moha2017-ij2jt 2 หลายเดือนก่อน +20

    Walale madama ay uurka twins kugu sido maahir ay haysanayso guriga iyo alaabta iyada ku aroostay adiga ugatag adaa fudude aabe wanaagsan noqo 3 ciyaalka ku ilaasho oo galada ka ilaasho naagta hadii aad furtay guriga inaad idayso oo aad katagto madama aad tahay nin rag ah kudadaal adoo badbaadinaya ilmahas shopping u gayna cuno iyo biilba iyadana ilaa ay kadhalayso xaq waxaa kugu ah inaad nafaqayso ilmaha caloosha ugu jira daawo nafaqo waxwalba kugu waa jib ah buskudoow

    • @ummyusufsadiiq7828
      @ummyusufsadiiq7828 2 หลายเดือนก่อน

      Nasiib xumo reerkiis been iyo haraan ayoow ku dhisay hadan waa kaas Maahir hadal iyo kamera ladaba joogo oo Dumar oo uur u leh waliba mataano sidii cadawka ula dagalaayo. Muniira qaladkeeda waye sheegtay wana laqaba karaa lakiin kan waa Abeeso.

    • @Moha2017-ij2jt
      @Moha2017-ij2jt 2 หลายเดือนก่อน

      @@ummyusufsadiiq7828 abayo nimankii kala damiir leh abyo hooyada iyo ilmaha uwado xaalad uurka darteed waa inuu ku cafiyaa saan ilmaha eray iyo buuq uma fiican runtii reerka guriga ha ubaneeyo illmahas oo haku ilaashado meesheeda

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 2 หลายเดือนก่อน

      @@ummyusufsadiiq7828 been baad sheegin waa sax

    • @gabarwcn1267
      @gabarwcn1267 2 หลายเดือนก่อน

      Wa run SAS. Ba saxa

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 2 หลายเดือนก่อน +18

    Brother you did the right thing❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 2 หลายเดือนก่อน +36

    Hooyo dhibka ay cunugeeda kasoo marto anagoo raga ah kama soo marno runtii markaa waa in aan dumarka u naxariisanaa

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 หลายเดือนก่อน +2

      Awaay shanti hore ?

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@bluerain3282exactly kuwi gaalka xaaranta kaga dhalay iyo kuwi somaliland hooyadeed ku hayso meel kuma sheegto

    • @فراسالجهني-م4ق
      @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah wall qali mahadsanid ayaa ku leeyahay ❤❤❤❤

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 2 หลายเดือนก่อน

      @@bluerain3282 isagana waydii maxamed 5 hore iyo mid kale sweden joogta 6 caruur aaway ku dheh bal intaad gabadha ku xumee is leedahay ma caruur caruur ka fican🙄

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน +6

    Naagtaa meel kale ayaa looga yeedhayaa belaa sidata. Allah sharkeeda ha ku dhaafiyo cunugaana ha ka badbaadiyo

    • @iftin2024
      @iftin2024 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin qof shar badan bay u egtahay.

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 2 หลายเดือนก่อน +7

    Asalamu Caleykum
    Runtii Ilmuhu Aabo Iyo Hooyo buu u baahan yahey
    Allah kuwii wada korsada ha idinka dhigo Maahir
    Allahuma Aamin Aamin Aamin

  • @ceynirashid6578
    @ceynirashid6578 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nasib xumo reerkaaga arimahiisa inad shilimaad ka dhax aragte😭 ya Allah na Ceeb astur! Qoyskaaga arimahisa hakeenin social media

  • @MsLajecel
    @MsLajecel 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maasha Allaah, walaal. Bal Adna ka yara naso heyntiisa, isbuucyaa keligaa heysay. Iyadana Allaha la garabgalo.

  • @momkids3
    @momkids3 2 หลายเดือนก่อน +9

    mohamed abowe abo fiican ayatahaye ragbadaan ayatisaalo tahaye maanta samirka iyo dulqaadka kasiwaad inshallah ilah kheyr ilah daxdiina hadhiigu wiilkayga hooyadiisa Alahuma amiin yaa rabii

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamed qalbiga alaha kuu qaboojiyo aaamiiiiin
    Iska gurso otus munira inad heli kartid wehel ah aelaad iyo xaas hadu ale kusinayo dedaal

  • @falisa576
    @falisa576 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah tabarakallaah
    Si fiican ba samaysay waayo hadii
    Aad ku murmi lahaydeen is qab qabsan
    Lahayden gaalada hortoda way
    Qàadan lahayeen maahir hooyadis
    Hadi ad ku wareejisay nin rageed baa
    Tahay maxamedow cunugaas hadii
    Alle ismo isniinta ku wareeji hooyadis
    Ilaahayna gaalo gacanta uma galiyo
    Maahir go' aan cad qaado insha Allaah

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah maxamed somali waxay tiraa hadaan la kala roonan roob ma da o Aboowe u tanaasul wax dhibana ma arkayaan nuunah yar iyo kuwa hada ay caloosha ku sido mida kale dadka somali waa wada rufiyaamin reerkasta oo dhib ka dhex qarxo ayay ka faaidaystaan oo sidii yaayo la goobeeyay uga hadlaan maba yaqaanan waa laga haraa dadka dhexdooda especially reer social media yay irsaaqad idinka dhigan adiga iyo family caruurta kaba aamus illah waxaa illah idinka baryayaa inuu dhibkiin hoos u xaliyo waxaa arkay wuu ku furay maxaa sameen horta ma furantaa gabadha uur leh maxamed mar labaad waxaa kaa codsanayaa inaad u tunaasushid oo mar danbe lagaa faaidin adiga iyo caruurta illah qayr ha ka dhigo peace and love ❤️

  • @ZahuurBby-wd5np
    @ZahuurBby-wd5np 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allow guur kheyr qabo isii please iso duceya😢

  • @anabali5745
    @anabali5745 2 หลายเดือนก่อน +7

    Bismillah cunuga allaha badbaadiyo adiga ayada ha haysato ku dheh adiga labadiina haa isku dayanina adiga ka roonoow cunuga udaa ha qaadato

    • @Ummu-ayash
      @Ummu-ayash 2 หลายเดือนก่อน +1

      Naag guri heysan ma heysan karto

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 หลายเดือนก่อน

      Guri wax ma hayo qof ba wax haya

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 2 หลายเดือนก่อน +10

    Igaarka Warley dhageso soshiyaalka way ku iman sidaas kama harayan ilmaha cuntadiisa full ka dhig meeshu seexdo iyo dhar cunuga habeen hadii cuntada iyo cabitanka meesha usexanayo nadiif dhaman ilmah daryeeliisa ok yaha wax kama qaadi karan laakin intas haday ka waayan ogaw waa ku daayey maahir intas ku dadaal buskud afka iyo dhagtadu hays maqlaa yaan fursad lagu heli iska ilaali rufiyaanland war kalmada gaal iska dhaf aad ku hadleyso

    • @queenruby8792
      @queenruby8792 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa dhab kalmadaas waxa la odhan karaa cunsirnimo ayuu ilmaha barayaa hadii loo daayo

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax wllhi sharc iga islaamka iyo diinteena suuban sidaas ayey ogashay asagana waa hooyadiis wax dhiba malahan ❤❤🎉

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaallah si fiican ayaad sameesay iyadana hooyo fiican Illahay ha ka dhigo cunugaana Illahay ha xafido ❤

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 2 หลายเดือนก่อน +2

    Alhamdulilah hadayba hooyada qadatay walal Mohammed balanta tag waxadna dhahda ha haysato wiilkeda si aan wiilku gacmihina uga bixin ama aydan maxkamad iyo buuq u aadin hayso dheh amaana haku siiso

  • @shukrimuqtar463
    @shukrimuqtar463 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamed si wanagsan aya sameeysay inta dhimana Illahay qeer ha idinku dhameeyo Insha Allah Walalkey

  • @mahircadow9915
    @mahircadow9915 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa Rabi i caafi sidii niyadeey ii yeeel muraad kaay ii seheel isoo duceeya

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 2 หลายเดือนก่อน +8

    MaashaAllah Tabaarakalah saas ayaa idiin fiican tahay inaad wada shaqeysan ha Allah tabaarakalah nabad ha idiin dhex dhigo

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 หลายเดือนก่อน

    Naag fiican wllo alle hakusiiyo wll ninraggaatahay oo ixtiraamka yaqaana waxba halaxintamin

  • @naciimoCilmi-w3q
    @naciimoCilmi-w3q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Buskudow adigaa mahiir Ayada mahiir adiga Canuga Yar mahiir sida ugu heysan gaalada adiga ugu wacan ka Daya afka mahiir Quran u Aqri Hada iyo mar Walpo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s 2 หลายเดือนก่อน

    Manshallah qof wanagsanbadtahay nin raga Manshallah runti hoyo unba haynkarta ilmaheda inksto ad abbe tahay inshallah iska wada korsda walky guriginana walalo Mahmedow gurigaga iska so cesho hadi an dalqadu dhaman inshallah iskana Kay cafi miskinta hadi gurigeda laga walayo xaqa Alle hatuso

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc,maasha’alaah, ilaa hadda waqtigi uu bilawday hadaladina waxan kaa arka qof qiimo leh oo hadalkisa misanan yahay, waligaa qalbiga ilmahaga ilali, hooyadii ku ogow oo ku dhaqalee, waliga ha lagu dulmo ee adiga ha lagu dulmo, dumarka lalama tirsado. Guul Inshaalaah

  • @Hamdaofficial1
    @Hamdaofficial1 2 หลายเดือนก่อน +6

    Amuuraha allaha sahlo waa imtaxaan aduunkoo dhan

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 2 หลายเดือนก่อน +33

    Walaal u daa hadeey heen karto waxaad tahay aabo wanaagsan ❤🎉❤🎉❤🎉

    • @umuguled3903
      @umuguled3903 2 หลายเดือนก่อน

      Uwu

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 2 หลายเดือนก่อน

      Yurub weeyan hadii u aamusi waayo labada qof ba waa laga dhex qaadi walhi 3 isku qabsaday oo laga qaaday baan arkay

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah wad ka roonatay Allah idin xifdiyo ilmahas yar ❤

  • @ishawaliyow3487
    @ishawaliyow3487 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍✅good brother

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah aboowe waxa fiican ayaa sameysay walhi ❤aniga hadalkaga ayaa dhageestey adiga walhi qof fiican ayaa tahay ❤❤❤😂😂😂

  • @saynab2031
    @saynab2031 2 หลายเดือนก่อน +3

    Illaahay ilmaha yar ha xifdiyo

  • @maryamabdallah9616
    @maryamabdallah9616 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha aallah siwanagsan aa semester aboowe❤❤❤❤❤❤

  • @Animals-channel1
    @Animals-channel1 2 หลายเดือนก่อน

    Walal anigana hal talo ayaan ku siinaa adiga oo dhagaha wax kugu jiraan caruurna haysta inaad hurudo xitaa iska ilaali alarmiga dabka xitaa ma maqleysid

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @khadraahmedali9474
    @khadraahmedali9474 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭🤲🤲wlhi wan wiroday adhow ilmaa nala kaqadaay bey dhahayaay ala ilhaw ilmaha yar uu gargaar

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah abo fican aya tahay hadanah buq ha iska galini wa wiilkada

  • @luulabuuni3735
    @luulabuuni3735 2 หลายเดือนก่อน +2

    Faraxow xaliimo somaliyeed uun guurso

  • @qadroomar4143
    @qadroomar4143 2 หลายเดือนก่อน +15

    Biskut calosha ihurisay maanta. Markaa dhahday mahor wuu tagay😢😢😢

    • @ZamzamAbdullahi-wu6yh
      @ZamzamAbdullahi-wu6yh 2 หลายเดือนก่อน +2

      Walahi kalmadas aad bn uga naxay maahir tag

    • @lulali6059
      @lulali6059 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@ZamzamAbdullahi-wu6yhinuusan naxeeynin ma aragteen, buskut view giisa u cad

    • @Suhur-cc2kl
      @Suhur-cc2kl 2 หลายเดือนก่อน

      Anikaba wan oyay wllhi

    • @Suhur-cc2kl
      @Suhur-cc2kl 2 หลายเดือนก่อน

      @@lulali6059 muxu unixiwayay so Walid ma aha iskadhafa maskinkan Intan kabadan

    • @umaamina1885
      @umaamina1885 2 หลายเดือนก่อน

      Ilaahey ka cabso waarid aan ubadkisa ka naxeyn xagee ku aragtay ha dhaawicin qalbiga walalka Ilaahey dhexdoda nabad ha dhigo maahirna cadow Ilaahey gacanta uma galiyo ​@@lulali6059

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 2 หลายเดือนก่อน

    Meel kasta aad u qadan karta iyo wadanka lagama bixin karo adinka isasara bal ma ciyal waxi larabo wax loogu shegayo anahnay yaab Subxanallah

  • @AyanOsman-m4c
    @AyanOsman-m4c 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa cunugaaga personnummer la aan dhigay?

  • @rukiamohamud9495
    @rukiamohamud9495 2 หลายเดือนก่อน

    Maxamed waxaan joogaa mareykanka waqtigeen wuu kala duwan yahay ee markaad on line tahay i ga soo wac or send me tax

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hana Ayaaba Gadaal Ka Riixeysey Oo Heshey Jaanis Ay Gaalada Gacanta Ugu Geliso. Ciil Weynaa. Muniiro Doqon.

  • @sadiyamohamud7810
    @sadiyamohamud7810 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah illaahay ha xafido canuga yar

    • @jamilafashe5629
      @jamilafashe5629 2 หลายเดือนก่อน

      @@sadiyamohamud7810 Allaahummaa Aamiin

  • @SacdCam-wm5nn
    @SacdCam-wm5nn 2 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulilah

  • @M-family8
    @M-family8 2 หลายเดือนก่อน

    Ala wa iga nixisay allaah ku xafido wiilkada in la qatay umaleynaye Allah no xafido caruurta

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 หลายเดือนก่อน

    Poliska ku dheh ilmaheda hore ayey xoortey wa Hooyo waalan

  • @faysal9536
    @faysal9536 2 หลายเดือนก่อน

    War ilaahay ka baq dumarkacdhibka ka daa intaa gaajo ku dishay baad cunigeeda rabtay inaad ka xarimto 3 dalaaqood maxaad isugu raacisay

  • @iftin2024
    @iftin2024 2 หลายเดือนก่อน

    Social mediada wax ba ha ka waramin wiilkaaga aabe fiican baad tahay oo ixtiraam badani ka muuqdo, allah shar oo dhan ha kaa xijaabo.

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa u ogolay hawadato iyo ilmaha wadanka lagama saari kara micnaha anaga ciyaal maa nahay yab nin kaatala xun ma arkin ee ilmaha u daa gabadha

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah adiga waxa aad tahay aabo wanaagsan aniga meeshaan waxa iga muqdo adiga qof fiican😂😂😂

  • @hodansaeed1686
    @hodansaeed1686 2 หลายเดือนก่อน

    Where are they ,

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 2 หลายเดือนก่อน +1

    mac bay kuku thy waryaaa ma hoyaaa ilmeheeda loo diidaa somaliya miyaa moday meesha adiga ilmaha isku dhajinayee 😂😂😂mida kle kuwagii horee awayee halkee ku danbeeyen mahir waxaa rabty inaa muniiro ku xanuu jisid iyo in ad lacag ku heshid

  • @Sprintzx-x9q
    @Sprintzx-x9q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal gabadha maxaa ku dhacay sawtii laheyd i cafi,Ilmaha Allah ha badbaadiyo.

  • @ZamzamAbdullahi-wu6yh
    @ZamzamAbdullahi-wu6yh 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wll wiilkaga allaaha kuu xifdiyo runtii aad bn uga naxay

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah aabo wanagsan ayaa tahay Runtii❤❤

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 2 หลายเดือนก่อน

    Ilmohiina u naxa oo gaalo gacanta ha u galinina please.. ilmo haduu mesha joogo challenge iska ilow.

  • @XurmoXirsi
    @XurmoXirsi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahey ha soo nabad cesho

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subxllh wll hooyadii xitaa haday ku dhibtay waad iska Sin lahayd Imika Arinku wuu xumaaday

  • @عبداللهمحمد-ب8ر
    @عبداللهمحمد-ب8ر 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilmaheedii horey iney kacarartey ku dacweey😂😂

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 2 หลายเดือนก่อน

    Buskud Nin Rag Ah Ayaad Tahey. Weli Naagtaadii Mad Helin. Doqomo Ayaa Kugu Beegmey Weliba Muniiro. Go Head.

  • @aminawarsame2514
    @aminawarsame2514 2 หลายเดือนก่อน

    How can she keep the child and she’s homeless. Someone explain this to me. The safest place a child could stay is with dad while mom finds a place.
    They need to find out the logistics of parents living in different countries.

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 2 หลายเดือนก่อน

    hanaa illhaw kheer ku siii iyo amiira qaran wlhi qof xun ma ahan haday thy qof xun ma ayadaa ilmeheeda u radin laheed adeer meeshaas waa yurub is daji

  • @Aloha_samia123
    @Aloha_samia123 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashalaah good job😊

  • @hamdidiiriye6115
    @hamdidiiriye6115 2 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantay

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 หลายเดือนก่อน +1

    No bower the man in yurub.

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif 2 หลายเดือนก่อน

    Adiga qaladka laheed wax lagaranin guursatey😢

  • @mahamuudali7705
    @mahamuudali7705 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 2 หลายเดือนก่อน

    Horta saqiirkaa yar alle gacntiina kama saaro talabaad cungaa hooyadii udaa ha haysato wall axmadow intaa uu kasoo ordayja waa ilaaway waa intay ka maqnaayad wall cungaa yar erayga ka daaya alle haidiin xafido erygu uma fiicna ilmah wall talada walaalhaa qaado wsc

  • @affio6916
    @affio6916 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wa sax

  • @shadowanim5700
    @shadowanim5700 2 หลายเดือนก่อน

    Welle nin gobah baatahay Allah Akbar 😂😂😂😂😂 dhibka iyo erratga allaha kaasaro🎉🎉🎉🎉

  • @nadifoaliafrah9436
    @nadifoaliafrah9436 2 หลายเดือนก่อน +4

    Inaa wadanka laga sareynin maxa kawada hoyada sweden ma dagane in wadanka laga wado iney galada qadato miyaa ka xigta

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 2 หลายเดือนก่อน

      Muniira waxay ka timi oo deganayd marki hore france .

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hoyadii u gee ilmaha

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 หลายเดือนก่อน

    Mohamadow si fiican baad yeeshay, walal ha haysato , alaab cusub ugad , biil fiicana sii waa xaamilo waxwalba oo qalad ooy samaysay waa nacasnimadeeda.

  • @samraaf5311
    @samraaf5311 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheey hakaga bad baadiyo unugaaga

  • @najmadirieadan1625
    @najmadirieadan1625 2 หลายเดือนก่อน

    Haaa

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e 2 หลายเดือนก่อน +1

    🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SameeraMohamed-kr2le
    @SameeraMohamed-kr2le 2 หลายเดือนก่อน

    Mohamed buskut wakusamey nagtas kaweyn sharteda ilahay haku motiyo policeka waxa ku dhahda wa hooyo wareg badan cunuga ma caregareso isdifac plz karti iskuyeel

  • @m.hirsihaji7051
    @m.hirsihaji7051 2 หลายเดือนก่อน

    Hays mashquulin ilmaheeda horana maxaa kaa falay qaraar sharci laan ku haysa

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaa wada heesataan delad vårdnad wada heysatan waad heysan kartaa inta maalin aad heysay u sheeg iyo ineysan heesan guri.
    Ensam vårdnad hadee heesatana waa lagu siinaya ileen iyada ma heysato meel ee dagan tahay . Wixii khayr idin ah Allaha idin waafajiyo ilmahana buuqiina ka dhax bixiya

  • @Buna5689
    @Buna5689 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inaad noo sheegtaa ma muhiim baa wll? Waa xogo kuu mihiima inaad maxkamada la hortagto.

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nastahmaalim1597
    @nastahmaalim1597 2 หลายเดือนก่อน

    Walai gob aya thaye bro sidas ku soco

  • @ZakirMohamed-w1o
    @ZakirMohamed-w1o 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah marhaday gaalo qaadanin thanks wll

  • @aminahaji9386
    @aminahaji9386 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa udhihiweysey. Markaubahanaado inayididin iyo haa hadii talefonkakawaco

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 2 หลายเดือนก่อน

    Asc umada somaliyed
    Buskudow walal nafta khair uu sheeg mahir na hooyadi hadey haysaneyso dhib malaha balse social biyo iyo caano ma kala Saran wa dad war iyo balayo doon ah oo dadka uu kala sheekeya illahay adiga iyo islamka iyo umada somaliyed illahay ha idin ka qabto ishaallah wax xun illahay kuma tuuso

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 2 หลายเดือนก่อน

    Kalsoini daraa kaa muuqata runtii iyi wal wal.

  • @dawodaacad7173
    @dawodaacad7173 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer Bidaar Gabdha Inta Ay Media ha Ka Lahayd Illa Hadelsii Wiilkayga Ayaad Ixtiraami lahayd haddaad Aabo wacan tahay police 👮 ma ay gaadheen sheekadiina

    • @faysal9536
      @faysal9536 2 หลายเดือนก่อน

      Miskiin buu dadja hortiisa iska dhigay sacdiya buskud tuu dhijhi jiray dib mavloo arkay

    • @sofieguleed2447
      @sofieguleed2447 2 หลายเดือนก่อน

      caayda ma ku caafimadaa bidaarsa goormeey caay noqotay,

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 2 หลายเดือนก่อน

    Wilkan lakorso oo ku ilaali Wilkan iyo kuwan soo socdo.

  • @لارا-ق5ش
    @لارا-ق5ش 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @Shamis_shamis
    @Shamis_shamis 2 หลายเดือนก่อน +1

    ILMAHEEDA KALE ADIGA WAXBA KAAMA QUSEEYO HADEY LA HADASHO IYO HADII KALEBA KOLEY RAALI AYEY ISKAGA YIHIIN ILMAHEDA AABAHOOD SIDAAS BAAN BUUQOODA LOO MAQLIN MARKA WATAAS JAWAABTA EE WIILKAAS HOOYADIIS U DAA

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 2 หลายเดือนก่อน +1

    Koooooow hayeeeee

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Isniintana ku dheh ha heesato haday heesan kari weedana anigaa heesanayo haiikeento

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aabe fiican baatahay laakiin ogoow hooyana inay cunugeeda jeceshahay

  • @abdirahmanbestboy6637
    @abdirahmanbestboy6637 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilhay haku sahlo arintada bro smart guy tahay ❤m.a

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 2 หลายเดือนก่อน

    Waan umaley naye markad laheyd ilmahan il danbo ma sareysid burukoy mahir galda ha qato inta ku radsabeyd shilimaad iyo munira ku xuneey😢😢😢

    • @houda-sld
      @houda-sld 2 หลายเดือนก่อน +3

      Dadka wuxu isaga dhiga inu u ogalyahay ilmaha hoyadiis dhan wanagsan isaga dhiga bulshada view wax walbo ka galay

  • @user-yr2ey5qw8e
    @user-yr2ey5qw8e 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊