MW Jabuti oo Moqdisho Kusoo wajahan,Sh shariif oo Aadan Cade Soo gaaray& Farmajo, 4 Dhawac oo gaaray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 19

  • @QalbiFarah-jn6fk
    @QalbiFarah-jn6fk 23 วันที่ผ่านมา +1

    As magacaygu qalbi m Farah fadlan Somalia cassette aan wariyayaasha soomalida aan Shaun maleh wariyayaal aan kuwaalati lahayd Ayaan tihiin

  • @malaboa591
    @malaboa591 23 วันที่ผ่านมา

    Sheekh shariif Dowladnimo iyo siyaasad wuxuu ka yaqaano ma jirto. Dadka wax magaratada la soo adeegsanaayo ayuu ka mid yahay ee Illaah Umada haka Qabto Inshaa Allaah

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 24 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer itoobiya wax qiil ah uma heleeyso ineey doowladeena shabaab ku eedeeyso waxa kale oo aad shegeysana waxba kama jiraan

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 23 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan waa inlasooxiraa itobiya ayaa gadaray

  • @_22260
    @_22260 23 วันที่ผ่านมา

    Shabaab waa dad somaaliyeed artidaaada baagaaban ma dowlad baajirta dalka daafacda ethiopia baad rabtaa in aaay qabsato dalka

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 23 วันที่ผ่านมา

    Faamajo waa shabaab

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 24 วันที่ผ่านมา

    Waxa dhuunta laguu geliyey weynaa>>> Farmaajo baa lagu duldhigay!

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 24 วันที่ผ่านมา

    Cabdi siciid jajusenta somalida ayuu ka mid yahay hadalkiisuna wa mid ay kutala galeen farmaajo iyo fahad sharif iyo argaxiisada

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 24 วันที่ผ่านมา

    Adiga ayaa kawka ka ah cadawga soomaaliya idaacadii b b c ma waxay noqotay alsh

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 24 วันที่ผ่านมา

    Qofkasta marka uu Xil ka waayo Dawladdii uu ka tirsanaa wuxuu u hadlaa ssidaas, maba ahan kii shalay

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 24 วันที่ผ่านมา

    Below ayaa tahay wariya matihid tuug qabileysta ayaa tahay oo qabiilkaaga siyaasada kufashilmay xayawaan

  • @QalbiFarah-jn6fk
    @QalbiFarah-jn6fk 23 วันที่ผ่านมา

    Wariye adigu ma Ethiopia Ayaan tahay Shaw sii kaaxun majuro Somalia wax wax lawaaiig Kara majiraan Cabdi saciid waa Shaqsi iska Hadley adigu bun buuninta. Hadalka kadaa Somalia wax ilaahay aan ahayn Uma baahna Xalane ilaa laga raro adigu maxaad caawisaa Sasja xun

  • @Sarta100
    @Sarta100 24 วันที่ผ่านมา +3

    Ninkaan waa in lasoo xiraa kuwa xabashida iyo shabasb u shaqeeya. Oo qolwlaysata ah dhiiga soomaaliyeed iyo dalkoida siistay sandateerto oo aan iimaanka leheyn ee din iyo iimaanka beelay..

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 24 วันที่ผ่านมา

    adeer ninkaas warkuyirih waxba haa nobon bunine nagadaa been ta hee cayahay😅 xasan diihqo baa Sihdal kuguso Suhbay

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 24 วันที่ผ่านมา

    Waryaa ninnkan waad ku qafiiftaye xasan yaa ka xagjirsan

  • @MohamedMehadi
    @MohamedMehadi 23 วันที่ผ่านมา

    Alshabab backed by American, Emirates, Ethiopia, England so if Alshabab took over Somalia Ethiopia will very luck because Alshabab will hand over the entire Somalia to Ethiopia I think abdi saied is working for the enemy of Somalia he is agent

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ninyohow soomaaliyu doolar ayeey heeysataa cid kasta ayaana usheqeeyneeysa waxaana nasiible cidi eey shaqadeeda ubogaan