Qiso cajiib ah | Ninkii Taksiilaha ahaa iyo qoyskii faqiirka ahaa Maxaa dhexmarey? | Yasir Mukhtar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Saaxiibayaal kanaalka Share gareeya si aynu dhawaanba ugaarno 100K ❤
    Sojediye Yasir Mukhtar
    Kanaalka DHIIRIGELIYE 2020
    WhatsApp 00252614125229
    Instagram DHIIRIGELIYE
    EREYADA RAADINTA :
    Yasir Mukhtar
    Dhiiri galin
    Xikmado
    jacaylka
    Muxaadaro
    qisooyin
    qiso yaab leh
    qiso murugo leh

ความคิดเห็น • 221

  • @DHIIRIGELIYE
    @DHIIRIGELIYE  4 ปีที่แล้ว +131

    Saaxiibayaal kanaalka Share gareeya si aynu dhawaanba ugaarno 100K ❤

  • @nimcomusemuse7256
    @nimcomusemuse7256 4 ปีที่แล้ว +7

    😭😭wlh waaa qiso xanun badan..Allah waxwalbo uu awooda..waxana fcn in aad ku cimraqadano ilahay hanaga dhigo kuwa is caawiyo xiliwalbo...amiin yaa rabi

  • @daudhaji6747
    @daudhaji6747 4 ปีที่แล้ว +25

    Masha allah dhamaaan dhalinta ku xiran Chanel ka like ta waaa dhankiina ✊ full respect ✊ my dadkeygoow

  • @kawtherfaaruuq4779
    @kawtherfaaruuq4779 4 ปีที่แล้ว +6

    Mudoba wxn aha bila telephan
    Kanalka kaliyeen u boholyoobay ba ah kanalka dhiirigeliye😭♥️wlal yazir mukhtaar allh haka xafidiyo dhibatoyinka arlada🥇

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 4 ปีที่แล้ว +9

    Aniga Iyo Taksiilaha Hal mar ayaan Isla qiiroonay 😭😭😭
    Masha Allah Aan isku naxariisano si samada nalooga naxariisto ❤

  • @samaaraaquen4326
    @samaaraaquen4326 4 ปีที่แล้ว +10

    Naxriista rabbi Inaa isku gargarno waa mid aad io aad uwangsn
    Hdaa kafarxisid qof dhibato ku jira
    Wxaa na cawi doono alle
    alle Naxriista lama soo kobi karo
    Wll Yasir Mukhtar jazakallah

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa qiso murugo leh yaa Allah u naxriiso umadada aamiin yaaa Alllah 🤲🤲🤲🙏😭walal yasir jazakalah kheyr alle haku barkeyo Ramadan Mubarak

  • @sumayaabokar5143
    @sumayaabokar5143 4 ปีที่แล้ว +4

    Jazaka Allah wll Yasir mukhtar 🌹😊

  • @omarshadoor76
    @omarshadoor76 4 ปีที่แล้ว +5

    Keep going wll
    Yaasir mukhtar go forward💯✅

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahayoow caawi muslimiinta fuqurada ah iyo kuwa miskiinta ah😢😰

  • @RAHMOCOOKINGBEAUTY
    @RAHMOCOOKINGBEAUTY 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a keep going wll

  • @aecuguqaaliy7369
    @aecuguqaaliy7369 4 ปีที่แล้ว +7

    Asc masha Allah wll Ramadan Mubarak haaa 🥰🌹🌹🌹❤❤❤❤❤❤🥰🥰🌹🌹❤❤❤❤

  • @zakiyohassan2025
    @zakiyohassan2025 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah waa qasi cajiib ah oo lagu cimro qaato ilaah hanaga dhigo kuwa cawiyo maskiinta mahadsanid yaasir muqtaar❤❤❤👍👍👍

  • @cabdiqanilyofficial6631
    @cabdiqanilyofficial6631 4 ปีที่แล้ว +6

    YAASIR MUKHTAAR WLL HAMIGAAGA ALLE HKUU RUMEEYO😍😍

  • @ladanabdidiriye194
    @ladanabdidiriye194 4 ปีที่แล้ว +5

    Farxad ayey ii tahy inaa kow ahay muqalkaan

  • @nihaalmohammed5442
    @nihaalmohammed5442 4 ปีที่แล้ว +4

    Yasir hda hormr garo adiga wye 😢❤

  • @fawsiyogeedi5477
    @fawsiyogeedi5477 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah Allah ku xafido wllkey

  • @ciidlyrics5707
    @ciidlyrics5707 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa waan arin qayr leh

  • @Shafiezalim18
    @Shafiezalim18 4 ปีที่แล้ว +2

    M.allah
    Alle hku barakeeyo wllkeena
    Kheyrka nala jecelow
    #YasirMukhtar

  • @sofiamoh3872
    @sofiamoh3872 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allh waano qofkasta anficikarto 👍🙏

  • @zamzamomar1363
    @zamzamomar1363 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll yasir mukhtar wlhi waa qiso qiro badan aniga aad i cajiibsay

  • @ismahaanali8545
    @ismahaanali8545 4 ปีที่แล้ว +4

    😭😭😭😭😭 ameeeen ameeen Alle ima oofsado anaagaaan cid wax tarin oo mizkiin ka farxin jqzakalllaaahu khayran

  • @ShamSham-jn2jb
    @ShamSham-jn2jb 4 ปีที่แล้ว

    Ilahey haku xifdeyo boqorka dinta islamka💖dar ala ayan Ku jeclahay runtii💖💖💖💖💖

  • @hanuubintufarax786
    @hanuubintufarax786 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allh is caawiye dadkeegow❤siduu alle kuu caabiye

  • @muraaschannel7498
    @muraaschannel7498 4 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا يا اخي ياسر ❤❤❤❤

  • @drumalishaxasen8805
    @drumalishaxasen8805 4 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllah 😍

  • @sharifoxasan7287
    @sharifoxasan7287 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi waa qiso ku cibro qadasho mudan in badan jazak.kumulaahu kheyr yasir mukhtar shukran

  • @ayaanmohamud1405
    @ayaanmohamud1405 4 ปีที่แล้ว +1

    runti ma aqano sababta inta video o qisoyinka aha en dawadey mid an ilmeynin ma jirto anigo oyaya ayan is arka 😭🥺 ilahey haka abal mariyo sida wanagsan e ad nogu so gudbineyso wanaga iyo dhiri galinta amiiiiin 🤲

  • @ayanabdirahman6450
    @ayanabdirahman6450 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah wllkey
    Ramadan mubaarik
    Alle haku xifdiyo😍😍

  • @sorfinahassan457
    @sorfinahassan457 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq qofki maskiin ka farxiya isgana ilahey aya ka farxinayo🤲🤲

  • @najmoomar6973
    @najmoomar6973 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walal illah haka ajar siyo😢🤲🤲🤲

  • @saynabxersi9871
    @saynabxersi9871 4 ปีที่แล้ว +4

    Maashallah 😭😭😭😭😭😭😭ax

  • @iftincadey1187
    @iftincadey1187 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllkey qaaliya jasakalaahu kher👍👍

  • @hsadrihaji8947
    @hsadrihaji8947 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllkey allah ku xifdiyo mahadsanid waa qiso diiqsinimada fa iidada letahy masha allah

  • @daadawizzadaauuddaadachang8481
    @daadawizzadaauuddaadachang8481 4 ปีที่แล้ว +1

    Rapi haka rali noqodo wll yasir mukhtar 100k wada gari dontaa insha Allah

  • @IqiramaxamuudIqra
    @IqiramaxamuudIqra 4 หลายเดือนก่อน

    Noolaw wll inta ay nolol jirto yaasir mikhtaar❤🎉

  • @queenaj_officiall3712
    @queenaj_officiall3712 4 ปีที่แล้ว +1

    Nolosha dhabta hadii aad hantiile ama mid ka wangsan dadka daruufaysan waa in aad caawiso illhy wuxuu nadhahay umadaydiyey is Ku gargaara aan inii gargaaree😥♥️

  • @najibkaofficialll6723
    @najibkaofficialll6723 4 ปีที่แล้ว +1

    Runtii channelkan wuxuu u qalmaa 2M subscribe somaliyey aan share gareeno you tube kaan

  • @fardowsafilsan1280
    @fardowsafilsan1280 4 ปีที่แล้ว +1

    Naxariistoa waa shaya qaali ah
    Allah ku xafido my dear bro keep going forever yaasir mukhtaar

  • @fardowsomaxamud7361
    @fardowsomaxamud7361 ปีที่แล้ว +1

    Jasaaka llahu khyr wllky yasir

  • @umulkhairhamut7725
    @umulkhairhamut7725 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah alle haku daayo wllkey yaasir mukhtaar

  • @nafisaali9338
    @nafisaali9338 3 ปีที่แล้ว

    Waa qiso cajiib ah ❤️❤️❤️❤️ mahadsanid wlky qaali

  • @saaro3cadey481
    @saaro3cadey481 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah yasir mukhtar alle janada ha ku galiyo

  • @iifiyechannel6868
    @iifiyechannel6868 4 ปีที่แล้ว +3

    #Ifka Lagu YahaY Wll #Subscribe Igu CaawiYa Waa Iga #Codsi❤🙏❤🙏

  • @nuurulimanchannel
    @nuurulimanchannel 4 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllh

  • @khadijoqaali5785
    @khadijoqaali5785 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh qiso qatar ah mahdssnid

  • @aaminoxasanyuusuf9587
    @aaminoxasanyuusuf9587 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh walal yasir rabi haku sharfo Ramadan karem

  • @sacdiabarre7555
    @sacdiabarre7555 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh Allah idiinka awalmariyo Juhdigaa Galiseen

  • @cabdiqafaarcabdulaahi697
    @cabdiqafaarcabdulaahi697 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh wll yasir allh ku parakeeyo

  • @user-te1jv4jh4c
    @user-te1jv4jh4c 4 ปีที่แล้ว

    ALLAAHU akbar ALLOOW naga dhig kuwii masaakiinta wax kasiyo waxaad anaga nasiisay

  • @saadiaahmed8301
    @saadiaahmed8301 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walalo Allah ka ajar siiyo

  • @nimcomusemuse7256
    @nimcomusemuse7256 4 ปีที่แล้ว

    Marwalbo channel kan dhirigaliye wan dhageysta wana kuxiranahay..wll yaasir mukhtar Allah haaa karali noqdo waxad jaceshahay Allah haa kusiyo...amiin amiin amiin

  • @aziizaqaran7683
    @aziizaqaran7683 4 ปีที่แล้ว

    Jaska allh wll yasiir mukhtar

  • @suldaancawke5110
    @suldaancawke5110 4 ปีที่แล้ว +1

    Mn shallaha 😓🤲yaalaha

  • @mariarhma7213
    @mariarhma7213 4 ปีที่แล้ว +1

    Amin yaa rabi

  • @naimaahmed2704
    @naimaahmed2704 4 ปีที่แล้ว

    maaashaa allaaah alle haku xifdiyo wll

  • @nabadonibnurowte5305
    @nabadonibnurowte5305 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah alaw naga yeel kuwo isku naxariista

  • @sahrasagal4108
    @sahrasagal4108 4 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsnid wllky inbadan alle hakuu naxariisto aamiin (hooyadii kusoo korisaa nasiibada way mahadsan yihiin waalidka soo gacanqabtay yaasir waayo hadii aysan jiri lahan ma heleen walaalkan wanaaga badan )

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 4 ปีที่แล้ว

    Wll yaasir allaha kudhowro allahana naga dhigo kuwii wax tara masaakiinta

  • @aasiyaali9356
    @aasiyaali9356 4 ปีที่แล้ว

    Qiso Cajipa Mnshaaalh in laa is cawiyo Shay kaa qalissn ma jiro

  • @fadxiyamaxamed9667
    @fadxiyamaxamed9667 4 ปีที่แล้ว

    Jasakalaah khayr wll yasir mukhtaar

  • @fatumazahara6354
    @fatumazahara6354 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walakena muslimka ahaw

  • @fatumazahara6354
    @fatumazahara6354 4 ปีที่แล้ว

    Wad uqalanta 100k iyo in kabadan wadna karidonta ale idhinki ale hakuxifdiyo sida ad kherka ino so karsisid wad Ku mahad santahay

  • @nacimoamin3525
    @nacimoamin3525 4 ปีที่แล้ว

    شكرًا اخي العزيز ياسر

  • @nadiyofaysal5987
    @nadiyofaysal5987 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah

  • @cabdiqafaarcabdulaahi697
    @cabdiqafaarcabdulaahi697 4 ปีที่แล้ว +1

    Kheyeka alah nawanaajiyo

  • @bilanguuleeste5781
    @bilanguuleeste5781 4 ปีที่แล้ว

    M.a wll yaasir allaha ku dhowro

  • @user-ci7by7ue8z
    @user-ci7by7ue8z หลายเดือนก่อน +1

    ماشاالله😊

  • @aaminah.mohamed5965
    @aaminah.mohamed5965 4 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb
    Salaan ka dib alle hakaa abaal mariyo sidaad kheyrka noola wadaagtey hambalyo in you tube ku gaadhey 92k alle haku sii barakeeyo .
    Mahadsanid

  • @saaraluqmaan10
    @saaraluqmaan10 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sadaaqada waa shey laa heli karin

  • @maxameddeeq3245
    @maxameddeeq3245 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllkey

  • @AhmedIbrahim-lu6wf
    @AhmedIbrahim-lu6wf 4 ปีที่แล้ว

    Wll yasir guulo waawayn gear alla ha kuu fududeeyo

  • @sacdiyamahamed8139
    @sacdiyamahamed8139 4 ปีที่แล้ว

    Wll yasir mahsanid wllhi waa qiso kudaysho inooku sugan run ahaantii diinta marwaliba sida wacan ay inooku boorineeso in aan iskarab istaakno kuweena ducafada wllhi ducafada daraado ayaa Allah inku naxariistaa

  • @badrimohamud8111
    @badrimohamud8111 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wll aleh hakuxiftiyo

  • @shugrifarah7267
    @shugrifarah7267 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid apwe

  • @MariamMohamed-xj3es
    @MariamMohamed-xj3es 3 ปีที่แล้ว

    Jazaakalaah janh aqii filaah

  • @ibrahimfure8751
    @ibrahimfure8751 4 ปีที่แล้ว +1

    Dhiirigeliye

  • @anfacmohamed9376
    @anfacmohamed9376 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 💞🙏

  • @HassanMohamed-iz1eq
    @HassanMohamed-iz1eq 4 ปีที่แล้ว

    Videoyasha inu so badiya Insha llah

  • @sakizaki4799
    @sakizaki4799 4 ปีที่แล้ว

    Wxd dar ilaahay u bixisay adigay kugu soo laabtan Mr wlba ilaahay wuxu yiri dhulka iskugu naxariista ana samada idinkaga naxariisan ilaahay kuwii isku naxariista hanaga dhigo dhamaanten wllky yaasir mukhtaar ajar io xasanaad aan laso soo koobi Karin ilaahay hakaa siiyo khyrka nala wadaagtay

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 8 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @saynabcali6288
    @saynabcali6288 ปีที่แล้ว

    Mashalaah tabarakaalah

  • @omarshadoor76
    @omarshadoor76 4 ปีที่แล้ว

    Shukran wll

  • @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud1768
    @axmedmaxamuudaxmedmaxamuud1768 2 ปีที่แล้ว

    Wll qaalli Allah kuxafido Amiin

  • @nasrinura8581
    @nasrinura8581 4 ปีที่แล้ว

    Mnzha alh wlll danbigaaga iyo kii waaladkiiba alaha dhafo alaha idinkana dhigo kuwo kukulma janatul firdowsa ❤❤😘😘😘alaha kuxifdiyo wll yaazir Mara kama caajiso kamana caajiso doono dhagaysiga dhiirigalintaada horayso walalka dhabta ah 😘

  • @fatumazahara6354
    @fatumazahara6354 4 ปีที่แล้ว

    Alahana Ku xifdiyo walakena kerka badanow

  • @bashkaxasanfarweyneofficia6869
    @bashkaxasanfarweyneofficia6869 4 ปีที่แล้ว

    Aad ban kuu slaamay wll yasir muqtaar

  • @hafsaabdi7157
    @hafsaabdi7157 4 ปีที่แล้ว

    Say manshaa alaah

  • @shukriabdy9027
    @shukriabdy9027 4 ปีที่แล้ว +1

    miskiiin😭😭😭

  • @shaficixasan7786
    @shaficixasan7786 4 ปีที่แล้ว

    yasir mukhatar hore usoco
    wll

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 4 ปีที่แล้ว

    😥😥walalaheena wa inan caawinaa

  • @axlaminaabukar5647
    @axlaminaabukar5647 4 ปีที่แล้ว

    Wllo mcn qisoo yan kaan oo kale noo soo badi

  • @nuneycabdullahiyare4545
    @nuneycabdullahiyare4545 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah wll Jazaaka Allahu kheraa🤲🤲

  • @ironlady4946
    @ironlady4946 4 ปีที่แล้ว

    Mzha Allah wll😍

  • @shukrihubi3626
    @shukrihubi3626 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy ha ka rali noqodo wllo

  • @Garaadpodcast1
    @Garaadpodcast1 4 ปีที่แล้ว +3

    asaxbta subscribe igu cawiya allah dartiis

  • @maandaarchannel544
    @maandaarchannel544 4 ปีที่แล้ว

    Run ahaanti waa qiso taabaty qalbigeeya

  • @user-fh3ci6oz2m
    @user-fh3ci6oz2m 4 ปีที่แล้ว +1

    مانشاء يااخي

  • @nasriinmoha5751
    @nasriinmoha5751 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah barakallah walal