DEG DEG Odoyasha B/Abgaal oo weerar ku qaday odoyasha Duduble,Shirka golaha wasirada oo go,ano culus

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 17

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qas walaha koowaad

  • @SuuriyaaxmedsuuriyaAxmedapdi
    @SuuriyaaxmedsuuriyaAxmedapdi 4 หลายเดือนก่อน +2

    Car Somali ha ilbaxdo waar anagu waan socon3e naga dhaca❤❤ duriyada

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 4 หลายเดือนก่อน +2

    WAR ALLAHIIN ALLE MAYAHAY OO MUSLIM MA TIHIIN WAR SHACABKA SOOMAALIYEED HA ISKU DIRINA OO WAXAAN AAD WADDAAN JOOJIYA OO GEED AAD SAARAN TIHIIN GUNTA HA KA GOYNINA.
    WAXAAN RAJAYNAA HADAADAN JOOJINA WAXAAN AAD VIEWS-KA KU RAADINAYSAAN IN MAR UUN SHACABKA IDIN KA HOR IMAAN DOONO,
    MAHADSANIDIIN

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 4 หลายเดือนก่อน

    Suldaanka tv isha wararka siyaasada somaaalida wlh halkaan intaan ku xiraa wax badan ayaan ka faaiday waxaa tahay wariye falaqeeye iyo nin xog ogaal ah mana u maleeynaayo wariye kaaga xog ogaalsan somalida maanta in uu jiro
    Meesha wariyaasha kale maalintii hal war soo gudbiyaan waxaad soo gudbisaa warar farabadan oo xaalada somalia ah masha allh walal guuleeyso qabiil koox iyo xisbi mucaarad ah iska ilaali waligaa soomaalida qurbaha Suldaanka tv ayaa il wareed u ah wlh

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 4 หลายเดือนก่อน

    War macalinkii muusoo xiro odaygan abaavula iyo jawaahir markaad citaalada doo xirxireyso

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 หลายเดือนก่อน

    In wadanka ka anbiyu rabaa mucaaradkakkkwar ha yeelinina

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaaliyey ruushka Faraha kalabaxa ruushka waa qaain badda ayuu saldhig uu aduunkaladagaalo rabaa waana saaxiibka Abiy ruushka iska ilaaliya❤😂

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 หลายเดือนก่อน

    Deni nin adag weeye reer puntaland markeey maqlaan wey is raacaan hasan waa cadow xun sida qadafi sugeysa inshallaah. Umadii dhibay

  • @FarxanMohamed-er9mu
    @FarxanMohamed-er9mu 4 หลายเดือนก่อน

    Xasan sh daarood Dal ma unxoree naayaan
    Xilalka uu Ku sasabaayana
    Wuu Ku qasaaraayaa

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa dabka shidaayo waa abaabul

  • @FarxanMohamed-er9mu
    @FarxanMohamed-er9mu 4 หลายเดือนก่อน

    Waxba ma soo kor dhinaaya shirka fila soomaaliya xasan sh
    Wuu fashilmay wuuna Ku haha wareeray hogaanka

  • @Sarta100
    @Sarta100 4 หลายเดือนก่อน

    Maraykan mawaxa uu diidan yahay in soomaaliya hesho hub ay ku sugto amniga kuna maarano shisheeyaha gacsnta nasiiya.

  • @SacdiyoJaamac-mj4yh
    @SacdiyoJaamac-mj4yh 4 หลายเดือนก่อน

    Was,lamagacaabayo maxay soo kordhinayaan oo fa,iido ah waamaya FAA,iido makeenayaan

  • @NashaadHussein-xl9fb
    @NashaadHussein-xl9fb 4 หลายเดือนก่อน

    1:11

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @AbdimalikMo
    @AbdimalikMo 4 หลายเดือนก่อน

    Nabadoon dagaal qadayah

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 4 หลายเดือนก่อน

    beenlow ayaatahay ee majiraan odoyaal abgaal iyo odoyaal duduble oo diriray ee waa sayniyadaadujecleed xaasidyohow duduble iyo abgaalna ayagaa wadadhashay oo iskakaaxiga shaydaanyohow