GABAYGII TABAALAHA WAQTIGA EE ABWAAN XAAJI AADAN AHMED AFQALOOC

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @adelabdullahi6356
    @adelabdullahi6356 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay Xaajiga Godka haku Janneeyee waxa uu ahaa caalim iyo wax garad ah oo Ilaahay u barakeeyay wakhtiga cimriga iyo garaadka.

  • @ckinahjamah2666
    @ckinahjamah2666 5 ปีที่แล้ว

    Allha godka ha ku nuuro xaji adaan

  • @abdiqadirhusseinmuhumed9918
    @abdiqadirhusseinmuhumed9918 5 ปีที่แล้ว

    ALLA KUU NAXARIISEY

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 5 ปีที่แล้ว

    Taltalaabsay daayeer markuu taygarki lumay

  • @adelabdullahi6356
    @adelabdullahi6356 5 ปีที่แล้ว

    *NINKAN GABAYGA KU LUUQAYNAYA II SHEEGA BAL*

    • @hhhg455
      @hhhg455 5 ปีที่แล้ว +1

      Maxamed cali guray

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 5 ปีที่แล้ว

      Adel cabdullaahi waxa la oran jirey maxamed Cali gurey isna inuu dhintaan u malaynaynaa Allah yarxamuhum jamiican, wuxuu ahaa reer sanaag isaguna weliba laasqoray ama xingalool hadba Saad ku garan kartid, runtii cod aad u fiican buu lahaa oo usluub cajiiba aad u qiira badan, xaaji aadanna nin xikmad badan buu ahaa, gabaygan nin uu xaajigu ku tilmaamayey isku meel baan wada joogi jirney inkastuu dhintay anigoon aad u baran Allah yarxamuh

  • @saahidsaahid1766
    @saahidsaahid1766 5 ปีที่แล้ว

    Alow kuu raxmo