SIRTA QARSOON EE YOUTUBE | $ & Nidaamkiisa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 เม.ย. 2022
  • LINK-GA KOORSADA/COURS-DA : hosowpro.thinkific.com/
    LINKA WEBSITE-keyga. :
    Kusoo BIIR Group Telegram :t.me/+RR1EMaaNPfMwOTBk?fbclid...
    My FACEBOOK : / macaad2
    FACEBOOK PAGE : / inahosow
    INSTAGRAM : / ossmanny
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 496

  • @hosowpro
    @hosowpro  2 ปีที่แล้ว +205

    LINK-GA KOORSADA/COURS-DA : hosowpro.thinkific.com/
    LINKA WEBSITE-keyga. : www.hosowpro.com/
    Kusoo BIIR Group Telegram : shorturl.at/ikBDU

    • @baxri4fun
      @baxri4fun 2 ปีที่แล้ว +9

      bro wxn jeclan lha in aad iga caawiso sidaanu heli lha casharo adope preimer iyo wx kastoo vidoe editer ah mahadsanid

    • @BtsArmy-sn3kl
      @BtsArmy-sn3kl 2 ปีที่แล้ว +8

      Lkiin lacagtaas ma heeste 😭

    • @armaanmk1377
      @armaanmk1377 2 ปีที่แล้ว +8

      Walaal osmaan waan jeclahay TH-camr tayeysan Balse duruufo dhaqaale ayaa iheysto waxna waan ogolahay waan jeclaan lahaa Bar aan kaala soo xiriiro hadii aad ii tix gelin karto please please walaalkey fursadaan ha idhaafin waa iga codsi please please 🥺😢

    • @abdishakursuleiman8614
      @abdishakursuleiman8614 2 ปีที่แล้ว +1

      Asc brother hosow wxan jeclan laha inaa naga cawiso casharaan vidoe editing kusaabsan waxaan nahay dhalinyarada kugu xidhan thnks

    • @somalipodcast56
      @somalipodcast56 2 ปีที่แล้ว

      @Hosow pro macalin wad mahadsantay lkn lcagta coursyinka aad ayaaay qaali uyihiin🤤

  • @AnasirAbdilatif143
    @AnasirAbdilatif143 2 ปีที่แล้ว +89

    Inta Afurka Dul Fadhida Like Saara 😁😁

  • @detectionpro3324
    @detectionpro3324 2 ปีที่แล้ว +8

    qof walbo hamigiisa alle ha u rumeeyo inta lagu gudo bisha barakaysan ee ramadaan insha-allah❤

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +24

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❣

  • @mawliidozillyricz5425
    @mawliidozillyricz5425 2 ปีที่แล้ว +36

    Hoosow Waxan Rajeynaya inaan Ka mid NoQdo Ardeydada Cilimiga Tayeysan Ka Qaadan Doonto Mahadsanid MacaliMu Hosoow💪

  • @maajidmodelofficial2000
    @maajidmodelofficial2000 2 ปีที่แล้ว +8

    Run ahaantii muqaalkaan 99% dadka uu ku socda ayaan kamid ahay TH-camna waxaa igu dambeysay sanad kahor aan muuqaal so galiyo sababo jirto awgyd balse hadalkaga ayaa dhiri galin weyn ka qaaday wana so laabani doona Insha Allah Ramadaan mubaarak ✅🙏

  • @edabsansidihoyadeed704
    @edabsansidihoyadeed704 2 ปีที่แล้ว +9

    Ramadan kariim wiilka kaliye oo tayo leh youtube ka horay u soco

  • @zaynabnuur3156
    @zaynabnuur3156 2 ปีที่แล้ว +14

    Ramadan Mubarak walal adhi iyo Familkada quruxda badan❤️

  • @abdiwalirazmi5933
    @abdiwalirazmi5933 2 ปีที่แล้ว +6

    Qalbigaan Idinka Salaamay Soomaali Weyn

  • @ubaxbudisteabdiaziz9624
    @ubaxbudisteabdiaziz9624 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa'alaah walal
    Alaah caqliga ha ku xifido insha'alaah respect 🙏

  • @CeeblaCuud
    @CeeblaCuud 2 ปีที่แล้ว +1

    MaashaAllah we have Somali Ali Abdaal here. InshaAllah you will succeed. Somali viewers lacag badan lagama helo sidaan maqley. Laakiin qof exactly kuu sheegaaya inta uu helo bishii ma jiro oo somali ah. Motivation fiican ayuu ahaan lahaa if there was transparency,

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 2 ปีที่แล้ว +7

    Afurtu wngsan team hosow pro borama ayaa iga soo salaamay ramadan Mubarak 🥰🥰🥰

  • @gboy8648
    @gboy8648 2 ปีที่แล้ว +40

    Thank you teacher 📝💫

  • @mahamedshorty7417
    @mahamedshorty7417 2 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsan tahay fikradaan qaaliga ah iyo sida aad u garab taagan tahay dhalinyarada guul ayaan ku rajeynayaa sxb sare Hosoow

  • @sahinoffical8335
    @sahinoffical8335 2 ปีที่แล้ว +4

    legend hosow inbdn ayaa ku dawaday mar walbna moduuc Aad u muhim ah ayad ino so dhigtaa waad ku mahadsanthy Ramadan krim dag twee

  • @Somaligold448
    @Somaligold448 2 ปีที่แล้ว

    Waa mid qiimo u leh qofwalba oo u baahan shaqo iyo nolol cusub . Thnks bro

  • @MalaakAli-by5qe
    @MalaakAli-by5qe 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waa fikrad fiican 👏👍

  • @axmedcawil3045
    @axmedcawil3045 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah dhiiri gelin wacan baad noo samaysay.🌻🌻

  • @lifelessons3933
    @lifelessons3933 2 ปีที่แล้ว +3

    m.a illahy hakuubarakeyo❤ qof fcn tahy oo dhalinyarada dhiirigaliya mrwalbana ku dhiiriya sidy sixoriyada ugu shaqaystaan

  • @saamilifestyle66
    @saamilifestyle66 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah tabarak that's good a idea walala😍😍

  • @rasmifilmsvlogs5481
    @rasmifilmsvlogs5481 2 ปีที่แล้ว +1

    Best Yutubar in somaliya Hosow pro 🇸🇴❤

  • @kekejeje8382
    @kekejeje8382 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank my brother we follow you 💯

  • @ayaanleofficial9839
    @ayaanleofficial9839 2 ปีที่แล้ว +1

    We Are support for you teacher hosow pro

  • @maxamedjaceeloow6386
    @maxamedjaceeloow6386 2 ปีที่แล้ว

    Walaalkeyka dadaalka dadka larabto waa mid aad u fiican Walaalkey hosow ilaahey ha Kaa ajar siiyo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @xulkamedia3909
    @xulkamedia3909 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks bro casharkan aniga ayuu sitoos ah ii khuseeyaa, marar badan fariimo ayaan kuu soo diray balse iimaad soo jawabin

    • @hosowpro
      @hosowpro  2 ปีที่แล้ว +3

      Sorry walaal taas oo kale inaysan dhicin ayaaba u sameeyay Arrintaan

  • @abuazuzgamer8909
    @abuazuzgamer8909 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay kheyr hakusiiyee goormaad bilaabeysaa InshaaAllaah

  • @claahisheekhbashiir8218
    @claahisheekhbashiir8218 2 ปีที่แล้ว +3

    Hosow pro ramadan mubaarak keep going

  • @nimconura3294
    @nimconura3294 2 ปีที่แล้ว +2

    Hossow thanks waa rajadayda inaan samaysto TH-cam balse waanka cabsada

  • @ShahidNasri
    @ShahidNasri 2 ปีที่แล้ว +1

    Qalbigaga Nadiifka ah Iyo Cawinaadaada Sxbada xaqiiqdiii waa Mida Kaa Dhigtay Qof aana Hal Qof oo Cadaw ah laheen

  • @samiirstory6
    @samiirstory6 2 ปีที่แล้ว

    Cismaan hoosoow aad ayaan kuu taageera wlahi legend ayaa tahay hore usoco

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว +2

    keep going insha allah brother 👍👍

  • @naimaak2866
    @naimaak2866 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan ayaan kaa faaideeyay wll jazakalaahu khayr

  • @EngAliDaYax
    @EngAliDaYax 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid brother Macalinkeena social mediyaha

  • @hoygafanproj7397
    @hoygafanproj7397 2 ปีที่แล้ว +3

    Afur wanaagsan bro inkastoo anay yurub iyo africa isku mid ahayn

  • @drsjuweriyesayidomar6437
    @drsjuweriyesayidomar6437 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak hosow codsi noo raadi qisad Ahmed Hassan Oo masri ah makamad Lagu qaadey

  • @miyaasadiamond3307
    @miyaasadiamond3307 2 ปีที่แล้ว +11

    Waan jeclahay inaan TH-camr noqdo oo lawadago normal life kayga dadka lakin waan kabaqdaa ✊

    • @akarelaxation9899
      @akarelaxation9899 2 ปีที่แล้ว +1

      lkn waad sameyn kartaa midaas ogow

    • @ahmeddjamajktvfilms9614
      @ahmeddjamajktvfilms9614 2 ปีที่แล้ว

      Lamaane kuso gal

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 2 ปีที่แล้ว +2

      Normal life kaaga dadku uma baahnee waxkale oo fcn lasoo gal inshalh.

    • @Zhangzhi123
      @Zhangzhi123 2 ปีที่แล้ว

      Wll TH-cam hadii hormar ka sugeyso waa inad fikir gaar adigu leedahay la timada

  • @walalka_wayn1913
    @walalka_wayn1913 2 ปีที่แล้ว

    Wll hosow muqaaladaada waa muuqalada kaliya ee an xalad walbo ku jiro aan daawan karo keep hoing wallkey

  • @hennafoosladan6773
    @hennafoosladan6773 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah tabaraka alaah walal

  • @cawaalecajale3936
    @cawaalecajale3936 2 ปีที่แล้ว

    Haa legend hosow walipa waan ku dhiranahy in aan noqdo ardygaga pro

  • @ahmedjama9809
    @ahmedjama9809 2 ปีที่แล้ว

    Thank you teacher diyaar ahay sxb from Canada 🇨🇦 Toronto

  • @real_abdisamad1
    @real_abdisamad1 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Hosow💯

  • @ibrahimsudani7125
    @ibrahimsudani7125 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allaah allaha kubarakeeyo walaal cismaan , aniga aad baan udanaynaayaa shukran

    • @hosowpro
      @hosowpro  2 ปีที่แล้ว +2

      Soo dhowow walaal instagram @hosowpro1 ayaa igala soo hadli karta

  • @hubaaltraining
    @hubaaltraining 2 ปีที่แล้ว +1

    Horey u soco bro. Waxaad saarantahay waddada Ali Abdaal.

  • @saidabdiaziz9080
    @saidabdiaziz9080 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC osman Ramadan Mubarak

  • @kadijaactive5398
    @kadijaactive5398 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax hagaagsan wllo wlhi in badan ayn radinayy qof i cawiya hadad tiri safarow wax gado waxna garo. Waa hadal nin weyn waana fursad fican. Iam ready bro

  • @DARYEELCHANNEL
    @DARYEELCHANNEL 2 ปีที่แล้ว

    Mshallah dhiigale

  • @Comps223B
    @Comps223B 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan ku jira TH-cam anigoo maqalkayga iyo muqaalkayga mid na Soo galin

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 2 ปีที่แล้ว +3

      Legend waa booqday chanelkaga caadi mahan horay osoco haka caajisin

    • @Comps223B
      @Comps223B 2 ปีที่แล้ว +2

      @@dailycontent3955 ok bro

    • @cumarsheeko52
      @cumarsheeko52 2 หลายเดือนก่อน

      Asc sxp

  • @inabile374
    @inabile374 2 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan mubarak

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadaan mubaarak Cismaan Hosow

  • @sagalxasan1726
    @sagalxasan1726 2 ปีที่แล้ว +1

    ramadan mubarak🌙

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidd wll qaali aniga waa kula socdaa sidokle waxbadan ayaa kaa faaiidy mahadsanidd markle

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 2 ปีที่แล้ว +1

    Shukran akhii

  • @MUSCAABHAJJI
    @MUSCAABHAJJI 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsaniid wll wax ayaan kafaaidhi🥰

  • @vjhrfcnk4195
    @vjhrfcnk4195 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall qali

  • @uploadcentral8753
    @uploadcentral8753 2 ปีที่แล้ว +2

    Zxp waxaan arkayaa dadbadan oo soo qoraayo RAMADAAN KARIIM oo ah khalad waayo kariim waa sifo kamida sifooyinka ALLAAH balse waxan fican in la yidhaahdo RAMADAAN MUBARAK

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Mubarak Wanna sugayay Barnamijkan wll horu mar wacan

    • @muuminchannel4304
      @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว

      Walal allaah dambigaaga
      aduun iyo aakhiro ha dhaafo
      Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❣💔

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 2 ปีที่แล้ว +8

    Aniga waxaan dhahay Haa
    Lkn hadey kharash noqoto ma awoodo kharash aan course kugato xiligaan lkn wall 1k wax yar ayaa iiga dhiman ee subcribe igub dhiiri gali ina soo booqo bro hosow

  • @zaciimkaofficial1272
    @zaciimkaofficial1272 2 ปีที่แล้ว

    Thnks ustaad waa mahadsthy

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 2 ปีที่แล้ว

    Thanks my teacher keep going

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarek

  • @khadarabdullahi9962
    @khadarabdullahi9962 2 ปีที่แล้ว

    Hossow pro wll maad mahadsantahay. Wakhtigu markuu ii saamaxo ayaan kusoo biiri doon haddii Alle idmo.

  • @hymanhyman7733
    @hymanhyman7733 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarak ☪️

  • @nasramohamud1629
    @nasramohamud1629 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarak 🤚 wllkey

  • @Anasmohamed125
    @Anasmohamed125 2 ปีที่แล้ว

    Macalin aad baad u mahadasnatahay ❤🙏

  • @adamcqadir5477
    @adamcqadir5477 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllo waxan rajaynaya inaad ka mid noqdo ardaydaada

  • @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
    @ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 2 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan kawacyigeli kuwa muqalatha ceytha iyo humanta kufafinidona TH-cam muqalkan kabacdi

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim ❤️🥰🌙👏

  • @guledkarama2757
    @guledkarama2757 2 ปีที่แล้ว

    Haa wll wan raba lkn ima furna insha Allah wad iga cawin wll qliya

  • @hanuunwade
    @hanuunwade 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah wll mahadsanid

  • @ramlaahmed5254
    @ramlaahmed5254 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Mubarak

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan Mubarak Hosow barnamij yadii ramadanka kaaga baranay maku talo jirta inaad nosoo gudbiso walal wnku xiisay madaama wx badan ka maqnaa channelka

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakallah khair wll

  • @moboygamer3730
    @moboygamer3730 2 ปีที่แล้ว +2

    Saaxib hakeekaheleyaaa

  • @faraxmohamed3278
    @faraxmohamed3278 2 ปีที่แล้ว

    Waa an jecelahy forto

  • @fartun9503
    @fartun9503 2 ปีที่แล้ว

    Ramdan mubarak

  • @nasrachannel3431
    @nasrachannel3431 2 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak ☪️

  • @farxaancade1036
    @farxaancade1036 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks prd❤🤝

  • @yahyeahmed4775
    @yahyeahmed4775 2 ปีที่แล้ว

    masha ALLAH bro keep it up

  • @nanitube9813
    @nanitube9813 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wll🙏🙏

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un 2 ปีที่แล้ว +2

    ANu youtuber soomaaliyaa ahay hosow pro😇

  • @falaqeyntadinta3449
    @falaqeyntadinta3449 2 ปีที่แล้ว

    Ha walal hosow

  • @Wacanali8448
    @Wacanali8448 2 ปีที่แล้ว

    Thank you so much 🙏 yes

  • @hodaniitahappy3846
    @hodaniitahappy3846 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanit wllky hosow bro

  • @xasangoone4429
    @xasangoone4429 2 ปีที่แล้ว

    Hosow abti macan boqorbaatahay

  • @rahmaahmed1916
    @rahmaahmed1916 2 ปีที่แล้ว

    Ha waa rabaaa

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 ปีที่แล้ว +1

    congratulations 🎉

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wllj

  • @hodoadammohammed6002
    @hodoadammohammed6002 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh waa fakir fiican

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 ปีที่แล้ว +1

    i support you hossow bro🎉❤🎉❤

  • @SucaadoSamaara
    @SucaadoSamaara 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @hibayuusuf1849
    @hibayuusuf1849 2 ปีที่แล้ว +1

    Ramadaan mubarak

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 ปีที่แล้ว

    Walal waan rabaaye xageen kala xiriiraa

  • @anshurofficial1933
    @anshurofficial1933 2 ปีที่แล้ว

    Guuleyso hosow

  • @CADAANISHOW
    @CADAANISHOW 2 ปีที่แล้ว

    Waa Sheeko Kale

  • @mahadbonnuci1996
    @mahadbonnuci1996 2 ปีที่แล้ว

    War saxiib waanku taageera

  • @SOMALIRECAP
    @SOMALIRECAP 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll hosow Guulayso

  • @ssy2135
    @ssy2135 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah cismanow waa diyaar

  • @sadaamsiciid4748
    @sadaamsiciid4748 2 ปีที่แล้ว +3

    Nio zxb wad mahadsantahy wan jecla balse fursadda noloshu ima samaxayso inaan galo insha alah hawluhu markay iga so dhamadaan ayaan ku iman dona wana ballan insha alah adna so ducee
    Dadka daawadayna waxn leyahy waar wa fursade ka faa idaysta idamka alle

  • @lulahmed7756
    @lulahmed7756 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah hambalyo wall

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 2 ปีที่แล้ว +2

    Waligey wa jecla in an noqdo yutubr lkin somlia sey u istcmalan ayn dib uga dhacy lkin wa rajodeyd inshallha

    • @hosowpro
      @hosowpro  2 ปีที่แล้ว

      It’s never too late walaal

    • @abshiroomaar5541
      @abshiroomaar5541 2 ปีที่แล้ว

      @@hosowpro yeh tnx bro