الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله
SHEKHOW MA LAGA YAABA INEY SUN UGU SOP DAREN . INSHA ALLAAH LAKIIN WIXI GAZA GALA SUNTEY KU SII DIYAARIYEEN XITA SAAD.AYU ALLE UGU BEDELAAYAA MUSLIMIINTTAS AY MUSHRIKIINTA IYO MUNAAFAQINTABA
Sheekhan balaayo uunbuu ka sheekeya wax la dilay iyo yuhuud magacyadooda Uu nabaray sheekh dadka muxuudiro u qabo oo Khair uvsheeg dil boob iyo halaag ayuunbaad la soo fadhidaa😮😮
Dakadaba Armey Carabto dhistay oo Mareekanku iska Sheganayaa inuu dhisay madama gargaarkaba Asagu sheegtay walalaheen Falastiin Allaha ha u gargaaro Cadawga is Beheestana Allaha kadulqaado
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
Wll hoos noso dhig muqalada
Wadaada Islaamka sida Sheikh sudeysi maxey oga amusan yihin arinta xasuuqa wlalaha Falastiin mise xaq maahan taas
Sheekhaw hala yaabin waxaa la gaadhay Wakhtiigii Caqliga, Qalinka, Cadalada,&Nasrigii islaamka!!! Arimahana Socdana Waxaynu u daynaynaa ( Alle) wamin Ayaatiii!!!🧠✍️🙏🫅S/la,aand
Asc sheekh ku meyey waxan ka sugeynay casharki ku sabsana xolo helida
@@abdifitaxmaxamud4119Waa la xira
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله
AIIahu Akbar☝🥰🥰🥰
Masha Allah sheikh mohamed
New updates
لله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
SheQ,waa sax aljazira ayaan ku arkay Godod cusub ayey Qotan mashlh ilah Garabkoda hagalo
Allahu akabar ilahay garagarakisu waa imanaya inashalaha ❤❤❤❤
Jazakum Allahu kheyran sheikh muhammad
Masha allaah ilaahay bad mahadaa u sugnaatay ilaahow farxada noo soo dedeji oo yuhuudaa iyo xulafadooda halaag degdeg ah u keen yaa raxiim yaa raxmaan yaa rabul caalamiin
❤❤❤❤❤❤❤yaa rabbi shukran allow ku xafid walalkay abu cubayda
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.
Alaa inna nasrulaahi qariib
Alxamdu lillah Hadi la wareeroyey shayaadiinta Muslim ka ❤❤❤❤❤
اللهم انصر اللهم انصر يا رب اخواننا في فلسطين يا رب
Jazakallah Khair sheikh dulmidiid
Takbir ya umatal muslimin
Abuu cubeyda guul ❤❤❤❤insha Allaah ❤❤❤Alaahu Akbar ❤❤
Scw scw scw scw ♥️💯💯♥️♥️ sheikh wacaleiku salam gull gobonimo hamas Palestine Free Palestine Free Palestine
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وغزة آلعزه ❤🤲🕋
Cawa anaa uhoreyo❤❤
ALLA'AHAYOW FALASTININTA UGARGAAR YAA RAHMAN.
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
ilaahay guusha hasiiyo reer falastiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
الله اكبر الله اكبر ولله الحمد garabkodha Alaha galo
God blessed you my brother
Allahu Akbar Alx
ilaahay ha u maciino mujaahidiinta iyo reer falastin
May qarsadaan sirtooda haday cagaf galinayaan alaah ha Indho sabo
اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Kusali xabeb keni
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 ❤❤
اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه
Abuu cubeeyda ALLAHU yaa xisaka
Allaah illaahow adaa awood kaligaa leh ee Gaza/ Palestine guuleeh isreal qasaaro wayn kurid Aamiin Aamiin
Haddaad aragtid Imaaraadka, waxaad aragtay shaydaanul ins. Imaaraadka, Allaha ka qabto Islaamka, maxaa yeelay waa sharr socota.
Muslimiinta waka farxisaa e Allaha kaa farxiyo aamiin yaa rabi
10 gaadiid baan beegsane buu dhahay waan gubne muu dhihin turjumaada hagaaji
استهدفنا مأئة آلية
Thank you Sheekh
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
maansha allaah illaahoow u hiili falastiin iindha allaah
Ilaahayow dhemee yahuud
Ilahayoow uhiili falastiin
Jizkumlahu qeyera shiiq dulmi diid
Ilaahay mahadaas leh,falastiin Ilaahay guusha ha siiyo
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد
WA kam min fi ati qaliilata qalabat fii ati kathiira bi idin Allah
Allaah akber xamaas maqwinda alqasaam🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲💪☝️
Ya Rabi ukarkar mujahidinta
In cha allah casa victoire allah
الهم انصوراجواننا فلسطين
mashaallah allahu akbar
Imaarat Waaa Cadowga Koowaad ee wadamada islaamka subxaanallaah ilaahay Umada Haka Qabto
SHEKHOW MA LAGA YAABA INEY SUN UGU SOP DAREN .
INSHA ALLAAH LAKIIN WIXI GAZA GALA SUNTEY KU SII DIYAARIYEEN XITA SAAD.AYU ALLE UGU BEDELAAYAA MUSLIMIINTTAS AY MUSHRIKIINTA IYO MUNAAFAQINTABA
SHIIKHOOW KOORSADA NALA SOO DHAQSO KHEYR ALLAHA KUSIIYEE.
Allaahu akbar
❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤
illahaya ha isku Jabiya rabina masibo ha uu kena ducada isalanka rabi ha Qabala Yuhuda Qasar iyo mucujisa rabi idan kulamiya gush wiilasha reer Hamas
Ustada shaqo adag ba shacabka uu haysa tan kale habeenka ma seexdo hadi an warka dawan
100 gaari 10qof midkiiba waaa 1000 dhimasho iyo dhaawac ka dhig
Allah jabiiyo
Allahu Akbar
Allah Akbar
Allhu akbar
Allaha u gargaaro falastiin .
Alhamdoulilah Alhamdoulilah illaahay a ku barakeyo Sheekh
Imaaraat waa sun waxooda hadiidaan
الله اكبر ولله الحمد
Manshallah alyasiin blue ah❤
Waligaa ma,aragTay xisbullahi dad ay kadshay yuhuuda saldhigyo ayey gubaan laguma dhinTo madaafic ayey ridaan mana arkeysid yuhuuda oo oyneysa sida xamaas
Yuhuuda musiibo dhexdooda Allaha ku rido
Ayagaaba isku bilaabay wexena iska dileen 1,000 kun askari waxana dilay mid waday diyaarad oo aha islaam lkn si cad loo shaacin bro
Alxmduliah
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا شيخنا
Aaway online jop kii
اسلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Cabsi baa illaahay ku riday, ulufyo wayntiiye
Irriday istaagtaba gantaal, ololayaw galaye
Niman aarsan baa gubay, waxay ciidan urursheene
Ku eryada alyaasiinku waa, eebo dabar goyne!
Asc sheikh
Wa jaajuusnimo
Sheekhan balaayo uunbuu ka sheekeya wax la dilay iyo yuhuud magacyadooda Uu nabaray sheekh dadka muxuudiro u qabo oo Khair uvsheeg dil boob iyo halaag ayuunbaad la soo fadhidaa😮😮
Maansh Allah xamàs waa jihaday
RAXMAANOW U gargar
Shiikh program kii ma diyaarisay adoo mahadsan
Sheekh hye tartiib hadalka wadnaha naboodboodaaye
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Allah hausku jabeyo
Xizbullaah iyo Israel wey isokyihiin
Asc shiikh yuhuudu waxa ey qarinayso waxaa ka mid ah xamaas karaha iyaga ayaa qabsaday oo ku dilay shakiga ciidan maxaa kenay
Falstiin❤
Waxyar kadib waxaad maqli doontaan digaalkan oo uwareegay xizbullah iyo Israel waana gaba gabada israel insha Allah
Asc wr wb
Video yada sheikh al jazeera aan kadaawanaa noo falaqee laakiin TH-cam ka iska ilaali yuu kaa xirmin
Imaaraadku waa laheeste band ayaa lagaqaadaa wixii loodiraa ayeykentaa
Sh courski aad sheegaysay mxaa ku dhacay
Sixir
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aawey course dii xagee ku dambeysey.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇵🇸❤️🇸🇴✅👍great
Macalinka telegaram noofur mesha nosoodhi
Waxaa suuragala in Mareykanku raashinka ka iibsaday Imaaraatka. Khasab maaha in Imaaraatku bixiyey
Emiratka wa sirdonka mareykaka wu arabta u adeqsado
Dakadaba Armey Carabto dhistay oo Mareekanku iska Sheganayaa inuu dhisay madama gargaarkaba Asagu sheegtay walalaheen Falastiin Allaha ha u gargaaro Cadawga is Beheestana Allaha kadulqaado