لمصلحة من يتم التخطيط لتدمير قوات بونت لاند هل لمصلحة امريكا او الامارات او اثيوبيا اليس من الأولى قوات بونت لاند تقوم بتحرير عيرجابوا سعيد دني يخون الهرتي
SOMALIDU WAA DAD CAQLIYADA KA WALAN SEE PUNTLAND CIIDANKEEDA OO DHAN HAL MEEL LAYSUGU KEENI KARO PUNTLAND WAA DEEGAANKA UGU BALAARAN EE SOMALIA CADOWGA BADANA KU XEERANYAHAY CIIDANKA MAANTA LASOO BANDHIGAY WAA INYAR OO HOWLGAL LOO QORSHEESHAY
Manshaalaah Guul guuleysta puntland state❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪meelwalba iyo goorwalba amin 🙏💯 cadowgiina Jabi amin🙏💯
Deni good job 🔥🇺🇿👀💪🏽
Guul pl wa powerfull manshallah 💯✅️
Guul iyo gobanimo buntlan ❤❤❤❤
Mashaalh guul guul butlan
VIVA PUNTLAND ❤❤❤
MAANSHA ALLAAH
M.a allaah Swt isha cadowga haka qabto Aaaaaamiin Aaaaaamiin Aaaaaamiin
Inta qarsoon kabadan
Guulo isdaba joog ah ayaa ciidankyga u rajaynaya❤
Guul ciidanka militarization putland
M.WEYNE SICIID CABDULLAAHI DENI WAA KU MUDAN YAHAY SHAQADA WACAN EE UU QABTAY
Viva butlnd❤🎉
Congratulations
Lacsgata Cusub oo puntland waxaa lagu magacaabin karaa:
Birham:1,5, 10, 20, 50 iyo 100 birham.
Birsi: 1, 2 , 5 , iyo 10 birsi.
Haddii la sameeyo lacag adag ayey noqon kartaa
Mustaqbal Cusub ayey noo furikartaa lacagtaasu
Mansha alah guuuuuul butlan cadawa butlan hajabo installed alah
Anaa kula headliners kaagaro isdaaya dadkaaga
Madaxweyne soomaaliya waa Kuma deni Axmed. Iyo xasan
Somalia wa lagu kala thy nin walbe degangisa ha qruxsado oo dadkiisa Nabadoda ha sugto
VIVA PUNTLAND STATE
Wiilashan ma ilka feeg ah
Ayaa ugu jira
Kkkkkkkk
Wiila shenanigans fake maaha wallo Like fake maaha
Waxay ii la muuqataa aragtidayda dhoolatus
ay puntland ku leedahay
DfS
hadaad isku daydaan sida
Jubaland
in aad noola dhaqantaan waxaan ayaa inoo diyaarsan
iyo wax qarsoonba !!!
Xaasi suu u eghatba hadhoco xasido jab.shuuko kirrbalaguyir suu,all sal toqomed guull 🎉❤😅❤
ADEER WAAD QALDANTAHAYE CIIDANKA PSF KAMA MAQNA EE BOQOLKOOBA 95 PSF WAA JOOGAAN KALIYA WAXAA MAQAN ILMA DIYAANO IYO TIRO YAR
Kkkkk war niyahow Dani Ayan aqanaye armu itobiya ku werara
Faam nadanaa bidlaan tirikoob waa 200,000 shacab iyo ciidan In tee ka soo baxaysa marka xaal ku waa sidaas
لمصلحة من يتم التخطيط لتدمير قوات بونت لاند هل لمصلحة امريكا او الامارات او اثيوبيا
اليس من الأولى قوات بونت لاند تقوم بتحرير عيرجابوا
سعيد دني يخون الهرتي
SOMALIDU WAA DAD CAQLIYADA KA WALAN SEE PUNTLAND CIIDANKEEDA OO DHAN HAL MEEL LAYSUGU KEENI KARO PUNTLAND WAA DEEGAANKA UGU BALAARAN EE SOMALIA CADOWGA BADANA KU XEERANYAHAY CIIDANKA MAANTA LASOO BANDHIGAY WAA INYAR OO HOWLGAL LOO QORSHEESHAY
Wiilasha yanan la dhamayn dhulkas waa dul adag
يا الله وحيد السومال واحفض لاكن في وجود اتوبيا والامرات يكون بينكوم فتن وحروب بينكم
Maxaa qorte
Putland daaish ayey la dagaaleysaa
Cid rabto maleh isaaqland ma iska fiiriyi Tanzaniaka dibiro
Baroorta jooji yaan lagaa dareemin kuma aqaane Isaaq waa ku ciile
Xasan dad madheedh G36
Waxba kutari mayaan
Yaabku malayshiyo beeleed reerkeenaa miyaa kkkk
HAWIYE AYAA LOO JEEDAA. IYO. SOMALILAND
Meel ay Weligood ka dagaalameen oo ay Guul ka soo hooyeen majirto
Xanun syaku haya dhakhtar tag, inta ay guul kenen ,meel kale somalia kama dhicin!Dhulkida nabad ayeyka dhigen!bal adiga shegi degan!😂😂
Qofku marka asagu istilmaamo waa ceeb ragaan waa ragii madaxtooyada ku geeyey adigu amisom ka xoraw xaasidnimada iska daa masha allaah dheh wiilal kula tola u ducee somali waa isku mid
Miskiin aan waxba ogayn
Hassan waa dilaal iyo kuwii ka’horeeyay ee badaha Iibiyay Dani & Ahmed madoobena waa sirdoon ay Ethiopia 🇪🇹 iyo Imaratka 🇦🇪uraya ay keensadeen si dowladda ay cagaha ugu istaagin waa Amxaaro & Oromo noo dhuuntay sida Muuse Biixi & Cagjar ilaahay kulligooda ha’dulleeyo oo nacalad haku’wada rido iyo Geele Cafariga uraya aan dhiig Somali la hayn ilaahay Madaxda 5ta Somali ilaahay hana’dhaafiyo iyo Kufaarta badaheena ku meeraysanaya ee Turkida 🇹🇷👎🏼 Ordogan uraaye ay soo dirsadeen Islaamkana ku gambanaya Yuhuudka halaga foojignaado walahi iyo Masaarida 🇪🇬👎🏼 Yuhuuda 🇮🇱🤧 ayay kaalmeeyaan nacalad haku wada dhacdo wixii Somali dhib la’danacsan & khiyaano yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
😂😂😂😂😂..CIIDANKO..DHAN..SOO.LOO.SOO.SAWIRAA.SIR.CIIDAN..BANANKA..LAMA..WADA.KEENO.SOMALI..WAYADAN.DANBE.SIR.MALAHA😂😂😂
KULIGOOD DABADA AYAA SALIID QUNBE UMARSANTAHAY WAA QOOMULUUD
Hooyadaa miyaa kula wadaagtey
Adiga qoomuluud ah. Qofku wuxuu yahay buu dadka ku sheegaa
Ciidan majeerten ah .xagee loo wadaa .
Iyagiiba argagixiso so oo alshabab qaybka ah😂
Cuqdad rer ayaku haya xal kuma heyno iska wad ooyi bes!😂😂
Waxaa laga yaabaa in md xasan wax la tusayo maadaama uu waayadan uu ku duulayay dowlad goboleed yada
Afartaas cabdibile yeysan ben idin sheegin meesha waxba kuma heysaane
Miskiin waa aad bukata waad udhiman bukaanka 😂😂
Intaa wa qeyb kaliya ,mamul heysta maleh waxa udher mushahar iyo dhaqale!#
Hadduu ula danleeyahay inuu DFS ku cabsigeliyo haddaba wuu waalan yahay miyuusan ogeyn DFS waxay ay gacanta ku heyso balse nasiib darro intuu itoobiyaanka ugu tooqi lahaa ayuu dowladdiisa u faanayaa baqti aan damiir lahayn
Baqti adiga Xassan munafaq aya ah agagixisadna idinka sodiray, dowlad Somaliyed manta majirto, anagana dhulka yagan difaneyna, moryan waa kufahmeyna.