Acww Abuu Duujaana thanks for all you did for Mohamed and his family . May Allah make it easy for you brother , for get about that woman in America who is enjoying her life .
Abudujala waxad tahay shibir maaleyko allaha usodiray mama khadro cabdi iyo wilkeda yar ee miskinka a ee haaben iyo malin lagu caynaye wecelbad tahay allaha daarti ku cawinayo allaha ku xafido carurtay
Waxa layaab ah wiilka hadii wadankii uu ku dhashey yimi just haraadsado wixii ka maqnaa you tube program miyaa sow dowlad ma hoos joogo oo markuu soo baxey safaarad masoo dirin maxaa ka dhigey in reer loo barbaryo waxbaa si ah runtii hala saxo waxa jira ninka dad uma baahna dowlad buu u baahan yahey
2025 wax social media been kaga sadaqaysanaay wa somali un shit wa busho sadaqa ku nol 89% ila dowladooda yaabka adunka waxa ka si daran dad europe ama canada ama america wadamada nololsha ka jirto hada somalida mesha joogto social media bay ka sadaqaystan sida groupka beenta sadaqada ku arurinaaya . waxba ha siniina wa caabtooy iyo shuubo iyo jaahilin groupkan 😂🤣😅
Like Saara muuqaalka fadlan🙏
❤🎉
Abu dujaal ilahay ha ka qabto cadowga ha ka xifdiyo from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Kuwa wiilkas yar iyo reer kiisii dhibateyey ee dhibatatay ugeyisten maskaxdiisii ay tabatay kuwas haday dhibatadas raban inay siiwadan cuqubo aduunka kudhacda iyo cadabkii akhiro ayaan Rabbi uga barinay cid kasta oo wax dulmida Rabbi ayaga iyo waxay kanaxan ba cuqubo haku rido ilmahas yar waan la oyey dhibatada haysata Rabbiyoow awoodada ugu hiili ilmahas yar isaga iyo ehelkisaba Aamiin yaa Rabbi.
sixirole ayyey kaso adejiyeen ilahey ayaa Kawen quranka ayaa ka adag xaasbuna allaah.olahey ayaa mahada leh illahow caafi.maxamed yare sheydankana illahey haqabto
amiin amiin.amii yarabi.yaraxmanu yaraximu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
masiibo hakudhacado ilaahaya weena
Maxaa daba dhigey wiilka yar Alle ha ugu baqdo soo Ilmo ma dhalin reerkaan
WAA SHEYDAMO AN NAXIN LAKIIN ALAAH AYAA LA JIRO EE AN U DUCEYNO TAAS AYABA ANFACEYSO😢😢
Illahey xaqa ha uhiiliyo aamin aamin aamin wiilkaa waa guuleysan insha allah
Allahouma Amin ya Rabbi 🤲
@HALIMA7ALI-jo6xe wiiahas Abidjan iyomaxame alloow xifdi cadwga ka qabo
Waanag khumayo ah allaha hadinka lhabto
Illahay cudraan bogsoon hakurido kofka inanka yar dantisaa kaso horjeeda
Acww
Abuu Duujaana thanks for all you did for Mohamed and his family . May Allah make it easy for you brother , for get about that woman in America who is enjoying her life .
Musiibo ala hakurido wixii cunugaas dhib iyo laqdabo larabo afar faataxo umara aamiinta kurdara
Xishooda Nin yahay
Quraan an cadad lehen sara wilkan hasbuna Allah wanicmal wakeel😢
Wa ku qaraba naysin
Wax magaratada iyo kuwa cadoga ah warkooda ha u bixinina waad guuleysaneysan insha Allah
Maka iyo madeena yaa Laga Soo habaare Habarta wiilka
Miskiinka ah
Dadka dhiibtaynaya wiilkay iyo dadka caawinaya allaha ka qabto shartooda
Ilaahay ha kugu guuleeyo walaalkeey howl sadaqo ah baad wadaa alle ha kaa abaal mariyo
Xasbiya laahu wanicmal wakiil
Laaxwla walaa quwata ilaabalah
Abudujala waxad tahay shibir maaleyko allaha usodiray mama khadro cabdi iyo wilkeda yar ee miskinka a ee haaben iyo malin lagu caynaye wecelbad tahay allaha daarti ku cawinayo allaha ku xafido carurtay
Walaashay magaca asxaabi sax (Abu Dujaana Alansaari).
Wilkas Miskinka Familka Dhibateyey oo mel Cidla kaga tagay ilahow cudur ku rid rabiyow familka yaan lacafin ee hala dacweyo plz ee Xabsi haladhaho Islanta musiibada oo familka nolosha u diiday yaan lacafin Gabartas musibada😢😢
Ilahay inkaar ha ku rido qofka qof 😂soomaali ah dulmiya
Illahow moryaantas kabadbaadi cunuga yar
Aamin aamin aamin
Xisbeyalaaa xisbeyalaaa xisbeyalaaa
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abu dujane kuso daaten willas maxey udawa socdaan iyo abu oo cawinayo😢
Wiilka. Number kissa soo qora
Danahaaga qabso maxamed canada
Waxa layaab ah wiilka hadii wadankii uu ku dhashey yimi just haraadsado wixii ka maqnaa you tube program miyaa sow dowlad ma hoos joogo oo markuu soo baxey safaarad masoo dirin maxaa ka dhigey in reer loo barbaryo waxbaa si ah runtii hala saxo waxa jira ninka dad uma baahna dowlad buu u baahan yahey
Walal wax badan Wala wayay wa yaab rikaata jirta inan sifican ufahmidona rajeyneyna
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😅😅😅😅
allaahu akbar
Inkaro.kugu.dhacdey.maxaa.wilka.dabadhigey
Musiibo haku dhacdo naagta wilkaas yarka rabta iney duleystaan
@@saafi1302habaarka sidu isaga dawa dhacayo wad yabi umadi dhana habartameysa 😂
2025 wax social media been kaga sadaqaysanaay wa somali un shit wa busho sadaqa ku nol 89% ila dowladooda yaabka adunka waxa ka si daran dad europe ama canada ama america wadamada nololsha ka jirto hada somalida mesha joogto social media bay ka sadaqaystan sida groupka beenta sadaqada ku arurinaaya . waxba ha siniina wa caabtooy iyo shuubo iyo jaahilin groupkan 😂🤣😅
Kaalay kiiskaan ma dhamaada miyaa tuugaa thin
Idinka naftirkiina
Lacag ayaad ku qaadataan