ABUU JAAHIL WAA QAIN, SIXIR IYO BALAAYO KA DHARJIYAY WIILKAN, YES MAN AYU KA DHIGTAY, LACAG FARA BADAN AYU KU ARUURSADAY, JAZADAADA AIGA IYO ILMAHAAGA ALLAHA IFKA IDINKU RAFFAADIYO.
Naagta waa qiyaanooley birth certificate soomaali ayey taala ayey dhaheeysey shaley maxaa loogu geeyay lawyer hadii wax kale laga wadan maxaa loona siinwaaye wiilka maskiinka ah. Ciidan waa tuugo oo Alle ka baqeyn. The question is, why do they hate their sister and her children
Somalida waa dad aad iyo aad gullible u ah. Waxba uma fiirsadan. Abu dujana aniga waan ka boodey mago. gabdha waa runted lacag iyo hanti ayuu wiilkan yarka ku aruursanayaa. Waxaana arkey mar hore in uu wiilkan lacag ku urursanayo. madama uu cawinayana wuxuu u maleyey in uu xaq u leeyahay in uu wax ku urursado. Isaga iyo maxamedna waa is og yihiin deal ayey wada galeen. ha i soo marina somali aamin ma leh.
Wiilka dawlada kanada ayuu la jooga isagoo darbi jiifa ayaa la soo caawiyey maantana cadna uma baahna dadka wax caawinaya afka haku soo taagin Dulmiga hadad raacdo adiga hakugu dhacdo taas oo kale
@ caqliga is tir miyaa waxaagu? wiilkan darbi ayuu jifanayey ayaa tidhi hada darbi ma jiifo, cunto iyo meel uu sexdo waa heystaa 20 cisho ayuu Canada joogaa birth certificate waxaa la sugaa 6-8 weeks lacagta ilaa iyo Kenya markuu joogey umada laga aruurinayo ee abu dujana oo Kenya jooga loo dirayo maxaa laga wadaa? Cid aan dulmi ku cawinayo ma leh. dowlada Canada iyadaba jecel in wixii lacagteda ben been ku cuney in ay sharciga la tiigsatee muxuu xabiibadan 24 saac uu ka sheekeyo police ugu sheegi wayey ileyen hada Canada ayuu koogaaye? Kkkkkkk sheeko baraleyda meelahas la taga. abu dujana xitaa wiilka lacagtii uu jamal u keenay malinkuu maxamed soo degey isagaa loo direy. observation ha sameynina oo waxaad aragtaan ha sheegina waa dulmi miyaa sheekadu kkkkkk
@ bilaa caleek maxaa timaha iga dataan oo madaxa ii xanuunayaa ayuu ku lee yahay gabdha waa i dabo galeysaa ayuu ku yiri gabdhan adna qof ku dabo galaya public ma iska sheegaa in uu ku arkey?Adna si macquul ah ayey ula hadshey abu dujana su’aalo macquul ah ayey weydisey muxuu ku jawaabey qosol iyo kaftan, qofkii ku dhaha maxaa lacag loo ururinayaa iyo hadii la aruurinayana adigoo Kenya jooga maxaa lagugu soo dirayaa dhalo jabtey intuu noqdo abu dujana ayuu umada cayaya waxna uma sharxayo. taas xitaa ma aragtaan miyaa, wiilkan cidna uma ogola abuu dujana qofkii xitaa cawinaya aniga ha isoo maro ayuu ku leeyahay hada waa isagoo jooga Kenya wiilkan uu joogo Canada kkkkkl cid uu isaga ogeyen hadey u tagaan wuu caroonayaa, why ? Adeer wiilkan in uu isolation gashto oo isaga mamulo ayuu rabaa dhaqankasna dhaqan fiican ma ahan
Wiilkan waa tuu ku waaalnaa oo uu ku oynayey aabehey aabehey ayaan rabaa, aawey abihii uu radinayey maalin kale ma ka maqashey siduu africa uga tagey isagoo abihii hadal haya? Abu dujana hadalkiisa dhan waa yaan la i eegin yaan la ii fiirsan aniga bes waxaan idin sheegayo rumeysta, wuxuu sheegayana ma leh, wiilkana maskaxda ayuu ka qabsadey wiilkana lacag ayuu ku aruursanayey markuu hanna ka soo wareegay ilaa hada. Wiilkii oo Canada jooga documents dhacey maxaa lagu falayaa? Wiilkan magaladii uu ku dhashey vital istatistics Office ayuu wici karaa oo birth certificate ii soo dira ayuu dhahayaa wax walbana iyada ayey ku xiran tahay, information ka abihii iyo familkii abihii ayuu radin karaa intuu waqtiga ku luminayo social mediaha. Caawina cidna ugama baahna turjubaan ha la ii qabto ayuu dhihi karaa case worker kiisa kala hadli karaa wuxuu u baahan yahay. Abu dujana iyo maxamed sheeko baraleey ayey wadaan run hadad rabto. lacag bilaash ah ayaa loo macansadey oo aruuriskeda la hayaa. runtii.

Xasankaan ayaanba kashakinay, maadaama uu cida kuqolo yahay, asagaaba lawawajiile ah, oo sirta gudbiyey iyo halka uu joogo Canadian boy
Naagta waa qiyaanooley birth certificate soomaali ayey taala ayey dhaheeysey shaley maxaa loogu geeyay lawyer hadii wax kale laga wadan maxaa loona siinwaaye wiilka maskiinka ah. Ciidan waa tuugo oo Alle ka baqeyn. The question is, why do they hate their sister and her children
Maanshallah mahamed wa fariid foojigan cadow kuma arko
Illaahey wax ka weyn oo la.aaminaa ma jiree walaalow xasanaad badso
Naagtan carabka wayne, wuukufahmay sheekada aywadato 😂😂😂
Afmishaar kala hadleyso waaye
Dhaqan ma taqanid xagee abti ugu noqotay abti siiriya lagu arkay maa abti laysugu noqdaa kkkk. Xasan waa ku baranay caadoqate tahay daciifa ka leexo wiilkan
Naag laba wejiile ah miyaa ?
Xasan caada qaate mooryaan dhuuni raaca tahay aduun walee nasab ma tihid meeqaa lagu siiyey cada qaate
Ma ilaah bay taqaanaa waa reer fadaraa tuugaa sixirlowyala waaba dilee hadaba gariiree naa orod shaqo yeelo