Eng Ismail Abdulkadir Ali oo ka warbixiyay horumarka dekadda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 76

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +3

    Dekada Garacad & Puntland Alloow Barakee

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 ปีที่แล้ว +2

    Maan sha allaah allaah ha barakeeyo dekada kayr allaah ha idnka siiyo dad wanaagsan oo qalbi wanaagsan baa tihiin reer garacad allaah ha idiinku dhameeyo khayr dadka waa loo duceeyaa oo la dhiiri galiyaa soomaali u duceeya dadka dalka soomaaliyeed allaah ha wada barakeeyo

    • @Raho339
      @Raho339 ปีที่แล้ว

      Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Raxmaan

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 ปีที่แล้ว +2

    Maan shaallaah allaah ha idiin bara keeyo khayr aduun iyo khay raakhiro ha idin siiyo siiyo umada islaamka ee soomasliyeed waa loo duceeyaa oo loo baarigaa aduunku hadaad wax samayso hore u soco buu uranayaa waxa ka badan baad samayn kartaa wiilka waa daacad waramayaa bur cad badeed buu ku soo celceliyaa maxaa khaldan bur cad iyo wax badan oo dhibayay umada soomaaliyeed allaah baa ka kor qaaday meel kasta bay ka jirtay Markasta u.mada islaamka soomaaliyeed waa loo duceeyaa kuwo wax wada qabsada oo is gacan qabta allaah ha dhigo oo isku farxa

    • @Raho339
      @Raho339 ปีที่แล้ว

      Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi☝️

  • @mohaamedabdullaahi226
    @mohaamedabdullaahi226 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @kingshibiinofficially4893
    @kingshibiinofficially4893 11 หลายเดือนก่อน

    M.ashaah guulayso wariye hanoolto Taas Alle ayaa mahad iskaleh iyo bulshada Reer puntilan iyo dawladooda oo is garab satay Iyo xukuma dooda tayeen iyo tiigsi Ugu horeeyo madaxwayne dani dal dhis xafidahullaah viva Qaranaka puntilan viva madaxwayne dani puntilan 🇺🇿 💪💪💪💯

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah🇸🇴 That’s Beautiful! May Allah Keep The🇸🇴People/Land Safe And Protect! Ameen!

  • @libanali8725
    @libanali8725 ปีที่แล้ว

    Labo halyeey hanoolaadaan!

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 ปีที่แล้ว +6

    Congratulations to the great people of Garaad but with utmost respect and dignity DON'T ALLOW DP WORLD to come near to your tremendous worked done in the said Port

  • @libanali8725
    @libanali8725 10 วันที่ผ่านมา

    Walaalkey Eng. Ismaaciil Sh C/qaadir Cali Halable, Allaah ha idin xifdiyo dhamaantiin.

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 ปีที่แล้ว +6

    Masha alah ilaah ha inoo siyadiyo hormarka guuleysta somliweyn ❤

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 ปีที่แล้ว

    Mashlhaa ❤❤❤❤

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle ปีที่แล้ว +11

    Dakadda Garacad waa mida ugu wayn xagga biyaha 14 Meter Depth somalia oodhan lagama helayo
    Anigu waxaan qorshayn inaan boos kasoo qabsado dhowaan

    • @adamyare9554
      @adamyare9554 ปีที่แล้ว +1

      Booska wax kadhiso. Boos cidlo ah it's useless

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle ปีที่แล้ว

      @@adamyare9554 Kooow inaad booska heshaa ka horaysa intaadan dhisin horta aan soo iibsado lolz

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 ปีที่แล้ว +4

    Wcs ayaanle wan jeclahay barnaamijyadada wakhtarka leh
    Farxad ayay I tahay inan dad soomaliyeed oo iskood dakada intaa leeg samaystay guulaysta dhamaantiin 🇸🇴💯💪

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah dadaal waa gaaraa raganimo waa taas ayaanle Hussein abdi mahadsanid sxb😊

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว

    Ayaanle libaax wadani ah 👍👍👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ladanjama7928
    @ladanjama7928 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato ❤

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 ปีที่แล้ว

    MAASHAAALLAAH ,ILLAAHOW U BARAKEE SOOMAALI BARNAAMIJKAAN.

  • @ahmedfirato4247
    @ahmedfirato4247 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid hanolaho

  • @Ahmed-j3s6x
    @Ahmed-j3s6x ปีที่แล้ว +1

    Waa ku faraxsanhay horumarka #GARACAD insha allah reer hobyo yana ha isku tashtaan

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 ปีที่แล้ว +1

    Ayanle shaqo halaga siiyo & boos & gabar
    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allaah ilxun Allaha ka hayo

    • @Raho339
      @Raho339 ปีที่แล้ว

      Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤Masha Allah

  • @AxmedSaalax-o4e
    @AxmedSaalax-o4e ปีที่แล้ว

    Dekedaa garacad Alle ha guuleeyo hana barakeeyo

  • @faizasalatsalat8598
    @faizasalatsalat8598 ปีที่แล้ว +4

    If people are given a opprtunity to positive this is what you get to see

  • @haawoali5442
    @haawoali5442 ปีที่แล้ว +1

    M.a waan kufaraxsanhy hormarka aan gaadhnay waxaan rajayn meelo kale oo Somalia ahna in gaadhaan hormarkan

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it ปีที่แล้ว

    Great.

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว

    Hormar wacan❤❤😊

  • @AxmedSaalax-o4e
    @AxmedSaalax-o4e ปีที่แล้ว

    Barnaamijyda socodka ah baa aan aad ugu helay mahadsanid

  • @linklion1274
    @linklion1274 ปีที่แล้ว

    Maba ogoba Arinka Burcadbadeedu inay Ahayd Mashruuc Shisheeye iyo dabo Dhilif Wateeeen

  • @linklion1274
    @linklion1274 ปีที่แล้ว +1

    Waan Layaabay.. Hadalkiisa Burcad Badeed ..

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko ปีที่แล้ว

    Ayaanlow garacad bugcad iyo gawar,ba waa inay kusiiyaan Rer garacad❤

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko ปีที่แล้ว

    Wariye sare Ayaanle xusen cabdi iyo Adigoo kasoo hadlaayo dakada garacad dusheeda❤❤

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Suaal? Dadka ajaanibta ah ee ka shaqaynaya ma waxay qabanayaan arin aqoon iyo xirfad ku tacluuqda oo soomaalida Jamhuuriyada aanu qaban karin?

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 ปีที่แล้ว +3

    Ayaanle suurad xumada ka ilaali sxbow dalka burcad badeed waa mashruuc loo sameystay suurad xumeynta soomaalia.
    By ali from mogadishu.

  • @muxamedcabdihodan3524
    @muxamedcabdihodan3524 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 ปีที่แล้ว

    Barnamijka hanolato wanu so dhaweyn

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 ปีที่แล้ว +1

    Mr Ayanle why are you keep asking the negative things in Garaad.
    I my stand with the people of Garaad were defending their fishing activities from foreigners

  • @TawaneJama-ne3hu
    @TawaneJama-ne3hu ปีที่แล้ว

    Ok

  • @abdiman5394
    @abdiman5394 ปีที่แล้ว

    Waaxa lagu dhiisaya lacagatii Burcaada

  • @abshirali313
    @abshirali313 ปีที่แล้ว

    See you in Gaalkacyo

  • @shugricismaansharaf4272
    @shugricismaansharaf4272 ปีที่แล้ว

    Alx waa wax lagu farxo in dad somaliyeed haday iskaashadan mushruuc saas balaran dhistaan ,dadka somaliyeed ha iskaashadan dhulkooda hoyo oo hodanka ah hadhistaan Somaliya guul

  • @ab7289
    @ab7289 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa hormar la taaban karo

  • @linklion1274
    @linklion1274 ปีที่แล้ว +2

    Kanoo Kale Waa Jaasuus..

  • @linklion1274
    @linklion1274 ปีที่แล้ว

    Burcad Badeed.

  • @YouTuberQays-bq4tz
    @YouTuberQays-bq4tz ปีที่แล้ว +1

    Intey wado dhisen bay dhaheen waa Dakad bal barbare eeg markab an ku soo xidhnan kariin ma jiro

  • @cabdirisaaqbaraag3465
    @cabdirisaaqbaraag3465 ปีที่แล้ว +5

    Garacad "burcad badeed" baa lagu yaqaanay in lagu celceliyo maxay ka dhigan tahay?
    Garacad dalka kale oo dhan baa ay la mid tahay. Miyay sax tahay in lagu celceliyo Muqdisho hoggaamiya kooxeedyo ayay caan ku ahaan jirtay?

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 ปีที่แล้ว +1

      Labaduba waa dalkeenii, Ayaanle tusaale buu uso o qaatey si uu u tuso wanaaga ay garacad ku talaabsatey.

    • @Kamayste2324
      @Kamayste2324 ปีที่แล้ว +1

      ayanle wa nin qalbi fiyow haka filan inu xumaan ka wado. laga yaaba inu wanaag kala jeeday walaalken

    • @Liiloowe
      @Liiloowe ปีที่แล้ว

      WARIYAHA SIDAAN KU AQAAN WAA NIN DAACAD U AH DADKA IYO DALKA HORUMARKIISA. AKHRISTOOW WAX WALBA DHINACA WANAAGGA KA EEG. TEEDA KALE DEKKADDA QABIILADA SOMAALIYA OO DHAN BAA ISKA LEH WAANA DANTEENNA. GUULEYSTA

  • @iniestacomps4376
    @iniestacomps4376 ปีที่แล้ว

    Balantenu waa horumar qabyalada iyo jahilnimada iga cuna

  • @linklion1274
    @linklion1274 ปีที่แล้ว

    Burcad Badeed... Xageebaad Dakadeenna Ugu Shaabadaynaysaaa

  • @linklion1274
    @linklion1274 ปีที่แล้ว

    War ninkaan Burcad Badeeda nagu dabo wada Muxuu Ahaaa ...

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 ปีที่แล้ว

    Amniga dekada garacad wa in si adag lo adkeya

  • @linklion1274
    @linklion1274 ปีที่แล้ว

    Burcad Badeed ninkii ugu Horeeyay oo afkiisa Kasoo Baxdo .. dadkii soo booqanaayay dakadaan..ninkaan ayuu Noqdey.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 ปีที่แล้ว

    Somalida isleyneysa shaqo haka radsato shaqo dekada garacad

  • @maxameddeeq3377
    @maxameddeeq3377 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaan islaax Soomaali ayaa dhiste ileen waa mashruuc Turki la siiye wana la shaqaleesiye shisheeye badan. War dadkeena ayaa shaqadas u baahan. Shaqo la'aanta iyaka ku daaya dadka shisheeye una orday.

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 ปีที่แล้ว

    Somalidu isma hambalyeyaa bal wariya marna aad ugu faraxsaneen e budcaad ku celcelinaya eeg isagu wuxu kaso jeeda hirshabelee intu u baagi laha bulshadu kaso jeedo u u yahay wariyayasha ugu cansan wuxu ku faraxsanyahay dalal shisheye waxa rer sool waxay u yaganaan HORGALO

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 ปีที่แล้ว

    Dekada garacad wa dekad somaliyed hala mal gashado somaliyey

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Garacad mamid ijaratay xamar cad oo kuntenarka ugey baqarkisa qofki soraratay sodansanana hakaxirnaata shaqalahii kashaqeynayay fasax rooko isbisini hakanoqdan intii dibeeyogagurayan imaradka xirada darasalam isbisiniga dugsi loodhistay darogada casiradka talajada halasibaro loda caanaheda raas barafkana sidookale inkasto waxay cunayan hadaalaracin ninkaleh dariqa kasofin kudhici karin canahed hilibkeed ciyalka dibadaha maren marka koonaha dagantahay ushi xoolaha iyo qof dajineyso dabasocdaa arkaan laga masixikaro tan fadhido magalada xafadeheeda

  • @axmedculusow1906
    @axmedculusow1906 ปีที่แล้ว

    QOFKII DAMIIR SOOMAALI LEH WAA ARIN LAGU FARXO LAAKIIN SOOMAALI XOOLAHEEDA WAXAA BAA BIYEY DABDAMIS QORSHAHA MALAGU DAREY?

  • @hassanahmed7737
    @hassanahmed7737 ปีที่แล้ว

    Ninkan ma daawado anuu waxan uu soo tabiyo wax jira maaha Hereri Media baa ka wacan

  • @sahraAli-e9h
    @sahraAli-e9h ปีที่แล้ว

    ganacsato yar baa la qayaanay lakiin reer pundland lacag xalaal ah kuma darsan waxay ku darsadeen xoolo xaaran ah xoolihii umada soomaliyeed waaye waana tuugonimo xeryihii dowladii hore inta la iibiyey inka badan 20 ilaa 30 milyan marka umada beenta ka daaya shicib maleh umada dhan baa leh

    • @abdijunior8945
      @abdijunior8945 ปีที่แล้ว

      haahahaha ader gacaliye ooy intaas baa kuu dhiman

  • @abdiazizwarsame3371
    @abdiazizwarsame3371 ปีที่แล้ว

    Ayanle nagalatag faanka majeerteen naag baad tahay

    • @abdirisakcawil5522
      @abdirisakcawil5522 ปีที่แล้ว +4

      Dekada waa dekad somaliyed majeerten maaha ajnabi waa dad somaliyed marka cuqdada iskada kuddayasho ayay mudan yhn

    • @Puntland1
      @Puntland1 11 หลายเดือนก่อน +1

      Majerteen fanka Ficiil ba udheer

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 9 หลายเดือนก่อน

      Waxaasi Waa Maseer. Maxaa Faan Ah Wataas Ayaanle Dhextaaganyahay aadna aragto. Waa itus Oo Itaabsii.