SOMALİLAND MALAGA YABAA İN AY DHEXDA U GASHO SHİİNAHA İYO MAREYKANKA (ONE BELT ONE ROAD) Analys

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @foryourrelax6457
    @foryourrelax6457 2 ปีที่แล้ว +11

    MashaALLAAH
    Wax badan Ayaad noo faaiideysay
    ILAAHAY haku barakeeyo
    Barnaamijyada noocan oo kale ah noo soo badi.
    Thank you too much

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 2 ปีที่แล้ว +4

    Mid walba midka kale ka daran
    Ee Allaah ha naga badbaadiyo
    Shartooda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 2 ปีที่แล้ว +56

    Hore usoco wllo 2 sano ayaan kugu xiranahey weli ma dhicin in aan muqal halkan lasoo geliyo dawan waayo 💥

  • @user-mustafa290
    @user-mustafa290 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah ustaad c/Rashid waan kaaga mahadcelina barnaamijyada aad noso gudbiso wax badan ayana kafaaiday shukran

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +19

    ASC SCW BILLAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN KEEP GOING😁👍 INSHALLAAHU TACALLA

  • @wllzakiofficial1
    @wllzakiofficial1 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin aragti fog leh abdirashiid

  • @maxamudbare9746
    @maxamudbare9746 2 ปีที่แล้ว +11

    Thkz mcln macalin waxaan rabaa shidaalka somaali inaa nogo shekeeso iyo barwaqada dhulkeen uu leyhy somaalia hadey shidaal qodato sidee ayee noqoni kartaa waa inoo muhiim jawab tada mclin

    • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
      @dalmarkiikoofficiallchanne5883 2 ปีที่แล้ว +2

      in lagaaga sheekeyo uma baahnid ee in lagu soo saaro ayaa muhiim ah lkn Yaa kusoo saaraya reer hebel meel inama gaadhsiinayo waana dayn waynaye 😢

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 2 ปีที่แล้ว +9

    Guushena eeg cadawba inta
    ka ilmaynayo marka ay arkan
    asararaye kakugu tagnato
    ANAGA waxba noma shegi kartid
    hadad qof jira tahay amison villa wardhiglay may ilalin lahayn

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      🤔🤨🤨

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah si fiican ayad nogu sharxdey👏🏾Walee intaan qabiil isku dileyney aduunkii wa daneystey.Markasan gacantoda ku jirnaa.

    • @mohamedamiinaadan8213
      @mohamedamiinaadan8213 2 ปีที่แล้ว +2

      Majirto dib unoqosho

    • @mohamedamiinaadan8213
      @mohamedamiinaadan8213 2 ปีที่แล้ว

      @Mohamed Abdilahi taasi waa tiina idinkay idin taala inad iscunaysaan iyo inkale

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 ปีที่แล้ว

      @maraateyda______________4825 cawaadkoda hadee naso gaartay hadalkaaga haduu rumoobay isaaq dhulkaa lu jiidooyaa dhulbahantee isku daa daarsadeen

  • @Clkariin_1234
    @Clkariin_1234 2 ปีที่แล้ว +2

    SOOMAALILAND
    💚★♥️

  • @xasansilimo5485
    @xasansilimo5485 2 ปีที่แล้ว +1

    alle haku xafido sxb halkaa kaga hay taqwadada iyo toosinta islaamka waxan kahadlayaa muuqaaladaadii kahadlayay in dagaalka galbeedku islaamka toosiyay

  • @motime2018
    @motime2018 2 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland maaha maamul 🚀🚀 afar-indhoodloow

    • @motime2018
      @motime2018 2 ปีที่แล้ว

      Oho ka dheh adiga kulamaan hadale

  • @engabdirazak5654
    @engabdirazak5654 2 ปีที่แล้ว +11

    So much thanks Annaga production.

  • @abdirashiidabokor2375
    @abdirashiidabokor2375 2 ปีที่แล้ว +8

    SOMALILAND AQOONSIGEEDA WX LAGAA WAYDIIN MAAYO

    • @daadirelmi1408
      @daadirelmi1408 2 ปีที่แล้ว

      Waa heleysa ee walalka somaliyed la tasho wax walba we helayan

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 ปีที่แล้ว +1

      @@daadirelmi1408 maxan helna mel walba madaxa la galno dowladina faraqa na hesate

  • @hibaaqibrahin5728
    @hibaaqibrahin5728 2 ปีที่แล้ว +1

    Rabbi cilmiga iyo kartida hakuu siyaad sho

  • @Aza_7
    @Aza_7 2 ปีที่แล้ว +5

    Haddan soo dhacay ustaad keep going habenkii markan jifanayo kujiiftaa barnamijyadada sxip sre mahadsanid inbadan waxbadan ka faiday
    Haddii eey haben kutahay
    Haddii eey malin kutahay
    Waxkaste kutahay
    Wanagsan

  • @saideinab7088
    @saideinab7088 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a facebook iyo youtubeka waxbadan ayaa kalasocday m.a sxp allla hakuxafidy

  • @armyboy8205
    @armyboy8205 2 ปีที่แล้ว +1

    .Maashaa Allah.Mahadsanid walaalkeen

  • @ahmedcarab8870
    @ahmedcarab8870 2 ปีที่แล้ว +4

    SOMALILAND ❤

  • @qadranuurachannel
    @qadranuurachannel ปีที่แล้ว

    Thanks Tom.a

  • @KkhBSomcoin
    @KkhBSomcoin 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going ustaad

  • @hamsecadaani7004
    @hamsecadaani7004 ปีที่แล้ว

    Macalin Alle garabkaaga Hagalo Alle sharkooda naga qabo waa kuwaas maanta lais cunayo laascaanood

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 ปีที่แล้ว +1

    Mareekan calankiis waa dhacay. Maanta chiina iyo soomaaliya waa saaxib

  • @cabdilaahixeefoow9056
    @cabdilaahixeefoow9056 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad wn ka fa ida casharadadi Masha Allah

  • @honestpio3780
    @honestpio3780 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow walaal keep going

  • @huseenfaarax2084
    @huseenfaarax2084 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalin hadii somaliland shidaal soosarato maxaadhacaya vidyow nagasoosamee pls 🥺🥺🙏

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaza ALLAH bro ❤❤❤ wax badan baa ka bartay.....
    |USA DJIBOUTI BAA BASE MILITAIRE waa ay ku ledahay... |

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 ปีที่แล้ว +1

    China la xidhiidh la sameyn maayo Somalilanx!!!.

  • @ismaciilaadan5614
    @ismaciilaadan5614 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadal kaa ga waxaan ka dhandhansaday inaad ka soo horjeedo cidiraaf ka soomaliland.

  • @cabdiqanikhadar3
    @cabdiqanikhadar3 2 ปีที่แล้ว +1

    Hore I soco lagen

  • @siciidaadan739
    @siciidaadan739 2 ปีที่แล้ว +1

    maclin ustaad maxa kula talinlahay somalida ama dadkeena inta wax garanay ee wadaniiyin ah

  • @lilkarna5879
    @lilkarna5879 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll waxaan kaa codsanayaa inaadan odhan ismaamul waxaad tidhaahdaa
    Dalka somaliland

  • @bajacolow9135
    @bajacolow9135 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw maanta aniga uku horeeyo dugaanka c/rashiid

  • @Xuseen_Afrika
    @Xuseen_Afrika 2 ปีที่แล้ว +1

    Janalka balwada ii ah guuleeyso ina abti

  • @somalifilims2350
    @somalifilims2350 2 ปีที่แล้ว +2

    Zxp Somaliland maamul maaha ee haku gafin oo dhexdhexaad noqo waana iga talo

    • @adirecc6200
      @adirecc6200 2 ปีที่แล้ว

      Maamul hadayna ahayn maxay Ka doontay maraykan may ismaamusho

    • @somalifilims2350
      @somalifilims2350 2 ปีที่แล้ว

      @@adirecc6200 abti Somaliland waa qaran jira ileen dadka lama xaqiro

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. Google lacag sii ha ku aqonsadhoo.

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      @@blessingchanne1866 hhhhhhhhhh maya datada dunida jabso iyo adanaha oo dhan kadib kadhadhici somalilan wa wadan sidas aya kaga fudud somalailand 😂

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      @@ADAN-XSN Somali land wa qobol

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 2 ปีที่แล้ว

    Geel jire geela wuu wada jirtaa se ninwalba hashiisa ayuu gooni u jirtaa.
    Ninkastaa halka uu ku xisaabsanyahay alle haku xafido yaan jarlayskaga talaabsane

  • @muhudiin_78
    @muhudiin_78 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a pro keep going 👌 💯

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaad

  • @naazirfuaad4159
    @naazirfuaad4159 2 ปีที่แล้ว +2

    Masuul Keebad is leedahay aduu labada quwad keeba somaliland Dan ugu jirta

  • @presidentpresident617
    @presidentpresident617 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro

  • @liicademaxamed431
    @liicademaxamed431 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a faa ido bdn ku sugan

  • @shukrialasow9039
    @shukrialasow9039 2 ปีที่แล้ว +2

    Illahayow shartoda naga qabo😢😢

  • @abdirahmanmohamudhassan8014
    @abdirahmanmohamudhassan8014 ปีที่แล้ว +1

    Yaa dawanaya 2023 oo arka khilafka ka tagan Laascanod iyo Somaliland🤔

  • @badrishakaal5103
    @badrishakaal5103 2 ปีที่แล้ว +1

    legend ustad

  • @cabdilaahixeefoow9056
    @cabdilaahixeefoow9056 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad c/rashiid ,plze marekan ka wadan ku yimado wuu burburya .managado

  • @siciidaadan739
    @siciidaadan739 2 ปีที่แล้ว +1

    anigu aragti ahaan siyaasada shiinaha ayaan taageer sanahay

  • @xaqiiqoofficial5840
    @xaqiiqoofficial5840 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku sharfo huuno

  • @hodanaxmed997
    @hodanaxmed997 2 ปีที่แล้ว +1

    Caqli loowbaad tahay zxp

  • @mascamo3772
    @mascamo3772 2 ปีที่แล้ว +5

    Maya malaga yaabaa in Shiinuhuna Koonfurta xidhiidh dhamaystiran layeesho?
    Taas oo ka dhigan in Soomaalilaan noqon doontoaxmiyad maraykan sida Theiland? Taas oo ah in Berbera maraykan fadhiisti Boosaasana shiine, inagana cadaw laysaga keendhigo? Sida kabada Koonfureed.

    • @khaludizuldaan6893
      @khaludizuldaan6893 2 ปีที่แล้ว

      Way dhici karta hadii dantoodu soo gasho

    • @sadikjaber6936
      @sadikjaber6936 2 ปีที่แล้ว

      Waa dhici kartaa lkn haddii Caqligu shaqeeyo Hal dowlad ama 2 dawladood ka aynu noqonaba xaqiiqdu wxy tahay inaynaan innagu Cadaw isku ahayn ee wxa ina kla geeyay waa caqliga maanka gaaban ee Siyaasigeena

    • @mohamedamiinaadan8213
      @mohamedamiinaadan8213 2 ปีที่แล้ว

      Cadawgayaga waabad tihiine

    • @sadikjaber6936
      @sadikjaber6936 2 ปีที่แล้ว

      @Mohamed Abdilahi Siyaasigeenu waa mid ku socda dhabbe loo jeexay, kuna qanacsan in democracy uu noqon karo Halka xal ee dowladnimo ku hirgeli karto

    • @mohamedibrahim4523
      @mohamedibrahim4523 2 ปีที่แล้ว +1

      Muuhimada koobad ee somaliland ahaan waa aqoonsi wado walba oon ku heli karnana waanu u marayna thats all haduu china boosaaso dago iyo haduu kaara mardha dagaba muhimada somaliland wa taas

  • @cabdiraxmanawnuur2570
    @cabdiraxmanawnuur2570 2 ปีที่แล้ว +2

    Walaal waxaan sitoos ah ugu xiranahay barnaamijyada aad soo dhigto balse waxaan kaa codsanayaa inaad sifaafaahsan iga hadashaa Cripto currency

  • @guladraageraage3695
    @guladraageraage3695 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa fikrad sura gal noqon karta

  • @abdirahmanomar2672
    @abdirahmanomar2672 2 ปีที่แล้ว +2

    Bro side cml maraykanka waxu Djibouti kuleyahay the biggest military base in Horn of Africa called Camp Lemonnier marka kaas xake la geyna🤔

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 ปีที่แล้ว +2

    الحمد لله رب العالمين

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +8

    SL waxay noqotay gobol la adeegsado hadhawna sida Ukraine ayaa cidlo looga dhaqaaqayaa. Hogaan aad uliita oo dhago iyo indhola' ayaa SL gacanta ugu jirtaa shacabkuna waa shacab sixir barar iyo gaajo lagu dilay siaanay waxa socdaba ufahmin.

    • @somalimusic4591
      @somalimusic4591 2 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadaa😏😏🤪

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +2

      Amisom ayaa ku gumaysata 2022 oo Hooyadaa iyo walaashaa ayaa Xalane dhexdiisa lagaga dhanaansadaa markaa Saad yarkan carabka la' iyo China oo tuug ah rabtaa inaad buun buuniso

    • @deekarashid3890
      @deekarashid3890 2 ปีที่แล้ว +1

      Amizon iyo alshabaab ka hadal somaliland wey tagtee🙏😂

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +3

      @@deekarashid3890 Kkkkkkkk~ Caqligii carabla'aanta ayuu karaacay yarkan xitaa maba oga in Maraykanku 🇺🇸 Djabuti Saldhig military kuleeyahay Kkkkkkkk~ kulahaa markuu Maraykanku Somaliland kasamaysto military pace China 🇨🇳 ayay isku dhacayaan Kkkkkkkk~ maxay Jabuuti dhexdeeda isku diliwaayeen Carablooyoow sxp talaw🤔 !!! ???
      Dunida 🌎 siyaasad qabaw ayaa kajirta maaha in lays Qarxinayo hadii lays arko sida Somalia sxp
      Adeer hadalku yaanu sida xaarka kuuqabane caqliga soomari hadalka Ragaad lahadlayasaa maaha kuwii wabiyada Talyaanigu🇮🇹 kaga talaabi jiray waa Ragii Somaliland kasoojeeday maaha wax magaratada sxp Thanks

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      XAMAR haddii ay 6bilood nabad noqoto waxa xaqiiq ah inaan SL danbe cidi maqlayn waayo Burco ayaan ku noolahay xaqiiq dana waan ogahay kuwan meesha ka caytamayana inta XAMAR nabad noqonayso iska caytama.

  • @munahaybe6749
    @munahaybe6749 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland 2sanno ka hor dagaalkii ad sadaalisay wuu ka dhacay lkn malintii clip ad duubtay waxan moodayey in aanu suuro gal ahayn dagaalkaas ama ba sidu u dhici kara ban islaha.

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh ปีที่แล้ว

    Magadsanid

  • @shafeeccxakiin924
    @shafeeccxakiin924 2 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco wll

  • @updishakurhassan846
    @updishakurhassan846 2 ปีที่แล้ว

    shukRan macalin ❤❤❤

  • @Mulla-alyusufi
    @Mulla-alyusufi 2 ปีที่แล้ว +3

    Smaliland waxaa uroon in ay xidhiidh lasamayso wadamada bariga sida shiinaha iyo Ruushka putin wuxu aqoonsaday laba gobol smaliland uu aqoonsan karaa lkn maraykanku dantiisa ayuu ka horaysiinayaa danta smaliland

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 2 ปีที่แล้ว +1

      Haday reer galbeed kaso hor jeestan wa lagu kala tuurayaa sida iraq libiya Somalia Syria

    • @Mulla-alyusufi
      @Mulla-alyusufi 2 ปีที่แล้ว

      Macqul maha bro ma aha inaan aamin sanaano rer galbeedka Reer barigu way u hagar baxaan halka reer galbeedku ay kugu daawan doonaan hadii cadaw kusoo weeraro

  • @khalidismaaciil3284
    @khalidismaaciil3284 2 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland waxay noqonaysa wadanka ugu soo wax soo sarka badan from muqdisho 🥰🥰🥰🥰

  • @sharmakejibril1300
    @sharmakejibril1300 2 ปีที่แล้ว +4

    Hoyadadi carabka la’ayd u sheeke unsubscribe hore u qaado mamulka somaliland kulha hdad ixtiram mujin waydo in koban bu hdlkagu cajibinaya hoyada baa la wasaye 💪Somaliland first 😍

    • @salmaanyare5801
      @salmaanyare5801 2 ปีที่แล้ว

      Mirqaanka somaliland 😂

    • @saciidsuleiman1355
      @saciidsuleiman1355 2 ปีที่แล้ว

      War maamul hadii layiri ma somaliland waa gobol Miyaa layiri war afsomaliga baro maamul goboled iyo maamul kala saar

    • @xogbaar
      @xogbaar 2 ปีที่แล้ว

      Haddii aad cararto shaqsiyad daada ayaad la carartay yaa kuu baahan qofoow

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 ปีที่แล้ว

      @@salmaanyare5801 qaraxland amizon LAND Somalia kkk

    • @salmaanyare5801
      @salmaanyare5801 2 ปีที่แล้ว

      @@mohailkacase3237 aamus dhaadhaanta kusoo qalade wasee ictiraafkii wuu orday wllo😁😁😁😂

  • @shacbanmoh3356
    @shacbanmoh3356 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxad saylac jabuuti ugu dartay

  • @maroodijeex-6020
    @maroodijeex-6020 ปีที่แล้ว

    Ustaad waxaad sanad kahor noo sheegaysay waanu aragnaa Hore isoco zxb cabdi rashiid

  • @calibabaff507
    @calibabaff507 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb kasoo hadal taariikhda USAAMI BINULAADIN

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      TH-cam ka. Gal kuna qor TAARIQDA OSAMA BILADI OK

    • @calibabaff507
      @calibabaff507 2 ปีที่แล้ว

      @@ADAN-XSN haa lkn sxb meesha cod Kuma hayaan

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      @@calibabaff507 ok horuso sxp

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 2 ปีที่แล้ว +4

    farmaja sitoosa kaga dhex hadlaya
    viilla wardhiglay aya kubahan

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk Caqligii carabla'aanta ayuu karaacay yarkan xitaa maba oga in Maraykanku Djabuti Saldhig military kuleeyahay Kkkkkkkk kulahaa markuu Maraykanku Somaliland kasamaysto saldhig China ayay isku dhacayaan Kkkkkkkk

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Abdirahman-ty6ku
      qadadwayntu mesha caqli kuma hayso way iska nolyihin moyane
      waxjira maha

    • @Abdirahman-ty6ku
      @Abdirahman-ty6ku 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mahadmataankuriya yaryarkii Amisom troops meesha Xalane uugu dhex dhashay ayaa raba inay Somaliland aabayaashooda Burundiiska ah iyo Ugandiiska ah dhul uuga raadiyaan Somaliland dhexdeeda

    • @princessamal5959
      @princessamal5959 2 ปีที่แล้ว

      Waxan idin weydiye adinka somaliland maahe dadka somalida kale maka naxdan miyaaa only dantiina lee si dad aan wllo ahen oo somalinmo ka dhaxeso

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 ปีที่แล้ว

      @@princessamal5959 oo maxa ka naxna waxba kama samen bee ayaga mar walba somaliland wax ka shega marna hor mar u ogalen

  • @waxgarad7412
    @waxgarad7412 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadii arintu sidan ku siisocoto waxa naga go,an inaaanu jidaynu dariiq wadna go,o ku ah qofkasta oo somali ah. Markaa dantiina garta sl dariiqa haloo baneeyo

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว +1

    Adaanu reer Somaliland nahay waanu diidnay labadooda midkoodna ma rabno.

  • @munnamunna2777
    @munnamunna2777 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah

  • @kaynaancarab7118
    @kaynaancarab7118 2 ปีที่แล้ว +3

    Magacaygu waa cabdixakiin xasan ismaaciil (Kaynaan carab) Wllo apdirashiid annaga hadaan reer burco ama Somaliland nahay waan jecelnahay inaan samayn kuuyelano dhulkayaga waan udhimananynaa farmaajo maxaaa gubayo

    • @sompoysproduction9704
      @sompoysproduction9704 2 ปีที่แล้ว +2

      Burco anagaa ku dhalanay ha sheegan somaliland for ever hal vedio ayaa qalbigaaga lagu qaadan karaa mabdaaaga aaminasanoow oo dadkaaga wax tar khayrkaa yuu saamayn kugu yeelane

    • @hanadaxmadnuur
      @hanadaxmadnuur 2 ปีที่แล้ว

      M.a alh wa arin ficaan🤣🤣

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 2 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @ZULDAANYARE-wl5br
    @ZULDAANYARE-wl5br ปีที่แล้ว

    Good❤

  • @mowarsame5513
    @mowarsame5513 2 ปีที่แล้ว +12

    Somaliland........waxa ay ku dhaqmeeso.....hadii dalalka kle ay ogaan lahaayeeen.....waalagu qos lilahaaaaaa......inta ay isleeyihiin ....walaalihiin ka carara...waxay afka ugalayaan....libaax dad cun ah........

    • @cibaadodaahir4427
      @cibaadodaahir4427 2 ปีที่แล้ว +4

      Waxba kaamay galin somaliland dalkaaga iyo dalkaaba wax uqabo

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      Haye haye ma bilaydeen 😂

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      @Mohamed Abdilahi hhhh 2 baduba walaalahey wan hal wadan wa hal umad somali is 1 lkn from muqdhisho ❤❤💝

    • @nuuradiinsiciid3658
      @nuuradiinsiciid3658 2 ปีที่แล้ว

      Soomaliland idin ma garanaysaba waa carab

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว

    Sirgarebkii waan kaala noqday was hooyada iyo shiinaha aad sheegaysid

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 ปีที่แล้ว +2

    Aduunki waa isku tashaday somalidana waxaykujiran walalakay ma araki karo ma qof walalaki laxinatamaya baa horumar garikara

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 ปีที่แล้ว

      hada re somalialnd nahay wa tashanay anaga adinka lee nabad iyo hormar gara

  • @Ahmed-jama
    @Ahmed-jama 2 ปีที่แล้ว +1

    Zhp kasoo hadal hadii aynu khayraadkeena lasoo baxno inagu ama aynu damacno inaynu lasoo baxno sidee inoo saamaynayaa loolanka dunidu

  • @americanflimkidifaar4287
    @americanflimkidifaar4287 2 ปีที่แล้ว

    Maya Taasi Waa Ma Dhacdo

  • @keysejsl7838
    @keysejsl7838 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan warkiso sax maha , wa na Somaliland diid oo kaliya, Somaliland 100 ki 100 isku filaan

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      Aqligaga 100/wa 0.9 😂 war manta hadi lakala go. A. Maxa laga faida hada somalilan surta gal ma .aha inla.aqonsado mana nodonto wadan dhames tira 🤫

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว +1

      Somalilan sida ayrabto waxa kahor taga nidamka duniyala iyo sharciyada adadag

  • @cabdilaahixeefoow9056
    @cabdilaahixeefoow9056 2 ปีที่แล้ว +2

    Mamulka Somaliland xilikii ay burburi lehed aya la joga hadi marekanka oo saladhig kasameysto

    • @mohamedamiinaadan8213
      @mohamedamiinaadan8213 2 ปีที่แล้ว

      Maamulka mada kadhigay
      Waxad rabtid hayska sheegin

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว

      Soomliya oon jirin ayay jirtay soomlilaan ma juba laan ayaad mooday wadada uugu xaar soomlilaan

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz หลายเดือนก่อน

    CAN YOU TELL ME WHAT IS THE LAND ??? SHEEKO RAQIISA

  • @maxamudaxmedrogane3958
    @maxamudaxmedrogane3958 2 ปีที่แล้ว

    Macalin waxaa muuqata in siyaadii shiinuhu isbedeshay eeg wuxuu farageliyey dagaalka Etoobiya gudaheeda

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 ปีที่แล้ว +6

    Somaliland waa la aqoonsanya… it just time question ….

    • @princessamal5959
      @princessamal5959 2 ปีที่แล้ว +2

      Halis bey somali oo dhan ku jirta adna aqoosni ka shekene

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 2 ปีที่แล้ว +2

      MINI MU
      cudur ictoraaf aqoonsi
      ictiraaf aqoonsi😇 la yiraahda
      idin ku dhacay🙃iyado xalka cudurka isage dawodiis(30)sodon sano illaa maantada la joogo aad innaba wax natiija ee caqli cilmiba ku saleysan ka haynina, AAN PROPAGANDA iyo BEEN ka ahayn ey caruurta(5)shan jirka xitta fahamsan yihiin lol ee waxaa idin kula talin lahaa maadaaman dad wada dhashayo walaal ee jecel nahay tihiin
      in badan'na wax xeerinon idinka xishoonay in aad yaaqay inaga xishotaan

    • @vissionproductionsomali929
      @vissionproductionsomali929 2 ปีที่แล้ว

      @@kamalgiftin1448 hadaad i jeceshahy dawladban rabaa inan noqdo anoo wllka ahee mxa igu dhagantahay.?

    • @ibrahimhassan-ut6gp
      @ibrahimhassan-ut6gp 2 ปีที่แล้ว

      @@kamalgiftin1448 somlia failed state naga aamus caqli iyo cilmiguba ka dhintay wa idinke 32 snno waxa qeyrkin idinka reebay oo horumarkii idinka reebay wa intad somaliland eryanaysen camal kale wlhi mu jirin xagiina.

    • @ibrahimhassan-ut6gp
      @ibrahimhassan-ut6gp 2 ปีที่แล้ว

      @@princessamal5959 soomalidu way badantay ee kuwee aya halis ku jira?

  • @TheDjfowzi
    @TheDjfowzi 2 ปีที่แล้ว

    True Story Waa sababta ciidan Xooga Somaliyed Logu Diidanyhy inu Xoogeysto

  • @sirabdiwahidkj.8246
    @sirabdiwahidkj.8246 ปีที่แล้ว

    It's happening now!!

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz หลายเดือนก่อน

    IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND ??? TELL ME WHO IS LAND ??? IDON'T CARE WHO IS YOU LOVE

  • @nashaadmedia9691
    @nashaadmedia9691 2 ปีที่แล้ว +1

    Maybe 🤔 yess

  • @abubakaralbaqadi1531
    @abubakaralbaqadi1531 2 ปีที่แล้ว +1

    video rer somalidan halo sher gareyo iyo muuse bixi garsiya

    • @poqorcade7717
      @poqorcade7717 2 ปีที่แล้ว +2

      Dadkaas hadhal ma maqalayan

    • @djnajytech5958
      @djnajytech5958 2 ปีที่แล้ว

      Caac

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      @@djnajytech5958 maya qaaq

    • @djnajytech5958
      @djnajytech5958 2 ปีที่แล้ว

      @@ADAN-XSN maad ooyi ilma amisom somaliland tagtaye

  • @mohamudjibrilahmed1933
    @mohamudjibrilahmed1933 ปีที่แล้ว +1

    *It’s Happening Now*

  • @xujeerabdi
    @xujeerabdi ปีที่แล้ว

    Maanta ayaa waxyaabo badan ka muuqdaan fiidyowgan oo ahaa 10 bilod ka hor maantana waa 10/February 2023 dagaal qabiil baa socda oo ah dhulbahante iyo isaaq waana kacdoonkii BULUUGA

  • @maxameddaad3758
    @maxameddaad3758 ปีที่แล้ว

    Alaa jira

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 2 ปีที่แล้ว +1

    AWOODII SOMALIA WEEN WE SONOQON DOONTAA INSHA ALAAH 💟💟🇸🇴🇸🇴🤲💟💟🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐅🐅🐅🐅💟🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🐅🐅

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Cilmiga allah ku barakeeyo Wll

  • @axmedtoll2317
    @axmedtoll2317 ปีที่แล้ว

    Khilaafka waqooyiga waa la arkay
    Waxaan dhici karta in u.s.a uu aqoonsado somaliland isaga oo shuruud ku xidhi kara iney dhulka ssc-khatumo ka tanaasusho

  • @sulthansuhith
    @sulthansuhith 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad abdirashiid malaga yaabaa in uu somaliya dhan target uu ka dhig maadaama uu bali doogle saldhig ciidan ku lee yahay

  • @maxamedmuusecabdi7749
    @maxamedmuusecabdi7749 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa maxay baxraadku sxp

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      Wa bada

  • @oraah1094
    @oraah1094 2 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله

  • @ahmeddjibouti2153
    @ahmeddjibouti2153 2 ปีที่แล้ว

    Warya benale aya tahay ee dadka ciyarta kada somaliland hanolato 💪💪💪

  • @watchchannelone6970
    @watchchannelone6970 2 ปีที่แล้ว +1

    awow wa siday ku socotaba

  • @realmohamett1100
    @realmohamett1100 2 ปีที่แล้ว +2

    Zhp anaaga production walal replay iso gal palase hada i aragtid😭

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      Ok laga yaba in u mashuulo sxp

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว

      Lkn love aniga aya kuusaaray ❤ 🤣

  • @muztafecabdi447
    @muztafecabdi447 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland way socotay nio

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN 2 ปีที่แล้ว +1

      Dowlad goboleed batihin lkn horusoda

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 ปีที่แล้ว

      @@ADAN-XSN garacow dowlad gobaled wye madax weynahaga ha i mado aragne even cidankina xita ma iman karan xaran yahow

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 2 ปีที่แล้ว +1

    Maraykanku waa danaysye' waayo waad aragteen dhiiqada uu galiyey TPLF iyo Ukraine.