laaxowla walaa quwata ilaa BILAAHIL caliyil cadiim un laga dhigo wax lagu qoslo ma aha yasiin balbalaadhshe taa danbi weeyn baa indin kaga imanaya ee ALLE u soo noqda
wllo way fiican tahay ruwaayadu lkn magaca ilaahay inaan qosol ka dhigano waa khakad markaa hada way dhacday ka toobad keena mida labaad mardanbe ha u noqonina pls wllo guri-barwaaqo waan ku taageeraa lkn magaca ilahay qosol ma galo pls
Guri Barwaaqo waxba lagama qaban karo aabo 2024 inta daawan dontan salamaya
Guribarwaaqo isnot easy 😂😂😂😂😂😂
2024 anybody watch😂
Mę 😂
Wxn Qaba anigu in guri barwaqo uu yahay wqtigan hada ayn jogno uu yahay ninka ugu qosalka bdn Yaaa igu raacsan fifa guri barwaaqo
ሀሸ ከየፐጰወገደሰ
afkaaga caanalagahel waleeron baadsheegtay
Elias Khalifa ani bro
Elias Khalifa Anaa kugu raaacay walle
Axyaa Majaajilaystayaal Alow caaf8maadka iyo cimrigaba idiin daa maamlo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk insha allah hablahaygaan idin siin hadii alle yidhaahdo
MASHA ALLLAH SHACABKA RER BURCO WAA DAD KARTI LEH COD KARA VIVA BURCO SLND
Thanks huuno qlli
22/11/2024 ayaan daawanayaa waa habeen jimce ah saacada 4:13 habeenimo jawigu waa habi dhaxan ayaa dhacaysa wadanka waxa kamadax waynaa c/raxmaan c/laahi ciro
InTa 2019 daawanaYsa like Ta Nacala sHaYdan ku Yaale Dhack kU ziYa♥️👑👏
2024 taawnayaa😂😂😂
2023 ayan dawanayaaa😂😂 toonkagii waa kii ragna wuu dhaafeyi kii dumarkana muu gaadhin❤❤❤
Subaxdii la keenaba adoo tagan suqad
Sawir kula galayoo saqde dhexe hbnki
Wad isoo salaanta😅😂😍👏💯
mnsha Allah wllhi waan ka helay guray barwaaqo qasi dadaas iyado dhamays tiran ayaa fiicnaan layd runti kaalay arag weeye so amzing
2020 yaa daawanaya 😂
InTa 2021 dawanaYsa like saaR
hhhhhhh Subaxii La keenba
ado tagan suqan sawir kula
galayo saqda dhexe Habenki wad iso slnta
saynbey dardaa sabunta tydha ah sonkor modey oo cunay
caadi maha
Hāīnōk Æhmēd Yārē hhhhhh
Hāīnōk Æhmēd Yārē h
ayy😙
Hāīnōk Æhmēd Yārē vcdr
laaxowla walaa quwata ilaa BILAAHIL caliyil cadiim un laga dhigo wax lagu qoslo ma aha yasiin balbalaadhshe taa danbi weeyn baa indin kaga imanaya ee ALLE u soo noqda
kannaa zizou walaal garashada iyo aqliga ilaah hakuu kordhiyo waa runtaa wlhi waaba dembi weyn waxaaba laga yaabaa ineysan micnaha walaa xowla walaa quwata eysan aqoon oo ay iska dhahayaan waa tuu nabi muusa yiri (( acudi bilaah an akun minal jahiliin))
kkkkkkkkkkķkkkkkkkkkk
Sucaad Mustafe
Waa runtaa wllo fasahaad aduunyo weyan
kannaa zizou waa runtaa shaydaankaa luminaya
walaquwati waxasi waxba kama jirane kulaha walhi waan qoslay
Hayaay alpankii. Raaxoh yaa kaa qaaday kulahaa 😂😂 guri parwaaqoh
Inta 2020 ka daawata like dhac ku sii
2021 intii Dawanaysa Like isaara😂😂😂😂😂
music-gaystuhu ileen waa naflaye wuu cararay hhhhhhh😂😂😂
😅😅😅😅😅😅 sabuunta taydhaan sonkor mooday oon cunay guri barwaqo qosol wlhi kkkkkk
guray nolow wlhi waa halyey mar ayaan rabaa in aan kala maadsano zxp
ilaahayba sidii kale kuu haysta kulaha garacaw 😂😂😂😂😂😂
Abdirasheed Mahmoud h
Hhhhh kulahaa waan Ku maluuqsan lahaa walee siduu u fahmay rer xamarka waan yaabay anigu ma fahmo erey xataa kayga ayaan laygu.fahmin I from Hargeisa Somaliland 🤣🤣🤣🤣
🤣🙋♂️waxaba kadhacay
tonkaga waba laga wayay musica kulaha
kkkkkkkkkkkkkk
guribarwaaqo halaag weeyan
saynabeey sabuunta taydhaan sonkor moodayo cunay😂😂😂
Saynabey Daradaa Sabuunta Taydhan Sonkor modaY oon cunaY hhh Waxba Ka dhacaY
guri barwaaqo wlhy waa ninka kaliyee iga qosliya noolow sxb✌✌✌✌
24 .4.20 first night af Ramadan just before suxuurta daawanaa.inta iga danbeysa. Dhac igu siiyas suulka..
very funny ilahay haku daysto wlhi wu IGA qosliyey
2023 ayaan dib u dawanaya😄
kkkk bro heesta saqda dhexe habeenki waad isoo salanta iyadoo caadi u tuman youtubka so gali wlhi waa hes funy ah
Best musican wlhi gacantiisa wayfadhidaa inankaaa
Waagaas fanaan buuu ahaayee🥹😂😂
Walaahi ninkaa Guri Barwaaqo waa funny
Siday noqonba rabaa oge
Saynabeey daraadaa
Saabuunta taydhaa
Sonkor moodayee cunay😂😂
ninkani wuxu khadka ka saraya sooran iyo jawaan waan wataa guri barwaaqo
haaaaaaaa
Haa wa Alif shakhsi
Haa
2023 halkan maso booqatay
Guriga wan kujeeceliyi wllhi
Hhhh guribarwaaqo walhy waa beer casaad guribarwaqow gobolada somaliya oo dhan imow walalo waxatahy jilaaga dhabtaa eee somaliyeed👌👍👍
Wa qosol wa maska maha random funny joke after joke its like one big joke like a movie tho big salute ☝
Walaa xowla walaa quta..............
Magacdii ilaahay ayuu ku tuntay sad idinkuna ku raacsan tihiin
Subxaanalaah
"Halkan qudheeda haddii loo baahdo, waan soo marinayaa".
guri barwaaqo wayadan nnka ugu riwayadaha bdan weye qosolna bartii la rabey ayuu dhigey
hhh riwayad anu guray baraqo Ku jirin ilhay amarkii imabab dhadhanto
WAAR YAA JOOGA 2018 AYAA DAAWNAHAYA FARTA TAAAG
Hhh garbaha laga ciyaaryh igu daran😂
Sawma aha
Waxaan dawaday 2017
2023 inta Dawanysa Like 😅👊
waan ku taageeraa aabo
Guri barwaaqo Nasab bate lkn danbiga iska ilaali oky
hhhhhhh wlhi cabdi raxiin carab wlhi musiishan dheh maanaan Ku ogayn musiishan gobolkee hada waad tayeysanthy runti
YaaH dawanaYaH 2021 🤞
Zaapunta Taydha zonkor moodaYo CuNY
Viva Guri-barwaaqo
Wooow guri barwaqo iga dheh
Hhhhh guray barawaaqo funny men heesta reer xamarka ku qoslaa aniga wlh ku maluuqsadaa hhhhh
Toonkaadiina waadkatagtay kii naagahana maad gaadhine
wllo way fiican tahay ruwaayadu lkn
magaca ilaahay inaan qosol ka dhigano waa khakad markaa hada way dhacday ka toobad keena mida labaad mardanbe ha u noqonina pls wllo guri-barwaaqo waan ku taageeraa lkn magaca ilahay qosol ma galo pls
Ilay musickaygstihii uu cararay ilay waa naf lay 5:55
Kkkkkk am fanaan aan whatts app lahyn ayad aragty
Hadaba dheregnaye hambada dhiilaha ku gura-eey hhhhh
Kkkk guri barwaqo he is lgend wlh
Ka afsomali ku dhashay iyo kan bartayba haddii aanay ka heli doonaa walee sidaan qabo
2020 yaa dawanayaa tolow
INTA QOW LKA QURAAN KA JECELAAY LEIK ISAARA
subxaanalah wr guribarwaaqo we kaaa sodrty
kkkkkkkk😃😃😃 cabdi firid waa runtii waa firid 🤗
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk af rer xamar ayaan ku qosolay
sagal burco anigana sidaan ugu qoslayay beerka i casaaaday hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
War afkii banaadir meel bu kaga dhacay
Wlhi beerka i xanuunay qosol🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂guri barwaaqo iyo ninka tumaya wey iga qosliyeen
still iam waching 2019 😍😍omg ilike it😘
walaaxawlee waxbey kugu sheegayeen ...
Imika laga bilabo waxaasi waa ceebo waan racaya Kkkkkkkkkk fanan wattspp lahaynbad aragty
Hhhhh reer burco way hormareen hhhhhh wlhi guri barwaqa kuhysta sanadka
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk codkaagu kuma jiro musicga it's amazing wallhi
Cabdirixiin cali carab musikada ninka tumaya waa from Gabiley
Guri barwaaqo na waa from berbera lkn ku dhashy burco ciise muzze 😂😂
guri barwaaqo funny hhhhhhhhhhh wad iga qoslisay tolhi hhhhhhh
Asc
Inta dawanaysa 2020 like waa xagiina✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
viva reer burco reer abtigey
waan Ku maluuqsan lahaa kulahaaa hhhh alla beerka
hhhhh
.
War like igu Qabta
2019 baan daawan jiray 😂
Fanaaan An WhatsApp laheeen mad Aragtay kulahaa Dhulka Tlhi
Giri barwaaqo nacas nacas dhalay yakuyidhi reer xamar ayaa sidaa uheeso diifow duluf dhuusaweyn
meelbuu inagaaga dhacaay guuri barwaaqo wll
@@aragsanali949 nocaas miyaa meel noga dhici kara abaayo mcn
subaxdii lakena ba adoo suqa tagan ban sawir kula kalayo saqda dexe xabeenkii wad isoo salantaa kulaha
🤣🤣🤣🤣
Subaxdii la Keenaba
Adoo taagan suuqaan
Sawir kula galaayoo
Waad isoo salaantaa
RIWAAYADA WAXAY KA HADALYSA QOF ANA HEESIKARIN INUU ISKA HEESIN
hhhhhhh allbankii raaxo yaaqaday iyagaa qaade
GuraY Barwaaqo Saln sre😂
kkk war ina ader orad masajidada taag kulaha
mahamed hussein cghfr
mahamed hussein farxaan
runtiiii ninkn numberkisan rabaaa kkkk absoulte comedy weyan
Anaa kuu haya zxp
Sooraan iyo jawaana iinasta ayaa layidhi kkkk wlhy reer burcadaydii
tonekii nimanka waad ka tagtay kan naagahana magaarin
kkkkk
Guray barwaaqo best actor
hhhhh wayahaga laabtu kuhayso kulaha hhhh
hhhhhhhhh 😂😂😂😂miskiin
abdiraxin axmed carab ustad asal ah
alla beerka Guri barwaaqo
imka waxii ka danbeya nin wayn ban ahay guri barwaaqo hhhhhhhhhhhhhhhhhh
adoo taagan suuqaan
sawir kula galaayoo
waad isoo salaantaa
siday noqon alaa oge
saynabey daraadaa
sabuunta taydhaan
sonkor moodayoo cunay
walaa xawlee waxbay kugu sheegayeene 😂😂
akram yousuf 😂😂
wlhi ninkan wan ka dambeeyaa guri barwaaqo
ilehey anoodaayo wallkey cabdi firid😍
masha ALLH guri brwaaqo