DEG DEG Jabuuti oo Albabadda Isugu dhufatay Safaradii S/land & Safirka oo beniyay,DFS oo ka Carootay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน +1

    ZEE ALWAN

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waxay ahayd khalad in marka hore jabuuti ay safaarad u furto gobol ka mid ah gobolada soomaaliya.😊

    • @aminpoppa3127
      @aminpoppa3127 3 หลายเดือนก่อน

      Waxay ahayd khalad in a Telefon qaadatid 😊

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 หลายเดือนก่อน +5

    Madaxweynaha waa inuu xilka qaadaa wasiir tiktok iyo taliyaha militariga hadii kale wax guul ah ma gaarayaan dowladiisa iyadoo dagaalka meel fiican maraayo hirshabeele iyo galmudug ayuu xilka ka qaaday odowaa iyo biixi markaasaa la jebiyay asagaa masuul ka ah jabka iyo saraakiishii lagu laayay coosweyne iyo meel kale diidayna in dagaalka horey u socdo waatan shabaab soo xoogeysteen dad badan xasuuqeen mana la yaqaan wasiir aan gaashaandhig qibrad u laheyn sababta uu wasaaradaas ugu hayo waa jaahilnimo iyo halis amni intuu Tiktok gaashaandhiga xukumo oo shabaab ah soomaali badan keeda isla qireen in uu masuul kayahay jabka soo gaara ciidama dib u xoreynta dalka waa inuu mafaxweynaha keenaa wasiir wadani ah qibradna leh wasiir u qalma asoo la tashanaya saraakiisha militariga dalka si dalka loo xoreeyo min raaskambooni ilaa lughaya loogana xoreeya shabaab iyo xabashida rabta inay boobto berri iyo badba dalkeena hooyo ee nimcada alle dhigay meel walba wa in cadawgs la tirtiraa oo lays dhigan.loona den
    Bcin layska dulqaadaa waa cadaw aan wax damiir soomaalinimo iyo islasnimo laheyn soomaali lasyay boobsyna waa in ciidanka macawislayda iyo militariga ciribtiran dhiig yacabyada ladagay nabadii iyo noloshii ummada soomaaliyeed ee isalaamka ah .

  • @AdhanAli-r9f
    @AdhanAli-r9f 3 หลายเดือนก่อน +2

    Safaarada u furaa somalilnd.

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน

    Dish doo 😊

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน

    DJDJ doo 😊

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน

    Also wish ekej doo 😊

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน

    [Music] iehd ehdgd dudh doo 😊

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน

    Dish doo

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 หลายเดือนก่อน +1

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 3 หลายเดือนก่อน

    HHBKII LAGULA DAGAAKAMI LAHAA QABIILO SOOMAALI SH BAA LRYSYGU DHIIBEY

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน

    Xidid sind doo

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน

    Sjsj sheh
    KSHS ehdgd eheh
    Jens Sjsj shsh

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 3 หลายเดือนก่อน

    Gidaar aanu ka dhisayna xududka jubti iyo SL.Wa labilabay lacag urinti.

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน

    Ehrir Susie ushee iehd xusid didu

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 หลายเดือนก่อน +4

    Xaqii bay isku dileen.

  • @maslaxmoha7371
    @maslaxmoha7371 3 หลายเดือนก่อน

    In lagaxira laqata amxartaa

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 3 หลายเดือนก่อน

    KUBADIBA IMIKAY BILAMATAY NIN WALIBA HA ISKA HADLEH WALEH HAWLI WAY DAMBAYSA "GARI LABA NIN KAMA WADA QOSLISO" ARKIDONE WAXAY KU DHAMATO

  • @AhmedAli-ge5xf
    @AhmedAli-ge5xf 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti Inay safaarad u furto s/Land qalad weyn oo aan soomaali cafin doonin bay aheyd,Geelle waa inuu raaligelin ka bonjour bixiyo jiritaanka waxa loogu yeeray safaaradda soomaaliland-gardarro bay aheyd inuu hadda xiray waa wanaag laakiin waa inuu Ku daro inuu sheego sababtii keentay inuu safaarad siiyo(ma dawlad buu u asoonsanaa)

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka u fadhiya safaaradda jabuuti sawka beeniyey warkaas waraysigii shalay ka qaaday Horn cable Tv. bal dhegeysta waraysiga.

  • @rirachekheyr188
    @rirachekheyr188 3 หลายเดือนก่อน

    Safaradi somaliland wala xiday. Safir awdal state aya lagu badalay . Safir jabuuti aya loodiray awdal state gae ahan borama

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 3 หลายเดือนก่อน

    hada miyaad ogaateen hoosaasinta. reer galbeedka?

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 3 หลายเดือนก่อน

      ILAAHAYOW REER GALBEED IYO GAALADA OO DHANBA DALKA NOOGA SAAR BAL HALA OGAADO CIDDA FAA'IIDO KU QABTAY JOOGITAANKOODEE

  • @MubYus
    @MubYus 3 หลายเดือนก่อน

    Ma iyadaa ku dhacda in ay xidho? xuduuda lawyo cado ayaa laga xidhayaa, xagaa bax danbe jiri maayo,, kulaylka ha wada dilo.

  • @zahraboh3584
    @zahraboh3584 3 หลายเดือนก่อน

    Sjsj sheh dhis ehdg ehdg shxv ehdg ehdg two ekej dudh diddh eheh ehdg ehdgd dudh doo 😊

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 3 หลายเดือนก่อน

    Soomalilan dhulkii lagu aaminay inay cawga ka ilaliso ayey faraha u galisay itoobiya taasi oo aan loo dulqadan donin lagana takhalusi doono wixii la odhan jiray Soomalilan

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaad kahelaysaa hadii la xidho uf soomalilaan Nacaybkeeda ayaad rufiyaan unoqotay

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 3 หลายเดือนก่อน

    Maamulka xamar waa alshabaab maayo maxa bururiyay somaliya ictiraaf ba mahaysto

  • @AminaXasn
    @AminaXasn 3 หลายเดือนก่อน

    75@@

  • @FaadumoShaarib-xk7id
    @FaadumoShaarib-xk7id 3 หลายเดือนก่อน

    Qewaywasedtgyaajkaal yhkuyytjkaaaaaaaayrewthfaszxcdaa😂😂

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 3 หลายเดือนก่อน

    geelle weligiis waxa uu waqti badan ku bixinayey isku dirka Somallida

  • @KuKuwait-i4n
    @KuKuwait-i4n 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale