Waxa uu ku yaalaa goob deggan, waa 1-acre, waa wada cagaar. Soo dhawoow.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 99

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fadhigan ragbadan Ayuu. Damacgalinayaa

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 หลายเดือนก่อน +8

    Walaalyaaloow dhul shisheeye xayaysii tiisa waxba macana maleh ee wadankeena noo xayaysiiya naguna dhiira galiya hadaad tihiin dadka you tubka wax kusoo gudbiya waa mahadsan tihiin

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 3 หลายเดือนก่อน

      Walaal, qof wadankiisa neceb majiraan, balse wadanka Soomaaliya waxaa jooga kuwa umadda eriya, ee wadanka iyo waxwaliba qarxiyaan ….. ee Miyaadan kawarqabin arrintaas?
      …..Noloshaan aduunka ah, qofwaliba wuxuu jecelyahay in u joogo meel si nabad ah ushaqeysankaro, nabadna kuseexankaro nabadna kutooso, balse muddo (36-sano) kudhowaad nabad kumajiro Soomaaliya…..oo madaxweynekasta ee yimaada, waxaa dhiba kuwa wadanka qarxiya ee umadda dhameeyeen, (siiba dhaliyarada ee Mustaqbalka leh, eber kadhigeen) wadankana dibdhigeen.
      ……..MA XASUUSATA SANADKII (2017-kii) ARDEYDII JAAMACADA CAAFIMAADKA DHAMEEYEEN OO AH (200) EE QOFOOD IYO MACALIMIINTOODA OO LAQARXIYEY…????
      …..WAA INTIXAAN EE SOOMAALIYA LOO SOO DIREY EE SOOMAALIDA DHEXDOODA ISCUNAAN OO ISXAASIDAAN….QOF QOFKALE WANAAG LARABO MALEH……QOF QOFKALE KANAXA AAN MAANTA LAGUARKIN …….EE MAXAA TALO AH ?
      Mahadsanid.

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน +3

      Gurigan kismayo hargaysa garowe baydhabo Jigjiga garisa cabudwaq galkacayo ayuu ku fiicmaa oo cadaaalad ka jirto iyo magalo yin kale

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa Ka horesyo Amni iyo cadaalad

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน +7

    Gurigan kismayo hargaysa garowe baydhabo Jigjiga garisa cabudwaq galkacayo ayuu ku fiicmaa oo cadaaalad ka jirto iyo magalo yin kale

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunka. Guri Aadgasho. Waad ubaahanthy. Laakiin yaa nu ku ilawsiinin AAKHIRO

  • @alimualim22
    @alimualim22 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah uqtii suheyba aad baa Ku salamaya from Moyale ❤️

  • @ahmeddiriye2756
    @ahmeddiriye2756 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Waa waxlaguqancikaro xayeysiin wanaagsan mahadsanid

  • @ahemedmusae2473
    @ahemedmusae2473 3 หลายเดือนก่อน +4

    Kuwa hantida umaddiisa booba u xayaysiin soomaali dhulkooda illaahay ha u barakeeyo.

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 3 หลายเดือนก่อน

      Walaal, qof wadankiisa neceb majiraan, balse wadanka Soomaaliya waxaa jooga kuwa umadda eriya, ee wadanka iyo waxwaliba qarxiyaan ….. ee Miyaadan kawarqabin arrintaas?
      …..Noloshaan aduunka ah, qofwaliba wuxuu jecelyahay in u joogo meel si nabad ah ushaqeysankaro, nabadna kuseexankaro nabadna kutooso, balse muddo (36-sano) kudhowaad nabad kumajiro Soomaaliya…..oo madaxweynekasta ee yimaada, waxaa dhiba kuwa wadanka qarxiya ee umadda dhameeyeen, (siiba dhaliyarada ee Mustaqbalka leh, eber kadhigeen) wadankana dibdhigeen.
      ……..MA XASUUSATA SANADKII (2017-kii) ARDEYDII JAAMACADA CAAFIMAADKA DHAMEEYEEN OO AH (200) EE QOFOOD IYO MACALIMIINTOODA OO LAQARXIYEY…????
      …..WAA INTIXAAN EE SOOMAALIYA LOO SOO DIREY EE SOOMAALIDA DHEXDOODA ISCUNAAN OO ISXAASIDAAN….QOF QOFKALE WANAAG LARABO MALEH……QOF QOFKALE KANAXA AAN MAANTA LAGUARKIN …….EE MAXAA TALO AH ?
      Mahadsanid.

  • @AdanHared
    @AdanHared 3 หลายเดือนก่อน

    M.a aboyo good job

  • @kamal171
    @kamal171 3 หลายเดือนก่อน

    I love it beautiful house

  • @libanmuhidin6823
    @libanmuhidin6823 2 หลายเดือนก่อน

    WAA IGA WAANO SOMALIYEY WADANKIINA DHISTA HADAAD WAX DHISANAYSAAN, HADII KALE MAALIN AAN MAANTA AHEYN AYAAD XASUUSAN DOONTAA

  • @AbdirashidAhmed-g9g
    @AbdirashidAhmed-g9g 3 หลายเดือนก่อน

    Gabar xasusaga ku dheeresi waa mel fiican

  • @Lugooye101
    @Lugooye101 3 หลายเดือนก่อน

    Qurbo/kenya inaan guri ka dhisano ayey noo xasiisay islaantaan. Illaahey ayaan ka magan galay.

  • @ifrahadenegeh4763
    @ifrahadenegeh4763 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walalo machkoas waa magaalo ay gaalo dagantahay mahaa in hanti inta leeg la galiyo waa lagala wareegi kara

  • @cabdiraxmancabdi6152
    @cabdiraxmancabdi6152 3 หลายเดือนก่อน

    Daarasalaam ka fiican

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 3 หลายเดือนก่อน +7

    Guriga quruxdiisa waxaa ku ciyaaaray paint tiga iyo alaaabta la dhigay gurigaaan qof reer magaal ah ma leh waa qof xoola leh lakiin aan reer magaal aan aheyn very depressing by the way Allahuma barik

    • @safia.S.N
      @safia.S.N 3 หลายเดือนก่อน +1

      I know very depressing home.

  • @tahirugaselmi6992
    @tahirugaselmi6992 3 หลายเดือนก่อน

    Dhulkaan kenyati baa iskaleh wlashey dhulkeena allaha noo barakeeyo

    • @kamal171
      @kamal171 3 หลายเดือนก่อน

      Somalida iney kenya dhul badan kuledahay ma iloowday

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Macquul

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 หลายเดือนก่อน +8

    Abayo hadaan hantiyada gashano kukuyo iyo wax aynan garanayn, Beri saw ina dhici mayaan. Hargeisa, Mogadishu, Sheekh , Garoowe maxaa inoo diiday

    • @som1
      @som1 3 หลายเดือนก่อน +3

      100%

    • @AadamAbdullahi-e9z
      @AadamAbdullahi-e9z 3 หลายเดือนก่อน +4

      Runta weye

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 3 หลายเดือนก่อน +2

      Gurigan Xasan sheekh ha iskaga nasto kkkkk

    • @keykey2594
      @keykey2594 3 หลายเดือนก่อน

      Adeer markan xamar ka dhisanay saw Hawiye nagama dhicin. Kenya sharci ba ka jira, cidna Kuma dhici karto. Lkn Hawiye guryihii iyo hantidii udhacay 1991dii bu Ila hada haysta ee ninyohow khiyaaliga iyo qiiro jabanta nagala tag.

    • @som1
      @som1 3 หลายเดือนก่อน

      @@keykey2594 war bax soco. Hawiye wax ma kaa qaadan ee qabiil dan cafkaaga ka cesho

  • @MAHADMOHAMED-iu9dh
    @MAHADMOHAMED-iu9dh 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allah kheyr hakusiyo

  • @AbdiTrustedCarDealer
    @AbdiTrustedCarDealer 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaah Tabaarakallaah

  • @fartuunsharif2443
    @fartuunsharif2443 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal qoka wax kuu duubayo si fiican wax uma muujinayo

  • @honeysharif3521
    @honeysharif3521 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah zuhyba asturan❤

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allah haubsrakeeyo

  • @adanmohamed8368
    @adanmohamed8368 3 หลายเดือนก่อน +1

    How much does it cost?

  • @shebowamin1885
    @shebowamin1885 3 หลายเดือนก่อน

    Suheyba Mohamed badqas Guuleyso Walalo intal teen guuleysad

  • @nurhirabe9370
    @nurhirabe9370 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah. Can a foreigner own a freehold real estate in Kenya? Please advise. Thanks

  • @ms_weeb0783
    @ms_weeb0783 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc:
    Suheyba Badqas
    Allaah haku xifdiyo si fiican baa u sharaxda guriga.
    Wayadii aad(BBC)kasoo hadli jirtayna waan dhageysan jiray.
    Gabar asturan baad tahay ilaahey haku asturo

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi suhayba wameel ilaahay lagu sugo mahadsanid

  • @abdulhaq6643
    @abdulhaq6643 3 หลายเดือนก่อน

    Qaabkaad useexatay sax maahan wll!...

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Suheyba walashey Shaqeyso Shaqo Xalaal Ah lakin Isilaali Waxyaabaha Afkaaga iyo Xubnahaaga Sameynayaan

  • @AlnurFoundation
    @AlnurFoundation 3 หลายเดือนก่อน +1

    Machakos waa meel gala umabdhantahay ..
    Somaliiyey siiiba qurba joogta Yaan lugudicin...

  • @jamilamoalim3487
    @jamilamoalim3487 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan waxaan ku jeclahay xijaabka

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 3 หลายเดือนก่อน

    SUHAYBO YAAN LAGU QALAN EE MEESHA KA CARAR. KENYA waa lagu qalanaya..GABDHIIHII SOMALIYEED. Wxn si buuxda .ugu cadayna in SOMALIDA KENYA DEEGAAMYNTA KA WADO EE GASHAY HANITDOODA. IN GOORAY NOQOTABA LAGA DHAXAL WAREEJIN DOONO

  • @fabrigasdufff9295
    @fabrigasdufff9295 3 หลายเดือนก่อน

    Machakos county mkamba aya iskaleey Dhuul geeyga wax I daaamo malahaan 100%Garissa

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 3 หลายเดือนก่อน

    Waan jeclaa Lakin hada waxaa a jira cabsi

  • @alisalaad2668
    @alisalaad2668 3 หลายเดือนก่อน +1

    Goobta dadka laguqasho ayaa uxayeysiineysa

  • @رقققلبكبالوعظ
    @رقققلبكبالوعظ 3 หลายเดือนก่อน +2

    Guriga qolalka inaa gasho ma ahyn suheyba bismilaah gurigii dhamaa Saan ogu raaxeysanyn baa indhihii nalaga abusay

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@رقققلبكبالوعظ ma aragtay school baad moodaaa xataa banaaanka iyo gudaha waa kaaf iyo kala dheeeri

  • @imaadone
    @imaadone 2 หลายเดือนก่อน

    Kaneeco iyo kutaan ma leeyayay?

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma maal galinaayo dhul islaameed, waxaan dhisanaa wadan kayga. Haduu gobolkayga ahayn safe gobolada kale ee somaliya ayaan ka dhisan guri oo jidka kaleexo lay dhahay. Hantiyeey macaan waa taan hooy lagaa oran. Kenya ma anaa leh ka bax wadanka ayaa igu filan.

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud 3 หลายเดือนก่อน

    xbbi
    iso
    wac
    dee

  • @AbdikaniHassan-nd6fu
    @AbdikaniHassan-nd6fu 3 หลายเดือนก่อน

    Msh.allh

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud 3 หลายเดือนก่อน

    xbbi deee

  • @wamuajani54
    @wamuajani54 3 หลายเดือนก่อน +1

    gaarisa iyo wajeer maa ka dhistaan guryo saas oo kale ah??? ⚠️🙏

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 หลายเดือนก่อน

    Guri waa ka-wayn yahay,waxaan orankaraa,waa Qasri.
    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo adigu ma kukuyo iyo wax la garanayn ayaa tahay. Afgooye iyo Janaale ma aragtay?

    • @kamal171
      @kamal171 3 หลายเดือนก่อน +1

      Meel an aman aheyin yaa kahadleysa

    • @Mohameds-r1c
      @Mohameds-r1c 2 หลายเดือนก่อน

      afgooye soo tii shalay gabadhii miskinta ahayd lagu dilay so ma ahan

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo

  • @AbdiYarew
    @AbdiYarew 3 หลายเดือนก่อน +3

    Yahoo subxaanalaah waxan u qabey iney wadaad ahayd xishood

  • @sahracabdi6176
    @sahracabdi6176 3 หลายเดือนก่อน

    Nashiido isķu dulqabo wll

  • @ahmedabdulahigalbeyte2990
    @ahmedabdulahigalbeyte2990 2 หลายเดือนก่อน

    Wax yar oo xumaan haddii aay nadhex marto kenya gurigaas kenyaati ayaa qaadanaayo ee raali naga noqo Zuheyba

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 หลายเดือนก่อน +1

    waadan ajunabi, aah baay nooh xaayesiinaysa shaadafadahaga qaadah kuuguh fiilan

  • @aminahassan162
    @aminahassan162 3 หลายเดือนก่อน

    SOOMALI DHOYLA. MARWALBA HA AMAANAN DAL SHISHEEYE. WHERE IS YOUR COUNTRY, HOHEEY SOMALAAY HURUDOOY
    AAWAY HANANDADAADII??????,,,,,,😢😢😢😢😢😢😢😅 10:42

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 3 หลายเดือนก่อน

    Musik was maxy

  • @mohamedaidarushersi8545
    @mohamedaidarushersi8545 3 หลายเดือนก่อน

    Aduunyoow allaa ku leh hhhh

  • @liverpoolfootballclub9985
    @liverpoolfootballclub9985 3 หลายเดือนก่อน

    Majakos junction. 😅😅

  • @imaadone
    @imaadone 2 หลายเดือนก่อน

    Mousquto “

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 3 หลายเดือนก่อน

    Guriga alaab Qurx bdan Laguma xidhin xta dahyadu ma Qurx bdan what hppn

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow nin fcn oo gurigaas kle ii dhisa isii 😂😂

  • @Sahan9474
    @Sahan9474 3 หลายเดือนก่อน

    Kiiniya maxaa Naga khuseeya,

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 3 หลายเดือนก่อน

    Goormaa laga soo qaxin guryahan oo kenyaanku ku bashaalin somaalidu waa dad aan dalblahayn oo dhisay nin aqalkiisa

  • @Huseinkurdi
    @Huseinkurdi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo xage lagala soo xiriira

  • @jakoj9220
    @jakoj9220 3 หลายเดือนก่อน +1

    Iib miya mise wa xayeensin

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 3 หลายเดือนก่อน

    War dag daga gar guur te oo doladisii ka dhigay karaan ayadanah lagu qarxiyo

  • @AKRGO
    @AKRGO 3 หลายเดือนก่อน

    War wadankina dhistaa, ee wadamada aan idin jeclayn wadan koda ha dhisinaa

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx 3 หลายเดือนก่อน

    Look out 😂

  • @IbrahimIsmail-os3lw
    @IbrahimIsmail-os3lw 2 หลายเดือนก่อน

    Some as mavoko

  • @Binuadawe
    @Binuadawe 3 หลายเดือนก่อน

    Qofka camera-da haya sidey wax ka yihiin?!!!

  • @viunahobisa3587
    @viunahobisa3587 3 หลายเดือนก่อน

    Ku Soo Dhoow

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg 3 หลายเดือนก่อน

    Somalida waa ine wax fahamtaa meshan gabadhan ganacsi iyo dalaal commission ayay Raadinaysa waana shaqadeda marka mesha ay joogta ayay ka Raadin iyo waxii loola imaado maaha wax ay adiga kuu xayaysin wadankada adigana waad kasoo carartay marka wax bilaash ah majiro hadu ku anfaco gado hadi kale iska daa wadankayg i xayaysi wax la dhaho majiro views kan xita ba shaqa u ah gabdhan marka qofna shaqadisa ha isku dayin inaa ka wareejiso adiga aad jihayso

  • @wm9669
    @wm9669 3 หลายเดือนก่อน

    Gudaha walaguciyaare.
    The color , the furniture ,no !

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 3 หลายเดือนก่อน

    Suhaybaay waxan yaa degaya

    • @Ujvjjfjfjfjfjf
      @Ujvjjfjfjfjfjf 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa dagaaya bahwaynta iyo hooyadeed iyo caruurteeda iyo martideeda iyo shaqaalooyinkeeda markuu xaajigeeda lacagta meel uu kaladhigo waayo oo uu awlaada badso is yiraahdo.

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l 3 หลายเดือนก่อน

      @@Ujvjjfjfjfjfjf😂😂Haha waad la heshay

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 3 หลายเดือนก่อน +1

    Alaabta ya u dory guriga

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 3 หลายเดือนก่อน

    Waxn mrkaaa yaaa ka gajin karay markaa suhyby

  • @hosingoofficial
    @hosingoofficial 2 หลายเดือนก่อน

    poor interior design 💔

  • @fatumaali8470
    @fatumaali8470 3 หลายเดือนก่อน +8

    Terrible interior, doesn't march the elegance of the exterior.

  • @AhmedAli-nw8nu
    @AhmedAli-nw8nu 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliya waa laga guurayaa kenya guri ku yeesha intee goori goortahay

  • @standarddichotomycontrol1279
    @standarddichotomycontrol1279 3 หลายเดือนก่อน

    Ignorance is the only enemy