ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

JSL oo ka guuleysatay Cadowgii ka Faaideysaneyey Khilaafka dhexdeeda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2024
  • Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

    / @maalchanneltv
    Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

ความคิดเห็น • 101

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 6 หลายเดือนก่อน +8

    Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul Somaliland guuuul 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @Kw58437
    @Kw58437 6 หลายเดือนก่อน +4

    Guuuul Somaliland

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 6 หลายเดือนก่อน +8

    Suurta gal maaha garxajis waa awal awalna waa garxajis mid qudha never ever inshallah guuuuuuul iyo gobanimo somaliland allaw dhaowr ❤

  • @mukhtarguedi53
    @mukhtarguedi53 6 หลายเดือนก่อน +4

    Maashaallah, bilad sharaf, guul iyo Gobanimo somaliland

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 6 หลายเดือนก่อน +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤buufi Buufi cayayanka❤

  • @abdinasirshhussein4866
    @abdinasirshhussein4866 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallaah guul somaliland

  • @fluxyackerman7487
    @fluxyackerman7487 6 หลายเดือนก่อน +5

    Geesi qaran ayaad tahay guul S/L

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 6 หลายเดือนก่อน +8

    Salaan sare Abwaan ❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid Runbaad Sheegtay Guulayso waliga Geesi baadtahaye ❤❤❤❤ Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 6 หลายเดือนก่อน +3

    Allah hu Akabar guul Soomaalilnd
    Iyo Inta Jecel Masha Allah

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 6 หลายเดือนก่อน +4

    Maal TV Geesi Qaran🎉❤❤❤

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 6 หลายเดือนก่อน +3

    Jazzakallahu khayran wll aad iyo aad yaad u mahadsantahay sida tafaatiran ee ad u qadaa dhigtay arinkan.

  • @faisalosman9906
    @faisalosman9906 6 หลายเดือนก่อน +4

    Kol haddii aan hantay yool kaan hiigsanayey waayo Adigaa Hoodadaasi keenaye Rabboow Nabada noogu hiili.

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 6 หลายเดือนก่อน +3

    Guul somaliland 👍❤❤❤❤

  • @a.mohamed9655
    @a.mohamed9655 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guul guul guul iyo khayr Jamhuuriyadda Somaliland ee barakaysan, cadawga Somaliland jab iyo halaag.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maal TV. Geesi Qaran

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 6 หลายเดือนก่อน +4

    Viva Somali land

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 6 หลายเดือนก่อน +4

    Guul Somaliland

  • @Cirguje1
    @Cirguje1 6 หลายเดือนก่อน +2

    Aamiin Aamiin

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 6 หลายเดือนก่อน +2

    Amina

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 6 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHAA CADOWGU JEACLE
    INUU ISAAQA IS QAABQABSDO MANTA MAALIN AANU KAA WANAGSANYE MAA JEERTO VIVA ISAAQA 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @burco688
    @burco688 6 หลายเดือนก่อน +3

    Guulayso abwaan oo hore u soco❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 6 หลายเดือนก่อน +2

    Guul soomaliland salaan Abwaan

  • @abiabi2393
    @abiabi2393 6 หลายเดือนก่อน +3

    Waaaaw wadkusugtay jecyliya marka Jamac macagag labada nin jawab adag siya💪👍✅❤️

  • @SafiyaismailShabca
    @SafiyaismailShabca 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah guul guul
    Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guul guuul guuul Somaliland tolkay reer sheekh waxan leeyahay cadowga iska jira dhexdina inuu ka faaidaysto raba iska jira

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 6 หลายเดือนก่อน +3

    🩸 Waalaalaaldaaye 🩸 lsaaqa 🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸 lsaaqa 🫀 lsaaqa geeeeeeeis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁 Waalaalaaldaaye lsaaqa
    guuu lyo gobanlmo 🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuleysat ln sha Allah 🤲🤲💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 6 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 6 หลายเดือนก่อน +3

    ربي يحفظك من كل شر يا وطني ❤❤❤❤

  • @khadrafarah7898
    @khadrafarah7898 6 หลายเดือนก่อน

    Samaron Waa reer Somaliland waana goobta iyo maskaxda reer Somaliland reer Somaliland na Waa mid

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cadowga Somaliland duufkiiba iyo baroortiiba ka dhamaatay

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 6 หลายเดือนก่อน

    Allah haku xafido . Somaliland Allah ha xafido .

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 6 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso Abwaan aqoon yahan

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 6 หลายเดือนก่อน

    Waa walaalo reeraha reer sh isaxaaq, ha ka raadin halkaa war,

  • @se1059
    @se1059 6 หลายเดือนก่อน +1

    Shankaroon Somaliland how baqan hawsha inoo wada dalkeena iyo dadkeena horumar kaadhsiiya cadowga beerka kala gooya and hayska cide💪💪💪

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz 6 หลายเดือนก่อน +3

    Geesi qaran isaaq waa mid wAxana ku daala dalin iyo danaystee danta gara mooye danta guud danayn isku diiraw ku qusoo isaaq is diilaya majiire ku quso guuliyo gobanimo somaliland

  • @user-zj4ik7to6j
    @user-zj4ik7to6j 6 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland inshallah

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 6 หลายเดือนก่อน +1

    Xassan Sheekh iyo Duuf layaasha Cumaamada beenta ah qaatay u sheega in Garxajis iyo Habar Awal Walaalo ah. Guul Qaranka Somaliland.

    • @Sirad47
      @Sirad47 6 หลายเดือนก่อน +1

      Waa sax....Allah ha jabiyo kuwa doonaya inay kala Dillan walaaha ilma sh Isxaaq.

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj 6 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah 👏👏👏👏👏❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰❤️❤️💞💞💞💞💞💞🦾💪🏾💪🏾💪🏾🌷🌺

  • @xaashiaxmed179
    @xaashiaxmed179 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maal tv waad mahadsantahay abwaan waxa kale lahadlayaa jaamac dhuuso iyo faarax qadhmuune labada kiniya ayey u nikiyaan gumaystaha kasoo baxa trasheyohow

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 6 หลายเดือนก่อน

    Wax garxajis iyo awal la yidhahda ma jirto ,usaaq WAA ISAAQ ,SOMALILAND WAA SOMALILAND GUUL IYO GOBONIMO, HORUMAR ,BARWAAQO IYO BADHAADHE ,❤❤❤❤❤

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 6 หลายเดือนก่อน

    Guul guul guul

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 6 หลายเดือนก่อน

    Rag ayaa kursiga isku heysta laakiin garxajis iyo awal waa walaalo isna dilimaayaan ilaahey ha inaga qabto cadowgan isasoo baheystow guul iyo gobanimo somaliland

  • @ramadanyassin120
    @ramadanyassin120 6 หลายเดือนก่อน

    Guul Somaliland, horaa loo soconayaa , looma joojinayo Cayayaanka

  • @hassanyasin5820
    @hassanyasin5820 6 หลายเดือนก่อน

    الصلح خير

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 6 หลายเดือนก่อน

    Farax macaliin baaaaaaaaaaaaac ,yahuuuuuuuu,ilahayow xasidnimo iyo ishiisha ka ilaale ,

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 6 หลายเดือนก่อน

    Inasha allahu cadowoga somaliland ha jabo dayadana iska qabata yaan la idin dhexgelin tashada ilaahay rag buu idinka dhigye

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 6 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida oo an kamid ahay, aya wada Bill Hurry. Ka soco ugas !!! 😂

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 6 หลายเดือนก่อน

    Abwaan good suldanbu sheeganayaaa ka qaada cumaamada noocaa badhaaciya

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 6 หลายเดือนก่อน

    Faarax faraxal.ma xishoode aakhira ma ilowday

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 6 หลายเดือนก่อน

    ♥️🌿♥️🌿♥️🌿♥️🌿♥️🌿♥️

  • @muheodinismsilmose5514
    @muheodinismsilmose5514 6 หลายเดือนก่อน

    Asc, Maal TV, waxaan idiin sheegayaa hadalka ah, ama khudbadii Faarax macalin ee ahayd 500 oo ciidan ah baa Gaarisa Ka imaan may ONLF xoreeyaan markii Tigrey Gumaadayey.tack.

  • @Leyla0110
    @Leyla0110 6 หลายเดือนก่อน

    Geesi hadal cad❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 6 หลายเดือนก่อน +2

    Labada Duufle waa Good iyo Sabayste Dooxa is ugu geeya ha is rifaane.

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r 6 หลายเดือนก่อน

    Allaho naa mid

  • @yasinhassan2309
    @yasinhassan2309 6 หลายเดือนก่อน

    Good morning my friend?

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 6 หลายเดือนก่อน

    Sax sayidanaa

  • @hibom.3586
    @hibom.3586 6 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi ayaad tahay ee buufi

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed 6 หลายเดือนก่อน

    Libaax buufi cayayaanka cagdheer.

  • @tayasiirmaxamedmire9267
    @tayasiirmaxamedmire9267 6 หลายเดือนก่อน

    Haaye Huwan baad dapada Ku hysn

  • @user-uz4rg8fn6o
    @user-uz4rg8fn6o 6 หลายเดือนก่อน

    Guul somaaliland jamhuuryadda badda cas ee mustaqbalka

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 หลายเดือนก่อน

    Bada Yanyanow.
    Dhukayaga Yanyanow.
    Cirkayaga Yanyanow.👀

  • @abdiali6224
    @abdiali6224 6 หลายเดือนก่อน

    Labadaa is ku jawaabay waa dameer iyo labadiisa daan cid ay masuul ka
    Yihiina ma jirto naftooda masuul ha ka noqdaan
    Qarankani wuu dhaqaaqay ee ha ku habsaamina

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 6 หลายเดือนก่อน

    Qacaayad waa geedi qaran hooyadii nin bay dhashay,

  • @user-xj9vk8dk2o
    @user-xj9vk8dk2o 6 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 6 หลายเดือนก่อน

    Ku quuso dhaarta Abwaan Caqaayad cayayaanka ama dhuunyaalaha ka dhex shaqaynaya isaaqa dhexdiisa . Isaaq waa mid .

  • @ismailhussein5456
    @ismailhussein5456 6 หลายเดือนก่อน

    Cadowga somaliland aya so adegsanaya

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v 6 หลายเดือนก่อน

    Badda sow anagu ma lihin dhulka sow anagu ma lihin 1988 dhulgaygii aan ka soo cesheday maxaa faqasheey ku daba dhigay?

  • @alijama3401
    @alijama3401 6 หลายเดือนก่อน

    (FAARAX KUUKUUYO )
    ADOO KIINIYAANKA SHEEGTA.
    KUUKUUYO ADOWSU DHIIBAY.
    MAXAAD IGU SOO KORDHINAYSAA.
    GUMAYSI ADOO KU KORAY
    KAALMADA ADIGAA U BAAHAN

  • @feysalismailjama9623
    @feysalismailjama9623 6 หลายเดือนก่อน

    Rer.s.landow.s.weyn.horaa.uweydeenee
    S.landtiinaa...ilaashada.......

  • @hassanbashe9769
    @hassanbashe9769 6 หลายเดือนก่อน

    Wwaa khalad...

  • @nuurmunye2075
    @nuurmunye2075 6 หลายเดือนก่อน

    Faadumo siciid waa qof nool oo wax garaneysa oo aqooni ka muuqato, waa geesiyad qaran jecel dalkeeda iyo dadkeeda somaliland,

  • @abdikhadardheeg3343
    @abdikhadardheeg3343 6 หลายเดือนก่อน

    Afxumada garxajis ayaa keentay jawaab

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye5559 6 หลายเดือนก่อน

    Faarax macalin dawaro hoogayoo ba, ayeey, dawro waxa uu adoon uyahay kuukuuyo dagaal ayuu kudhawaaqay dawaro wallaahi inaad magaca soomaali dawaro uu kadhuuman uu sheegan kuukuuyo kalabka kalabku dhalay soomaali land guul awal iyo garxajis waa walaalo waliba iskubaha labada suldaan ma matalaan labada reer iyaga ayay ku eegtahay anigaa sidaa idhi oo sacad muuse ah, abwaan qacaayad waxaad tahay indheer garad garaarkiusu badan yahay geesi qaranka daafaca noolaw inaadeer cimri dheer illaahay idankii soomaali land guul guul guul markasta illaahay idankii aamiin aamiin aamiin

  • @user-yu9fx2rv4o
    @user-yu9fx2rv4o 6 หลายเดือนก่อน

    Garxajis waa gobgobi dhashay ayaan u aqaanaa hadaan ahay nin awala waa sandaladii isaaqa maday noosaaranyihiin

  • @ismailhussein5456
    @ismailhussein5456 6 หลายเดือนก่อน

    Rer somaliland inay ka horeyan ma oga waxay modayan hawiyaha ay somalinimo ku gadan😂😂😂😂

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 6 หลายเดือนก่อน

    Jaamac neef dameer duli

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 6 หลายเดือนก่อน

    Faarax macallin macaac macaac horta ha is xoreeyo isagu. Kenya iyo Ethiopia ayay ku hoos jiraan. Jihad kulahaa. Itoobiya Muslim baa deggan

  • @Kw58437
    @Kw58437 6 หลายเดือนก่อน

    Lakin Jamac wa nacas

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 6 หลายเดือนก่อน

    Wariye kulmeyi usheega Aderka Musa jahil ,sharafti reer SL so celiya ska celiya qashinka faqash kahad, Gul iyo Gobonimo ciidanka qaranka JSL

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa9544 6 หลายเดือนก่อน

    Afmaal iyo afsomali yaqaan iyo suugaan yaqaan, GUUL

  • @abdirashidalale8885
    @abdirashidalale8885 6 หลายเดือนก่อน

    Dalkiina ilaashada

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 6 หลายเดือนก่อน

    odayga dawakhaywa maacalimka shaydnakee hadaba odaygasi parliment kenya ayuu ku jira kenya 10kun oo kenya ah ayaa ka shaqysta somaliland iyo ka badan waa in kenya lala hadla laga dacweeyaa sidee isago ku jira parliament kenya uu inooga dabo quuqleeya wa in kenya la waydiiya ninkan ma idinkaa soo diray naga qabsda ha bahdilan siday u bah dileen malintii ay ka dejiyeen cumaamdi reer falastine inaga huruda oo aan danteena ka shaqayn runti yaayna qabasan hadan dowladeena talaabo ka qadayn ninkaaasi kale shaqdiisu ku waayi karaa waxxan uu wadokenya ha lala sheego qofkan lalama tirsado wadanka adoonsada uun ba lagu yidhahda aygiina naga qabsada

  • @sifiamaryamsalim5077
    @sifiamaryamsalim5077 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ismailhussein5456
    @ismailhussein5456 6 หลายเดือนก่อน

    Rer awdal wuxu modaya haahilintodii o kale

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 6 หลายเดือนก่อน

    Waar. Isaaqoow. Isadaaya. Gaddii. Kale. Marakaake. Baada. Garnasaan. Fudaadaka. Iyo. Qabayaalada. Isaka. Daaya. Caadoow. Badan baada. Leedahiina. Isajiira. Bisiinka. Yaab

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 6 หลายเดือนก่อน

    Is Jeecliya isaaqa o ull iyo diira nooqod isaaqa somali idiin maa jeecele miidoba waan neecebahay isaaqa is caaya ama isu haanjeeba wiixi dhaacay dhhwce ciidan dhaawac soogadha baalles waa Dawin doonaye gooan qaata isaaqa oow

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 6 หลายเดือนก่อน

    Jaamac galad 1000 doolar oo faarax macalin iyo farmaajo u soo diraan ayaa ka hadlinaya

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 6 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 6 หลายเดือนก่อน

    Wasideni hore iyo walaalnimo ciyaar isunicimayno awala dagaal garxajis uma cuntamo

  • @noormohamed8427
    @noormohamed8427 6 หลายเดือนก่อน

    Reer Abaarso runtu dhibaato wayne ayay ku tahay😃 Waar ciidan ku sheegii Muuse Juudaan Oog ka qaaday ee Awdal la geeyey miyaanay shacabka BENDOO kusoo rogin oo xasuuq ku samayn YAAA. NADAL?

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 6 หลายเดือนก่อน

    Kuwan garaney, Ugas ninkan Cirro oo daba socdho kabaha usidha hagu uu socdha. Ma sidhasu adheer kay kursiga sare ku raba. Sharafti reer ka ayu karamada ka qadhay. I put him on the the list of certified imbecilics leaders with no vision, that doesn't fit to be even a school principal in somaliland let of being head of state.@Concerned and patriotic somalilander of HY in a middle of nowhere. Who always wonders with his uncle Sam !!! 😂