Kaftanka Siyaasada 513 oo aad u xiisa badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 198

  • @musemohamoud2429
    @musemohamoud2429 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shiikh madaxweyne maaha eh waa masiibo eh kitaabkii ilaahay ee uu ku dhaartay ha qabto insha alah ilaahay idankii 😢

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 หลายเดือนก่อน

    ASC.Mansha Allah kaftanka Siyasadda EN cali harare iyo inanka kalaba barnamijkan waxa uu ka hadlayaa sida xaqiqada ah markan dhageystey ee aan ufirsadeywaxaa isobaxey in arimaha aad dadaheyneysen ey wada ahayeen wax sax ah oo jira kana socda Somaliya oo dhab ah ee Allow nosoceli mudnanteni Wabilahi tawfiq

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 หลายเดือนก่อน +23

    caloow oog muutagin ee wuxuu tagay wadaamo goo carkee oog haduuyimaado waan sooabanaaynaa walee isaaq wuu ka adkaadaye anaa karbaashaya muuse burco ayaan gacanta ku dhigayaa walee

    • @sumyohasan4036
      @sumyohasan4036 2 หลายเดือนก่อน +1

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @sumyohasan4036
      @sumyohasan4036 2 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

    • @OsmanWarsama
      @OsmanWarsama 2 หลายเดือนก่อน

      Oog buu tegey oo SOOL buu qeyb maamulaa ee maxaad ka bedeli karta?

    • @abdikanijibril3860
      @abdikanijibril3860 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@OsmanWarsama futadaaduu mamulaa lax yahay

    • @zayaamad3080
      @zayaamad3080 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ha xanaaqin eh sool badh kamida ma xukuma muse waa mayaa

  • @shamsodaahir8098
    @shamsodaahir8098 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Llaah wiil iyo adeerkii

  • @mahamoodyasiin342
    @mahamoodyasiin342 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah cadabta ha ku fugayo xasan iyo inta la socota ee tugta

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 2 หลายเดือนก่อน

    Kaftanka siyaasada waa idin salaamay Ali iyo yaasiin 🎉

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa moryaanimo shaati dowlad loo xiray, moryaana waxeey ku taqsuustay Biliqo. Waxaa Hada arkeeyno waa biliqadii oo la sharciyey😂Rip🪦Dowlad nimo iyo dal iyo dad u naxid! RIP 🪦 Somalia 🇸🇴

  • @ZakiHoussein-zc7zs
    @ZakiHoussein-zc7zs 2 หลายเดือนก่อน

    The legend brother Ali iyo yaasiin

  • @ahmedducaale1513
    @ahmedducaale1513 2 หลายเดือนก่อน

    🎉 cali xaraare waa Marqaantiga nool baa tahay xafidullaah walaahi suxufi kaa daacad somalia ku jiro😂❤❤❤

  • @YayaOsmanAli
    @YayaOsmanAli 2 หลายเดือนก่อน +3

    Caliyow Apti barnamijka soo badiya 🎉😊

    • @hi-gn6my
      @hi-gn6my 2 หลายเดือนก่อน +1

      Abti u qor. P kuma jirto af Soomaali ga.

    • @MaxamedfaraxTalan
      @MaxamedfaraxTalan 2 หลายเดือนก่อน

      Ugu dar mw xasan sh un wax ka sheeg😂😂😂😂😂 wa siday jeecelyihin cbb

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 2 หลายเดือนก่อน

    Ismaciil cumar geeleh isagaa wax kasta sameeya

  • @HOOYOMacaan-n8t
    @HOOYOMacaan-n8t 2 หลายเดือนก่อน

    Ali Haraare waa runtiis

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน +1

    Odaygaan xasan shiikh yaa afyaqaan

  • @abuukarHussein-pm9pn
    @abuukarHussein-pm9pn 2 หลายเดือนก่อน +4

    Chanalka 500k aan garsino inka bdn wa u qalmaa somaliyay

  • @MaxamadDeeqAbuukar32-zh3vt
    @MaxamadDeeqAbuukar32-zh3vt 2 หลายเดือนก่อน

    Cali xaraare sxb kafdanka mowduuc iyeel

    • @asiyaberger7719
      @asiyaberger7719 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 หลายเดือนก่อน +1

    بسم الله
    صلى الله عليه وسلم

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc, walaalayaal, wallaahi caliyow, isma oran noloshayda waxaad arkaysaa Rag somaliyeed oo siyaasiyiin sheeganaya oo sidan u cawaansan!! Subxaanallaah, dhaqan xumada Boobka hantida qaranka. Sida ay ugu ciyaarayaan maskaxda dad weynaha iyo dhalinyarada somaliyeed, yaarabi dhaafi sida ugu dhakhsaha badan
    Xamar mooryaantaan,aamiin aamiin yaarabi

    • @asiyaberger7719
      @asiyaberger7719 2 หลายเดือนก่อน +1

      Allhuma amiin ya Rab ❤

  • @anabali5298
    @anabali5298 2 หลายเดือนก่อน

    ❤cali iyo yasin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @fartunismail5546
    @fartunismail5546 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah. Illaahow dowladan sharkeeda naga hay 😢

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey cali xarare iyo yasin ❤❤❤

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 2 หลายเดือนก่อน

    513❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Muse in jamaahiirta ay gacan ku soo dhigayaan ayaan u malaynayaa,3 nin gacanta jamaahiirta ayey ku socdaan,biixi iyo kaahin iyo taan waa next prisoners

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeeda hajebiyo madaxwaynaha somaliland waa geesi qaran oo dalkiisa iyo dadkiisa jecel

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 2 หลายเดือนก่อน

    WAA SAX ARINTA SISI

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa idin salaamay daadihiyayaasha kaftanka siyaasada.

  • @ZaeidAhmed
    @ZaeidAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Asxaabta Ku xidhan Somali American Tv.
    Waa markii koowaad ee aan idiin baahdo saaxibayaal.
    Waxan rabaa in aad iga caawisaan qof Nairobi jooga inaad igu xidhaan .
    Haddii uu qof Nairobi kuu daganyey please igu soo xidh.
    🙏🙏🙏 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cali xaraare manta xiiraa dhagolayasha way fahmayan
    Kaftankii oo xitaa gacan ah ❤

  • @issackmoha6636
    @issackmoha6636 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan sheik true

  • @SUPERMOHAN420
    @SUPERMOHAN420 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kaftanka siyaasada 🔥

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa9544 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxwayne Muuse Biixi maanta Ceerigaabo ama ilbaxnimada MAAKHIIR ayuu joogaa

  • @shuaibisakmohamed5095
    @shuaibisakmohamed5095 2 หลายเดือนก่อน

    Waad nagu soo daahdeen yaaqay❤

  • @yussufabdi4604
    @yussufabdi4604 2 หลายเดือนก่อน

    Aliyow qosolkaad iga dhameysay tusaalaha aad sameysey, waa sax waa cashar aan caadi aheyn sidaad u sharaxdey waxa Xamar ka socdo.

  • @mjabdi1904
    @mjabdi1904 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan diinba ma leh.aqoona ma leh.mid diiniya,iyo mid maadiya ah.

  • @SalaadAadanguure
    @SalaadAadanguure 2 หลายเดือนก่อน

    Wuunaga soodaahay barnaamishka kaftan siyaasada

  • @adoursouldan5757
    @adoursouldan5757 2 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu qaatay dhaqan Ismacii cumar geeleh ee Djibouti

  • @historypublishers
    @historypublishers 2 หลายเดือนก่อน +1

    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @NasirKimbo
    @NasirKimbo 2 หลายเดือนก่อน

    Caliyow advertising barnaamijka noo kordhi run sheet waa web shek

  • @imanhirsi
    @imanhirsi 2 หลายเดือนก่อน

    Ali ayamahan kaftanka wad ka baxday

  • @moibrahim7019
    @moibrahim7019 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb Hassan wadigan ku taraaraxaye tolow miyaad ku Mirqaantey....😂

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 หลายเดือนก่อน

    Ac
    Subax wanagsan dhamantiin bariga afrika
    Ali xarare & yasiin yare maxad heysan sodaya

  • @Fartun-v5v
    @Fartun-v5v 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ❤

  • @Haaruunyare-oh9pp
    @Haaruunyare-oh9pp 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shamiido alwaax iyo Musmaar Next suuqa dhaxdiisa dharkaa xidhantahay Dhiga lacagta

  • @MaxamedDhanaan
    @MaxamedDhanaan 2 หลายเดือนก่อน

    Calii intee kabaxdeen sxbyaal landing waayey

  • @HasantimaHuseentima
    @HasantimaHuseentima 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlada qabiil kunaca ana qabiil baan kudifacenaa hasan shiiq muhamuud abid qof kafiican somali soma marin

  • @NageessooQabatoo-pb7ms
    @NageessooQabatoo-pb7ms 2 หลายเดือนก่อน

    WaSaara

  • @abdifatahfarah652
    @abdifatahfarah652 2 หลายเดือนก่อน

    Caliyow zxpka yasin miyu cadaaday mise anigaa Mooday zxp?

  • @MusinguziAli
    @MusinguziAli 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan shikh macallin buu ahaa waddanka dhan wuxuu u arkaa classkii iskolka umaddana wuxuu u arkaa ardo asagu darsi siinayya
    Haku daalin xasan tiisaa u dhooban.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 หลายเดือนก่อน

    Damal jadiid
    Shaqadoda
    Wa badar & biso
    Mesha dawladi kama jirto
    Wa koox mafiyo ah
    Calamka aya sida yiri anigu ma oran
    😂😂😂😂😂😂😂
    Mahadsanidiin

  • @fatiaigueh5007
    @fatiaigueh5007 2 หลายเดือนก่อน

    Wow ali xarare wadkuso baxaysa blue color nin cas tahayo yeaah dhagasi ku labiso

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 2 หลายเดือนก่อน

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤

  • @IlyasAden-vj6ry
    @IlyasAden-vj6ry 2 หลายเดือนก่อน

    Aliyoo Maanta adliga ayaa carerysaan waa sideey 😂😂

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 2 หลายเดือนก่อน

    Alloow sahal amuuraha

  • @nasserbin-amin9176
    @nasserbin-amin9176 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @AxmedshkiikhShiikh
    @AxmedshkiikhShiikh 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan xoogsade iyo madaale

  • @calicabdiismaaciil3974
    @calicabdiismaaciil3974 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂war kani muuse biixi wlhi wuu ku riyooniya malaha habeenkii buu riyo ugu yimada😂😂😂😂😂

  • @calicabdiismaaciil3974
    @calicabdiismaaciil3974 2 หลายเดือนก่อน

    War kani wariye maahe wlhi waa naar afuuf hoyada afka qalooca ka was ay ay dhalay oo naar afuufa

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 2 หลายเดือนก่อน

    Madaxwenaha shalaytoole ayuu hadlay marka haddadan dhagaysan aniga ayaa kuu sheegaya madaxawe uu hadlay Ali xaaladda uga daran hadda kohor waxaan kuu sheegayaa wixii somali isu keenaya ka sheekee

  • @husseinismailjama2533
    @husseinismailjama2533 2 หลายเดือนก่อน

    CALI WARIYE WAYN BAAD AHAYDE
    KAFTANKII SIYAASADA
    SHEEKAD U BADASHAY WAAYO KAFTANKU AWL
    NAAAR NAAAR BUU AHYE SHEEKADA NAGA DAAA

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 หลายเดือนก่อน

    Allow soomalilan sinabada muuse noodhaafi yaa allaah

    • @somalilandnew
      @somalilandnew 2 หลายเดือนก่อน

      Waa in aynu sniper ku dilo satanka

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse Aftaag, Muuse Handaraab,waxaad Moodaa inuu Malagiisu Wado😂😅

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 2 หลายเดือนก่อน

    xassen xoolo he trying to raise his travel money

  • @yaasirabdi6605
    @yaasirabdi6605 2 หลายเดือนก่อน

    Cali xarare wlhi waan sugi waye warka soda xaqida dhabta

  • @mohamedhussein8384
    @mohamedhussein8384 2 หลายเดือนก่อน +1

    cali ...waa cadawga somaliland waana nu wada ognahay

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 หลายเดือนก่อน

    Ali yare ali xaraare

  • @faisalduale2503
    @faisalduale2503 2 หลายเดือนก่อน

    Doofaar ma daahiro waligii😂😂😂😅😢😢😢

  • @HirsiCraxman
    @HirsiCraxman 2 หลายเดือนก่อน

    Qodobka aad ku bilowday imisa nafod ayaa moqdisho ku dhinta malinti waxna kama dhimi kartid waxna kuma kordhin kartid waa awood illaahay leyahay hadad aminsantahay in xukun wax dilo ama biniadam dilka awodo maad garan yaqiin xumona hoy haysaga dhigin

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 2 หลายเดือนก่อน

    CALI BADHAASUQ

  • @abdoulkaderwaisssigad5768
    @abdoulkaderwaisssigad5768 2 หลายเดือนก่อน

    Caliyow Warka (Maxamud osman Bon) wa been. Mowlid ayu utagey mesha. shandad lacaga masidin. Wa war been oo lagu eydeynato. Sanad walba wu tagi jirey. Sanadki horee aniga racey. Midh qalalasa uu kujiro majirto. Ninka dambigisu wa qabilkisa. Qabil ahan umba loo Xidey.

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 2 หลายเดือนก่อน

    Waan La yaabay Markuu shalay dhahay Caalamka kale bajaaj Lagama Ogola Lkn Anagu waa idiin ogolaanay Dawladaha Caalamku Gaadiidka shacabka Meel Ayey Saareen Sida Tareeno,Basas,Subways ,Trams Xataa Baaskiilo Ijaar ah oo ku shaqaynaya Taleefanada Marka Magaalo intaas Leeg oo Bilaa Transport ah Xasanow Adiga Horteed Lama Arag

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 2 หลายเดือนก่อน

    Cali xaraare wali adigo Xasan wax wanaagsan ka sheegaya kuma arkin. Ma waxaad na leedahay xasan in yatoo wanaag ah ma laha

  • @fuadfawzi1425
    @fuadfawzi1425 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan Dhiikh waxaan lee yahay; who are you? When you say Xasan waxaan lee yahay? Miskiin Xeryaha Qaxootiga yemen ka yimid!! Amrica tagay !! Cajaaib isku maleeyo😂

  • @cibadofarax9929
    @cibadofarax9929 2 หลายเดือนก่อน

    Asc caliyow numumberka isoo for qojlada ilkaha sameysasa

  • @AliDheeg
    @AliDheeg 2 หลายเดือนก่อน

    ASC Salaan Ali H.Xirsi iyo Yassin Yare
    Dadkan ilkaha laga galay ragii u badan yihiin sabaab?? Tolow waayo 😂😂😂

  • @modeynuur2
    @modeynuur2 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi yaasiinow aad baad u Samir badan tahy Haddad ceyda xasan shiiq maalin walbo odey daarood ah aad ka dhegesaneeso ninyahow ninkaan waa qabyaaladiiste Daliil baan u hayaaa wlhi

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq 2 หลายเดือนก่อน

      Anigu labada qolo midna ma ihi laakiin waxaan u arkaa ninkan cali waa nin qabyaalad ka nadiifa adigaase hada caddaystay inaad bukto illaahay haku caafiyo

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 2 หลายเดือนก่อน

      Hasan ma caaqil hawiye baa mise mw soomaaliyed weeye

  • @yusufxandal3432
    @yusufxandal3432 2 หลายเดือนก่อน

    Booli qaran

  • @mohammednuur2939
    @mohammednuur2939 2 หลายเดือนก่อน

    Ali kaftanka wiigi 3 jeer fadlan

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ku jira boor isku qaris badan iyo dhacdooyin qadiim ah sida waa la laayay ciidanka iyo kuwa kale oo badan, waa laga soo gudbay hormarna waa laga sameeyay!!
    Waxaad shaqa nowga dhigaysaa Madaale waa laga leeyahay iyo gabadha halkaas ku gadaysa shidaal ka waxay isku jufa yihiin xaaska madax waynaha.
    Tan kale dowladu ayadaa xaq u leh heshiis yada difaaca sida Masar iyo Turkey 🇹🇷.

  • @omarmohamed3034
    @omarmohamed3034 2 หลายเดือนก่อน

    Hassan Shiekh. Waa astaanta qawiilka hiraab ilaa iyo hiraab qawiil nacaan Hassan Wuu joogayaa marka sadaxaad ayuu noqonayaa ilaa la is cuno dadka muqdisho 😂😂😂

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    caliyow xasan qudhaaca dhurq hiiraan dhexdeeda ayuu ahaa oo dhulka ilaahey ha ila guuyo idhahega ayaan saarey isagoo laga soo ceyriyey jalalaqsi oo dhex fadhiya meel caro badan uu ku dhexjirey mudul gaaban oo qadiim ah nin aan umaleynsyo xawaadle ileen cid kale oo sooraaceysa majiro ayaa sawir vidiyo ah sawirey madaxiisa ayuu ka bilaabey iyo wajigiisa oo waadex ah ilaa lugahiisa uu carada kula dhexjiro

  • @mustafaqawdhan3473
    @mustafaqawdhan3473 2 หลายเดือนก่อน

    Hargaysana tagaasida waxaasaa haysta ee kasoo hadal
    Cashuur 9 cashuuroodbaa laba qaadaa

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 2 หลายเดือนก่อน +1

    War haa adigu iga falaagoday calow dadkayga iidaa dadkaan bariga daga jeebkaan ku ritay mar hore saa tahay😂

  • @ahmedkhailey927
    @ahmedkhailey927 2 หลายเดือนก่อน

    wallee cali CBB caadi ma ahan, shaqo ayu haayaa.

  • @SaleIsmacil
    @SaleIsmacil 2 หลายเดือนก่อน

    Runbaaad sheegtay

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 2 หลายเดือนก่อน

    56 Lixi Dooladada Yaa Joogatah Somalia weyn Oo Ajaaniba Ah Hargeesa iyo Mogadusho Garaawe
    Kesmaayo Beey Dhabo iyo Dhaamaan Dhukka SomaliaWetn Maaca Shuur Laga Qaado Doolada Haase Yaab ?Shacaba Sheedaha

  • @ridwaanmaxamuud1345
    @ridwaanmaxamuud1345 2 หลายเดือนก่อน

    Haye

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 2 หลายเดือนก่อน

    wadanka oo Dhani xamar ma ahan ee Dowland walba waxaa ogoleen hadey talineyni daarood

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    caliyow qof aad ku hayso iga bax oo kaabaxaya inaad dhexda u gasho waa khiyaano inkastoy fiicneyd inuu muusa maalin cad bixiyo

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 2 หลายเดือนก่อน

    4.5 micnaheeda wa 2nd class citizen

  • @cawilfarhan1212
    @cawilfarhan1212 2 หลายเดือนก่อน +1

    ninkii yasin duucale xage bu ka dhacay ma maakhir buu xamar ku dhisayaa odaygu

    • @Ibra12886
      @Ibra12886 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂

  • @abdiibrahim5050
    @abdiibrahim5050 2 หลายเดือนก่อน

    Inaan xasan jeclahay mahan ee waxay iga somalia maxaa u roon

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa9544 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilka hadalka wax ka sii

  • @jucepower
    @jucepower 2 หลายเดือนก่อน

    Manta Dan ayan sugayey warkan

  • @abdullahihashi5905
    @abdullahihashi5905 2 หลายเดือนก่อน

    Yasiin aabu please

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 2 หลายเดือนก่อน

    Adigu walaalkagaa hargeisa sadaqaysanaya caliyow lacag intad been sheygaysid beenti darood ya lagu yaqaanaa iyo fataalnimada

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 2 หลายเดือนก่อน

    Haddii uu Muuse doorashada ka meeraysto, oo uu weliba dagaal baan bilaabayaa is yidhaahdo kaga meerayso (waa waxa qudha ee uu ku marmarsiiyoon karee), sidii August 2023, ayuu gudaha iyo dibaddaba ku guuldarraysanayaa. Labada bilood ee hadhay ayaa la sugayaa.

  • @faisalduale2503
    @faisalduale2503 2 หลายเดือนก่อน

    Doofaarow Farmaajo ayaa fahansanaa dowladnimadda soo maaha😂😂😂

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 หลายเดือนก่อน

    Caliyow ilaa masaa.iirt amayba roonayd,hada waxa socdo waa xaalufin

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 2 หลายเดือนก่อน

    Anigo og caliyow waxaad tahay hadana hadaad so sheegto meelo ku yidhi farmanjo ba u sameeyay ee ana wan samayn 10kun dollar iga tal hadi kle jooji munafaqada

  • @Fartun-v5v
    @Fartun-v5v 2 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @MohamedOsman-ob4uk
    @MohamedOsman-ob4uk 2 หลายเดือนก่อน

    Darood xanaqsan wan arka 😂😂😂