Cadnaan wll qali alle ka baq iidle dhibka ka daa waa iga codsi hadad tahay qof taageera yaashiisa tix galiya fadlan mar kale iidle prnk haku samaynin waa codsi
Iidle Ilaahey Ha Caafiyo He Is Not Well Wlhi Walalayaloow Ninkan Fanka Ka Bixiya Waa Iska Xanuunsanyahey Even Mentally He’s Not Fit Naftiisa Waa Tabar Yaraatey Islaanimo Fanka Uga bixiya😮😢
Again KATIINAD ASKAR kaliya ayaa qaadan karto maxeey tahay katiinada saaxibul prank wadato waa sharci daro maxkamadna waa lagu geen karaa.....waa qalad
Lkn wlhi majecli in iidle lagusameeyo wayo wa aabo macanqaba alllle hakadulqade 🤲
Please wiilka ka daa prankiga iidle sonkor ayuu qaba 😢
Haaa walaaahi haduuu naxo sokortaaa kaceeso ama dhaceeyso
cadnan sana kunacay masha run kali la imaw dadka hawalinee bisinka
Xariif waa iidle, magaalada kuleylaa ka jiro ayaantaan🤣🤣🤣🤣
iidle.yare.ilahowa.kucafi.cafimaad.waye.ilah.hakusiyo.amiin🤲amiin🤲yaarbi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥰
Warkaba masugi kari waan is dhaafiyaa yaa ilmid ah🤣🤣🤣
Aniga😂😂
Anaa kula mida😂
Anig
Adnan Model Best Prank Maker In Somalia😂🙆♂️✌️
Cadnaan wll qali alle ka baq iidle dhibka ka daa waa iga codsi hadad tahay qof taageera yaashiisa tix galiya fadlan mar kale iidle prnk haku samaynin waa codsi
Cadnaanow Baaro ku soo sameee mid real prank AH blze
Maskinka hala daayo 🙄 sonokor ayu qaba😢idile ka da prank
wakhtiyow nin rageedka ciilay _doqonkana sasabaya hadmaan na sooryeen_iidle yare lajan weeyi wlhi🔥🙏
Wll mar horana waan ku iri eefadlan ajanibta hatusin waxa nahay
Idle sokor buu qabaa cadnan kadaa prnkiga plz😢
Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰😘😘❤🎉
Keep going my brother Adnan Model 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ilahay ka baq Adaan wiilka wuu xanuunsahay irsaa qad saan lagu radey biskaa😢
Adnan aboo ka daa iidle sakor ayuu qawaa pls 😢 🙏 😪😢😭
Prank wali ah Masha Allah keep going guys Iidle yare dacad waye wlahi 🤣❤️🙏
Wiilkan xanuunsan
Kaqaleeya walalyal pls 😢🙏😭
Adnan walalo please idle iskadaaf yqh
I always feel sorry for him wlh walalkey😢❤
Haa wlh
iidle walahi waa maskiin In gacmaha laga xelo bilaa buuq wuu ogoladay
Cadanow maa iidle iska dhaftid niyow 😂😂😂😂😂
Adnn prnk kan wu fashilmay runti inay jiliin thy qofkasta wuu fahama ee dib ugu noqo pro intadan so deyn
Ooo waa filim laysla ogyay shaahisi buu qaatay😊
Iidale yare faysal cali waraabe maxa u galay markuu xanaaqo sidii faysal cali waraabe oo kale buu u hadlaa😅😅😅😅
Qofkii ugu horeyo ee dawada
Miskiin ilahay ha cafiyo 😢
Allaah hakucaafiyo iidle yare wll qli
CADNAN MODEL Waliga Qof Xanunsan oo Sokor Ama Dhiig Kar Qabo Prank Haku Sameyn intas An Kugula Dardarma Plz
Haa
Waa qalad nin xanuusanaya inaad waxaa ku samayso macaan buu qabaa would dhaci karaa nax dinta
Askartan ad malin walbo dadka prank ga ad ogu sameyso lama fahmi mia ayaga
Asxapey ninka woow xanuunsanyahaye ka xishoda
Ramadaan mubaarak🕋
King of pranks ❤Adnan model ❤❤
Waxan mahin prnk
M.a iidle dulqadkiyoo qofa
Cadnaan model aabaha prnk soomali tahay🇸🇴
Abti iidle yare uun miyaad ka il heshay😂😂😂😂
Adnan wll idle sokor bu waba wuu xanun San yahay e ka wareji prnk ha ku sameyn Mar danbo wll mahadsnaid
Nio muslim hada tahy ninkaas kaleexo maskiinka ah wa dhibtee wlhi malin hore buu kuu dan sheegte doqon gaku noqon😢
Idle dhibka ka dhafa sababtoo ah woo xanun snhy kafikira cafimaadkisa
🤣🤣🤣🤣 ruuuhi codkeda malakasiweyna hee
RAMDAN MUBARAK TIMCADNAN😊😊
Please idle hala dhafo waa maskiin respect badan waa dhibteen
😢😢😢😢😢 iska dhafa iiidle waa Maskiin
Ku Sali nabiga scw❤
Scw
Scw
Cadnan xaywaan caadi aa tahy wlhi,miskiinkan sokorta qabo mar walbo maxaa uga nixisaa,haduu coma galo maxaa sameynee,waxaan prank ma ahan ee naf goyn.
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤
Waykan
@@ahmadalimihile6820 #sahantoosan
War idle iska daa wayo waa qof macaan leh qofka macaanka leh aduu naxo ama uu xanaqo iyo buuqa badan macaankisu wuu kacaa
Allaha caafimaad siiyo walaalkey iidle😢😊
Wllo cadnaan iidle yare prankiga ka daa
iidle in la dhibo runtii ma jecli fanankena allaha caafiyo
War waxan inte la egyihin arg 😂😂😂
RAYAAN BAJAAJ WAAYE NAAGTA😜😜😜🤪🤪🤪🤪
Idle wuu xanunsan yhy prank ka daa
Iidle wlhi waa iska daacad 😭😭
Wr Ninkan Wuu Xanuunsanyhee Foodada Kdaya Dadkle Raadsada Dqomayeee😏😏😏😏
Alaa maskin waye idil😢
Hawa kama ni karao mutakosa kazi juu ya prank juu mulipewa kitu kidogo
Ruwayad wacan bad jishen
كل عام وانتم بخير وصحة وسلامة الف بخير
Idle sokor ayuqaba kaqale yaq😢
War walaalow ilaah kabaq maskiinkaan sokor ayuu qabaa kadaa waxan aad kusameyneesid
Adnaan maxaa kaaqaldan wll sowka iidle xanusanaya kadaa prank ga wll plz 😢
Iidle maad iska dhaftid walalow wah😒
intaa prank kafikiraysaan kafikira qofka iyo xaladiisa caafimaad sonkortuna waa halis haduu qofku naxo
Markey Kenyan ka bilaa baan iney prank dhac ubadalan somlida kaliya beegsadaan dhibtiisa arki doontaan
Alaha kucaafiyo wll
Maskiin ka kadaaya saxibul ciyaal waaye iyo Sokorna waa qabaa
Cadnan idle waa qof sokor qabo kadaa prnkiga hdii kle washamsi
8.50 daqiiqo makay marayso iidle fiiriya caamirada toos usoo fiirinaa
Prankiyadada kii liicaato ayaa runa ayaa ladhihi karaa
Naxdinta qofka sokorta qabo way u daran tahay sokorta ku kaceyso wadnaha istagi Karo please 🙏 😢 ka ilali
Nin xanuunsan waye dhibka kadaya
Ninkan waa xanuunsanyahay kadaa prank
Ala haben walba ben ma fursada😂😊😊
WAR iidle kaliya miyaa ka adag tahy pro iska dhaaf
Idle Wa xanunsanyhy sonkoru qaba kadaya dhibka
Ax idle wl plz ka daaa prnk waa iGa codsi😢
Idle wajiga max kadaray xx😰😰
Iidle xanuunku wuu ka muuqdaa alha caafiyo miskinka wa nin qalbi fcn
Wa capy prank kan abdalla jamal😂
cadnan the father of real prank🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Sotu idle ku laha igada prank qof ween jiid lagu jiidjido waceeb.
Wlhi waa qiro leh wan xanuunsahay please ka dayaa idle
M.a Allah Allah Ramadan karim ❤
Adnaan boowe idile yare waxaan rabaya inaa waxa usoodiro ee sidee u helaa number kiisa
Iidle Ilaahey Ha Caafiyo He Is Not Well Wlhi Walalayaloow Ninkan Fanka Ka Bixiya Waa Iska Xanuunsanyahey Even Mentally He’s Not Fit Naftiisa Waa Tabar Yaraatey Islaanimo Fanka Uga bixiya😮😢
I'm sorry Iidle in tuug lagu tilmaamo😅
Wiilkaan xanuunsan oo sonkorta qaba inaa saan yeeshaan waa qalad bilaa caleyk yaaqee
Adnanow ninka sukur Buu qawa waxani xanun ayuu kaqadhi kada walalow
Miskiin weyeh iidleh
Anagaad naga dhaadhicinaysaan waxaan jirin
1 horta iidle yare waa nin iskaqaawan oo xaafadiisa jooga
2 ragan aad askarta kutilmaamayso hada kahorna waad ukaynte
Arintu waa fashil wll lkn waan iska daawanaynaa
Again KATIINAD ASKAR kaliya ayaa qaadan karto maxeey tahay katiinada saaxibul prank wadato waa sharci daro maxkamadna waa lagu geen karaa.....waa qalad
Qof sokor qabo laguma dheelo Waa inaa barataan prank macnahiisa iyo dadka lagu sameeyo
Prank kigaan Soon Maa lasameeyay mise Anaa moodo kkkkkkkkk
Wiilka kadaa prankiga Donkor buuqabaa
Wiilkaan sokor buu wabaaye maxaa uga nixinee
Ninkan dhibka ka dhafa😢
Sorry idle 😂😂😂😂😂
1k ii garsiya plz somaliyey🥰🥰🥰🥰
Benale subscribers wan ka lalabtay