Abaalkaaga u gashay walaalaha walaalo ilaahay dhankiisa hakaaga tiro dunida ayaad u mujisay walaaltinimadiina dar Alle ayaan Ku jeclahay ❤❤❤ noloshu kuma xumayso salaxana Alle how barakeeyo reerkiisa cusub♥️♥️✨
Guul dharaarta aan gaadho aniga helay bay ka dhiganaaaty dhaliil ruux kula maagaay dhar Baan ka xigaye dhayal maaha wllnimadeenu midaas Baan been ahyn 🥰🥰❤️
Theme of the wedding " If you want to be happy, surround yourself with positive/passion and supportive people like Ali zaki"... it's my second time within 4weeks tears of joy running through my eyes because of ALI ZAKI ❤
Wlalnimadu wa qiimo gaara oo aaad uwayn mana helo qof walbaa Hadana anigu wan haystaa oo allah ayaa igu galaday iina dooray walaal sidaa badan u wanagsan U dadnimo badan una karti badan Inaan helo oo nolashyda sharfta iyo qiyamka ugu wayn ku leh Sasooy tahay wlhi ma koobi karo Intay wacantahy Boqoradsan tahay oo naftaydana aan ka jeclhy Waxan jecllhy inan markastaa ku Dhaho wanku jecllhy walaalo Wayo halka kelmad aan is idhaa Way uqalantaa wana kala waynahay waxwalba wlhi Wanku jecllhy wanku jecllhy Asiyaaayyyy duniyooy walaal🫶❤️🥺🫂😭 Naftaydaba wanka jecllhy wllhi .❤️🩹
Heestaaan waxaan dhageesanaya December 12/29/2023 waana hapeen jimce ah happy new year 2024 qof kasta soo heestan miraha iyo codka macaan dib u soo booqday😢
Heestan waxaa ka maca quraanka alle yaa igu raacsan❤☝️🕋
isku Mel hasodigin wll
Xashiish miyaa soo cabtay sidee quraan iyo hees isku Barbara dhigay
Qof walba uu ogayahy yaad u sheegaysaa midaa
Nacalaaa nolol maalmeedkaada kuyaalee ha isla barbardhigin quraan iuo hees
Mahi ❤❤❤❤❤❤❤❤the
Manshalh Walalnimo Waa wanaag Alle Aduunka Farxad haydinku nooleyo haydina Soyaadiyo ❤Ali Zaki Waxad tahay qof walalnimadu Qiimahay leedahay laga Dhaxlayo runtii 🎉❤
😂❤
❤❤❤
Caasha
Ali Zaki wuu uhagar baxay wllkiis waan nii wataa reer hargeysa dad gob from somalia ❤❤
T577678
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 4:00 4:02 @@ayaanaxmad682
❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢
A❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢
Dhaqankooda caruur garaneyso waalodkood ubada aadnu dhageesta ubada diinta islaanka ku dhaato ilaheey haka beero dhaxdiina duca wey dhaaftay walhi ❤❤❤
Haa wlhi❤❤😢
Hadaad U jeedo magaca neBigeena Muhammad
Like saar😢❤❤❤❤❤😮
Scw
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😮😮😅😅😮🎉🎉🥧 😊
Scw scw scw 0:49 0:50
Sthy
Kndldjsmifyo8r
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤
Heestan waxaa ka maca quraanka alle yaa igu raacsan❤😍1️⃣
ani
M a wllo mcn
AAD IYO AAD AYUU UGA MACAAN YAHAY 100/100
A❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉😢😢😮
❤0😊@@CabdisuldaanCabdi55
Abaalkaaga u gashay walaalaha walaalo ilaahay dhankiisa hakaaga tiro dunida ayaad u mujisay walaaltinimadiina dar Alle ayaan Ku jeclahay ❤❤❤ noloshu kuma xumayso salaxana Alle how barakeeyo reerkiisa cusub♥️♥️✨
Aamiin
Xpbti waan kaaa helay
Aamin❤
Ameen
@@adenali7498❤😂
One of the great Somali songs of our time. Absolutely fabulous ❤
Ali zaki waan ku wataa anigoo waligeen dhagaysan heesaha Somaliland best song ever from D5
Aeex😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😮😮
@@muhiyadinmahad4130😂😂😂😂
Geesi❤❤❤
Maasha allah Group xiriir wanaagsan ka dhexeeyo weeye group kan fanaanintu badanaa wey is ximiyaan congratulations to saalax sanaag ❤❤
M.a keop king me sprealing yes just one
Wll cali zaki nooloow wll mcn
Might not
Mcvbsnwnne
Lyrics
B1
Wax dhibaaya naftaada walaalo,
Ma dhacayso inaan kugu eego,
Adna dhaawac i gaadha xagayga,
Dhimashaad ka xigtaa waligaaye,
Dhayal maaha walaalnimadeenu.
Sidaasaan laba dhuuxiyo jiidhka,
Nahay dhiig u wadaaga walaalo,
Hal qof baan ka dhignayn abidkeene,
Dhayal maaha walaalnimadeenu.
K
Arooskiinan dhacaaya u waayay,
Eray aan ka dhahoo u qalmaaya,
Farxad ii dhiman baan jirin caawa,
Oo dhabtii wajigayga mabsuudka,
Wuu ka dheehan karaa qofkastaaba.
B2
Guul dharaarta ad gaadho walaalo,
Anigoo helay bay ka dhignaayay,
Dhaliil ruux kula maagay xagayga,
Dagaal baa na dhex yaalla ileene,
Dhayal maaha walaalnimadeenu.
Dhaqankooda caruur garanaysa,
Waalidkood ubad aad u dhagaysta,
Ubad diinta islaamka ku dhaata,
Illaahay haka beero dhexdiina.
❤
Legend baad tahay wallaahi
M,a❤❤
Ma.
Masha allah
Mnsha allah waxaad na barteen qiimaha walaalnimada iyo walaalku inaanu ahayn kaliya kay hooyadaa dhashay se uu yahay qofka wanaag kasta guul-kasta, farxad,murugo,naf laqaybsi,wehel waxkasta aad isku noqotaan uu noqon karro walal dhamaystiran 😢❤ ilaahay haysku kiin daayo farxad ku waara walaalayal😊 saalax iyo xaaskiisana waxaan leeyahy ilaahay haysku kiin barakeeyo❤😊
🥰🥰🥰
Haaa wallahi Xbbti sax ✅🥺❤
@@maidacisman9729shukran sis🎉❤
@@AamiiraQurux❤❤
❤🎉
Ali iyo juweeriya ilaahay ha iskukiin barakeeyo aamin ❤❤
This is what i call real friendship...walaalnimo❤❤
Joo
Heesta walaalnimadu waxay ubaahan tahay dareen dhaba in lagu qaado sida Ali zaki been maaha dhayal maaha walaalnimadinu illahay ha isku kiin daayo 🥰🔥
Mashaalaah😅😅😅😅😅❤❤
Hesaha walalnimada wan Iska jeclahay wayo Hal wiil baa Ila dhashay isna Wuu Iga fogyahay 😢😊
Isku mid nhy
jah😂😂
❤❤❤❤❤M.a ❤❤❤🎉
D😊😊😊❤❤😂@@bisharoabukarsheikhnor3325
Alehakuusoodhoweeyo walaalkaa abaayo❤❤❤❤
Gul dharaarta aad gaarto walaalo
Anigoo helay bee ka dhignaatay
Dhaliil ruux kula maagay walaalo
Dagaal ba nex yaalo ileyne
Dhayal maha walalnimadeenu
😭😭
Dhayal maaha walaalnimadeenu maxaa ka danbeeyay😢😢😢inta heesta daawatay arooski ali zaki kadib lik saar 😂
Aniga
Ax😢
ZhaqO An zhaqadada Ahayn Faraha Halagalin wllO😏🙌
@sahrahajji5928 adaaba shaqo taadi ahayn faraha kula jira bal is hubso 😂
Laakiin cali zaki waa fariid waayo arooskii saaxiib kii ayuu ka heesayaa oo wuu kufarsan yahay oo wuxuu kulee yahay walaalo❤😂🎉❤❤❤
Guul dharaarta aan gaadho aniga helay bay ka dhiganaaaty dhaliil ruux kula maagaay dhar Baan ka xigaye dhayal maaha wllnimadeenu midaas Baan been ahyn 🥰🥰❤️
❤❤😢
Heesta walaalnimadu waxay ubaahan tahy dareen dhaba in lagu qaado sida Ali zaki been maaha dhayal maaha walaalnimadinu illahay ha isku kiin daayo❤❤❤
Magaca wllnimo idinka laidinkugu yimaada keep going my all prothers
Cawana waxa dhcaya aroska cali zki zalxow wa lagu sugaya bro😂❤
Wudhacayba
Waanu jeclayn runtii wllnimadiina lkin wlhi wan ka xumhy in ziyasaddu idin kala fogaysay😢
Wlhi reer hargaysa waa gob gobi dhashay cali zaki wll jiro 🎶❤️
HARGEISA MAKU KENA ADNA 😂
Hahahah Guulaysta wllo
Wow so heart touching 💋 i love you cali Zaki walal qalbii wanagsan ❤intaa oog inaay hestaan qarxeeyso like 😂🎉
Theme of the wedding " If you want to be happy, surround yourself with positive/passion and supportive people like Ali zaki"... it's my second time within 4weeks tears of joy running through my eyes because of ALI ZAKI
❤
Definitely 😢❤
I Agree with you. You right
Say Mashaa-Allah 😍😍😍
@@dr.khyriabasheir5064😅🕖
@@afgoyebalaadjanaay133pppq1
Wlalnimadu wa qiimo gaara oo aaad uwayn mana helo qof walbaa
Hadana anigu wan haystaa oo allah ayaa igu galaday iina dooray walaal sidaa badan u wanagsan
U dadnimo badan una karti badan
Inaan helo oo nolashyda sharfta iyo qiyamka ugu wayn ku leh
Sasooy tahay wlhi ma koobi karo
Intay wacantahy Boqoradsan tahay oo naftaydana aan ka jeclhy
Waxan jecllhy inan markastaa ku
Dhaho wanku jecllhy walaalo
Wayo halka kelmad aan is idhaa
Way uqalantaa wana kala waynahay waxwalba wlhi
Wanku jecllhy wanku jecllhy
Asiyaaayyyy duniyooy walaal🫶❤️🥺🫂😭
Naftaydaba wanka jecllhy wllhi .❤️🩹
C'est le cel chanson que je jamais entendu c'est meilleur chanson ❤❤❤❤❤pour le soeur😢❤❤❤❤❤❤
Wlhi cali zaki waa nasab kaamila qabyalada waxa ka fican ruuxad macruuf tihin dhayal ma ahan walaalnimada ❤❤
Waxan Cod meesha Kuma Hayo danantiusa Dhagayso Waad Qiiroon
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha Allah fanniin Oo dhaliyaro Oo reer hargeisa isku duuban is jacel hore usocoda❤❤❤❤❤
What a song 🎵 😍 👏 Ali zaki best zinger of hargeisa keep going my pro the only lengd 🥰🙏
❤❤❤❤❤
@@ceydaakram9518zncnkskfk
Cali zaki
Dccfxcvc❤
Heestaaan waxaan dhageesanaya December 12/29/2023 waana hapeen jimce ah happy new year 2024 qof kasta soo heestan miraha iyo codka macaan dib u soo booqday😢
I wish I understand Somali language when I listen this song I feel proud and your amazing sound(walalooow)
You will learn 😌
Jah cali zaki legend ❤gobonida waa loo dhashaa❤ gobonimo cali zaki❤
Hssskkffu
Runtii tad soomli ooo dhami ku dayan karto baaa tihiin saalx iyo duma allh idin barakeeyo dhisma ooo dharma walalo yaaaal❤❤❤❤
hees way dhaaftay wan ilmay xaqiidii Allaha isku kiindaayo ❤🤗
❤❤😂🎉
Walaaal😊😊😊😊😊
Ali zaki masha alaah ❤sax baad ku hadashay suldaan👼
Best Somali singer Ali Zaki 🏆 from Daarood 🤣igu qaaata
Zaki arooskisa maxay samen rabn salax iyo hibaq ❤😢
Aroskii qarniga cali zaki noqon dono siduu umuqdo❤
Team kan waan la ooyaa markaste wlhy Allaha isku daayo
Pal waan èegayna I.a
Wll arooskan. Rabnay MuNa NoQoNinbCali Zaki😢@@hamzachacha9284
Hampalyo Hampalyo My Best Singer And His wife Saalah Sanaag Waaa run Ali zaki waa qof Qalbi wangsan walaltinimo 💌💌❤❤
Awoowo salax sanaag waa ku jecelnahay ilahay qabyaalada ha inaga qabto from arab awooow shaydaan haduu kusoo weeraro walaahi waan la dagalamaynaaa garabkaaga ayaan nahay sharaf ku nolow salax sanaag cali walaal qali rahmaanku ha xafido qof kula dhimanaya way adag tahay sida aduunka looga helaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah Allah ❤❤
Ali zaki wa qof dhamaustiran wlo ilahy haku dayo wan jeclahy qofka saxiibtinimada yaqana❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilahy haysukindayo
Walhi cali zaki waaxd tahay qof wax wayn ka yaqan wlltinmdu waxay tahay adunkna way ka yaryihiin dadka adoo kala sxb sxb legend ayad tahay ilahay kuma tuso wax ku dhiba❤🎉🎉
Ali zaki wa boqurkayaga hadan nahay reer somalilan wano ku fana wa goba isaqa ✋🥰❤️
This song is amazing, Mashallah ❤❤❤❤👍👍
Waxajirta walla ao haydey dhalin base igafican taa hoyde dhashey❤❤❤❤❤❤❤xamdi
Macha allah ali zaki runti wa qof ku dayasho mudan😢 oo dadnimada wax ka aqana illahay haku jeclado sida umadisa aad uu jeceshahay walalo🤲
Wow😁Walaalnimo Wax Dhama Lawaa ✌Legend Ali Zaki Keep Going Bro 🎉⭐♥️
Qimaha walalnimo ayaad baraday walal qali walalnimo wax kafican maajirado walalnimo faraxada iyo nolol walalnimo is not easy 💟👋💞👏🙏 hambalyo wallkay saalax abdirisaq maxamad saalax sanaag iyo dumashiden nashateexo hambalyo 🧖♀️🧖♂️💟💞
Maasha Allah walaalo is jecel❤❤ilaahay haisku kiindaayo❤❤
Ali saki walaahay waan taageeraa ❤❤❤😅😅😅
I love this song❤ really i do..😂
Qof Walalnimada Qiimahed Yaqaan ILhy Ha Ku XifidiyO WaLaaLo😢❤
Amiiin❤❤ dhexdoododa umbad didn't yaaqano Allah ka beero thnks zaki wall dhameestiran baaa thy allh idin jclaado walla yaAl ❤❤❤
Wll cali zaki noòloow wll mcn
❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊
Cali saki hada kadib waxaan kugu ogahay heesaha arooska in aad inoo soo qaado wlh aad ayaad ugu soo baxeesaa🙏🙏
Darawiishta iyo duriyada ayaa aduunka logu talaw galay❤
Wiilkan Ali saki waa dadka sxbnimada qiimeeya maansha Allah ❤❤
Waa legen wlhi cod macana uu leeyahay❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤@@MawlidAbdiMoh-cx6dz😂😂😂
Cali zaki pls hees iiqaadee arooskeyga isdiyaari hees nuucanah arooska sxpkay raba inaa kaqaado❤❤❤❤❤
Maasa allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Beautifull song love it ❤❤❤
Cali zaki waa qof qalbi wanagsan walaltinimada iyo saxibtinimadana àd uyaqaana
Hambalyo saalax saang & Nasteexo hadaad igu raacsan thy love ❤️ saar ❤️❤️❤️🔥
❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊 2:07
Ali zaki hadii lagu abaal marin waayo aritist of the year fanka godob baa laga galey❤❤❤
Team keygi Ali saki unba ka haray malintisa inaa oyaba ka baqa😢❤
😊
😊❤❤😊😊😊🎉
pp😊😊
❤❤❤
Hamblyohamblyohamblyohamblyohamblyohamblyo
Laxanka Saalax Inuu yahay inta. Garatay ismuujiya❤🎉
wllnimadu waa qali maha walalnimada lagu sheegaya qof hooyada iyo abaha ku dhaleen lkn walalnimada dhabtii waa qof aad wada faraxdan wada murugta nolosha dhinac walba aad garab isu tihiin ❤❤ilahay ha idaayo waxan leyahay laba boqor oo walalahaya❤❤ ilahay haisku kiin daayo idinkana walal 25/July /2023
nimco abdishakour & uptikaream mahamed wllo
Amein mcny alle isu dayo walaltinimadu wa shay cajibe😢❤aqal mrka la dhisayo sayska laga bilaba runti kaceylka saddexda wiil iyo gabarta dhextala wxa qurxineysa wa hibaaq dagen dajiya qurux bdn💋❤ hdeyna ahyn gabar dagen masula akhlaq leh dadnimo leh mnta heerka soma garen wlh🥺 Wa gabar dacada wllnimadu dhab ka tahy iyado marwo ah hdna sida dumarka qar mrkey nin aroosan walalahod gooya mha xili ksta wa garab tagan tahy😭 hibaq dajiyey mcnto alle wx ku dhiba kuma tuso noloshadu ma xumato wlh gabarta aqoon uma lihi hdna ilahy darti iskga jeclahy🎉 Alizaki na adna abowe nasaba tahy sida hiil iyo hooba ula garab tagn tahy wlalaha ❤❤
Xaqii wlhi illhy hakudesto😢
Xaqiiq wayee taasi
Somaliland and dhulbahante is brothers that means somalia all brothers
Wlhi legend greeting from France but I'm Djiboutian
Fraternite est plus Cher's que la amour 😢😢
Ce vraie wallahi
The one and only Ali zaki keep going ❤🙏
Hambalyo Hambalyo
😢😢😅😅
Legend always legend 😢😢😢
Intaaan fanka dawanaayi waxaa tahay kii ugu ficnaa❤❤❤❤
Keep going my artist 🎉
Wow wan ka haya bowe🎉 cod wad hysa m.a❤🎉🎉🎉
Hamplyoh hamplyoH salax sanag io xaskisa nastexo isku waara I.n ❤🙏
Amazing song 🎵 ♥
H.
Favorite song ❤❤❤
mash allh❤❤ 0:34
Isku waara ubad qayrqabo ALLENA haidinsiiyo Aamiin ♥♥♥♥♠♠♠♠🏆🏅🌈🌈⭐⭐
Waxaan rajeynaa inaan marun silayf ah uarko fanaankeena Wayne ee Alizaki sharaf iyo karaamo baad ikuleedahay walaal 💎💎🎓🎩🎓🎩🌏♠♥♠♥♠♥♠
An other level wll0nim0 ❤
Ali zaki the one and only legend best song
Mansha alaah Dhayal maahan wllnimodeeno wllhi waa ilmeeyay guuleeso wll cali saki
2023 waqti kla sugya>>>>🎉❤
Walaalkay mcn ❤ jiroo joog cali zaki😊❤
AMAZING SONG ❤❤
Waaw maasha Allh 💖❤😙 saaxeeb dhaba
I love this song so much ❤❤❤❤
Viu6😮😮😮😮😮😮
Maashalay wllo cali saki waanay kuheelaya wllo waanay kujeecelhya wllo❤❤❤❤
What 😢😢namaste 🌄 😮
Amazing song
keep going legend ali zaki❤❤❤❤
Maxamed
Machallah je vous souhaite une long vie les marié ❤❤❤🎉🎉 kisss
Walalnimo qabiilaysan calashan Dhulbahnte iyo Habar jeclo markey halkan gadhay no walal😢😂
sσrrч cαlí zαkí😢😢😢 24/07/2024