DEG DEG: QARAXYO CULUS OO MUQDISHO KA DHACAY & FAAH FAAHIN CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Kawarijta wa cadawga oomada somaliyeed shartooda allha naga qabto 😢😢

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Alshabaab WA musiibo

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul ummadda somaliyeed alshabaab hala waayo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmailMohamed-q2t
    @IsmailMohamed-q2t 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Alshabaab musiibo wye marta Allaha kawarabiyo

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdallaMberwa
    @AbdallaMberwa 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dagalkii madamadey Axmad madoobe iyo xassan sheikh maxmuud 🇰🇪🇰🇪👍👍👈👈

  • @malaboa591
    @malaboa591 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bisinka kaamiro maxaa loo xirtay daraadeed, hadii leeysku qarxinaayo Soomaaliya waa loo jeedaa dadkaas ineeysan rabin ineey umada noolaadaan.

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bismilahiyow allaha ka badbaadiyo

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Love 🇸🇴🇸🇴🧕🤲🏻🤲🏻

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaad jeceshahood aragtay qarax kula haadyee

  • @hm1c586
    @hm1c586 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alshabaab Soomaliyo dhan waa ugaalo waxeyna kuxumeen Dil balse wala kala horeyaan

  • @abdikadirmoallim1268
    @abdikadirmoallim1268 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dowladu intey siyaasada focus ka saari laheyd , cadawgan ummada mel ka saaran

  • @abdulllahi6161
    @abdulllahi6161 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cadawsanaa maleeshiyada shabaab muslim nucee waaye kamirooyinka looga badbaadaaye tuga ayaaba dhibaayo.jidadka dhagxaan iyi caro haku jirto si kontorol loogu hela iyo baxsadka u yaaraado

    • @CaliBaraf
      @CaliBaraf 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Shabab ayaa Muslim ah maaba aaminsantahay 🤔🤔🤔

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sanbalolshe xilka ha laga qaado mujrimka amniga wow kufashilmay

    • @AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr
      @AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adigaa mujrim iyo waxkadar ah dulliyahow gacantaana kugu soodhigeeynaa

    • @OtaSheere
      @OtaSheere 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @AbdulkadirOsmanhussein-mv2xr futada ika ilasho qabashada hoyada kawase ma qabiila ku diface midgante kudasha wase mahad salad wajibkiisa wa guda jiray kawarijtna wow ka adgay balse sanbaloolshe asa kawarij ah ase iyo ade ana idiin waso laso safo malinto xilka qabtay ila manta meeqa qofodo shacaba ladilay meeqa ganacsata lagu dibateeye moxow qabta mujrimka hada xilka laga qaada ooma qalmo

  •  13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alshabaab waa Gaaalo.

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caanood malaga qaban waayey hal kaan amiir ka wiin umada gaaleysiiyah

  • @gare12
    @gare12 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ADIGU MA WAXAAD U SOO TAAGAN TAHAY AMAANTA IYO BUUR BUUNINTA KOOXDA SII CIRIBTIRMEEYSA EE ARGAGAXISADA AH. ADIGEEY TAHAY IN UMADA LAGAA QABTO HADAADAN OOIN BUUNBUUNINTA KAAARIITA.

  • @HaabiilAhmed
    @HaabiilAhmed 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reer dhan oo wada al shabaaba Hadana idaacadaha soo wada fadhiya 33 sano waxba idiinma kordhaan caqliga ilaah ayaa bixiya kanoo kale ayay wada caqli yihiin

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wan Wayn ilaah la gawraco indhihiisu cirka ma arkaan ISKA xayaysii adeerkaa xasan gurguurte

  • @mahamedgooni9139
    @mahamedgooni9139 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma filaayo inay AS yihiin ee yaanan dadka lamarin habaabin waxaan waa howlgal danleey iyo maamulada dagmooyinka beenta ah oo hada qoorta iskula jiro iyo nidaamka Xassan Sheikh oo wada musuq maasuq ah min madaxweyne ilaa iyo miyatooni.

  • @ibrahimismail7608
    @ibrahimismail7608 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muqdishu kaamera kuxiri la yahay xassan gurguurte markaasu state yada daba wareegaya

    • @obeydabdala8102
      @obeydabdala8102 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      State Xasan Sheikh ayaa u madaxweyne ah hogaamiyeyaashooduna Madaxweyne Xasan ayey ka amarqaataan, kii diidana waa xarig.

  • @عبدالسلام-ص2ظ6غ
    @عبدالسلام-ص2ظ6غ 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaamarada Ma aragto
    Kuwaan xiraya

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamar qaniseen ayaa dhooban watah calan ka somalind iskugu jirah rag iyo dumar oromo jaarso iyo horgalo

  • @Cadar49
    @Cadar49 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaa kaamira laga xiranaa hadaan la arkeeyn waxa guriga loo galinaayo war la socda waxa agagaarkiina ka dhacaayo

  • @MohamedFarah-z9d
    @MohamedFarah-z9d 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yarkani wuxuu ku xiiqayaa meel cidla ah.kkkk

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Daarood aa ka dambeeya

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wac daro midea mexey oo xere wayeen hadey run shegayan

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🥺 . 🥺 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @SAIDHILO
    @SAIDHILO 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada waha so beheen dad fara badan oo alshabab kadaran oo hada dalka somali qalad ka gudbiyo oo Dowlad nimada didan

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walalow qarax dagal Lee maso denesaa ama xoga saresa ne hormarka iyo nawada

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Day adigoo xamar amaankeeda aan sugi Karin ayaad raaskaambooni ciidan ugu diray Si ay U dalaan dad nabad Ku Degan deegaan nabad ah oo aad qaxiseen magaalo nabad ah waxaas ayaad taageeraysaa adoo ISKA dhigaaya waddani jecel dalkiisa