Maxaa dhexmarey Cabdullaahi & Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre, maantana muxuu u ciil hadlayaa? AX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 67

  • @IfraxXasan-u3o
    @IfraxXasan-u3o 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Masha Allah wadani baa tahay ee Allah ku dhawro

  • @سلسبيل-ظ8ف
    @سلسبيل-ظ8ف 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    أحنا اخواتك تمر ايامنا وليالينا واحنا لانملك شي اين القلوب الراحمه ضااااق حالنا وضااااااق بنا الحال والله ما كتبت هذا الكلام الا من الضيق وقسوت الضروف اني طالبه من الله ثم منك لاتردني خايبه يا اخي احنا نساء ما نقدر نخرج نشتغل مثل الرجال ربي اكرمكم انكم رجال احنا نساء ما بنقدر نخرج ولا نشتغل مثلكم اخي وين الانسانيه اين الاخوه الايمانيه في قلوبكم''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' انا داخله على الله ثم عليكم يااهل الخير تقفوا معنا يا عالم حسوا فينا يا اهل الخير وين النخوة وين الاخوة وين الرحمه الى اوصى عليه النبي محمد بجاه النبي محمد تحسوا فينا انا بطلب منكم لو تساعدونى لو بثمن اكل مش طالبه شي غير انه نسد جوعنا ارجوكم من غير تجريح وكلام بكسر الخاطر انا يا خوان العيشة والله ما . عيشة فيكم تتاكدو يا اهل الخير انا توسل لكم ابوس على ايدكم تساعدونى ارجوكم امانه عليكم انا اعتبرونى اختكم عرضكم ساعدونى والله لول الضيق والفقر ما مديت ايدي اشحد من الناس استرونى يستر عرضكم وربنا يفرحكم في اطفالكم واهلكم ويبعد عنكم الضيق والحزن وربنا يجعل هذا المساعده في ميزان حسناتكم ساعدونى لو بثمن الاكل او بثمن اجار البيت ارجوكم يا اخواني يا اصحاب الضمير الحي يا اهل الخنوة واهل الكرم ارجوكم ساعدوني لو بشي قليل امانه عليكم والي حاب يساهم معي ربي يجزيه كل خير هذا رقمي967،738790871+ الوتساب اللي يستطيع يساعدنا يتوصل واتساب معنا نعطيه الاسم الكامل العنوان ويحول لنا بما يستطيع وانا وسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعدتنا لاتتاخر علينا و جزاك الله خير الجزاπ~π÷π~÷~π~÷~÷~π~π~^€√°€🎉

  • @AYUUBABDI4
    @AYUUBABDI4 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Dad badan baa aqoon u laheyn sadaqeynta dhididka iyo dhiiga😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ALONE-b8w
    @ALONE-b8w 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah aabe somalinimadu Ku weyn thy❤❤❤

  • @Faysal-uw2yr
    @Faysal-uw2yr 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Muwaadinka muwaadiniinta baa taakuleysa hadii dawladu ka gaabiso.
    Hadda waxaa dhaqso muwadinku ugu baahan yahey.
    Gacanta Usha uu ku hayo dad badan ma arki karaan yellow jacket iyo wixii ku saabsan safatigiisa.
    Good Man.

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mashallah tabarakallaah hambalyo

  • @AhmedSaacid-g1c
    @AhmedSaacid-g1c 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mnsha alaah aabo alaha ku xafido ❤

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MaashaAllah

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa jeclahay qofka somalinimada jecel iyo islaamnimada

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab Masha allhhh Masha allhhh ❤ allhu naxristo abe siiyaad Amin amiin amiin amiin amiin amiin yaa raabi

  • @HawaGassim
    @HawaGassim 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha’Allah, Allah haku Guuleeyo Bi Idni Allah

  • @justincasecase4367
    @justincasecase4367 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashallah Guuleyiso NIn Qaran Weye

  • @AYUUBABDI4
    @AYUUBABDI4 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ajar iyo danbi dhaaf alaha ka siiyo dhididkii uu u qubey amniga dalkena iyo dadkeena🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡🫡❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caway lacag hadan haystp wlh waa siin laha alle dartis iyo islaamnimo iyo somalinimo Allah ku xifdiyo

  • @hooyoxabiibo7058
    @hooyoxabiibo7058 30 นาทีที่ผ่านมา

    Allah.yaraxma..m.siyaad.cafi.alliyo.masaabax.anooyar.intaan.baah.day.intaan.aradnaap.aabahayna.shaqadda.kacayriyey.annagoo.wAli.yare.yar.gurigeena.iyomadax.tooyadda.wAaron.isku.muuqdeen..all.xamdulilaah.

  • @abukar1636
    @abukar1636 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allahha ka ajir siiyo waa Isbitoore labaale xataa dalacaad in la siiyo sarkaal illaa dhamme kabtan in loo dalacsiiyo war badan ayaa saraakiil loo dalacsiyey oo aan asyaano ahayn

  • @NadiaNoor-er3fg
    @NadiaNoor-er3fg 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allaah ❤

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    masha Allah
    one love somali

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashallah Mashallah Mashallah

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashallah

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa calol xumaday Allah ku xifdiyo

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah akbar

  • @ciiseCilmi-cw6bb
    @ciiseCilmi-cw6bb 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤ dawladu hakafarxiso🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohaAdem-k2t
    @MohaAdem-k2t 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mnsh alh

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 21 นาทีที่ผ่านมา

    Ajar xasanaad Allah kusiiyo

  • @IsackMKheire
    @IsackMKheire 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaw m.a

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walalaw hade aqli wa no samaysay away shacabki kor ha lo qaado waa ku qasban nahay waa nin fcn Allah xifdiyo adun iyo aqiraba somaliyey xaage aaden shisheye kalkalka kor aya u qaadim ninkan an kor u qaadno shiisheeyaha waa xushmayna an qofkena qaymaha alle u yeelay aan qaymayno

  • @FaraCade-nl5ud
    @FaraCade-nl5ud ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂Shere aaa😂😂😂😂

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha allah odaygu wuxuu Hayaa Hawl Adag waxaana Haboon in Lagu dhiirigaliyo shaqadiisa Laguna Abaal mariyo soomaalida Ilaahay Cadaalada Ha tuso waxaani waxay ka mid tahay Masiibooyinka umadeena Haysta ninkaas Ilaa 1980 soo shaqeyn Hayey waxaa Laga yaabaa inuuna caruurtiisa waxba u awoodin aan ka ahayn Haddiiba La helo mushaarka yarka ah waxaa kale oo aad arkaysaa 2 sano nin Xil hayey oo malaayiin dollar Haysta sidee ayey Ayaan cadaalad u sugeynaa

  • @XaaxxuuxHaaa
    @XaaxxuuxHaaa 28 นาทีที่ผ่านมา

    Wlhi waa qiirooday munasaroow waa lageng allha xafido

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wadani qaran, Dalka oo anfacaya, fadlan dowladu xaqiisa hasiiyo , Tuugata qabilkaba lacagta dowladu waa siiyaa , guulayso wadani

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shacabka ayaa siin kara qarashka iyo amaal marinta shacabka laftigoda jiran oo quran sar u bahan kii fcn wa dilayan oo waa caynayan kii xuna wa amaanayan oo waa tagerayan Allah talo saranaynaa

  • @fantam3786
    @fantam3786 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi waaye halla dalacsiyo sida ugu dhaqsida badan

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada la dilaya mar hadi la arko nin dadki hore ah oo somali jecel illahay ha ka qabto cadawga gaalada iyo carabta iyo aftikanka dilaya intay so siiyan somalida lacag lama arki karo qof nucana oo somaliya jooga

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GIDKA SAAN MU U EKAA AFRIKA WAADANKA UGU NADIFSANA BU AHA MANTANAH

  • @the_._last_._king
    @the_._last_._king 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The Traffic Department must establish vehicle inspection centers and carefully check the safety systems in vehicles and issue traffic regulations that are in line with international standards.

  • @abuuCaynaa
    @abuuCaynaa 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlhi odeyga wxn mooday videogii siyaad bare ina so qadate moode ilen waaa hada😂

  • @BollyAnimation
    @BollyAnimation 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somali xey ka ogyihin Qaran iyo waxad shegeyso ninba waa calooshii un kkkkkk

  • @kassanoahmed
    @kassanoahmed 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afweene qeer Malaheen

  • @AbdibasedOsman
    @AbdibasedOsman 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa ku mahadsantahay shaqada uu u halo qaranka In aqal hanti ah lo dhiso aya wajib ah waxa laga yaba inuu aqal kiro galo ninka umada sida ugu adeegaya

  • @FayGulus
    @FayGulus 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dowlda soonaliya qof uso shaqeyey oo ka faiday ma arkin

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MUQDISHO WAA NAARTA JAHANAMADA CADDUUNKA

  • @dhagacadecade3345
    @dhagacadecade3345 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan shacabku ha u kaco waxan ka wadaa wax haloo qabto

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wlhi madax weyne U qalma ama wasirka gashandhiga 😢dad basaboro shasheye wato dowlada ah ilmahoda qarax Kuma dhintan

  • @xamudcali778
    @xamudcali778 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya, afwayne fulaybuu ahaa ee xayaysiin, muxuu ilaa Nigeria u cararay

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaan camal in loo abaal gudo bey aheyd oo dowladu lacag beeshin siiso asagoo gurigiisa iska joogo kolba hada waa awoowe

  • @salmaanshariif8369
    @salmaanshariif8369 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlh Ninkaan Waa Ni ka Kaliya Traffic Xamar ka Shaqeeya si Daacad ushaqeeyo dadka aan dhibin Taagan Marweliba Wadada Laaluush aan dad weydiinin, Wadada Ceeragaabta Ninka kaliya ee ku baxsaneysay ayuubahaa waa lasoo bedelay Agagaarka Dekadda Dalsan Hospital ayaa loosoo wareejiyay Dhowr Mar ayaa isweydiiyay Sababta loo Dalacsiin la'yahay loo abaal marin la'ahay Wadankaan Caadaalad kama jirto qofka wax qabanayo lama rabo

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GARGURTE AR JIID KALIJIS HA MARO SOMALIYA GOD MADOW BEY KU DHACDEY ILLAHEY BA U MAQAN

    • @omarali4265
      @omarali4265 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😢been ta dhaaf please, hadii kale qarax yadii farmaajo ayaa kuu soo laaban doono

  • @sahalmaxamedamooreamoore5647
    @sahalmaxamedamooreamoore5647 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani wayee hala gacan qabto

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadkaan xadkii bini,aadinimado way ka gubeen
    Illaa man raximalaahu mooyaane

  • @Daawasho1
    @Daawasho1 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlh blh waan aqaanaa mootoolaan ahaay waligee asigoon shaqeey neeynin mar arkin hada ka horaan mooto ku qaaday sifiicanaan usheekeesanay lkn waxaan wiraayaa wadani dhab ah inoo yahay cabdulaahi geedoole

  • @zaynabmiff357
    @zaynabmiff357 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caway hadan lacag haysan laha wa sin laha wlhi

  •  16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ninkan uma eka nin tababar ciidan nimo soo maray, Salaanta markuu saarayo Askarigu
    Afarta Farood iyo suulka wey isku dheggenyihiin.

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc Mhds horta Allaha kheyri siiyo kuwaa ilaa hada bulshadooda u shaqaye laakiin hadan inyar dib umilicisano taariikhda mdxweeynahay wuxuu ah nin Waddanka khiyaamo ku qabasadey siida awgeed waxa uu ka baqayey in afduubkii u umaada Somaaliyed ku sammeyey iskana kurisga lagaga tuuro ee kama dhigineeyn nin waddani lagu tilmaami ka karo Sababto bulshoodo la dagaaantay Huumatihi arxanka daraa oo markay iska eryeena oo in ay nafisaan dameecen uu cudud minatire duldhigay oo siiduu doono u silciyey oo Diintoodi ka fasaahadiyey ma dhihi karo Waddani nin kurdigiisa u baqayo siduu dhaxala ugu heley

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aad baan uga xumahay daycare ku dhacay dadka soomaaliyeed oo uu ka midka yahay

  • @abakaromar4279
    @abakaromar4279 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan ahay darawal kamid kuwa muqdisho ka shaqeeyo ninkaan waa shaqo tag wlhi marka wadada isku xeranto waa taagan yahay kuwa dadka dhibane kuma jiro waa masaakiin wlhi been maka sheegaayo waa daacad jecel shaqadiisa ninkaan

  • @cabdimalikshafi3636
    @cabdimalikshafi3636 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ader shaqadaada waad kasoo?baxday mahad sanid aan uabaalgudno

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    wadani Kasa ah mahe dad basaboro shasheye wato ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bishan Maha wadani

  • @IsackMKheire
    @IsackMKheire 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof shaqeysto ayaa tahay weliba sharafle

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rer xamarka hadeysan dilin ayuu nasiib leeyahey mis kiinka iney wax siyan ha is kadaye

  • @G4STV2858
    @G4STV2858 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waakala kala hage xirfadiisa wuu ku kalsoonyahay inlugu ixtraamo ayuu mudanyahay

  • @منىيحيى-ي5ح
    @منىيحيى-ي5ح 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number:00967716183307. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 15 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 45 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,+:?+&%--♡! ¸°꒰·̮ •̥.,..,.,. . . m...