SHEEGA DEE (4843)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc SMC Macalin Aden guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd Macalin Aden Waaruntaa waaruntaa waayee Waaruntaa waayee guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedOsman-c7g
    @MohamedOsman-c7g 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Salaan sare boss

  • @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g
    @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    yaa huu yaa huu alow na aamso walaalkey war kii aad sheegi jirtey waa soo baxay salaamaad alaahu akbar ❤❤❤

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Salbalaarna waxaan u sheegaynaa in riyoonaayaan Qalbagiina ka saara Reer dhuusmareeb Shabeelada hoose

  • @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g
    @FaadumojeylaaniCusmaan-l5g 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Walaalkey waxaan kaa codsanayaa hal mar soo hadal ku dheh dadka faataxo mara soomaaliya oo dhan ❤❤❤❤❤

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Agaasimaha Qubuuraha Foosha Aroosyada uurka umusha waa la magacaabay

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhallin yarada Soomaaliyeed Wasakhda xabbad hala dheceen.

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallee marqaati ayaan kaaga ahay ineey imaaheyso sidaan ❤👏

  • @abdimacalin4156
    @abdimacalin4156 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hargaysa ogaadeen baa godomiye ka ahaa xiligii kacan baydhabo Lamid muqdisho Lamid kismanyo Lamid xudur Lamid hiiran Lamid maxan katinaa burburkii 1991 nin walba dalkiisu wuu utashaday balse gawaaway iyo gasaargude iyo waaqdhoore iyo gare iyo eelay laysaan geelidle yantaan iyo itii ladaqanayd uma tashan dhulkooda waaana kowsgareeyay marexaan hubkii dowladii kacaankuu wetay raxawayna horaaba lo buusoo lo adegsaday d k hub warkiisu daa balse maanta 2024 baa lamarayaa baadidiibaa lasoocelin insha allah

  • @ubaxadam6636
    @ubaxadam6636 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adam ilaahey haku xifdiyo thank you brother ❤I like sheega dee ❤❤❤🎉

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gedo jubada hoose iyo Jubada dhexe Digil Aw mirifle ayaa iska leh Mareexaan iyo ogaadeenna Ayaga ayaa soo dejiyay dhulna waa degannahay laguma lahaan karo luuq waa caasimadii Digil Aw mirifle

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Yaahuu

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 52 นาทีที่ผ่านมา

    Macalinka lugeeyo Hal wax aan kaa saxo walaal Amuun C/laahi waa sax waala dilay waxaana isla aheeyn reer Sweden laakiin qabiil keeda dir ma aheeyn waxeey u dhalatay Gabooye ineey tumaal aheeyd iyo ineey Madhibaan aheeyd makala sixi karo . Ilaahey ha u naxariisto laakiin wax kasta oo aad horey noogu sheegtay weey soo baxeen

  • @MaxamedDeeq-j6w
    @MaxamedDeeq-j6w 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @shandekasembe769
    @shandekasembe769 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😊😊

  • @CabduRahmaan11
    @CabduRahmaan11 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😂

  • @t.a.b6071
    @t.a.b6071 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hasbiyallah wa necma wakiil

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wlhi benata mahin macalin xasan munafaq wu ka ranyahay yuhuda

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaab Yaab dhalay oo lacag raadis ah

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waaaaa sheeko kale new mogadisho

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa should Fircooni waxan ay wadaan

  • @ahmadfeysal5810
    @ahmadfeysal5810 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    May God make it Safe!

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxa u hadhay in ay magcaabaan guddoomiyaha dhillooyinka iyo dhillaysiga

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wiilkeygow Adam waxaankabaqaa inlacanshuuro Dadka Reer Muqdisha inguri kasta waardiya lagaqabto oo ladhaho masookacdeen oo eey madaxa vannaanka jeenaan lagaqaado Canshuur haddii kale waa sobixin oo eey guriga kudhexjiraan Dadku🤣😅😂🤣😅😂🤣😅😂.

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Annaga Haddii Digil Aw mirifle nahay hadda ka hor ama Gumeysigii kadib uma baahneen inaan wax xukunno beero falasho iyo Geel daaqsasho ayaan ka doorbidnay Marka Taas ayaa keentay inaad umaleysaan in 6 da Gobol qofkastaba wax ka leeyahay marka taas ha layska hilmaamo

  • @mohamedderia3522
    @mohamedderia3522 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka cashuurta soo doonaya haddii xabbad lala dhaco, isbeddel dhaqso ah ayaa imaan kara, wasakhda xabbad ha lala dhaco.

  • @salaaxsalaax4620
    @salaaxsalaax4620 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan ku qiray macalin aadan

  • @hazanmahad8665
    @hazanmahad8665 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Macalin waxaad sheegaysay way soo baxeen

  • @alimohamud4740
    @alimohamud4740 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aaway wixii hore loo sameeyey?

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh maa la qabto

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waaaaa sheekadii professor yahye caamir ninkii ku dhaha xamar waaa lawada leeyahay waxaad dhahdaaa hooyadaaana waa lawada leeyahay ku dheh kkkkkkkkkkkkkkk xamarey xaaalqaado

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    0:22 Xamar lee maa laga Vote hareeyaa.
    Darood iyo Raxaween iyo Hawiye Barkii. Baan Xasan iyo Damul-Jadiid rabin.

  • @MohamedWarsame-s8x
    @MohamedWarsame-s8x 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kadaro dibi dhal

  • @SayidCali-ys8tg
    @SayidCali-ys8tg 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc walalow istatka walalow iniga walalow 15 oo ilahey oisiyay lacakna mahesto maxansameyah ilatali masuul

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    0:24 Dad baa guryahooda loogu tagaayaa, Hadeey San Vote gareen na 😂 Hanjabaad iyo loogu darrin.
    Magacyada Dadka beey Qoran, 2 Waraaq na weey wataan.
    Oo Hadhoow beey,
    Magacyadii eey Qoreen ka dhigin. Dad u Vote hareeyay. Xasan.

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax sheegayee la dhahaa uma jeedo hawiye iyo digil iyo mirifle kaliya ma dagana xamar, waxaad adiga u jeedid waxaan aheyen aan u jeedney. Shangani oo la boobayo oo dad qaas ah rajisterla loo galinayo in ey iika degan yihiin aan u jeednaay. “Wixii kaa dhintey inta kuu nool iyo intaad tihiin waa in aad soo qortaa waxaay noqon doontaa abtirkaada” kkkk micniheeda maxaa waaye?

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar macalin KG waligood kama baxayaan dhibaatada dawlada xamar hadeesan u guurin caasimada baraawe,
    Bal eeg puntland, jubaland, somaliland kuligood waxay leeyihiin dekad iyo Airport dawlada xamar juuq iyo jaaq uma oradhan karto lakiin 3 kale dekad ma leh way ku qasbanyihiin inay xamar hoos yimadaan bal eeg ahmed madoobe hal magaalo ayuu maamulaa hadana kalmadiisa way socotaa waayo dekad ayuu heystaa markaad dekad leedahay aduunkaa kugu xirmi WAAR DHISTA DEKADIINA IYO AIRPORT CAALAMI AH ODAYADAN XASAN SHEEKH LA SHAQEEYA GACAN BIRA ISAGA QABTA GUUUL KG

  • @husseinyoutubeofficial4008
    @husseinyoutubeofficial4008 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Second