ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Itoobiyaanku maxay Boosaaso kawadaan.....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ค. 2024
  • Soomaali weyn

ความคิดเห็น • 235

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน +54

    Dhalinyaro Aynu Baraarugno ,Siyaasiyintaan Waxba inooma Soo wadaane

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน +34

    Kulahaa Xuduud Beeneed , war wuxu waa Halyeey Camaari wlahi Mahadsanid Wllkay .. jooga Bosaso

    • @abdiraxmannageye123
      @abdiraxmannageye123 หลายเดือนก่อน +8

      Waa sax xuduud benad wayo dhulkas anaga leh madax sida isbuunyada u jilicsan aya no taliya itobiya markey badena so damacday wexey ehed mapka somalia o dhameystiran so hordhigan kor ha u kajane

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 หลายเดือนก่อน

      Khariidadaha aduunkeey ugu qorantahay xaduud beenaad bosaso itobiyaan wuu qaatay waana wada jaajuus weliba afka maygeey aad ugu hadlaan raxanweyn beey sheegtaan raxanweyna maaha ee waa itobiyanka gobolka bay kayimaada iyagaa ugu lacag badan bosaso kuwa tuugsada lamid subxaanallaah yaahuu dadku waa dhoohanyihiin ilaahoow somali xaqa tus yaarabi

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 27 วันที่ผ่านมา +3

    Subxan allaah ❤love love 💕ku sali nabigeena scw scw scw ee Itobiya waa cadawga somaliya iska jira please reer buntlan all allaah idiin xafiido amiin ya bari 🥰❤️🇸🇴🇸🇴🥰🌹😮

  • @aishabildhalatayhindobildh3742
    @aishabildhalatayhindobildh3742 หลายเดือนก่อน +34

    Dhalinyaroy iska jira Ethiopia ka

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 หลายเดือนก่อน +11

    .walaahi.waa.runtaa.waan.joogay.xamar.waan.garanayaa.qaar.kamid.ah.kuwa.aad.sheeg.tay

  • @Suaad8
    @Suaad8 หลายเดือนก่อน +14

    Siyasiyiita somali waa shisheye kalkaal dadkodana madax ayey aga istagan

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน +6

      Oo horta ma iyagaaba noo shaqeeya waxay u shaqeeyaan itoobiyaan

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h หลายเดือนก่อน

      Siyasiyiin Mahn Waa Calmaniyiiin Xarbi Ah Qabuuraha Muslimiinta Faganayo Waa Dhawaqiiid Asnamta Cabudayo Waaana Cadowga Islamka Ragan Calmaniyiiinta Somaley Haliska Dhiciyo Najaasta Xaraamta ah Hadiii Kale Gumaysiga Raali Halagu Noqdo

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 หลายเดือนก่อน +5

    Subxaana allaah, waa waraabe caadi ah balaayo boor badan dufulaha & wasaqda aaba shaki ku galinaayo

  • @ahmedabdimahad6849
    @ahmedabdimahad6849 หลายเดือนก่อน +3

    War haa laga dhiidhiyo waa walaalkiin oo jigjiga idin kaga soo ducaynaya أللهم ألف بين قلوبنا وأصلح ذات بيننا

  • @Maan-Shiil
    @Maan-Shiil 24 วันที่ผ่านมา

    Abwaane Allaha ku Sharfo, sii wad saaxiib gacaliye wacyigalinta bulshada.
    Mahadsanid Abwaane.

  • @aishabildhalatayhindobildh3742
    @aishabildhalatayhindobildh3742 หลายเดือนก่อน +23

    Reer bosaso iyo reer garowe habiin mado naga tarxiila Ethiopia ka

    • @hassanharet5764
      @hassanharet5764 หลายเดือนก่อน +4

      Naag nool❤

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h หลายเดือนก่อน

      Lama Tarxiilaayo Waxa La Tarxiilaya Kuwa Qabuuraha Muslimiinta Faganayo Diiiday Shareecada islamka Garguurte Iyo Kooxdiisa

    • @cmcproductionxd9449
      @cmcproductionxd9449 หลายเดือนก่อน +7

      @@user-xs1yy8ff7h orom wacal ah ayaa thy balse wlhi Naguma dhax nolaaneysid waa Balan

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h หลายเดือนก่อน

      @@cmcproductionxd9449 Gaalada Garguurta Hugaminaayo Iyo Maamuladiiiisa Dalka Dadka Diiinta Iiibsaday Baa Ka Daran Dadkan Masakiiinta ah Dalka Somaliya Dhawaqiiid Asnamta Cabudayo Baa Qabsaday Hurdada Halaga Kaco Qayaaliga Halaga So Baxo Cadowga Islamka Waxa Ah Calmaniyiiinta Afka Somaliya Ku Hadlaaayo

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน +6

      ​@@user-xs1yy8ff7h waa latarxiilayaa waryaa orom yahow anigoo Bosaso jooga ayaa ku Yarxilaya shib

  • @FarxaanAxmed-jf5vq
    @FarxaanAxmed-jf5vq หลายเดือนก่อน +1

    Runtii waa mansha allah hadii lagu baraarugsan yahay arrintaan❤❤❤❤

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 27 วันที่ผ่านมา +1

    Dhalinyaro wa inad fadhiga Ka kacadan wa waqatigad hogaanka la wareegi laheyden wadankan dadka hoganka u haya dhinaca kasta wa dayacan Ee tashata oo isa baraarujiya wax lo socodo wa ina leydin gumeeyo❤❤❤❤

  • @mruun2509
    @mruun2509 27 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah, ukaca dhulkiina dhalinyarooy Ilaahay ha idin xafido

  • @looskey5671
    @looskey5671 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan Cammaari Allaha ku barakeeyo, sii wad dadaalkaaga , sheeegidda badi... Ilaahey hanaga qabto..

  • @LuluaAbdusabur
    @LuluaAbdusabur หลายเดือนก่อน +1

    Sii fiican ii dhageeso abwaan waa run oo waxaan rabaa inaan idiin sheego horta soomalia ma waxay ka nolol wanaagsantahay ethiopia somaliyeey raga iskasoo erya oo nafta kasoo siiba haday didaan

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 หลายเดือนก่อน +7

    اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم
    😊

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 หลายเดือนก่อน +4

    XUDUUD BEENAADKA WAAN KASOO HORJEEDAA AYNU DHAHNO DHULKEENA SOOMAALI GALBEED XUDUUD MAKALA LIHIN EE ITOOBIYAANKA AYAAN XUDUUD KALA LEENAHAY DHULKEENA YAYNAAN ILOOBIN.

    • @user-re2ms1jm8i
      @user-re2ms1jm8i 21 วันที่ผ่านมา

      Somali galbeed maxa ladaha. Dhulka waa ogadenia

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 หลายเดือนก่อน +3

    Wixii dhiig lahow kaca , dhalinyaroy meesha ka braaruga the oo naga saara waa siyaasad waxaani tuugsi ka weyn. Inaga wadankooda ma tuugsano .

  • @AxmadSaadiq
    @AxmadSaadiq หลายเดือนก่อน +3

    Walaahay waa run arinkaan in lala dagaalo weeye amxaaradan

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t หลายเดือนก่อน +7

    Kudarso ooa arkaysid Qof kaliya oo Tukanaaya walee soomali waa la sixray hada waxaa jooga
    Oon aqaano Oo xashiishka Gura Waxa uu yidhi waxaan imi wadanka 1977 waxkalana maqabtee
    Waa uun xashiishkaas muxuu idinlathy

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 27 วันที่ผ่านมา +3

    Reer puntland way hoogeen,

  • @adamcade4698
    @adamcade4698 หลายเดือนก่อน +4

    Asc abwaan camaari qodob muhiim ayaa ka hadashay waana la raafaayaa wixii intaan ka dambeeya soo badi barnaamij yadaan insha allah

  • @Shafici09
    @Shafici09 หลายเดือนก่อน +4

    Asc wllo nio wax badan ayaa khadal haday gudaha iyo dibadaba,
    Mida dibada ah lagaray meelay loohagaajiyona leh lkn mida gudaha ah yaa loo jeedin ma siyaasiyiinta, odayaasha, shiikhyada, dhalinyarada, hawaynka.
    meel looqaado malaha lkn wax walba xal ayay leeyihiin hayday siyaasiyiinta iyo odayaashuba ay halkaan wax marinayaan miyaanaan dhalinyaradu wax jaqaban karin

  • @FatumaAmina-ow4kj
    @FatumaAmina-ow4kj หลายเดือนก่อน +5

    Dhalinyaroy kaca
    Hurdada ka kaca
    Somaliweynay kaca walahay wadankeena mashruuc yaa,ja Socda

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h หลายเดือนก่อน

      @@FatumaAmina-ow4kj Raga Iibsaday Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Ma Iska Dhicinaa Haday Haaa Tahay Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Iyo Midnimo Haday Diidan Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Dalka Halaga Saaaro Dhamantood Waa Cadowga Somaliya

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 หลายเดือนก่อน +4

    Itoobiyaan aradan oo hadana lacagtiisa ka gaajoodaa waa dhaqankooda hadii madaxdii somaliyeed dan aanay ka lahayn ummadan iyo wadankan dhalinyarooy qabyaalada .intaad dhaaftaan wadankiina .ilaashada hadiikale sidaa falastiin ayaa .idiin dambayn dadkan waaweyn caqligoodii majooga .isku dir iyo qabyaalad ayey ku toobad seegayaan waxba hasiinina xabashi dawarsanaya siiya walaalkaaga baahan

  • @xakiimabashirabdulahi631
    @xakiimabashirabdulahi631 หลายเดือนก่อน +5

    Dulkee sahminayan waa in reemiyiga Lago bararujiyo in ka hurtagan daadkan

  • @omaribnuyusuf1275
    @omaribnuyusuf1275 20 วันที่ผ่านมา

    Wax yaalaha aan rer boosaso kula yaabay intay oromada cunta siiyan oo biya siiyaan oo dhar siiyan oo lacag siiyan daaqadaha guryaha iyo luuqayada kaadi iyo xaar ula fariistaan mana kala jecla Somali......I live in Bosaso New Bosaso XERYA CAWASKA .....SPU da iyo ormadaba halo firsado because iyaga mesha ka so dugsadan

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน +8

    Shirqoolaa Socda

  • @Umo580
    @Umo580 หลายเดือนก่อน +5

    ETHIOPIA MARKA LATAGO WAA NAGU DHIBIJIREN SOOMALIYA WAISKA SOOGALAN

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 หลายเดือนก่อน +3

    waa arin khatar ah oo aan horay uso aragnay lkn somali iyada isku jeeda

  • @maxamedcadde3233
    @maxamedcadde3233 หลายเดือนก่อน

    Guul idin rajeynaa dhalinta puntland

  • @saynab7503
    @saynab7503 หลายเดือนก่อน

    waa run taa geesi

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 หลายเดือนก่อน

    Awoowe Tarxiila ma baa ka dambeeya . Meelaha Ethiopia rabto in ay badda gasho Boosaaso dusheeda ayaa ka mid ah sidii uu BritTv @Ustad Faysal Rooble sheegay isbuucan walaal

  • @HawaCiise-ju1qw
    @HawaCiise-ju1qw หลายเดือนก่อน

    Walaal si fiican ayaad u hadashey Allaha ku guuleeyo Intaan nala qabsan aan baraarugnoo noqono dad soo jeeda, Hadey qabasho leedahay . waxan joogaa Muqdisho waa runtaa waa ay dhacadey sheekadaas aad ka sheekeysay , waase la ogaa tii aan ku dhignay Oromo iyo wixii la socdey.

  • @user-hh4bl7zt6m
    @user-hh4bl7zt6m หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah ilaahay hakuxifdiyo walaalkey

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid walal .. Bosaso

  • @axmadomar3331
    @axmadomar3331 หลายเดือนก่อน +2

    Somali runta weydhibtaaa kaliya usheeeg qawiil cunsurinimo jaahilnimo iskudiris qawiilada kale subxanallah somaliyeey xagee nilawada

  • @abdiqanimohamed7143
    @abdiqanimohamed7143 13 วันที่ผ่านมา

    Waaa runtiis hadalkaasi.
    Nafta ayay noo keenen kuwan Garowe nala jogaaa.
    Wax ka kibir badana ma jiraaan.
    Mida kale xataaa hadda waxaaa yimi Naago Baalashlayaal ah.
    Kadibna qaab xun ayay u soconayaan.

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 หลายเดือนก่อน +2

    Dhalin yaradii soomaaliyed qabiil iyo fadhi ku dirir ku mashquulsan yihiin

  • @ahmarinaborto5918
    @ahmarinaborto5918 20 วันที่ผ่านมา

    Wallahi runtada waye saxib tan wa kurcsanhy

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 หลายเดือนก่อน

    Halaa Raafo Axmaarada joogta Somalia iyo oromada

  • @FaaraxShirwac-kh9oo
    @FaaraxShirwac-kh9oo หลายเดือนก่อน

    Caqligaada alle habarakeeyo iyo diintaada

  • @sahuursahuur396
    @sahuursahuur396 15 วันที่ผ่านมา

    Scw

  • @AyalaAstaan
    @AyalaAstaan หลายเดือนก่อน

    Wll wadanka waxaan kunahay Marti arintan waxaa kadanbeya dawlad kusheega Ethiopia waxayna raban in ay qqabsadaan wadanka khaasatan OROMADA.
    DALKAN CID UMAQAQAN MAJIRTO EE. DHALINYARADEENA HURDADA. AAN KAKACNO.

  • @user-pg4zo5lg1m
    @user-pg4zo5lg1m หลายเดือนก่อน +1

    Damiirkaga waa uu nool yahay ee walaal hadad soomaaliya joogtid taxadir sameey yey ku cuninee..

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 หลายเดือนก่อน

    Waa wada ciidan, hubka umbaa lookeeni

  • @C_xakimAli
    @C_xakimAli 27 วันที่ผ่านมา +1

    Ballan iga qaad ina sallada illalineysid❤️😭🤍

  • @user-wj4ex9wy7t
    @user-wj4ex9wy7t หลายเดือนก่อน

    Wallahi puntland intaa qaar kamid ah waa ku'arkay xitaa guriga ayay iladegan yihiin allow nagabadbadi shartoda

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 หลายเดือนก่อน +2

    Wada ayey ku xaaraan istaaga ayey ku kaajaan ma maydhaan waa nijaas uraysa qudhunka iyo qashinka ku dhex nool

  • @mruun2509
    @mruun2509 27 วันที่ผ่านมา

    Allah hanaga qabto shartooda

  • @abdiqanimohamed7143
    @abdiqanimohamed7143 13 วันที่ผ่านมา +1

    Sxb Camaari wad mahadan tahay horta.
    Marka xigta sxb hadan la dagaalano oo isku dayno inan saarno Maamulka ayaa difaacaya oo ka ab celinaya

  • @Abdulahiomer2255
    @Abdulahiomer2255 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan now idinka ayaa is cunsiriyaynaya .

  • @caaqilcqani
    @caaqilcqani หลายเดือนก่อน +1

    Walhi thuma walhi arintaa galdogob Bay kasocotaa xtaa dhalinta sports kay soo dhexgaleen

  • @fosiaali9544
    @fosiaali9544 หลายเดือนก่อน

    Waa wadda basaas

  • @Ismailnadir1
    @Ismailnadir1 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwan LUGEYNAAYO WAA SAHAN

  • @Mustafeaaden
    @Mustafeaaden 19 วันที่ผ่านมา

    Adi laalush ma lagaa helaaa maya

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD หลายเดือนก่อน

    Sxb horey usoco waxaa tahay wadani Daljir Ah ❤❤❤

  • @user-zh2jw3zx8h
    @user-zh2jw3zx8h หลายเดือนก่อน

    Sxb waad hadlaysaa waana lagu dhagaysanayaa dhagaaysigaada waxa ubahan shacabka qurbaha kunool shacabka somaliyeed way hurdayaan hadalkaga waxba kama soqadahaan anigoo jooga yaman kar yuu en anigoo haysto simikaarkana damaano ayaa liga qaadayaa hadii lambar qaldan is soo waco oo I aflagadeeyo uma jawaabi karo simikaarka liga xiraa aniga iyo kan idamiintay

  • @Jamuux
    @Jamuux หลายเดือนก่อน +1

    Aniga tagay Puntland April 2024 kaarna furtay damiina aan la iwaydiin ee ilaahay kabaqa been ta aad faafinaysaan joojiya, aniga Ethiopian ma ihi, soomaali dhalad ah baan ahay

    • @abasabdulahi7439
      @abasabdulahi7439 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa masheegee marka kkkkk

    • @Jamuux
      @Jamuux หลายเดือนก่อน

      @@abasabdulahi7439 Haye waa aamusaa marka 😂

    • @sabirabdi2913
      @sabirabdi2913 หลายเดือนก่อน

      Yaa soomalinimadaada ku waydiiyay😂😂

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 หลายเดือนก่อน

      ​@@sabirabdi2913asaga is sheegay 😂

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 หลายเดือนก่อน +1

    Shirkadahan iimaankey la yihiin ha lawada xiro

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 หลายเดือนก่อน +1

    Sii wada wacyi galinta

  • @Hussni-co1qc
    @Hussni-co1qc หลายเดือนก่อน

    Shirkada halaganaaxo ,iyo shaqaalah ,hadii kale hadalka naga joojiya

  • @mohamedabdimayow6749
    @mohamedabdimayow6749 หลายเดือนก่อน

    Nin reer boosaaso ah oo aan saaxiib nahey ayaan anoo canaananaaya waxaan ku iri 10sano kahor oromadaan iyo amxaaradaan maad Dalka kasaartaan wuxuu iigu jawaabey ragbaaba waardiyetsta oo guryaha kakireysta IL dhaqaale ayeyba utahey bulshada boosaaso qaar kamid ah kkk

  • @FatimaMohaa-so6oi
    @FatimaMohaa-so6oi หลายเดือนก่อน +2

    Wally waa duullaan

  • @abdisamadarabnur8218
    @abdisamadarabnur8218 หลายเดือนก่อน +1

    Hadan Dhalinyarada nahay waa in eynan isku haleen cada qatayasha hogamiyasha noo ah oo u joga iney naga bariseyan uun

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 หลายเดือนก่อน +3

    😂😂😂2006 ninki keenay itobiyanka muqdisho miyu cabdilahi yusuf ahan ma inaanu dhag kaliya wax ka maqalno iyad na modaysa marka

    • @Arabduur
      @Arabduur หลายเดือนก่อน

      Markaan oo kale baa inakala dilaysaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน

      Ma ahayn
      Cabdulaaahi yusuf wuxuu watay rag harti ah
      Kuwiii idin layey
      1988-1989
      Somalinimada kaaa saaaray 2023
      Ina abagadhaaaa

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed หลายเดือนก่อน

      Cali mahdi baaa watay ethopia
      Ooooo hawiye diiidanaye isaga
      Anigu rag harti ah baaba watay
      Hawiye waaan ka aaargoooosatay
      Qaxa qax baaa ka horeyey
      Eee Adigu gooorma aargooosan

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน

      @@AmalAbdirisakMahamed 🤣🤣🤣🤣🤣. Been ku xoogweynaayee, Cali Mahdi waa hawiye wa akii kaa saaray shalay xamar ee masd iska tiraahdid Ethiopia aniga ayeey I ilaalineeysay. In la kala aarsado ma fiicna colaadu halkaa in ay ku harto ayaa wanaagsan.

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 หลายเดือนก่อน

    Alownaga badbaadi shartooda allahuma aamiin

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaada dharka la siinayo waa la isku sixraa

  • @barkhadhasan1870
    @barkhadhasan1870 หลายเดือนก่อน

    Ethiopian dalk halag saar from hargiesa

  • @Arabduur
    @Arabduur หลายเดือนก่อน +1

    3:18 Qaar adigay ku daawanayaan😂

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v หลายเดือนก่อน

    Halayska qabto nimankan dulanka ah. Mahadsanid

  • @RukiyaRukiya-vg6tm
    @RukiyaRukiya-vg6tm หลายเดือนก่อน +1

    Haa walaahi aniga aya lii weydiey kaal kacyo

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 หลายเดือนก่อน

    50 video ka samee wll adiga iyo sharlaawe si uu baraarugu ficil iskugu bedelo

  • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
    @sucaadcabdisucaadcabdi7079 หลายเดือนก่อน

    Markasey ku leyahin mj ba nahy iyo fata dhug Ethiopian ki bana ka fadli badan o dhulkoda oga xornima badan

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 27 วันที่ผ่านมา

    Hadal wax matare iska cesha oo wadanka ka saara oo dhalinyaro kaca oo ka saara wadanka siyaasi kasta adinka ayaa ka awood badan ee kaca oo wadanka ka saara wadanka

  • @user-gj9rg9ex3l
    @user-gj9rg9ex3l หลายเดือนก่อน +2

    Af somaligana jigjiga ayeey kuso bartaan

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h หลายเดือนก่อน

      @@user-gj9rg9ex3l Ethiopia Iyo Kenya Halagu Kala Daro Waqooooy Iyo Kooonfur Wareeerkooda Hanaga Dhamado

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g หลายเดือนก่อน

    Mogdisho. Maxay ka ssmeyeen

  • @hamdajama3809
    @hamdajama3809 หลายเดือนก่อน

    Hargaysaba way naga buuxan hada lahadashid o aad dishid adaba lagu xirayaa wana wada tuugsanayaan laamiyada ayey fadhiyaan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc หลายเดือนก่อน

    Habeenkii ugaarsada dhalinyarooy itopianka damiir la,aanta dhalinyarada somaali da

  • @zaytum
    @zaytum หลายเดือนก่อน

    Waa wax lala yaabo
    Arintan madax isku sheega ayaa ka danberya soo galootiga ethopia. Barina bosaso iyagaa qabsan doona
    av
    d

  • @user-sd5wl1vi1g
    @user-sd5wl1vi1g หลายเดือนก่อน +3

    Oromoda meesha kasaara, oromoda dhibka wada iyo

  • @AbduHassan-cl5fb
    @AbduHassan-cl5fb 28 วันที่ผ่านมา

    Shaqaasi waa shaqo dowladeed,shacab waxba kama qaban karaan mana faragelin karaan.

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy หลายเดือนก่อน +1

    Magaayinka qaar waa wagadan yahiin somaalia 20kadib bey la wareegaayaan hadana tatiib tartiib saas ula socda

  • @malakaaay
    @malakaaay หลายเดือนก่อน

    wiilkaani waa wiil habargidira✅ dad baa mooda inay HG wada xun yihiin 😢😢 ama dhahaya waa mooryaan 😡😡 Allaha ku sharfo walaal.

  • @Cumar-diirshe
    @Cumar-diirshe 23 วันที่ผ่านมา

    Maclin sifican ayaa u fahantay waliba waa noo sharaxday.
    Wadadii Falastiin ay martay ayaa cagta saarnay.

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 28 วันที่ผ่านมา

    War Kuwaan schoolka muxuu laga baraya, War Oromo Somaalia ma 2001 buu galeen inaa lillaahi wa innaa ileehi raajicuun been badanaa been badana.

  • @furqanchannal2761
    @furqanchannal2761 หลายเดือนก่อน

    War somali kuma socod wux rbaa in uu xaka katariboo si uu uu tago sucudiga ay arbaan ii ay tagan

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน +6

    BARAARUGGU WAA WAX WABAAGSAN JABHADIHII AYAA LAGA RABAA INEY DALKAN BADBAADIYAAN DALKAN AY CADOWGA U LOOGEEND NI MAHABAR MUUSA JABHAD AXMED QALBI MADOOBE IYO KUWA LA MIDA

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 หลายเดือนก่อน

    DAD ISKA ILAALIYA MA YAQAANIIN SOOMAALI MARAN IYO DHAAR BAY WADAAN QOF AY MAR ARKEEN BAY UDHAARAN AMA NAAG SIIN WAA DULI

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic หลายเดือนก่อน +3

    Badal badal waa xasuustaa

  • @user-dz4ti5ru8d
    @user-dz4ti5ru8d หลายเดือนก่อน

    Soomaali way hurudaa 😴😴😴😴

  • @aanasabdirashiid8634
    @aanasabdirashiid8634 หลายเดือนก่อน

    Cuntada iyo Lacagta halaga Jaro iminka

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia Sharci la, aan telephone laguu furi maayo

  • @MohamedIbrahim-im9mv
    @MohamedIbrahim-im9mv หลายเดือนก่อน

    Labo kamid ah ayaan xasuusta midne waalnaay oo naweereyn jiray dhagool iskadhigi jiray iyo mid masaajod xaafada kuyaal ka ahaay wadaad kitaab ka aqariyo

  • @n_____7668
    @n_____7668 29 วันที่ผ่านมา

    Dhaliyarada somaliyeedow magalo kasta oo ay joogtan dadkn aan hal meel ugaso jeesno wlhi oromadan bilaash dalkeena uguma soo badanyaan ee aan baraarugno

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 27 วันที่ผ่านมา +1

    Haddey iska saari waayaan,

  • @Mustafeaaden
    @Mustafeaaden 19 วันที่ผ่านมา

    Laaluush bay dhiibaan

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish หลายเดือนก่อน +2

    Haddaa reer Boosaaso tahay maxaa jira warkaan?❤❤

    • @user-sg9wz9nb1r
      @user-sg9wz9nb1r หลายเดือนก่อน +1

      Xaafad dhan bey daganyihiin anaga iyagaa naga badanba wlhi

  • @ameenhoussaine2695
    @ameenhoussaine2695 หลายเดือนก่อน

    Baraaruga wad wadani baa tahay runtii waxaad ka hadlayso waa masiir , Sommaliyey Nabsiga dhulku yaanu ina qaban
    falastiin waxa ka dhacaaya waan aragnaa, wax inoogu filan.
    Social media keli ah yaaney noqon, ficilkuna waaa ka wax badala.
    Guul iyo isbadal dhalinyar hogaan ka u hayso jiho walbo iyo carro walbo oo geyyiga Soomaali.

  • @CabdiraxmmaanCalicilmi
    @CabdiraxmmaanCalicilmi หลายเดือนก่อน

    Lkn hargeisa waa la guara cidanka socdaalka gura walhi