ramadanka waxaad u karsan karta sida Adiga rabto waa Cunto cafimadleh ka faideso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Shukri Masala

ความคิดเห็น • 29

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp ปีที่แล้ว +1

    Bulgur u mecney somalida waxa laga sameyo waa un galey deni marki lashiido waxa loo kala Sara laba nooc waa budo daqiiq ah sida burka iyo qeyb jarer ah waa tan fur furka la dhaho sidas ha u ogadan somalida weyna ka Mac dahay bariiska❤❤

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wan kahelay runtii 👍👍

  • @fadumoabdulkadir05
    @fadumoabdulkadir05 ปีที่แล้ว +1

    WaligeyBulgur ma maqlin😮

  • @caashocayuush4412
    @caashocayuush4412 ปีที่แล้ว

    shukriyey abayo masha allah sida aa waxa wanaksan noola wadaktid jazakalaahu kheyran ee waxan karaba wax yaabaha lagudaro canjeelada caafimadka uleh ramadanka caloshana jilcineysa macaana

  • @IfraaxIfraax-tn7co
    @IfraaxIfraax-tn7co ปีที่แล้ว

    BULGUR

  • @halimomohamed3769
    @halimomohamed3769 ปีที่แล้ว

    Shugriyey wl Dubai wnkawayay intekahela sidokale gabar ugandha jogta udirsaday waysowayday wl qaali

  • @bushraxussen
    @bushraxussen ปีที่แล้ว

    Bulgur waa sareen

  • @rahomuhudiin9508
    @rahomuhudiin9508 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @IfraaxIfraax-tn7co
    @IfraaxIfraax-tn7co ปีที่แล้ว

    Health food health body thanks whats bulkar

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 ปีที่แล้ว

    Maasha allah xabibti jizakallahu kheyr

  • @ayanabdullahi1811
    @ayanabdullahi1811 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah illah aqliga iyo kartida hakubarekeyo habo❤

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว

    Masha Allah shukri masala Inaba cadi ma cuntadaada xabiibtii jzklq gacantaada alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey waa isku dhuuq weeye jzklq thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work qaaliyeey.

  • @ruqiyanur8059
    @ruqiyanur8059 ปีที่แล้ว

    Walaashey gacmahaaga allaha kuu barakeeyo Habibiti

  • @IboHB-y8f
    @IboHB-y8f ปีที่แล้ว

    Shukri ma single ba

  • @iraadomohamed9190
    @iraadomohamed9190 ปีที่แล้ว

    Abaay shugriHilib ma la dhaqaa hee

  • @xuriyomaxamed3882
    @xuriyomaxamed3882 ปีที่แล้ว

    Asc maashaa alaah macaato gacantaada alaha kuu barakeeyo

  • @TASNIM-xp4ur
    @TASNIM-xp4ur ปีที่แล้ว +1

    Mshlh suscripe wansaray wax bila oven noken mcny brown jabati ama brown Rice sogili please

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabarikalah

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 ปีที่แล้ว

    M, Allah

  • @ayanahmed70
    @ayanahmed70 ปีที่แล้ว

    Mashaallah mashaallah ❤ ❤

  • @hananqurux9457
    @hananqurux9457 ปีที่แล้ว

    Intee ka helaa an tijabiyee

  • @marwaabdi9927
    @marwaabdi9927 ปีที่แล้ว +1

    Shukri masala cuntadada wan uxisey

  • @fardowsaabdichannal1305
    @fardowsaabdichannal1305 ปีที่แล้ว +1

    But qul Inte laga hela wan radiyay wana waye rer Nairobi ii sheega pleas

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @farhiyaidi7188
    @farhiyaidi7188 ปีที่แล้ว

    Anigu manta ku qadeyay Masha allah waa macaan

  • @ubaxadan2781
    @ubaxadan2781 ปีที่แล้ว

    Abaayo qamdi miyaa iiso jwb please ❤

  • @IfraaxIfraax-tn7co
    @IfraaxIfraax-tn7co ปีที่แล้ว

    BULGUR