091 | Dhagartii Weyneyd | Xagjirka, dabargoynta, burburinta Islaamka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    TH-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Sahanka Tiktok:
    www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

ความคิดเห็น • 177

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 2 หลายเดือนก่อน +30

    Dadba cilmigan kawar heen oo tiktok iyo malayacniga dawanaya wan kuwata adan sahan😊😊

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wll ninka tiktok sameyay ayaba horay u shegay inude u sameyay dadka bila camalka ah & dadka walan 🤣

    • @RaxmoQaliif
      @RaxmoQaliif 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa walahi 😢

  • @MohamedUmal
    @MohamedUmal 2 หลายเดือนก่อน +14

    Notification received from sahan podcast, waa message aan uga helo

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 2 หลายเดือนก่อน +27

    Ustaad Aadan waan ku salaamay waxan ka codsanlahaa in aad noo samayso barnaamij la dhaha su aal waydiiye maadaama dhalin badan kugu xidhtnhy oo aan su aalo iyo afkarta is waydarsanayso.

    • @darwiishyare8815
      @darwiishyare8815 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waa kugu raacsanahy

    • @amaalgaraase8174
      @amaalgaraase8174 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wan kugu racsanhy

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 2 หลายเดือนก่อน

      @@amaalgaraase8174 Haa walal waa barnamaji qiimo badan haduu ustaadku naga aqbali lahaa wan rjenaya in uu ngaa aqblo insha allahu tacala.

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 2 หลายเดือนก่อน

      @@darwiishyare8815 mhdzanid zxp waa barnamij aan is tusay hdad igu racdayna waa waxfcn insha allahu mar unbaynu rjenaya in alle inoo dhabeyo.

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 หลายเดือนก่อน

      @@amaalgaraase8174 aad iyo aad waa fekir an istusay insha allahu tacala wuu ino dhabobi.

  • @Lost__line2.
    @Lost__line2. 2 หลายเดือนก่อน +34

    Assalamu aleikumm intaan lay arkin iga qaada Salanta😂❤

  • @TAHALIILMAXAMED
    @TAHALIILMAXAMED 2 หลายเดือนก่อน +4

    Aadan sahan waa nin dhalinyaro ah oo aqoon buuxdo Allah ku barakeeyo wll

  • @AbdourahmanRacheed-kx2xv
    @AbdourahmanRacheed-kx2xv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ilahaay haa ku barakeyo ciilmigaad baratay walal. Runti waxadtahaay qoof siyasada calamkaa waax badan ka fahansan. Wowww Mashallah marlabad iyo maarsadexadba Mashallah huno. 🎉

  • @cabdifataaxkhadar3157
    @cabdifataaxkhadar3157 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaylehee waad la heshay sheekh xasaan xuseen waa hanti umadeed wlhi❤

  • @MohamedAbdiAhmet
    @MohamedAbdiAhmet หลายเดือนก่อน

    Allah ku barakey walal soomaali dhan Allah adiga camal ka dhigo

  • @suleekhaahmedabdi7603
    @suleekhaahmedabdi7603 2 หลายเดือนก่อน +3

    Inadeer Allah ha ku barakeye ha naga rajin podcast hadi ad Awodo malin walba noso dhig

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allaah halyaay waan ku salaamay

  • @qaasintiego
    @qaasintiego 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad waad ku mahadsantahay eeba cilmigaaga hakuu siyaadiyo Ustaad

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh xassan si dhab ah oo aan leex leexasho lahayn buu u hadlaa wanan u baahanahay asagoo kle allaha,noo badiyo ❤

  • @pilandahap3482
    @pilandahap3482 2 หลายเดือนก่อน +19

    أفتؤمنون ببعض الكتاب وتكفرون ببعض الكتاب فما جزاء من يفعل ذلك منكم إلا خزي في الحيواة الدنيا والآخرة 😢

  • @MohudinYahye
    @MohudinYahye 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waan ku salaamay mid kamida caaqilka soomaaliyeed

    • @haibaacsan9641
      @haibaacsan9641 2 หลายเดือนก่อน

      Inaad tiraahdo caaqil somaliyed waxu ka jecel yhy inaad tiraahdo caaqil somaliland qofkaan wax badan ayaa ka qaldan

  • @AyuzhAisha
    @AyuzhAisha 2 หลายเดือนก่อน +12

    😢wxan aad ugu hiloobahy dowlad mr la xizaabtanta yurupoo dhan midh midh😢

    • @IsmailIbrahim-zt8hf
      @IsmailIbrahim-zt8hf 2 หลายเดือนก่อน +2

      Maxaad ugu hiloobi wayday dawlad la xisaabtanta naagahan inaga hor niikiya habeen iyo maalin iyo fanaaniintan maryihii dhigtee naasihii banaanka keenay

    • @asmaabdirisaq4897
      @asmaabdirisaq4897 2 หลายเดือนก่อน

      @@IsmailIbrahim-zt8hf maxa negativiyga kaliya kutusay midakale naasaha dumarku wa dhayman si sharafleh uga hadal afka suuganta bar

    • @whatsnew3267
      @whatsnew3267 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@IsmailIbrahim-zt8hfadigu raga asagate ku gumayte hadana ku soo socda diwlad la xisanta u hilow naag iska daye

    • @IsmailIbrahim-zt8hf
      @IsmailIbrahim-zt8hf หลายเดือนก่อน +1

      @@whatsnew3267 dhaqanku haduu lumo bakhtina waa laga liidanayaa in dhaqanka iyo akhlaaqda la toosiyaana wax walba ka horaysa

  • @ZamsamNura
    @ZamsamNura 2 หลายเดือนก่อน +1

    masha allh ilahay caqliga ha ku barakeeyo aadan sahan

  • @JIGARGaming-nu6st
    @JIGARGaming-nu6st 2 หลายเดือนก่อน +1

    بارك الله فيك Akhii alle haku aman sado

  • @Raadshe
    @Raadshe 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah Ayaan ku mahanineynàa inuu noo sameeyay aqoon yahano marwalbo nabaraaru jiyo oo aadanoo kale ah
    Allah ha ku barakeeyo sxbkey aadan sahan

  • @geedi1132
    @geedi1132 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hadda waxaan marayaa boga 115.waa buug wax badan aragtidaada ku soo kordhinaya.

  • @Ahmed_Muktaar
    @Ahmed_Muktaar 2 หลายเดือนก่อน

    Suldaanka beelaha Bari iyo galbeed Aadan wan ku salaamey aqoonyanan

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน +2

    Laakiin turkiga ayaa u dhisay
    Warshad risaasta samayso
    Taasoo sababtay
    In xukunka laga tuuro prime Minister kii joogay xukunka

  • @AyaanleBarre-nb7dx
    @AyaanleBarre-nb7dx 2 หลายเดือนก่อน +2

    Yurub iyo galbeed ayagaa u baahan inay sahyuuniyada ka xorooobaan wllhi waa yaab

  • @MUNADHIBYAR
    @MUNADHIBYAR 2 หลายเดือนก่อน +1

    3minut iga horeeyey hore soco ustaad

  • @Yooco_media
    @Yooco_media 2 หลายเดือนก่อน +3

    9:11 wllhy waa runtaa

  • @zackapdiqadir7248
    @zackapdiqadir7248 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wanku salamay sxb adan❤

  • @wacyiga_Nolosha
    @wacyiga_Nolosha 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @mujaahidmaxan136
    @mujaahidmaxan136 2 หลายเดือนก่อน +3

    wadadi sheekh mustafe ku socota , kaliye wadadaa hay haka.leexan

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤

  • @AbdirizackMohamed-nc3ef
    @AbdirizackMohamed-nc3ef 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran ustaad❤

  • @somaliyasomaliya-o4k
    @somaliyasomaliya-o4k 2 หลายเดือนก่อน

    thank you macalim❤

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanow ninkaa aad tidhi lord own magaciisa si sax iigusoo qor wll xog baan kasii baadhayaaye

  • @MuxiyadiinMaxamuud-q2u
    @MuxiyadiinMaxamuud-q2u 2 หลายเดือนก่อน

    Sax islaamku wa diin cadaaladeed sh xasaana wa sheekh al islaam وحبر امة وعلم الهداية واسد السنة❤

  • @ShuquleShuqule
    @ShuquleShuqule 2 หลายเดือนก่อน

    Inta fahantay ama inta war qabto ayaaba yar dhagartaan😢

  • @Möhamed67-p1n
    @Möhamed67-p1n 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ustaad soo digi naa laha maahan waxan idin soo diyaarineeya sidaa buuga loo turjoma ilaa hadaa kama hayno ustaad ❤😂

  • @maxamedshariifxasan-hx7gr
    @maxamedshariifxasan-hx7gr 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb hogaamiye hubeysan noqo waanu ku taageeriye

  • @maxamedawjamac8277
    @maxamedawjamac8277 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dagaalkaa lagu xasuuqy bozniya sh mustafe xaaji ismaaciil haaruun ayaan sifiicn uga dhagysty
    Waxy ahyd caloool xanuuun wllhi

  • @abdirahmanabdirashid6675
    @abdirahmanabdirashid6675 2 หลายเดือนก่อน +1

    Makulatahay in aad sheekh xasaan si dadban u caayeyso

    • @CaasimAweis
      @CaasimAweis 2 หลายเดือนก่อน

      Ma wax amaan ah ayaad u heysaa adiguba

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ree galbeedku(yuhuud iyo nasaara)waxay maal iyo wakhtiba ku bixiyeen siday usuuro xumayn lahayeen islaamka lkn mar walba alle aya xifdinaya waxyigiisa

  • @Suldaan_Sayid
    @Suldaan_Sayid 2 หลายเดือนก่อน +4

    Hhh asc aadan adiga iyo asxabtaduba waan idin salaamay laga yaabe in aydaan i aaminin lkn anoo qorshaystay dhamadka bisha in aan dalbado buugtan hadana wlhi aadanbaaba inugu sii cariyey yacnii xamaasad ayaad usii yeeshayba hadda isla caawaan dalbaday oo la iiso dhiibaya hadana xalqadan marka arkay waa sugi la ahayba alle haku barakeeyo ustaad

  • @indhacasejifom
    @indhacasejifom 2 หลายเดือนก่อน +1

    waar libaax siyaasada wadankeena xilimaad kusoo biri
    4 dal ee Aduunka ugu hooseya ayaan ku jirnaaye

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aaway wax barashada Dumarka Afghanistan 🇦🇫 ee taaliban ay mamnuucday islam Argagixisada

    • @M00199
      @M00199 2 หลายเดือนก่อน +4

      Aawey hantidii reer afganistan oo mareykan fariisiyey bangiyada caalamka ayadaa iskuula gaara loogu furu lahaa gabdhahaase? argagaxoow
      Aawey waxbarashada 2 malyan oo dumar rwer qaza ah sooka mareykan hubka lagu gumaado siiya israhell.!
      wax soo baar yaan 1 il wax lagaaga sheegin mar walba 😶

    • @Muhandis17
      @Muhandis17 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dowlo quruxloowoow aaway hablaha loo diidayo waxbarashada haday xijaabanyihiin yaa xagjir ah dowlo.
      Aaway waalidka caruurtooda lagaga qaadayo xooga hadii ilmahoodu diido inuu gay noqdo dowlo.
      Nacas account youtube ka furtay uun baa noqotay

    • @abdullahiqaasim7120
      @abdullahiqaasim7120 2 หลายเดือนก่อน

      Dawlooy wa lagu gaaday ee wakan walahaga somalida ah ee wax ka qaado yaanan lagu habaabin. U fiirso waxbarashay leeyihiin hadi ay dumarka wanaag u hayaan lacagaha ayay fyri lahayen oo hoyo ilmo wadda iyada iyo ilmehedi iskuma dhinteen gajo darteed . Ee dumarja waxay u adeegsadaan hub ahaan oo ay bulshooyinka ugu booteyan iyo khaniisnimada

    • @FunnyFlicksOfficials
      @FunnyFlicksOfficials 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdullahiqaasim7120 mid ogow Wll hadii taliban ay tahay urur u shaqeeya cia da mayany ahen in dadka muslimka ay gartaan in ay is qabtaan ururku qadhaabta diinta islam oo ku diliya dumarka

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 2 หลายเดือนก่อน +1

    Buuga ayaan rabaa
    Sxb

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aaway Afghanistan 🇦🇫 Wax barashada Dumarka Taliban ay kaga mamnuucaday islamka wajiga dhabtaa

    • @abdalemacalin
      @abdalemacalin 2 หลายเดือนก่อน

      wax fahanku waa muhiim

  • @Mohomettnaasir
    @Mohomettnaasir 2 หลายเดือนก่อน

    Islaamka maanta meel walb walagala dagaalamaya lkn inagu imaanka aynu ilaahay ku qabno aynu ilaalino

  • @SuseyAli
    @SuseyAli 2 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa allaaah

  • @somaliyasomaliya-o4k
    @somaliyasomaliya-o4k 2 หลายเดือนก่อน +4

    15:19 asc macalim waxaynu ognahay
    madaxtooyada muslimiinta laga maamulayay inay ahayd maka iyo madiina wadankaas magaciisuna uu,ahaa xijaaz marka waxaad kasoohadashaa goorta loobixiyay Saudi Arabia aalu sacuud aalu sh moha bin c/wahaab iyo sababta loogu bixiyay iyo duulanadii firqada wahaamiyadu ay kuqaadeen dhulkaaz

    • @abdiwadudcaamir0074
      @abdiwadudcaamir0074 หลายเดือนก่อน

      Waaberi media kaso dhageeso wll...channeelkas ayaa si fican ooga hadlay arrintaas

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 2 หลายเดือนก่อน

    Somalind wa mesha ugu yar somali inay jogto iyo maqanthy macno maleh way maqnankaran

  • @IsmailIbrahim-zt8hf
    @IsmailIbrahim-zt8hf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh Xasaan baad sheegtee maxaad Al Shabaab u sheegi wayday. Islaamka xagjirka ahi waa Khawaarijta iyo wixii la halmaala, markaa Aadanow adi laftaadu ha ku sirmin sxp.

    • @Muhandis17
      @Muhandis17 2 หลายเดือนก่อน

      Adi laftaadaa siran waayoo khawaarijtu muxuuse eraygan khawaarij yahay.
      Alshabaab waa mashruuc ka mida kuwa reer galbeedku wataan adeer, dowlada soomaaliyana waa mashruuc kamida mashaariicda reer galbeedku wataan ninkanina wadaadada islaamkuu ka hadlay ee kama hadlin mashaariicda reer galbeed. Xasan sheekh maxamuud oo kuleh khawaariij ban la dagaalamayaa ayaa reer galbeedka adeege u ah haye. Adeeroow adiga yaan lagu sirin

  • @Mahdisalah1
    @Mahdisalah1 2 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco wllo Aadan Sahan❤

  • @Mizuu00ma
    @Mizuu00ma 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanow walaal buugaagta waan rabaa lkn waa la'ahay

    • @mubarikjama5880
      @mubarikjama5880 2 หลายเดือนก่อน

      Iqra books ayaad ka helaysaaa

  • @Musa566ghuuu
    @Musa566ghuuu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Buuga isago carabiya igu cawiyaa azxapyee

  • @GuletismailCabdicawaale-eq4zs
    @GuletismailCabdicawaale-eq4zs 2 หลายเดือนก่อน

    Zhp arin ku hayay inaan kala Hadlee se kula Soo Xiriira

  • @RaxmaXuseen-h4o
    @RaxmaXuseen-h4o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aadanow ma aragte wiil wada ururka lagu magacaabi kds ooloosaagabiyey Kacdoonka dhalinta soomaaliyeed arintaasna maxaad kaleedaha?

  • @masonmaxwell3773
    @masonmaxwell3773 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninyahow Israa'iil waxba kama qaadi kartid Afka uusan ku daalin wllo christian ✝️ waa mid awood badan ilaa xad la'aan waan guuleysaneynaa ugu dambeyn, islaamkuna waa argagixiso xun saa nacab nahay wax daraja layiraahdo ma lahan doqon yahay dantaada garo

    • @MisMursal-ui4su
      @MisMursal-ui4su 2 หลายเดือนก่อน

      Sahib face to face hadey noqoto maalin caday ayat carari leheden diyad dhad shacab ahh lagu dhuqeyo mahan awod ee fuleynimadina ayay tusesa

    • @ZamzamsharafSumish
      @ZamzamsharafSumish 2 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkkk maaalayacni

  • @LaylatulQadri
    @LaylatulQadri 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay cidna ma duleeyo cidi isdulaysa mooye
    Maanta dadka muslimka ahi iyaga isduleya wa mar ay cadawga gaalada ah madaxa u foorariyaan iyo mar ay isku maqanyihin iyaga dhexdodu
    Allaha ino sahlo duligana aan iska dulqaadno
    Walalka o agtada lagu dilayo ha hadlin wax ka xun majirto

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 2 หลายเดือนก่อน

    Good teacher

  • @HayaatHassan-pl1wl
    @HayaatHassan-pl1wl 2 หลายเดือนก่อน

    Adam waxan maqlay inad mudo darasaynaysay jacylka waxn rabay inan wax ka waydiiyo.
    Qalbi jabka io murugada laga dhaxlo jacyl inta badn waxa sababa lamaan kamida lamanaha kaas oo hore isna uso niyad jabay .
    Maxy thy sabab ta ugu macqulsn ee ay sasi u badnthy

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaliimooy qof wax yaqaana ayaad isu qaadatay

    • @Munasar-17
      @Munasar-17 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ma islamka dhex dhexadka ah ee rer galbeedku gacanta ku sameeyeen ba tahay adi mxaa ka xanaajiyry 🤔

    • @saynabmoamiin3634
      @saynabmoamiin3634 2 หลายเดือนก่อน

      @@Munasar-17 maya kanyar ee beesha dhidig ah ayaan la hadlaayay

    • @abdiqanidahir5541
      @abdiqanidahir5541 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@saynabmoamiin3634
      Adiga dhibka ku hystaaa muxuu yahay wiilkani ma reer kiinuuu caayay miyaa toolllow

  • @MohammedCamaji
    @MohammedCamaji 2 หลายเดือนก่อน

    Buuga halkeen kaheli karaa wll

  • @Khadiirapdurzakhassan
    @Khadiirapdurzakhassan 2 หลายเดือนก่อน

    Thnks 🫡🫡

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 2 หลายเดือนก่อน +1

    Argagixisadu waa shaanbad lagu banaystay muslimiinta

  • @maalikhaype
    @maalikhaype 2 หลายเดือนก่อน +1

    War nio koofiyada ma iska bixiso hada dhowdahay 😅wali wa sidataye 😂

    • @Hargaysawi-pr6jh
      @Hargaysawi-pr6jh 2 หลายเดือนก่อน

      Yacni wixii oo xoga ee uu ka hadlayay ma koofiyadiisad daawanaysay adigu nio waa dhaqankii dumarka nin nin ku mashquulaya 😮😮😮 ee isla yaab jileec baadtahee

  • @Aragzan44
    @Aragzan44 2 หลายเดือนก่อน

    Macalimunaa🥰

  • @BoqolJirow-z2f
    @BoqolJirow-z2f 2 หลายเดือนก่อน

    M.a mcln❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dhaskaa laka tumayaa😮😮😅😅😅

  • @ShuceibIbrahimmohamed
    @ShuceibIbrahimmohamed 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso

  • @furqaanabdirizak7284
    @furqaanabdirizak7284 2 หลายเดือนก่อน

    Wll bugaagta soomalia gaar ahaan puntland malaga helayaa

  • @ADLoFGroza
    @ADLoFGroza 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sincerely Speaking In My Humble Opinion Without Being Sentimental And Judgemental And Of course Without Offending Anyone Who Thinks Differently From My Opinion, But Rather Looking Into This Serious Matter Without Perspective Distinction And Views. I Honestly Think And Believe That I Have Nothing To Say

    • @Calisheeko
      @Calisheeko 2 หลายเดือนก่อน

      nice one

  • @idrismuuse3960
    @idrismuuse3960 2 หลายเดือนก่อน

    Waad ku mahadsan tahay wll dhibka muslinka haysta inaad inoosoo gudbiso lkn waxaa kasii fiican inaad inoosoo gudbiso xalka dhibka ina haysta

  • @bisharojamac3108
    @bisharojamac3108 2 หลายเดือนก่อน

    Waxan sawirta goorta anagana naloo qaban doono itobiya si easta africa naloga cirib tiri lahaa ilahey baa lenahay wacade dadkaygu waa dhohan yhy😢😢😢

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw 2 หลายเดือนก่อน

    Halyey

  • @MzzXanaqley
    @MzzXanaqley 2 หลายเดือนก่อน

    Horta aadanow ereygka waxay ileen afsiomali maahee weynu adeegsanaa oo kaliyaate

    • @Addour
      @Addour 2 หลายเดือนก่อน

      Siyaasad = Hannaan-daajin

  • @ConfusedAnacondaSnake-lq1be
    @ConfusedAnacondaSnake-lq1be 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ku saliya nabiga
    Nabi allow intaasaa kugu saliday😢😢

  • @AbdirizaaqMohamett
    @AbdirizaaqMohamett 2 หลายเดือนก่อน

    Alle haku sharfo ustaaad❤😊

  • @MandekDuale
    @MandekDuale 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sadaaam xuseeen fuley buu ahaa muslimiintana heelley utumayeen inuu yahay geesi deedna geesigii sadaam aha dagdagbaan kagatakhalusney

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 2 หลายเดือนก่อน

    maalinta aan inaka iyo itobiya ama bada ama si kalaba isku qabano siiba marka ay bada isku hubsadaan dagalka aynu qaadi doono ayaa ii muuqda caynka layno gali doono why qof garadle kama qarsoona in itoobiyana kor usocoto milatari iyo dhaqaalaba inakana hoos usocono😢

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 หลายเดือนก่อน +2

    Erayga asalraac ay afkartoda kubilaben waushaqaynwayay kadib waxaykubedelen argagixiso asalrac hadadmaqasho wainad iswaydisa asalka dadkenu racayan ama laleyahay wayracen muxuyahay? wawixi aabayasha ahayen oah islamka waxalagudidanyahay waislam inadahatid taogow yuhudu waxay ogyihiin ahdafta aydunidakaleyihin in dinta islamka ojirta anaygarayn marka uguyaran wainay carqaladeyan obedelan sidayubedelen masixiga!! dabacsan qunyarsocod dhexdhexad IWM hadadmaqasho wabilow

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 11 วันที่ผ่านมา

    Oo sadaamna ma basaasbuu ahaa 😂😂hadalkaa ha lagu laabto bal

  • @مباركعبدالرزاق-ض2ك
    @مباركعبدالرزاق-ض2ك 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wali dagalki 10 bilodbuu socda ee qasa marka alle ha u hiiliyo mujahidinta falastiin

  • @yaasiinibraahim3619
    @yaasiinibraahim3619 2 หลายเดือนก่อน

    Fikrada isqarxinta mawduuc kasoo
    Samee fadlan taasi ayaa kamudan
    Shay waliba waayo nafaf badan
    Ayaa labadbaadinayaa hadii xal loo
    Helo in uun

    • @ShueibMohammed67
      @ShueibMohammed67 2 หลายเดือนก่อน

      Murtadeen digido waa halal

    • @williamwilliam1337
      @williamwilliam1337 2 หลายเดือนก่อน

      waxa dhiga loo saydhaya daw kalaa jirin

  • @suweysupdyrisak3730
    @suweysupdyrisak3730 2 หลายเดือนก่อน +2

    In lakala daneysta maxuma lkn somaliland faiido iyo hormar makuheyda kago'ida ay somali kago'ody?
    1=somaliland waxey somalia kudiiday in mamulka somalia aan lawada laheyn hdana sidaas si lamid ah maamulka waaqooyi kajira lamawada laha o hal reer buu raranyhy
    2=sidokle somaliland waxay somalia kusheegta in tafaraaruq ba'an kajiro o sas darted an lola midobi karin sidaas silamida 5 gobol e woqooyi kakobneyd qaarna wa go'een qarna kuma qanacsana fikrada gooni goosadkaba o wala maquninaya sida darted tafaraaruqa wa kasimanahy
    3=sikastaba ha'ahaate ictraafiki aad waxwalba uhuresenn maheysin Rajada laga qabana ma buurna
    "Aniga fikirkeyga maadama adinkuna aadna waxba heyn anaguna waxba heyn somali marka kle ha'is aaminto oo meel wax hawadada dhigto sidi lagu heshiiyana dalka halagu samata bixiyo ayaan qaba"

  • @MUNADHIBYAR
    @MUNADHIBYAR 2 หลายเดือนก่อน

    Aadan sahanow barnaamij noo samee dhalinyaradu su.aalo kugu waydiiyaan .madaa dhalin yaro badan kugu xidhan tahay .su.aalo badana ka dhex guuxayaan

  • @AliMuseIbrahim
    @AliMuseIbrahim 2 หลายเดือนก่อน

    Maqaal waxan arkayey ay warbahinta Israil qortey oo la leeyahay Somaliland hala citiraafo oo Saldhig milatari halaga dhiso
    kawaran

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 2 หลายเดือนก่อน

    9:15 Qaramo midoobay lasheego mxaa dowladaha islamka udiiday inee kasoo muuqdan?mise shuruucde soosaran kaliya qabto!

  • @idinhazzadmaatahay4475
    @idinhazzadmaatahay4475 2 หลายเดือนก่อน

    👍🤝

  • @abdfatahabdallahxussen9970
    @abdfatahabdallahxussen9970 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer Nin walba Garkis Ha u “Qayilo”🚀

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk wariye madhan baaka buuxa
    Somalida

  • @haruunyusuf6531
    @haruunyusuf6531 2 หลายเดือนก่อน

    Dhibatada ay le dahay in nin ragi xirto jijimo wa mid weyn naclad bana kugu soconeysa intad wadato 😭
    Marka iska fur ustad 👍

  • @Suudimedia7
    @Suudimedia7 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nio aadnow ina adeer walbiga hafa waxay la leeyahay iraali Somaliland aqoonsanaysa hada uun badan in agalinayaan ragii aadbogayd ina xuutiyiintu jna soo wareeran ka baqayaaba war geeska iraail ah ayaa dabacay la yeelaya bal ka sok hadal

  • @MahamedAli-p7r
    @MahamedAli-p7r 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waxba lagaa maqlimaayo

    • @Ahmednoorcismankaad2315
      @Ahmednoorcismankaad2315 2 หลายเดือนก่อน

      Wll codka ustaadka, aad ayuu fiican yahay ee idinka dhankiina armay tahay 👌

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm หลายเดือนก่อน

    Ordugan ayaaba hada loodhartay oo laguyiri sawirkii sadam xuseen ituu soqatay natanyahu ayuu kuyiri nankan wadadiisa ayaat kusocota maxaa yaalo

  • @MahamedAli-p7r
    @MahamedAli-p7r 2 หลายเดือนก่อน

    Codka ayaa kaa xiran

    • @Ahmednoorcismankaad2315
      @Ahmednoorcismankaad2315 2 หลายเดือนก่อน

      Wll codka ustaadka, aad ayuu fiican yahay ee idinka dhankiina armay tahay 👌

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 2 หลายเดือนก่อน

    Wariye cabdimalik muse coldoon baad iloowday garaad

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 2 หลายเดือนก่อน

    Hada anaga iyo itoobiyaanka hada is dagaalno dhamaan Christian oo dhan ayada ayey la jiraan

  • @whatsnew3267
    @whatsnew3267 2 หลายเดือนก่อน

    Hade al shabab waxay waye ma islamba

  • @HamseMohamed-i4j
    @HamseMohamed-i4j 2 หลายเดือนก่อน

    Uuu

  • @MandekDuale
    @MandekDuale 2 หลายเดือนก่อน

    Horta goormay muslimiintu dhibaato kabixi karaàn waa runo ilaah kacabsigii muslimiimta kuyaraadey hadaba goormay wax fahmayaan muslimiintu misaba caqliba malaha dadka muslimiinta miyaaa?

  • @tusechanell3669
    @tusechanell3669 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oo marka ma we are Islamic terrorist ban dhahna kooxahan iska dhigay islaam gaalo la dagaalamaya shaki la,aan waa shirqool lagu dhalan rogay diinta islaamka ilahay nama fariin dadka kale layaa ee diinta ugu yeedha ayu na dhahay

    • @CaasimAweis
      @CaasimAweis 2 หลายเดือนก่อน

      Free your mind sxb weli waad dhowdahy wax terrorist la dhaho oo aan reer galbeed ahyn ma jiro.

  • @haibaacsan9641
    @haibaacsan9641 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa thy qof taarikh yahan ah lkn waxan kugu nacay naceyb dowlad nimada somalia iyo mid-nimada somali waa kaso hor jeedaa somaliland ayad dowlad nimadeeda u o loleysaa qof tarikh ka hadlaya oo wadankiisa kala goyn-tiisa ka talinaya waxaa waa camaan nimo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน

    Aqrinta Buugaagta See isku tihiin Ma ❤❤❤ Xiisaysaa Mase ma Jeclid?
    Hadda Jeceshahay Barashada #English-ka nagu soo biir th-cam.com/video/J9ZdjV55odo/w-d-xo.htmlsi=iX96IX2UICxJbEwP