AABEHEN MARKUU DHINTAY BUUGIISA XUSUS QORKA WAXAAN KU ARAGNAY SIR NAXDIN LEH OO HOOYO LOSHEGI KARIN🙈

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ส.ค. 2024
  • #qisas #channel #ayaangobdoon #qisooyinka#caalamka #cat #comedy #cute #comedy #

ความคิดเห็น • 116

  • @amranelmi2030
    @amranelmi2030 ปีที่แล้ว +24

    asc ayaan abyo mcn adiga asxbta iso duceya plz abyo ariin ayaa heseto ino alle iga kor qaado insha allah 😊

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +2

      Alaha kuu kla furfuro arimahaaga abayo

    • @amranelmi2030
      @amranelmi2030 ปีที่แล้ว +1

      @@QisasChannel shugran xbbti

    • @hewarable5547
      @hewarable5547 ปีที่แล้ว +2

      Amiiin wllo

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

      Insha allaah allaha kaa dulqaado dhibka kuheysta allaha qeyr kuugu badalo insha allaah

    • @abdullahi1402
      @abdullahi1402 ปีที่แล้ว +1

      Allah ku fududeeyo ameen

  • @hamdamaxamed6708
    @hamdamaxamed6708 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wa angi oon qali😊

  • @maxamed87
    @maxamed87 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan qaliyey wan ku jclhy Allah haku hafido

  • @hawoarte3033
    @hawoarte3033 ปีที่แล้ว +1

    Ayan gcly alle haku xafido qali wan idin salame qasatan adiga io CIMRAN YARE

  • @tasniimmuxumed5213
    @tasniimmuxumed5213 ปีที่แล้ว +5

    Ayaaneey aad ayaad umahadsantahay anakaaba abaal kugu qabnoo hawsha kugu qabsana hadana waad noo mahadnaqaysaa qof wanaagsan ayaad tahay ❤❤❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +2

      🙏😘❤️ wax garad shukran xbbt

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว +2

    Naya wanka helay Qali ❤❤ Qisas shanel wanka helay www Ayaan Gobdoon ❤❤

  • @hananabdirazak3244
    @hananabdirazak3244 ปีที่แล้ว +11

    I'm happy for you for another video

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso

  • @ashaibrahim5854
    @ashaibrahim5854 ปีที่แล้ว

    Keep going ❤

  • @sacdiyoqorey7179
    @sacdiyoqorey7179 ปีที่แล้ว

    Asc ayaaney waad ku mahadsantahay dadalkaga❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamaxmed9566
    @maryamaxmed9566 ปีที่แล้ว

    Msha allh 🌹

  • @deeqodeganluula1533
    @deeqodeganluula1533 ปีที่แล้ว +2

    Noosoo dadaal alle hakula garab galee 💖💖💖

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs my dear dear dear abaayo ayaan sharafeey waanku salaamay

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +1

    Ayantena

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +3

    Ayaan Qaali masha Allah ❤❤❤Alle ha kuxafido sharafay ❤❤❤❤❤

  • @linoabdirahman3741
    @linoabdirahman3741 ปีที่แล้ว +1

    Manta ayaan arkay my queen 👑💖🎉

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan quruxey mahadsanid mcnto

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +1

    A/G😋😘🍃😍

  • @qamarhassan8349
    @qamarhassan8349 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah alah kuxafido

  • @xareeydocali701
    @xareeydocali701 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney xappti so dhaqdo😢🥰

  • @istarliincumar65
    @istarliincumar65 ปีที่แล้ว +1

    Asc.masha.allah.waxan.rabilaa.inad.muqaladoda.ku.soodartid

  • @iqrodaahir9294
    @iqrodaahir9294 ปีที่แล้ว +2

    Adigaa mudan intas iyo ina ka badan oo waqdigaga quruxda badan na siyo horay u soco my Sister ❤❤❤❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +2

    Adaa mudan Qaali ❤❤❤❤masha Allah ♥ ❤

  • @dagancabdi-qx1iy
    @dagancabdi-qx1iy ปีที่แล้ว

    Ayaaney anoo imtixaanka diyaarinaya adina wan kudaawanooyaa🥰

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +3

    Ayaney hadan qalbika kuku haay wlh alh nakama kaa qaado❤❤❤❤💋

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 ปีที่แล้ว +3

    Asxaby gabadhan wy ino dadalaysa aynu la shaqyno

  • @halimayusuf1477
    @halimayusuf1477 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaaneey waan ku salaamay waad ku mahadsantahsy sheekooyinkaaga quruxda badan

  • @faadumobuluug552
    @faadumobuluug552 ปีที่แล้ว +2

    Sidaa ku dhirnayny qayrkaa ba sara udhafty keep goin mi quen ayaan gobdoon ❤❤❤

  • @AKAz369
    @AKAz369 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaney unuka unuka lee waye ee indhaweyney muqalada dhiragalinta iyo kuwoda kale noogu ronow😘😘😘

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +3

    Ayan qurux❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +2

    Aabe Hoooyo mmcn😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว +1

    😊😊😊😊😊😊 wsc team ayaan cdey barqo wacan

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว +3

    M.a ayaaaneeey,
    Carawa toorashada Turki mashquuleynaaa haddaaa noo fiican

  • @deeqodeganluula1533
    @deeqodeganluula1533 ปีที่แล้ว +2

    Wcs abaayo aniga waanku heystaa maqaayadaan guul ayaan kuu rajeynaa 💯💯💚

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +1

      Maqaayadaan waad shideen mahadsanidiin

  • @idil5758
    @idil5758 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney sirta markad shegaysay wadnah dhugdgug ilaha

  • @Farhia-
    @Farhia- ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ayaaney maalmahaan cimamadaada lama heysan karo wano dadaashay kheyr allaha kusiiyo ❤

  • @nuuziisacumar4660
    @nuuziisacumar4660 ปีที่แล้ว +3

    Alla ayaaney anagoo televishinka ka fiirsaneyso ani iyo hooyo iyo abaayo aa kla bar inoogu jartey qeybta kle waan udhararoona wlhi😅

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +2

    Abyo wey na aaamanatay plz kor usii qaada🙏🙏👍😘

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +1

      Jah shukran xayaati

    • @Ahmedmzungu
      @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว

      @@QisasChannel xabibtii alpi Madax isaranthy abyo👸♥️
      Guul iyo meel wacn kurajeyna i.a

  • @IstahilMohamed-dn4tr
    @IstahilMohamed-dn4tr ปีที่แล้ว +2

    Ayaanteena salan qurux bdn iga gudoon ❤️💖

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว

      🙏🙏🙏🙏🙏kaaqaaday xbbt

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 ปีที่แล้ว +6

    Ala hadaan guryaha kugu xaaqa ayaaneey😂❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +2

      🙈🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hafsaAbdimuhamed
    @hafsaAbdimuhamed ปีที่แล้ว +1

    Asc ayanaa

  • @amaalgaraase8174
    @amaalgaraase8174 ปีที่แล้ว +4

    Ayaney waaad mahdsanthy ... awal heesahan ku shaqayn jiray hda adaan shaqada kugu qabsadaa alxamfullh iiso ducee inuu ilhy iga madoobeeyo heesaha 😢

  • @kifaaxahmed9910
    @kifaaxahmed9910 ปีที่แล้ว

    Yaa ka maqanan karo ina gobdon abyo alle ha ku xifdiyo il cadow alle ka hayo abyo hore u soco hormarkaga waan ku farxsanhy aniga ahan xifdal laah abyo

  • @faraxflower3553
    @faraxflower3553 ปีที่แล้ว +1

    wan ku salaamay ayaan indho urooneyy labada channel ba wan kaala socda hbbti❤❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah walashey Allah haku ku xifdhiyo haray usoco Inshaallah mahadsanid

  • @kafiyosharif1964
    @kafiyosharif1964 ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaaney

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah xappti mahadsanid ❤️🌏💝🤴

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan cadey 2 baad nola soo dhaqso

  • @faizaaden2987
    @faizaaden2987 ปีที่แล้ว +2

    Ayaneey wllhi markan kuarko howsha sayigu macanataleee 🤣xarad bey iyelataa shaqada 😘tasna waa adiga sababtada ogow macaneey ❤️

  • @riyanriyaney5055
    @riyanriyaney5055 ปีที่แล้ว +1

    Salah rashid aaa hajigeyga 😂

  • @asmacabdi1795
    @asmacabdi1795 ปีที่แล้ว +1

    Yaas alhe hy dayo ayaan hada qadada ku karsanaa

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว

    Wlshy gobeeey jawab kamahyo❤️❤️❤️

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว

      Hee xbbt maxaa isuaashay

    • @najmaaligaani2983
      @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว

      Meeshaad kunooshy nolosheda nooga soowrn xbbttyy saaid ayan ugubaahnahee

  • @NajmaXuseen-fx9cm
    @NajmaXuseen-fx9cm ปีที่แล้ว +1

    naa ayaaney qeybta 2aad Sodhig caawa😮

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +2

      Hadaa muuqaalka sfcn udaawataan waa soo galinaa inshaaa allaaah

  • @hananabdirazak3244
    @hananabdirazak3244 ปีที่แล้ว +2

    Ayan صباح الخير حبيبتي😊

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +3

      صباح النور يا حبيبتي

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Saaxiibad caday yareey ma ihi noloshay haweendumaar iguma darsadaan.iyaaaaah doqoneey fariidadataan yareeycaday qiimobadan dumaroo khayrbadan sedexaad cadayyareey bahyareey yarta iyoiyo gabadha

  • @muniishaali6580
    @muniishaali6580 ปีที่แล้ว

    Wcs abyo wlhi waa qiso aad u xiiso badan wlhi waan sugi kahaye xalqad xigato la soo qaso xpti❤❤

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney wakusalamay abaayo❤

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +2

    M.a abaa qadada kugu karsanaa ❤Alle haino kaadaayo😅

  • @XawoAbdiqadir
    @XawoAbdiqadir ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😎

  • @AaminoXasan-bu4ms
    @AaminoXasan-bu4ms ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @drs.faadumocabdulaahi3201
    @drs.faadumocabdulaahi3201 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah abyo

  • @mohajama7381
    @mohajama7381 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 ปีที่แล้ว

    Ayaney abayo Ilkaha xiran rabaye Afka inuu iwey Nadane waan Ka Baqayah Maxan sameyah
    Sido kle Fikir kaas Afka inuu wey,nanayo mila qabtah

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +1

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Sooooo dhawoow waxbadan weldooown yartayarta, lagaa soo dhawaystay dooqoo jeclaaday miyaa yartaan saytahay offcourseee offcourseee khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey bahyareey sacabbadan. Offcourseee offcourseee offcourseee offcourseeeee. Fariidadyareeycadayqarandumaroo khayryaashay qaasahaana waan uguwataa. Waxbadan oo qiimobadan. Tii kujirtay dumaarbadnaaa Familyyyy familiessss system

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +1

    Ala meshi uku macaned ku dhamatay ayan quruxey so bobsii

  • @asuumaandcementcraft6051
    @asuumaandcementcraft6051 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanee abaayo maxaa saan kawadaa sidee noogu socotay lee part2 soo boobsii😅😅😅😅

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +1

      Waan soo galinaa tomorrow inshaaa allaah qeebta 2aad

  • @aaminasaleeban6943
    @aaminasaleeban6943 ปีที่แล้ว +5

    Asc Ayaaney waa kusalaamay waxaa kaaga mahad celinaya inaa kugu shaqaysto🤣

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh wcs xbbt shaqo wacsn

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm ปีที่แล้ว +2

    Abyo ayaney abyo naag dumashida ah hadey kuku xumato ey rabto iney adi iyo ninka idin kala keydo side la yela ayaney xalay idhaheykan kuso jeda ila iyi hada abyo dumshi xun ba i dhibtay adunkey i shekatay wlh waxan ku sameyo wan la hay

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว

      Abaayo hadaladeeda wax kasoo qaad ah hauyeelin dameer qaaq dhahay cml kasoo qaad ayadaa daalayso hala qaad qaadin adi Shibta ugu dadaal ilaa xad sharteedana alaha kaa qabto

  • @ashaabdullahi3803
    @ashaabdullahi3803 ปีที่แล้ว

    Dp

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe ปีที่แล้ว

    Haa heeteh tii lagaa sooo dhawaystay dooqoo jeclaaday miyaa wacadala gabadha walee miyaa gabadha khatraaaay qarantaan caddy yareydaanfaraxsaneeyfaceeda karooneey minyaro bahyareey I bahyareey yarta iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho I naanayso badana waa leeyahay.yartaan haa ihihihihihihihii ihihihihihihihii .leeeeee ttttttt

  • @shakirahhassan2525
    @shakirahhassan2525 ปีที่แล้ว

    Laso dhaqso cadey

  • @nasteexomohamed7831
    @nasteexomohamed7831 4 หลายเดือนก่อน

    Cidlo madaremo Malin kaste 5vido kabadan ka firsada hol hada, qabanayo waku dhagesta