ILAAHAY Ha u Naxariisto M/W Siilanyo oo ahaa Aasasihii Ciidanka Dab damiska hana ka abaal mariyo Mayarkii hir geliyay e shaqadaa siday ahayd u fuliyay. ILAAHAY ha barakee Ciidanka Dab damiska e 24ka saacadood heeganka u ah samata bixinta dadka iyo maalka dalka. ILAAHAYOW Somaliland dhawr oo badbaadi Cadawgedana dhulka hoos mari . اللهم امين امين امين ....
Waar waxa gubay nimankan huwanta ah ee hargaysa iska soo gelaya hello reer soomaliland baraaruga oo dawlada iyo huwantu way wada shaqaynayaan indhaha fura
Laydh sudaas saxaba uma gubo Dabak suuqyada somalid oo dhan ilaa jabuuti kenya xamar haragaysa wajaale bosaaso waxa huba alshabaab Waxayna ka furtaan never ay so dhigaan kimiko dabaka si badisa sudaas ayna dabka u sobab
Ninkaa Cali Balaayo Maantana Wakaa Electric Technician Noqday Hore Waxaynu U Ogayn Inuu Pilot Ahaa Walaahi Maskqxdiisu Way Shaqaynaysaa Wixiiba Waxbaa Uga Bilaaban😂😂
MAAYIR SOLTEEKO DABDAMISKAA ISAA SAMEEYAY SOO NOQO SOLTEEKO ❤
Maashallah fire fight men🎉❤😅
Aamiin
Alxamdulilaah
🤚🤚✌️🍇🍇🌸☘️💚💚
REER SOMALILAND SUUQYDODA HAA ILLLYAN CADOWGA BAA ALBADA LOO FUURYE
MAAYIR SOLTEEKO AYAA DHISAY CIIDANKA DABDAMISKA
ILAAHAY Ha u Naxariisto M/W Siilanyo oo ahaa Aasasihii Ciidanka Dab damiska hana ka abaal mariyo Mayarkii hir geliyay e shaqadaa siday ahayd u fuliyay.
ILAAHAY ha barakee Ciidanka Dab damiska e 24ka saacadood heeganka u ah samata bixinta dadka iyo maalka dalka.
ILAAHAYOW Somaliland dhawr oo badbaadi Cadawgedana dhulka hoos mari . اللهم امين امين امين ....
Dabkaas waa Laga danbeeyey
Cami, reer hargeysow hadal badane daneba dhaanta.
Iska daya hadalka oo haka Hore dhicina badhitane iyo shaqada poliska.
Fartiinii waa eedeen dawladi waa faqash waayo isagaa doortay
Waar waxa gubay nimankan huwanta ah ee hargaysa iska soo gelaya hello reer soomaliland baraaruga oo dawlada iyo huwantu way wada shaqaynayaan indhaha fura
Alah Dadkasi wxkle ha siyo fcn
Waa laga dambeeyaa ayaan qabaa
Su’aall dabka Maxaa ka gallay Rer bari Iyaba ma ooga dabka bari ka socdaa
Ciidamada kala duwan jsl siiba
Ka dabdamisku adbay u maha
dsnyin, mayar qiirose tolow ma
dul ooyay dabka mise... mwayn
Cirro matagay gobta dabka sidi
Mw mbc, sidii uu ugu guntaday
Cawinta dadkii waahen ku cayd
hobay mw cr ciro mayeli donaa
Wan sugaynaa ilahay ha caawiyo
Allah ha u gargaaro dadka suuqoodii gubtay
Malahayaa maayarkii magaalada? Xalay masoo gurmaday mise waa maya simple question?
Wax idiin biniixiya ma aragteen cidii ka danbaysay gubashada dabkan xadkiisii dhaafay
Dadkii farmaajo soo tababaray ee lahaa waxa naloo taba baray sida suuqyada loo gubo ayaa gubay ee hala daba galo.
Laqeebsoomurugad🎉🎉🎉🎉waxaadkamidtahayqaarkamidasaxaafadadaacadaa🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
DABKAASI HADII LABAADHO WUXUU HOOSTAGAYAA KII MARKII UU SIRAYO QABSADAY XUKUNKA.
KASOO UU SABAB U AHAA XIRSI HAJI ALI.
Saxiix
meesha danbaa laga lahaa haddii la isyiraa hala raro qabyaalad bey noqonlaheyd laakiin dabka qabyaalad mayaqaano waaloo fakaray😮😮
0:07
WAAR CALANCASTII AYUUNBAA MARBA MEEL FIJAASAYSA
Laydh dab intaas leeg ma gubo
MAXA INA CIIDAN WADANE KAA RAABE MAXAMUED XAAJE NUUR HAA KA QAADAN😮😮😮
Laydh sudaas saxaba uma gubo
Dabak suuqyada somalid oo dhan ilaa jabuuti kenya xamar haragaysa wajaale bosaaso waxa huba alshabaab
Waxayna ka furtaan never ay so dhigaan kimiko dabaka si badisa sudaas ayna dabka u sobab
Suuqa waa lagubey cali waayo muxuu dabku habeenkii xiliga danbe ee suuqa laga maqan yahay uu gubtaa
Dhulka somalido oo dhan ma laydhbaa waa ka daaya marin habaabinta dabkan argagixsada alshabaab ayaa waxa ka mid dagaakda ay ku jirto qayb ka mid ah
Waar iyaba waa bixisee maxaa ku soobeega bisha ramadaan ama horaanteeda
Ninkaa Cali Balaayo Maantana Wakaa Electric Technician Noqday Hore Waxaynu U Ogayn Inuu Pilot Ahaa Walaahi Maskqxdiisu Way Shaqaynaysaa Wixiiba Waxbaa Uga Bilaaban😂😂
Pulanad way qabteeen ragii dabak bosaaso ka danbeeyay waa alshabaab
TURKEY GIIbaryahaan waa mashuulsan yahay wuxuu ku mashquulsan yahay SYRIA oo dagaa kulajiraa DAWLDAH KHLIIJKA
Markaa iga camal baa loo helay
WAAR MOUGU WAA KHATAR AAD&AAD UHALIS BADAN LOOMANA BAAHNA
Waar farsama sumo ayaa jirta shirkadaha waa danbiilayaal
MEU IS DEAD
Dab damiska ha loo tababaro badhista iyo dabo galka