MADAALE O HEESO UQADA QADAY TIKTOK IYO SHEEKO XIISO BADAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 139

  • @msssohayare3666
    @msssohayare3666 3 ปีที่แล้ว +28

    Madaale dartiisa inta ani cml subscribe udhahday farta taaga 😂😂

  • @mohamedsuryan
    @mohamedsuryan 3 ปีที่แล้ว +12

    Gabadha 4 bey u dhiganta wana qalbi wanagsan tahay wlhi gabadhaha dhan sidan mey ahadan masha allah

  • @mohamedyare9635
    @mohamedyare9635 3 ปีที่แล้ว +19

    Anzaleey noso Badi laandhere madaale....ninka kaliye e naga qosliya🤣🤣

  • @abdirisaksaleban3676
    @abdirisaksaleban3676 3 ปีที่แล้ว +24

    war gabdhu qaalisanaa way uhagar baxaday is guursada

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 3 ปีที่แล้ว +11

    Abaayo ninkan Nagu So cel celi pls markasta 🥰😀😀😀

  • @adanmaxamed7353
    @adanmaxamed7353 3 ปีที่แล้ว +14

    Anzal madaale waad ukala kicisey lkn nolosha kulamaanoowa waad isku nuureysiine

  • @WaasanOfficial
    @WaasanOfficial 3 ปีที่แล้ว +10

    Anzal iyo madaale daawashadiina lagama daalaayo ee bal soobadiya barnaamijyada..... guuleysta wllo.

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 3 ปีที่แล้ว +8

    Maadale waa qof qalbi waanagsaan mashaallh

  • @xaydarofficial
    @xaydarofficial 3 ปีที่แล้ว +15

    Ku jimcaysta wiilkan aan marnaba laga xiiso go ayn kaftankiisa 😂👏💚
    Wan kaa gudoonay salanta reer hargeisa ❤

  • @farxaangermany2332
    @farxaangermany2332 3 ปีที่แล้ว +8

    Madaale waa rageedii Aad baan u taageraa keep going zxp

  • @jagnejannajaqe2601
    @jagnejannajaqe2601 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestaa meelin xun igu dhufatay hah
    Madaale ang Anzal ehlu sharaf❤🙏

  • @MohamedOmar-lr9zj
    @MohamedOmar-lr9zj 3 ปีที่แล้ว +5

    TIKTOP...Na hoogto meshu wa xero cowree, wallaley meel nin wayn ma ahakkk 😂😂😂👌

  • @MohamedHassan-cj8op
    @MohamedHassan-cj8op 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaale nin geesiya from hargeisa

  • @mustabshirahltd7079
    @mustabshirahltd7079 3 ปีที่แล้ว +2

    Anzal Qurux iyo Madale keep it up.

  • @nuuradiincabdillaahi
    @nuuradiincabdillaahi ปีที่แล้ว

    Madaaloow barasho wacan oo wanaagsan iyo incantation.

  • @abwaanqarandoon3321
    @abwaanqarandoon3321 3 ปีที่แล้ว +3

    awooowe legend madaale
    anzal hablaha qurxdoodi salan sare

  • @c.karimbulhan7580
    @c.karimbulhan7580 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a waa arin farxad ah runtii madale soo dhawoow wll waad iga qoslisa runtiii😄😄

  • @salahdin191
    @salahdin191 3 ปีที่แล้ว +8

    anza wlhi wa gabadh ilbaxada ah 💪

  • @jamalmahat7199
    @jamalmahat7199 3 ปีที่แล้ว +2

    Azsal iyo madaale aad baan idin salaamaya runti waan idin wataa keep going

  • @abdiaziizrachiid5944
    @abdiaziizrachiid5944 3 ปีที่แล้ว +9

    Ma ila aragtaan inay isku soo dhowanayaan
    Waxaan rajeenyaa inay marka denbe iyagoo is qaba soo fadhiistaan

  • @sakariyekhadar7325
    @sakariyekhadar7325 2 ปีที่แล้ว

    Ansal iyo saaxiibkeed waan idinsalaamay

  • @zlatandelion9653
    @zlatandelion9653 3 ปีที่แล้ว +6

    Anzaley madale prank jecel kusubi

  • @SomaliTv.
    @SomaliTv. 3 ปีที่แล้ว +5

    Ansaleey wiilkaasi waa wiil masuul ah oo shaqaysanayee is calfada

  • @doorshancabdi6593
    @doorshancabdi6593 3 ปีที่แล้ว

    Wayaa madaale balad weeyne aaway waa kaa xumaaday waana kudaa keeraa

  • @nadirdaher9690
    @nadirdaher9690 2 ปีที่แล้ว

    Ansal iyo Madaala wan tagerayna waa reer Djibouti

  • @oman7207
    @oman7207 3 ปีที่แล้ว +8

    Ansal wa idin slmyna adi iyo madale
    Lkn runti wad isku wacan tihine miya lagu dhagax dhigtay dee qalanjo

  • @nimcojirde7851
    @nimcojirde7851 3 ปีที่แล้ว

    Anasal and madalaalo from Somaliland

  • @maxamedkadawe9747
    @maxamedkadawe9747 3 ปีที่แล้ว +5

    Anzaley daraadaa labadeyda daan iyo hee😂😂😂

  • @caliyarechenell8996
    @caliyarechenell8996 3 ปีที่แล้ว +6

    Madeela wlhi waa funny 🤣🤣🤣

  • @jamacalig5775
    @jamacalig5775 3 ปีที่แล้ว +2

    maan sh allah nin kale ee aan daawado runtii waayo waxuu sheegaa wax run ah inder ninkas noodoo badan adoo rali waa cod
    adigu azlaey aad iyo aad baan kaaga mahad celinaa waayo

  • @hassandahir6437
    @hassandahir6437 3 ปีที่แล้ว +6

    Asad madale waad u kala kicisay laakiin indho ku jecel ayaa kamuuqdo

  • @Xalimokiin
    @Xalimokiin 3 ปีที่แล้ว +2

    I luv guys keep going

  • @calimohamuud8086
    @calimohamuud8086 2 ปีที่แล้ว

    WlHi madaale Waan taageraa

  • @Xalimokiin
    @Xalimokiin 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah

  • @abdiaziizmohamed2596
    @abdiaziizmohamed2596 3 ปีที่แล้ว +5

    Waadku isku soo baxaysaane isku baaqi ahaada lol 😂

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 3 ปีที่แล้ว +1

    Ansal iyo madaale wada jooga
    Maye dadkii ISU guurin jiray dadka youtubeka

  • @maxamedabdullahi3961
    @maxamedabdullahi3961 3 ปีที่แล้ว +1

    Ansalay waxaad noo sameysaa maalmahan soo socdo madaale miskiisa ugu taag weydii waxaa asaaga iyo tiktok kala qabsadey madaale waa fani kkkk

  • @hamzaabdi4589
    @hamzaabdi4589 3 ปีที่แล้ว +3

    Isguursada waad isku soo baxaysaan

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq6131 3 ปีที่แล้ว

    Wlh madaale farajkiisa anzal aa noqotay masha Allah waa kaas hada youtube loo furay 👍👍

  • @somaliabaidao1104
    @somaliabaidao1104 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr wbr
    Anzaleey iyo madaalow meherkana kudara aanakuna habalyo lenahay 😅😅😅

  • @kaledakent..953
    @kaledakent..953 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll nlosha ku midooba ansaley

  • @cadekilin5121
    @cadekilin5121 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay usocda

  • @Cumar-n9y
    @Cumar-n9y 10 วันที่ผ่านมา

    reer galmug madaale waa idin ilaabay

  • @doorshancabdi6593
    @doorshancabdi6593 3 ปีที่แล้ว

    Waa amar dageero yaal ee isguur sada

  • @abdirahmanissa8295
    @abdirahmanissa8295 3 ปีที่แล้ว +1

    Anzalay wiilka guurso mxa waku jecelyahy

  • @sharubyareyoutube3755
    @sharubyareyoutube3755 3 ปีที่แล้ว

    Anzal iyo madaale maladhihi karaa jcyl baa sodhaxgalay labadodaba 😃😂😂

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 3 ปีที่แล้ว +6

    😂😂 wr ninku wa xaraabo soconaysa

  • @mohamedhashi2726
    @mohamedhashi2726 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani balwadiisa daacad ayuu u yahay waayo waa geel jire sax ah

  • @feisal6592
    @feisal6592 ปีที่แล้ว

    Haa mashallah

  • @yousufalifarah2378
    @yousufalifarah2378 ปีที่แล้ว

    Kkkk mahadsanid tinbadoow

  • @nuuribraahim8625
    @nuuribraahim8625 3 ปีที่แล้ว

    Isguursada wll

  • @bashircali1635
    @bashircali1635 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah anzal allaha ku xifdiyo waxaa tahay walashayo aan jecelnahay waxaa tahay qof alle ku xiran waxaa tahay qof qalbi furan runtii walalkaa madaalena NAFTA ayaad uhurtay waxaan rajaynaynaa in uu abaalkaaga gudo waana hubaa in uu gudayo insha Allah guuleysta abyo🌹🌹🌹🌹💖💖💖💖

  • @maankacadde3332
    @maankacadde3332 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninka keliya naga qosliyo😁😁

  • @shabeelmudug9339
    @shabeelmudug9339 3 ปีที่แล้ว

    Madaale iyo Anzal waa idin wataaaa💯💯💯

  • @abdirizakomardahir8940
    @abdirizakomardahir8940 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan wan taagera lkn u shega gabadha ha iga leexdo gabadha anigaa jecel wiliba xaqiiq u jece

  • @galadaadan8174
    @galadaadan8174 3 ปีที่แล้ว +2

    Anzal meel fican halagaarsiyo somaliyey 🇸🇴👈

  • @wararkachelsea459
    @wararkachelsea459 3 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkk kan waxkle way

  • @abdikadarhussein2975
    @abdikadarhussein2975 3 ปีที่แล้ว

    Anzal wa gabdh wangsan mashaalh lkn waxan dihi laha walaley odayga codsigeysa aqbal oo mustaqbal la samey .

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂 kan caadi ma aha walaahay.

  • @balalaafalaa3391
    @balalaafalaa3391 3 ปีที่แล้ว

    Queen weeye gabadhaan

  • @ahmetabdikarim
    @ahmetabdikarim 3 ปีที่แล้ว +1

    ina adeerey ma iska ke yeshid

  • @Xalimokiin
    @Xalimokiin 3 ปีที่แล้ว +1

    The guy z very funny

  • @abdirisaqabdiqadir6991
    @abdirisaqabdiqadir6991 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah hore usocda

  • @kiinniini8437
    @kiinniini8437 3 ปีที่แล้ว

    tiktok lacag waa laga sameeyaa madaale waa ku haystaa wlhi raggedii waaye wlhi

  • @mawliidmaxamuud427
    @mawliidmaxamuud427 3 ปีที่แล้ว +2

    Waar yaa madaale war wataa lagu walay we dadkii walwalaa ee tik tok anzal abyo ninka tik toka kadaa

  • @munaxasan7262
    @munaxasan7262 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh original man 👏👏👏

  • @abdirisaksaleban3676
    @abdirisaksaleban3676 3 ปีที่แล้ว +1

    jacayl xad dhaafa anagaaba jecel qoftaan

  • @ayaneycadey6575
    @ayaneycadey6575 3 ปีที่แล้ว

    Keep going madaale 🙏

  • @rashiidabdi6210
    @rashiidabdi6210 3 ปีที่แล้ว

    Anzal gabar wacan

  • @harmlessmohamed9152
    @harmlessmohamed9152 3 ปีที่แล้ว +2

    Qoftan nimanyahow my ex gf ayey uegtahay. Marwalbo qof ayey isoxasuusisa

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 3 ปีที่แล้ว

    Shukaansigii aduunka, sheekadu caano geel ka wayn kkk

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว

    Anzal wa gabar dabeecad wanagsan

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 3 ปีที่แล้ว +3

    Wof calayk kkkk

  • @osmanibrahim2806
    @osmanibrahim2806 3 ปีที่แล้ว

    Ansal

  • @xuseencumar1187
    @xuseencumar1187 3 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @leylasalat9976
    @leylasalat9976 ปีที่แล้ว

    Kkkkk waa ogaden rirmi

  • @suldansalatkey9789
    @suldansalatkey9789 3 ปีที่แล้ว

    From madale

  • @nuuradiincabdillaahi
    @nuuradiincabdillaahi ปีที่แล้ว

    Anzaay nooloow.

  • @galgaduudnews7150
    @galgaduudnews7150 3 ปีที่แล้ว

    Labadiina ma jacayl baa idinka dhexeeya

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 3 ปีที่แล้ว +4

    kkk kkk maxishoodo Laba Litiraaa kulaha kkkk alla garacsana

  • @abdiazizmohamed723
    @abdiazizmohamed723 3 ปีที่แล้ว

    mashaallah

  • @lulu_maee
    @lulu_maee 3 ปีที่แล้ว +1

    Naa anagaa idin daawanaynee inanka lafadhiiso🤣🤣🤣🤣

  • @lpcade5444
    @lpcade5444 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo malin walba soo wada fariista

  • @hanadmohamoud1750
    @hanadmohamoud1750 3 ปีที่แล้ว

    Ninka kaliyee iga qosliya noso bdi bye👋

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 ปีที่แล้ว +1

    NA FADHIISI KKKKK NIN RAGEED,
    INANKA FADHIISI ASALEY
    MARKAAN CEELKA KA BIYA GAADH O KKKKKKK

  • @axmedrage7996
    @axmedrage7996 3 ปีที่แล้ว

    Madale iska guurso de kk

  • @khadarabdullahi2900
    @khadarabdullahi2900 3 ปีที่แล้ว

    Tiimbadow sxb shaqadaadii hore ayaaa kuu dhaantay TH-cam ley in aa noqoto
    Dhiiqaa lugaha laguu galinooyaa

  • @DhuugaalRk
    @DhuugaalRk 3 ปีที่แล้ว

    Lamaanaha aan dodob galkooda sugeyno.

  • @Gaashaan24
    @Gaashaan24 3 ปีที่แล้ว +1

    waadba isku nuureysaan ina adeer

  • @HanuuniyeOfficialChannel
    @HanuuniyeOfficialChannel 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan ka faaideyso wll

  • @isse83
    @isse83 3 ปีที่แล้ว

    Naaa hoogto kulahaa war ninku waa sheekaawi ee anzaley ninkaan jaf jafo wlley kkkkkk

  • @abdiazizmohamed723
    @abdiazizmohamed723 3 ปีที่แล้ว

    keep going

  • @mahamudilmi5962
    @mahamudilmi5962 3 ปีที่แล้ว

    waxan ka baqaya ii same sidu u leyahay anzal ii samee inu dhoho

  • @abdirizakomardahir8940
    @abdirizakomardahir8940 3 ปีที่แล้ว

    Jecel

  • @mukhtaarcadeekabacade7694
    @mukhtaarcadeekabacade7694 3 ปีที่แล้ว

    Anzalay noso badii pls waaa qosol socdee madaalo youtubena pls ufur waxaa uleeyahay talantii thanks abayo inaa tiktok ufurtay goba tahay

  • @mahadhussein9115
    @mahadhussein9115 3 ปีที่แล้ว

    Madale iyo Anza wan idin salamay

  • @mahamedabdi8774
    @mahamedabdi8774 3 หลายเดือนก่อน

    Ceelka ma adigaa

  • @feiswalabdi6198
    @feiswalabdi6198 3 ปีที่แล้ว

    Madale gabadan gurso weykujeceshe

  • @abdinasir5544
    @abdinasir5544 3 ปีที่แล้ว

    Linkiga sodhig youtobekis

  • @habibdiriye8964
    @habibdiriye8964 3 ปีที่แล้ว

    Daymadaa qurxoon ee laysku eegayo ka midho-dhaliya.