KADISKA ANZAL TV OO AAD U XIISO BADAN IYO KULANKI MA DAALE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 182

  • @deeqahassanali3122
    @deeqahassanali3122 3 ปีที่แล้ว +109

    ninkaan dartiis ayaan kuugu soo biiray ninkaan soo qabo inta igu raacsan like

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 3 ปีที่แล้ว +59

    Anzal ninkan halmar cadi ugu casuum gurigaga wlhi real talent wyeH

  • @abdiazizmohamed723
    @abdiazizmohamed723 3 ปีที่แล้ว +35

    inta madale ila tagersan like isara

  • @quenrawda7333
    @quenrawda7333 3 ปีที่แล้ว +11

    Walaaley ninkaan waa nin taylanti leh abaayo ufur yuutuub waa reer magaal

  • @fadumamaxamed3098
    @fadumamaxamed3098 3 ปีที่แล้ว +7

    Wiilkaan wllkeena ah irsaaqd waa saac ah alle hasiiyo insha allah

  • @mahussein1676
    @mahussein1676 3 ปีที่แล้ว +11

    Ninkan waa nin rag ah shaqadiisa ku faanayo waana nin cod kar ah allaha u barakeeyo shaqadiisa.

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว +13

    Anzal. Madaale. Hakula shaqeeyo ama youtube ufur waa nin xigmad iyo qosol miiran

  • @mohamedseylah8283
    @mohamedseylah8283 3 ปีที่แล้ว +13

    Madaale legend waaye wlhi😂😂😂 gacal iswaayay iyo geelba Waa isku ololaaa

  • @mohahussein6568
    @mohahussein6568 3 ปีที่แล้ว +38

    Gabadha wax garad maha wxa laga rabay iney ka iibsato timirta xita hadii e rabin e dad kle ku sadqeysato madama u ukala kiciyay video kan 🙂

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 3 ปีที่แล้ว +3

      Dadku isku garaad iyo garasho maaha🥺

  • @alibouhhassan7368
    @alibouhhassan7368 3 ปีที่แล้ว +4

    Somali asala weyi wlhi master qosliya legend of légende

  • @nasriinfarah9713
    @nasriinfarah9713 3 ปีที่แล้ว +20

    Rag wakii wax ruugrugo Dumarna waa kuwii ramramsado 😂Nin loo xisay

  • @aliabdimohamet5982
    @aliabdimohamet5982 3 ปีที่แล้ว +16

    Ninkaan youtube halofuro wlhi youtubekaba u bahn

  • @shakiradare4832
    @shakiradare4832 3 ปีที่แล้ว +10

    Ninkaadartii ayaan ani barnaamijkan udaawadaa waa nin halyeey ah ninkani

  • @ahmeddayyip1891
    @ahmeddayyip1891 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka yaan la ciilin TH-camr haloo furo

  • @cabdiqaniyuusuf1927
    @cabdiqaniyuusuf1927 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaa iga codsi wiilkaan TH-cam channel haloo furu ama wada shaqeeya ansal wllo 🙏🏼

    • @qadarqadar2387
      @qadarqadar2387 2 ปีที่แล้ว

      yuutuba wuuleeyahay waxaa ooguqoran madaala oficial

  • @theosantana7750
    @theosantana7750 3 ปีที่แล้ว +3

    War ninka Tv yada shaqo ka siiya.. wallahi he is funny. Ninkan support uu bahan yahay

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Qoftan iyo madaale waa laysla rabaa wallee..
    Garo waana igaran waana igaadin buu yiri cigaal sheedaal markii ridu kuwareegaalaysatey

  • @abdifitahhussein3315
    @abdifitahhussein3315 3 ปีที่แล้ว

    Barafka waye su. Asha mida 2 waa siriyia

  • @mukhtaarhussein82
    @mukhtaarhussein82 3 ปีที่แล้ว

    Anzal madaale waraysigiisa noo soo badi waa talent madaale

  • @maxamedjamac3547
    @maxamedjamac3547 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk wale waa ma daale iyo salada casarka wllo shy qali ansal qor dhere hore usoco

  • @abdulaahinuuradiin8859
    @abdulaahinuuradiin8859 3 ปีที่แล้ว +23

    😂😂😂😂😂😂nin adag baa soo rogaal ciliyey

  • @mohamedmohamudhaykal8751
    @mohamedmohamudhaykal8751 3 ปีที่แล้ว +2

    Puntland weeye😁😁😂😂madaale legend Marhoraan sameeyey ani marhoraan sameeyey🤳🤳

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว

    Walal ninkan waa nin fiican oo sheeko wacan

  • @dhurbe6088
    @dhurbe6088 3 ปีที่แล้ว +10

    Abyo anzal wiil kaan yutube ufur wllhi waa qof maddalo leh

    • @qadarqadar2387
      @qadarqadar2387 2 ปีที่แล้ว

      wuu leeyahay madaale oficial kuqor

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 3 ปีที่แล้ว +2

    Tvga anigu madaale ayaan kusoo raacay ninkaas soo badi muuqaladiisa channelkana ka shaqaaalaysii😁

  • @hanixnixin2184
    @hanixnixin2184 3 ปีที่แล้ว

    Best comedian Aftahan afka ku dapla😎😎😎

  • @nimcanwaliali9878
    @nimcanwaliali9878 3 ปีที่แล้ว +2

    Madaale awgii baan kugu imid anzaley wllhi

  • @ibraahimmohamed8120
    @ibraahimmohamed8120 3 ปีที่แล้ว

    Madaale keep going

  • @mohadeeq9833
    @mohadeeq9833 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi ninkan wn kahala talent u leyahay

  • @mahadbile9670
    @mahadbile9670 3 ปีที่แล้ว

    Nin kaan wllahi waa taa geeraa ee soo badi anzal

  • @abwaanjawidhexe1438
    @abwaanjawidhexe1438 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaa qalbiga qalbiga waa lajabinkiraa lkn lama qa ban kiro

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninkani waa Libax Kulah Gacal Kala Maqna iyo Geelbaa Way isku Olalan Wax Garad

  • @thatwasepicvlogs8762
    @thatwasepicvlogs8762 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaaley Ninkaas madaale soqabo Marwalbo TH-cam ayuu kuukalakicinaa😁😁😅😂

  • @ishwaaqcady37
    @ishwaaqcady37 3 ปีที่แล้ว +2

    Anzal abaayo noo sooceli madaale wuu naga qosliyaa

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaas waa Nin Fani ah Please HaLa Gacan QabTo

  • @ahmedarabey8550
    @ahmedarabey8550 3 ปีที่แล้ว +3

    Anzal wlale ninkaan waa TALeNT social media ha u baahan noo balami sidu waqtigiisa qeyb nooga siiyo hadey macquul tahyna channelka kuso casuum

  • @hani-m4d
    @hani-m4d 5 หลายเดือนก่อน

    Waa qalbiga

  • @baskaxchannel8215
    @baskaxchannel8215 3 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh naa waa puntland iska daa 😂😂😂😂

  • @ibraahimmohamed8120
    @ibraahimmohamed8120 3 ปีที่แล้ว

    I support you

  • @hayaanali4347
    @hayaanali4347 3 ปีที่แล้ว +3

    Anzal ninkaan barnaamij gooni noogu cazuum wlhi mrku ninkaan imaado uunba daawada

  • @maslaxmohamed8036
    @maslaxmohamed8036 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkas TH-cam halo furo somaliyey

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Waa labashaalaa

  • @abdiasiis3316
    @abdiasiis3316 3 ปีที่แล้ว +2

    Ar vidioyadaada dadbaa tiktok Kukala kacsada😁😁😁

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaale Dhiig Reer burco Ama Reer Mudug ayaa ku jira

  • @Xabaalsuge
    @Xabaalsuge 3 ปีที่แล้ว

    Madaaale noso badi anzal wall wan ku salamayAAA

  • @ahmedkalgacal9724
    @ahmedkalgacal9724 3 ปีที่แล้ว +1

    Wadanki ugu horey ay dumar codeyan waa Turkey san filayo

    • @aayanaayan6338
      @aayanaayan6338 3 ปีที่แล้ว

      waad saxantahay, waxay ahayd 1930

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 ปีที่แล้ว +6

    MADAALE WLLHI TALENT AYUU LEE YAHE. WAXAN UU IIBINAYO KA DHIGA OO TELEVISIONADA KU DARA 😁😁

  • @Moha-mf2sv
    @Moha-mf2sv 3 ปีที่แล้ว

    hhhhh sxbkey tiinbad madaale baad so qabatey anzaley from DRC congo 🇨🇩 baan idinka daawanaya abayo

  • @MOFARAHMF
    @MOFARAHMF 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh🤣🤣🤣🤣🤣 thank's anzal group 👏👏

  • @heesosomalicusubchannel9263
    @heesosomalicusubchannel9263 3 ปีที่แล้ว

    Wll anzal sooqabo ninkan madaale wa legend kaftan iyo murti laga fa'idaya

  • @ahmedyare3606
    @ahmedyare3606 3 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed yare

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว +1

    WLH wa iyadi kulaha

  • @xasanaxmed9845
    @xasanaxmed9845 ปีที่แล้ว

    somali

  • @Wariye_mohamed_deck_dorale
    @Wariye_mohamed_deck_dorale 3 ปีที่แล้ว +1

    Ansal ninkan ila shaqee ku dheh waa nin comedy ah wllhi

  • @maxamedali3718
    @maxamedali3718 3 ปีที่แล้ว +1

    Azal iyo madaale waxbaa ka dhaxeeya waxay ahaataba

  • @abdihakimmnx8701
    @abdihakimmnx8701 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan soo badi vdeo yadisa

  • @maxamedcuudka4159
    @maxamedcuudka4159 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin wyn madale ahaaa🤣🤣

  • @hoyomacan6339
    @hoyomacan6339 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhh ninkan kuwareji microphonka dadka sualaxa xa wegdiye hhhh

  • @fatimarazak6632
    @fatimarazak6632 3 ปีที่แล้ว

    Puntlsnd viva🤩🤩🤩

  • @zaciimkacadde4572
    @zaciimkacadde4572 3 ปีที่แล้ว +5

    Su'asha ah wax lajabin karo lkn an la taban karin
    Waaa axdiga iyo balanka

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waa funny waa in ruwaayado loo dhiibaa wuu iga qosliyaa kkkkkkkkk

  • @wararkachelsea459
    @wararkachelsea459 3 ปีที่แล้ว

    Nin weyn wlhi

  • @Kishka-hn3se
    @Kishka-hn3se ปีที่แล้ว

    Waa balanta asxabta🤣🤣🤣

  • @Siyaad_Efootball
    @Siyaad_Efootball 3 ปีที่แล้ว

    Puntland mahan miyaa

  • @AbdiAli-jv8cq
    @AbdiAli-jv8cq 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax LA jebin Karo aan LA qaban Karin waa qalbiga ruuxa ✌️

  • @deeqahassanali3122
    @deeqahassanali3122 3 ปีที่แล้ว +2

    qar ina adeerey ninkaan shaqo siiya wlhi af tahan waye

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 3 ปีที่แล้ว +1

      Mida u hayo so shaqa ma aha miyu tugsanaya lol

  • @adeyabdi2101
    @adeyabdi2101 3 ปีที่แล้ว

    Yakh madale wa finny

  • @secretsofspace1230
    @secretsofspace1230 3 ปีที่แล้ว

    waw

  • @ahmedshibn6781
    @ahmedshibn6781 3 ปีที่แล้ว +2

    ninkaz madaale dib u eeg hno wuu kuu dhigma wlhi

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan dulaysan fiiri gbr nigis laamiga ku wareegta xornimo aw u haystaa iyo hormar gbr Gurigeeda joogtana xabsi

  • @adanfaraxabdinur1575
    @adanfaraxabdinur1575 3 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan magursto aad nolshada farxad kudhamayste

  • @abwaansheed3919
    @abwaansheed3919 3 ปีที่แล้ว

    Madaaale wa legend wlhi

  • @alinoorchanelali4131
    @alinoorchanelali4131 3 ปีที่แล้ว +1

    jigjigo xajiga wuu kusoolaptay maku soo gajoday

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Haa

  • @maxamedjamac3547
    @maxamedjamac3547 3 ปีที่แล้ว

    Wllo ninka ma dale shaqsi o hakula shaqeeyo waa nin talati le haa siidayn

  • @ibraahimmohamed8120
    @ibraahimmohamed8120 3 ปีที่แล้ว

    You’re funny

  • @abdiwalideekabdilahi2471
    @abdiwalideekabdilahi2471 3 ปีที่แล้ว +5

    Hortaa ninkaa Daraadii baan tv ga usoo search gareeyey marka xogta hadii aan isku dayo suaasha ah waxa la jabinkaro lkn aan la qaban Karin waa soonka

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa libaax

  • @cabdikariimmaxamuud4525
    @cabdikariimmaxamuud4525 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar Ninkani Gabadhan Wuu Kusoo Bixi Lahaaye Muu Guursado Hhh

  • @abdifatahmuhumed228
    @abdifatahmuhumed228 3 ปีที่แล้ว

    Waxlajabinkaro aan laqabankarin waa kacsiga

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh rag waa kii wax ruuga, dumarna waa kuwii raamsada 😂😂

  • @abwaanmaahiraaden4825
    @abwaanmaahiraaden4825 3 ปีที่แล้ว

    Suaashu waa Soonka

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 ปีที่แล้ว

    Guska fardaha miyaa

  • @abdisalanmahamedmahamud8415
    @abdisalanmahamedmahamud8415 3 ปีที่แล้ว

    Sxbey ninkaan mar kasto noo keen

  • @abdihakimmaley7995
    @abdihakimmaley7995 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllh ninkan fanny waye 🤣

  • @maxamd1caynte164
    @maxamd1caynte164 3 ปีที่แล้ว

    waa amrka

  • @abdirashid6411
    @abdirashid6411 3 ปีที่แล้ว

    Liaberia

  • @xabsomohamed5862
    @xabsomohamed5862 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi 10mar wn dhawadey niinkan dharteysa

  • @mohammedblack8265
    @mohammedblack8265 3 ปีที่แล้ว +3

    War ninkan Mar hore wlh maanta waad so qabatay

  • @Muktar_Farey
    @Muktar_Farey 3 ปีที่แล้ว

    Wax la jibin Karo oo laqawan karin waa #Qalbi

  • @qurbosaet3310
    @qurbosaet3310 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa soonka

  • @Venture-Quest
    @Venture-Quest 3 ปีที่แล้ว

    Wax la jabin karo o la qabani Karin wa Qalbi

  • @abdijow6164
    @abdijow6164 3 ปีที่แล้ว

    Waa BIKRADA GABADHA WAA LA JABIN KARAA LAAKIIN LAMA QABABAN KARO

  • @isse83
    @isse83 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllayaalow ninkaan meel uu ka bariiseeyo koleyba youtube daawasho dey meynee hadduu wax nagu helaayo waa nin fanny ahe maaloo furo oo indhaha loo saaro sida loo isticmaalo wlhi maalmo yar ayaan u kala kicin laheyn

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 3 ปีที่แล้ว +1

      wa runtaa sxb, waan u kala kicin laheyn

    • @qadarqadar2387
      @qadarqadar2387 2 ปีที่แล้ว

      madaala ofashial kuqor wuuleeyahaye

  • @mohammedsaabir515
    @mohammedsaabir515 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka walaahay beerkuu ifuuriyey soo qabta ninkan madadaale

  • @macallindaud5854
    @macallindaud5854 3 ปีที่แล้ว

    Waa dhuxusha markii ay dab noqoto lama qaban karo
    Laakiin waa la jibinkaraa markaasi

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 3 ปีที่แล้ว

    Bangaladhash

  • @mohamedabdullahi47
    @mohamedabdullahi47 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaa bigrada dumarka 😂

  • @Ahmedshaaafi
    @Ahmedshaaafi 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan Laqaban karin oo Lajabain karo waa Qalbiga

  • @abdisalamqayaad3695
    @abdisalamqayaad3695 3 ปีที่แล้ว

    waa masaarida