Waa runtiis oo gaalkacyo ilaa boosaaso waa firaaqo oo teel teel waa la og yahay wax joogo ma jiraan, dadka ugu badan waxay degan yihii Galkacyo ilaa kismaayo....
Cosoble warkiisu inuu Run yahay waxaa daliil u ah adiga naftaada baa hada ka caroodey markuu Tirakoobka ka sheekeeyey iyo Sababta Daaroodku uga cararayaan in Dadka Soomaaliyeed la Tirakoobo oo sida lookala badan yahay Baarlamaanka iyo Hay'adaha Dowlada loogu kala badnaado
@@MohamedJacayl-s8q maxaa la fahmey aad sheegee burburkii ka hor dadkoo dhammi koonfur ayey deganaayeen welina dadka badankoodu koonfur ayey weli degan yihiin dadka xamar degan ma hawiyaa u haysataa doqoneey
Asc. yaad ka caqli badan tahay dulmi iyo xaqiraad waa mid meesha maanta ku dhigtay meesha aad wax qaban lahayd baa qabiil soomaaliyeed xaqiraysaa oo ka horeeya. Gobalada aad leedahay dagaa waxaa xukuma shabaab iyo gang dadka dhac gabdhaha kufsada shacabka baad ku haysta maad wax ka qabatid. What you have for them. n? waa yaan laga badin iska cel xin iska hadal waxanan jirin dadka gad taariikh been ah.
NINKANI WAXA UU KA HADLAYAA WAA SOMALIA DA XORTA AH EE LABADII GOBOL EE MIDOOBAY WAQOOYI IYO KOONFUR . DDS IYO NFD DAAROOD BAA MAJORITY KA AH KENYA 🇰🇪 IYO ETHIOPIA 🇪🇹 AYAY KA MID YAHIIN . MARWALBA BEERALADA AYAA KA BADAN XOOLO DHAQATODA REER GUURAAGA AH .
@@xareedproduction.7740 MAXAY KENYA SIYAASADEEDA UGA DHEX MUUQAN WAAYEEN . KAMA HADLAYO QAXOOTIGA U QAXAY WAXAAN KA HADLAYAA BEFORE 1960.😅 SU'AAL: DIGOODI MA HAWIYAA? GARRE MA HAWIYAA? AJUURAAN MA HAWIYAA? HAWIYE MA'QABIIL BAA DHAMAANTII ISKU ABTIRSADA MIYSE WAA DALAD ?
Xawaadle hawiye dabaduu kaga yaal marnaa waa lagu dhajiyaa marna waa laga fujiyaa. Isaga mama hadlayee xasan baa u soo dhiibay. Reer hebel waa yar yihiin bay dowladii dhamayd kaga soo hartay 😂😂😂 maxaa la isugu bootaynaa soomaalia lawada jooga ninkii xoog leh baa wax qaado ama bado ama yarow bal ii kaale anaa ku tusayee
Xasanow Weli ma sii hadlayaa kan waad keliftay miskiikan bal eeg haawey 1 hal gobol oo u gaara maleh xasan qabri bililiqaystow iskeen adigu odaygan hirshabeel aad u balanqaaday habeenba hadalkaad u soo dhiibto ayuu la taaganyahay adigu hadal
SOMALILAND maxaa meesha keenay se yaaba ka hadalaya na soco edeb yeelo somalilad iska dhaafe hargayso 2m ku nil yihiin baanay cid kale ila dagine fadhiiso dadka ha hor cararine 😏
Abdulahiyow horta dowladi siyad bare jogay magalada muqdisho majerten ba ugu guryo badna waxana la oron jiray madaxmadow iyo majerten ba isla eg, tan kaleto xawadle oo dhan iyo majertenka usa kaliya joga kee badan, tan kale adigu wa inad kuhadasha af xawadle,hashegan hawiye ilay xawadle hawiye maahe ku faan magaca reerkaga oo sheego iyaga
Mr cosoble warkiisu waa xaqiiqo in Siyaad uu aad u tix galin jirey Daaroodnimada waana sababta waagaa loo oranjiray Soomaalidu waa 8000000 milyan .
Waa runtiis oo gaalkacyo ilaa boosaaso waa firaaqo oo teel teel waa la og yahay wax joogo ma jiraan, dadka ugu badan waxay degan yihii Galkacyo ilaa kismaayo....
Ninkaan Ilaahay inuu arkaayo ayuu hilmaamay,
Waxa leefleefa xasan shiikh ka keenaayo waxa waaye walaashiisa ayaa safiir dalka Belgium loo magcaabay.
Hadii runta la sheego maxaa ka gubanaysaa adiga runta ayaa ku dhibtay somaha
Bam
Doorasho qof iyo cod ma dooneyno Madaxweyne shacab dooran mahayo😂😂😂
Sirtan bey ahayd😢😢
Imagine being over 70 and talking about who is more and who is less
Taas waa run dhulka biyaha leh ayay dadku ku badan yihin. Beeraha ayaa ku badanay.
Doorasho Qof iyo Cod Dooni meyno Shacabkuna dooran mahayo Madaxweyne waxa kakeena hayay ileen sirtan bey ahyd😢😢 hada ilaa iyo 60kii bey kuqaraaban hayeen😢😢BAM
Oo doorashadaad sheegeyso somali 4 nin oo hawiye eh maa u qoraayo. Waakaas caqliga koomboodhinka
Cosoble warkiisu inuu Run yahay waxaa daliil u ah adiga naftaada baa hada ka caroodey markuu Tirakoobka ka sheekeeyey iyo Sababta Daaroodku uga cararayaan in Dadka Soomaaliyeed la Tirakoobo oo sida lookala badan yahay Baarlamaanka iyo Hay'adaha Dowlada loogu kala badnaado
@shariifmohamed233 Doorasho Qof iyo Cod Madaxweyne Daar,ood geeri buu ka xigaa ee Hawiye iyo Raxanweyn maka goantahay iney Doorasho qabtaan??
Siyaasiinta xawaadle waa dad noce ah war xawaadlo siyaasiin ma heesatan ee siyaasiin keensada
Wey leeyihin waliba dad ad wax ubartay waaye
Oo maxaa naloo fahmay miyaad ku haysataa
Waa wada dhimirka kuwa hada idin hor boodaya
Waa runtii dhulkaas burburka ka hor cidlo ayuu ahay
@@MohamedJacayl-s8q maxaa la fahmey aad sheegee burburkii ka hor dadkoo dhammi koonfur ayey deganaayeen welina dadka badankoodu koonfur ayey weli degan yihiin dadka xamar degan ma hawiyaa u haysataa doqoneey
🤣🤣🤣🤣 Daarood waa Afar xabo !!
Doorasho qof iyo cod dooni meyno shacabkuna dooran mahayo Madaxweyne markey kudhagan yihiin ileen waxbey isku ogyihiin oo tabar baa heyso😢😢yaa😢😢
Ceeb waxaa ah qof aan kalsooni isku qabin oo reer hebel baa reer hebel kabadan kumashquulsan.
Asc. yaad ka caqli badan tahay dulmi iyo xaqiraad waa mid meesha maanta ku dhigtay meesha aad wax qaban lahayd baa qabiil soomaaliyeed xaqiraysaa oo ka horeeya. Gobalada aad leedahay dagaa waxaa xukuma shabaab iyo gang dadka dhac gabdhaha kufsada shacabka baad ku haysta maad wax ka qabatid. What you have for them. n? waa yaan laga badin iska cel xin iska hadal waxanan jirin dadka gad taariikh been ah.
Waa sheegi karaa.
Dara ood 4 madaxweyne haweye 7 madaxweyne
Ciiro an caqli wadan
XL ninkaan siyaasada ka fariisiya oo haddii aqoon leeyahay dadkiisa ha uga faa'idooyo.
War. MakRta combo. Dheh. Hotel. Miraj. Ma hantiqaranba. Mise. Abaha. Baleh. Cade
Wadan uma halgame kaligii iska hadla
War. Inagu. Bed. Hawiye. Falashe. Buidin. Kuyera. Darod. Bahalka. Idingarsiyay. Adiga. Iyoabaha.
Darood inta gabal leyihin fiiri gedo, bari, jubada dhaxey, jubada hoose galgaduud, sool sanaag ceeyn eyl .... ila.12 gobal leyihn hawiye qeyb mudug ah iyo banaadir somali dhan la dagto iyo hiiran ma ogi meel kle sheega
@@AbdirizackAmin-i1z Darood dhul waa leeyahay lakin ha imansado beenta schoolka la idinku dhigay ka hara.
18 gobol ee la yaqaan iyo degmooyinka hore.
Gobolada qaaska u ah.
Nugaal,
Bari
Gedo
Gobol kale oo uu asagu wada dego sheeg.
Degmooyinka uu dego.
Laascanod. Degmo
Buhoodle degmo
Badhaadhe
Afmadow
Galdogob
Jariiban
Cabaduwaaq. Intaas gaar ayuu u degaa. Inta kale waa lala degan yahay.
NINKANI WAXA UU KA HADLAYAA WAA SOMALIA DA XORTA AH EE LABADII GOBOL EE MIDOOBAY WAQOOYI IYO KOONFUR .
DDS IYO NFD DAAROOD BAA MAJORITY KA AH KENYA 🇰🇪 IYO ETHIOPIA 🇪🇹 AYAY KA MID YAHIIN .
MARWALBA BEERALADA AYAA KA BADAN XOOLO DHAQATODA REER GUURAAGA AH .
Adeer nfd hawiye ayaa majorati ka ah soomaali galbeed ayaa u baahan in la fiiriyo
@@xareedproduction.7740 MAXAY KENYA SIYAASADEEDA UGA DHEX MUUQAN WAAYEEN .
KAMA HADLAYO QAXOOTIGA U QAXAY WAXAAN KA HADLAYAA BEFORE 1960.😅
SU'AAL:
DIGOODI MA HAWIYAA?
GARRE MA HAWIYAA?
AJUURAAN MA HAWIYAA?
HAWIYE MA'QABIIL BAA DHAMAANTII ISKU ABTIRSADA MIYSE WAA DALAD ?
Qofkan oo kale ayaa siyaasi sheeganaya rabana in uu dadka hogaamiyo
Aragtidiisa oo dhan waa qabiil
Markii leydin soo qarxiyay kadib baa😂😂
20 Sanno ayey
Hawiye muqdisho kaligood ku ahaayeen, hadday wax qaba nayaan.
20 sano adiga xakee joogtay Markas ma hurdeysey mise cunta cuneysey faamuuu
Waa teneg daloola. War iskuxisho nacas yahow.,
Ninkaan runtuu ka hadlay!!! Waxbadanuu ogyahay waa sax somalida qabiil ayeey isku doortaan!!!
Isagaa iska hadlaaya annagu waa ka xishoonnaa inaan kaas cuqdada qaba la hadalo laakiin waxaanu nidhi dadka lama tirakoobine beenta intaad daysid afkaaga dad kuma badinkartid dadna kuma yarayn kartid ee wixii dani kuugu jirto qabso inta dadka la tirakoobayana wax ha malmaluuqine isku kalsoonoow haddaad badantahay maxaad farmaajo uga diiday inuu qof iyo cod qabto waa beentaa waxaad sheegaysaa haddad run sheegaysase caddayn keen
Kaba soqaad hadii ad badan tahay lkn adan labo ruux xukumi karin hawiye MA laha hogaan
Wareesiyada siyaad bare iyo xaqirada qabiilada kle waa muhiim tariikhda saxda iyo dhaqanka somalida saxda siduu ubedelay. Iyo afka ama suuganta siduu hal reer usiiyay
Suugaabøn iyo af sidee hal reer loo siiayay macnaha? Reerka la siiyayse yaa waaye?
Dhulka raxweyn iyo dhulka digil iyo marifle hhh intaas nagu filan nin ofline ah in u yahy taas aya cadenyso
XAWAADLOW
HADII SIYASIGINA SIDAN YAHAY
WAA AYAN DARO WEYN
Xawaadle Run ugu imaaw😂😂
Musuq maasuq iyo Boorso qaad Shariif iyo ina shakuur ugu tag.
Xawaadle hawiye dabaduu kaga yaal marnaa waa lagu dhajiyaa marna waa laga fujiyaa. Isaga mama hadlayee xasan baa u soo dhiibay. Reer hebel waa yar yihiin bay dowladii dhamayd kaga soo hartay 😂😂😂 maxaa la isugu bootaynaa soomaalia lawada jooga ninkii xoog leh baa wax qaado ama bado ama yarow bal ii kaale anaa ku tusayee
Hadaad aad rabtid dood dadka aad xaqiraysid la dood tv ama idaacad ku balanso qof walba kaligii waa sheegi karaa waxa uu jecel yahay if you smart.
Miiska uu fadhiyo uu ku kor alifaa. Waa nin naceyb Daarood indhaha tirey. Koley galaal aa hortaa beentaan u soconweydey
CAQLIGA. 7 JIR AYA KU JIRA
Markuu idin soo qarxiyaa😂😂
Xawaadle siyasiintoodu daroodna ka tage
Hawiyana ma gariin
Asc ma xishoonayo dadki dalka ku ciyaaray waxba u hayn dadkiisa dad kale xaqirayo
Adigu Xawaadle ayaa tahay Hawiye maba tihide Xawaadle Gurgaarte ayaa tahay laangab ina gumeed ah dhulna Buula Burde iyo Bariga Beledweyne ayaad ka dagtaa
Ader waa hadalkii galaal
Bam
Doorasho qof iyo cod dooni meyno😂 Madaxweyne shacab Ddoran mahayo😂😂 sirtan bey ahayd😢
Ninkan wa nin qabiilkiisa amaanaya, qabiilkeyga ogu fiican inay madaxweyne noqdan kuyeh😂😂
Bam
Doorasho qof iyo cod madooneyno sirtan baa ku aasan😂😂
Laangaabyada daarood waxaan leeyahay madaxweeynaha runtuu sheegay maxaad ku heeysataan
Xirfad iyo xeelad baa wax tarto, ee tiro wax na tarto kow faaruqow😂, hada haduu Daarood idinka dhex baxo, dagaal isbaaro iyo qad cagaaran ayaa bilaabaysaan💯, marka edeb yeesha yaakhay😂😂
Maxaa la xanaqeysaan dhageysta
Far iyo Meel bukta baa is og😂
Nin guryo iyo hanti xaaraan ah ku fadhiya warkiisa waad leedahay.,waxa lagugu soo koriyeyna wali dad xogogaal u ah baa nool
Darbiyada isku xoq
Doorasho qof iyo cod dooni meyno shacabkuna Dooran mahayo Madaxweyne. Kalsooni daradaa maxaa idinku riday??
Far iyo meel bukto baa is og
Adigu mahawiye ayaa tahay maxaa kaagalay cida badan
Hadalkii general galaal warkiisii weeye Hebel baa
Igu yidhi war ka beddela sheeg amba nin dhintay waa odhan karaa Hebel baa igu yidhi hadal Ku badan maysid dadna Ku yaraynmaysid waad ISKA hadlo kartaa inta dalka la tiro koobayo maxaad ugu ordaysaa fawdada haddaad ishubtid maad dalka xoraysid dabadeed tirisid suuq madow Iyo wax isdaba marin Kama dhammaataan waa sababta aad xamar ama muqdisho U maamuli Kari la'di hiin bal xitaa beledwayne oo Hal qabiil dego ayaad maamuli kariwydeen markaasaad microphone haysataa
odaygaan cabtooyda ah yaa u,sheega dhulka gobolka gado ku fadhiyo , hawiyoo dhan dhulkooda in uu ka wayn yahy
Adigane cuntooy soo matihid?
Doorasho qof iyo cod dooni meyno
Shacab dooran mahyo madaxweyne 😂😂 sirtan bey ahyd😢
@@Abuu.Raashidali osoble xariif iska dhig comment walba ma galeysaa nacaaala ku dhaleee
Oday Ka beenbadan waligay ma arag
Ceeb xitaa anoo siyaasi ahayn saas uma hadlikaro kan waaba siro kkkkkkkk uf uf uf
Xasanow Weli ma sii hadlayaa kan waad keliftay miskiikan bal eeg haawey 1 hal gobol oo u gaara maleh xasan qabri bililiqaystow iskeen adigu odaygan hirshabeel aad u balanqaaday habeenba hadalkaad u soo dhiibto ayuu la taaganyahay adigu hadal
Beenaale
Tuug ah
Xoolo Ilaa xoolo 😂😂😂
Nin Daar,ood fashilay weyaan Libaaxani
Doorasho qof iyo cod Dooni meyno. Shacab Dooran mahayo madaxweyne😂😂 ileen Sirtaan baa idinka keeneysay kalsooni daridu😢
Xawaadle hadiu u runta kanhadley daarood maxaad ugu kululaaneysaan, daarood oo cali madaxweyne ayaa ka badan, laangaab baad tihiin qiyaanadiina wan so ogaanay hadii an aan xaawadle nahay daarood dambe aaminimeyno
Waxa kuleyl kabaxayo Alla madhagartaan bey uga cararayeen Doorasho qof iyo cod oo shacabku doorto madaxweynihiisa😢😢
Hada 60kii ilaa iyo hada😢😢
@@Abuu.Raashid Imikee fashilmeyn
Afayaanka xasan Kirsten oo baqtiga uu suujada beenlow bahane xawalada duur joogo ahan jiray reer bahane wacala hawiya am habar kinter am habar ukun
Been.intaa.la.eg.waligeeg.ma
Mailin.waxaan.waligey.maqli.jiray
Inta.madaxa.madow.iyo.majerteen
Yaa.ban.ee.ma.maqlin.xawaadlaa
Ka.badan.majeerteen.beenaale
oday nacas mesha keenteen
been badanaa
Ar kan been badanaa kkkkkkk
Beenaalee tuug tuug tuug
Runta ayu kahadla Somaliland runta weyba dhibta hadane qabiil baa qofka laku caynaa mid ogow waaa nin aqoonyahay ah cayda iska DHAAFA marka hore dhageysta
SOMALILAND maxaa meesha keenay se yaaba ka hadalaya na soco edeb yeelo somalilad iska dhaafe hargayso 2m ku nil yihiin baanay cid kale ila dagine fadhiiso dadka ha hor cararine 😏
@ nagaha cuqdadeysan lama hadlo orodo cuntada ukari reerkada
@Shaamil-Basayev cuqdadu waata kaa yeedhsiiyay inaan SOMALILAND lasoo boodo
@ Cuqdadi baawali kugu jirto orodo dhariga cida usamey 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮
@@NimcoFfwaa baradho kulul mar walba waa inay karaan
Nacasoow Daarood iyo Hawiye waa walaalo umana baahna 2024 in qabyaalad laga shaqeeyo siyaasadii Hirshabeele ayaad ku fashilantay
Run buu kahadlay ee Nacayb kamuunan hadal
Sababta Daar,ood udiidan yahy Doorasho qof iyo cod oo shacabku Doorto madaxweyne maxay tahay?
Waa kalsooni daridani soomaaha😂😂
@ waxaa tahay jaahil ama caruur dhalatay 2000 kii Daarood waligii wuu diidanaa nidaamka 4.5 waxaana uu rabay doorasho qof iyo cod oo ku saleeysan 18 kii gobol ee soomaaliya waxaa taa hortaagnaa dalkoo colaad kajirto iyo Hawiye oo diidanaa waayo 18 ka gobol ee Soomaaliya Daarood waxa uu dagaa 9 gobol Nugaal iyo Bari Daarood kaligii dago 5 majority Daarood sida Sool, Sanaag, Gedo, Jubadda Hoose iyo Mudug halka Galgaduud iyo Jubada Dhexe 4 degmo ka degno Jaale Hawiye waxa uu dagaa 5 gobol oo 5 taba lala dego oo Muqdisho ku jirto
@ Xassan Shiikh Balcad matagi karaa iska daa doorasho qof iyo cod ahe
Abdulahiyow horta dowladi siyad bare jogay magalada muqdisho majerten ba ugu guryo badna waxana la oron jiray madaxmadow iyo majerten ba isla eg, tan kaleto xawadle oo dhan iyo majertenka usa kaliya joga kee badan, tan kale adigu wa inad kuhadasha af xawadle,hashegan hawiye ilay xawadle hawiye maahe ku faan magaca reerkaga oo sheego iyaga
Aabaha Hawiye Action Group, Cali Cosoble, Mogadishu Aakhirka "Ghost" city ayuu ka dhigidoona?
Adiga aabaha was qofka adba cayneyso waa waalidgeyga ka joog
@Shaamil-Basayev The small pig follows the foot steps of his folk?
Allah maxu mj dadyow badan cilay 😂😂😂😂
Mj muxuu uga baqanayaa Doorasho Qof iyo Cod oo madaxweyne??😂😂
@@Abuu.Raashidayagabo qabto
@ am not mj ,but trust me mj are very smart & they have history of civilization bro when you have donkeys they have cars & ships 😂 😂
@ doorash will be D5 vs hawiya not mj vs hawiya xoolo 😂
@Queenfatxa1 mj kufilan hawiye