Allaha isku barakeeyo owlaad baariyo barakeysan oo lixaadkoda u dhameystiranyihiin Allaha siiyo ayaga iyo intii Muslimoo la mid ah Alxmdulilah anagana ku wii ku mahdiya nimcoiyinkuu alle siiyay Allaha naga dhigo
Masha alh wll dr Naema abdullahi allaha ku barakeyo wlh wan ilmeeyey videowgan marka dawaday jaceylku marku dhab ka yahay labada qof ee is doortay wa sidano kale allaha barakeyo iyagana nolosha quruxda badana allah u siyadiyo
ما شاء الله تبارك الله ، ونعم الزوجين ، هذا المفروض يكون منتشر بين أجيالنا ، القلوب الصافية التي تحب بعضها هي كل ما يهم ولا تهم المظاهر ، لأنها سوف تزول مع الوقت ، الحمد لله على نعمة الإسلام ، الله يحفظكم من كل شر ، محبتكم في الله نورة من الصومال .
Ayada oo dhegala , ayeey sabab u noqotay in ay qof soo islaamiso, waxaa ku sugan waanno, runtiii. Soomaaliyeed dacwadda iyo dadka oo diinta loogu yeedho ha la ogaado Allah haw gargaaro qof kasta oo naafo ah, iyo mid kasta oo duruufaysan
Run Ahaanti Maan Daawan Baryaha Barnaamij ka Qiima Badan Waxaan Qofkasta Oo Uu Qalbigisu Naal Yahay Tusaysa In Hadii Aad Dadaasho Allena Uu Ku Aqbalaayo Sikasta oo aad Tahayna Aad Awoodo in Halka Aad Rabta Gaadhin Karto Masha Allah guul Iyo Awlaad Khayr Qabta ayaan u Rajaynayaa Lamanahan
ماشاء الله تبارك الله ألف ألف ألف مبروك يا عروسين همبليوه همبليوه بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤🥰🥰🥰😊😊🎈✨🧨👏👏👏👏
Waaw maasha alaah an amazing 👏 😍 family 👪 ❤️ walaahi farxad baan la ilmeyn gaadhay . Ilaahay subhaana watacaalaa caafimaad ka iyo cimriga ha idiin barakeeyo love ❤️ you guys Watching from Birmingham UK 🇬🇧
Maasha allah Waa qiso wax badan laga baran karo oo aan experience in aan ka qaadano ey tahay lamaanayaashan Waa tusaale dadka baahiyaha gaarka ah leh ha la ogaado anagana waxay noo tahay tijaabo alle Waa na arkaa hadii Aan shib ka dhahno meel kasta well done guys 4 of yours ❤️
Dadka baa'hiyaha gaarka qabo caawin badan ayeey u bahan yihiin wlhi markaas ayaa wixii caawinaayo loo diidayaa subhanallah😭😭😭😭 kuwa sidaaa sameeyey alle ha tuso xanuunka ay leedahay baa'hiyaha gaarka.
ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيركم والجزاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم
Ale ha idin barakeeyo gurigiinana gurigii lagu nastee lagu nagaado ale ha kadhigo Awlaad baariyana ale ha idin siiyo indhahoodu fiicanyihiin adinkana adin caawiya Amiin amiin
masha Allah...riyadaydu waa inaan arko maalin dhamaan bulshada qaybaheeda kala laxaadka duwan oo si siman loola dhaqmo aan la faquuqin qaybna....waayo haddaad indho qab caadi ku tahay aduu,midka indhaha la' isna waa caadi
Alhamdulilaah allahu akbar csw scw scw allah alhamdulilaah allahu akbar allahu akbar allahu akbar csw csw scw alhamdulilaah masha allah insha allah alhamdulilaah
masha allah ilahay janada ha idinku casuumo waa dad aad qurux badan qalbi wangsan walalhoodna ka fekerya halka kuwii la joogen dayacayaan ilahay wax la qabto tolow caruur ma isu dhaleen tv noomad waydiin in ilahay ubadkala siyay iyo in kale
Really speaking ... haddii qof arag leh ku idhaa indho la'aanta kuguma haynay karo qalbiga i jabi lahaaa. Alle hayku kiin barakeeyo
Walaahay waan naxay markay hadalkaa tidhi ,ilaahow uwada sahal
@@lipanfaarah9508 Aamin
ilhay marku wax ka qato wax kale oo qurux badan ayuu ku siyaa ilhayow isu barakee rabiyow ya duljalal rabiga weyne wangsan ilhayow wanku jclhy alxmdulilah nimcada iyo wanaga aad noo sugto adomahaga ku arsaqdo wanku xamdinay 😢🤲
Alxmdoulilah alle aya mahad oo dhan u sugnaatay☝️👑
Allaha isku barakeeyo owlaad baariyo barakeysan oo lixaadkoda u dhameystiranyihiin Allaha siiyo ayaga iyo intii Muslimoo la mid ah Alxmdulilah anagana ku wii ku mahdiya nimcoiyinkuu alle siiyay Allaha naga dhigo
Masha alh wll dr Naema abdullahi allaha ku barakeyo wlh wan ilmeeyey videowgan marka dawaday jaceylku marku dhab ka yahay labada qof ee is doortay wa sidano kale allaha barakeyo iyagana nolosha quruxda badana allah u siyadiyo
Maasha Allah wll ilaahay wuu siiyey caruur lamaanaha indhaha la,
Masha alh waye wll hadu alle caruur kala siiyey lamanahan araga la'a
@@ZakarieMohamud635 aamiin yaa rabbi
Dr Naema Abdullahi soo dhawaw wll qali allaha ku sharfo
ما شاء الله تبارك الله ، ونعم الزوجين ، هذا المفروض يكون منتشر بين أجيالنا ، القلوب الصافية التي تحب بعضها هي كل ما يهم ولا تهم المظاهر ، لأنها سوف تزول مع الوقت ، الحمد لله على نعمة الإسلام ، الله يحفظكم من كل شر ، محبتكم في الله نورة من الصومال .
Àa
Ayada oo dhegala , ayeey sabab u noqotay in ay qof soo islaamiso, waxaa ku sugan waanno, runtiii.
Soomaaliyeed dacwadda iyo dadka oo diinta loogu yeedho ha la ogaado
Allah haw gargaaro qof kasta oo naafo ah, iyo mid kasta oo duruufaysan
Waan xasuustaa oo waan daawaday arooskii c.fatax iyo hodo maansha allah
Run Ahaanti Maan Daawan Baryaha Barnaamij ka Qiima Badan
Waxaan Qofkasta Oo Uu Qalbigisu Naal Yahay Tusaysa In Hadii Aad Dadaasho Allena Uu Ku Aqbalaayo
Sikasta oo aad Tahayna Aad Awoodo in Halka Aad Rabta Gaadhin Karto
Masha Allah guul Iyo Awlaad Khayr Qabta ayaan u Rajaynayaa Lamanahan
Mansha Allaah tabarakallaah illahaw isku barakee qow’saska Oo isku xafid Aamiin ya Allaah 🤲🤲🤲
maan sha ALLah, beautiful families. Allah haydin barakeeyo.
M.a lamanah hanbalyo 💯🥰❤✊
Ilaahay ha isu barakeeyo lammaanayaashan waddo wanaagsan ayey jeexeen
Ameen
Brought tears to my eyes walahi, may Allah bless them all.
🤲
Intaa soomaali noogu qor
Gamal i didn't cry walalo but happy for them because there's Allah to help ppl in need
@@faisaahmed2312 tears of joy wllo 😊
This is good clip. Allaahu Akbar. Ilaahow adigaa mahad leh noo dhamays riray lizaadkeena. Ilaahow naga dhig kuwii kugu shukriyo oo u dambi dhaaftay. Ilaahow ehelkeena, walaalaheena iyo dhamaan Muslimiinta baahiyaha gaarka qabo u naxariiso had iyo jeerna u saqir addiomadaada oo uga dhig kuwo u gargaaro. Ayagana ilaahow sabar iyo iimaan Allaha ku arzaaqo oo ka dhig kuwii raali ku noqdo qaddarta Rabbi. Aamiin yaa Allaah.
Allhuma amein ya rabi 😍
Amin amin wll
Masha Allah. Dadalkoda , quruxdoda. Farxadoda.hankoda, Himilada ku jirta. Gulaysta 🙏🙏
Maa shaa Allah ... qalbiga ayaa si daacad ah idiinku duceeyay ... liibaana!
ماشاء الله تبارك الله ألف ألف ألف مبروك يا عروسين همبليوه همبليوه بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير اللهم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤🥰🥰🥰😊😊🎈✨🧨👏👏👏👏
Kjooooo990
🥰🤲🤲🤲❤❤❤👍👌
Alle raali ha idinka noqdo 😭wllhi qalbigaan idinka dareemaya siiba hoodo iyo seygeeda
Waaw maasha alaah an amazing 👏 😍 family 👪 ❤️ walaahi farxad baan la ilmeyn gaadhay .
Ilaahay subhaana watacaalaa caafimaad ka iyo cimriga ha idiin barakeeyo love ❤️ you guys
Watching from Birmingham UK 🇬🇧
Maasha allah Waa qiso wax badan laga baran karo oo aan experience in aan ka qaadano ey tahay lamaanayaashan Waa tusaale dadka baahiyaha gaarka ah leh ha la ogaado anagana waxay noo tahay tijaabo alle Waa na arkaa hadii Aan shib ka dhahno meel kasta well done guys 4 of yours ❤️
Hoodo iyo Cabdilfataax waxay tusaale u yihiin qof kastoo inaga mid ah. Waxa ay tusaale u yihiin sida caqabadaha nolosha loogaga gudbo calool adayg, sabir iyo wax wada qabsi. Allah ha idin dhawro oo ha idin barakeeyo idinka, xaawa, aadam iyo ubadkiinaba.
Mashallaah ilahay ha indiin barakayo what a beautiful couples ❤️❤️❤️❤️ qulubtiina ayaa dahab ah
my favorite people ♥ ️ They have good hearts,❤💖💖
Firstly alhamdulilah for everything❤️ this video brought me tears 😭 manshalah
Masha’Allah, koley dadka laxaadka araga iyo dhagaha la’a ILLAHAY caqliga ayuu u galiyaa oo aad ayey u maskax fiicanyihiin haad u fiirsato.
God bless Eve & Adam .God bless Hodan & A/Fatah .God bless Somaliland
Rabbi ha barakeeyo nolosha Hawa iyo Adam .Rabbi ha barakeeyo Hodan iyo A/Fatah. Rabbi ha barakeeyo geyiga Somaliland
Mashaa Allaah tabaarakalaa waa qoysas lagu faano ilaahay haydin Barakeeyo ubad baariyana illaahay haydin siiyo Aamiin
Masha Allah. Allaha isku barakeyo Amiin Amiin Amiin.
Dadka baa'hiyaha gaarka qabo caawin badan ayeey u bahan yihiin wlhi markaas ayaa wixii caawinaayo loo diidayaa subhanallah😭😭😭😭 kuwa sidaaa sameeyey alle ha tuso xanuunka ay leedahay baa'hiyaha gaarka.
Maasha allah
Illaahay isukiin barakeeyo
illaahow u soo celi Aragooda
aamiin aamiin aamiin.
Masha allah tabarakaraxmaan ❤️❤️ guulaysta dhamantinba walalyal
Masha Allah ilaahaw awoodaada Ku baahi tir oo aragoodii iyo maqalkoodiiba uso celi aamiin yaa rabal caalamiin🤲
masha allah, alxamdulilahi, Allaa mahad leh intaas kadib, Sweden and UK beerka ka ogsooni!
Maasha allah alleh nolasha haydiin macaneeyo waa famly qurux badan waa hormod qurux badan oo kudayasho mudan
isku waara! waan qiirooday oo ilmeeyey, iskuwaara kuwii dadkooda anfaca waaba noqoteene kuwo aanu kudayano Alaha naga dhigo aamiin
🤗😊Masha ALLah family Qurux badan , ALLoow isku Daa 🤲🤲🥰✌️❤️
Hoodo qalanjo sxbaday qaali Allah cimri dherer iyo cafimad haku deeqo🥰😍
Mncha allH alle Ha idin Barakeeyo
Qoys qurux badan
Ha WaaRo JacaylKU❤✊
ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيركم والجزاء اللهم امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين امين امين امين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم
Maasha Allah wllo Allah haku barakeeyo, you 🙏 words is really beautiful, scw Scw Scw Scw ❤ Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤ Scw
Masha alaah ilaahey ha barakeeyo lamanayashan ilaahey noloshana ha u fududeyo farxadna alaha ugu daro
these are amazing stories mashallh💖❤️
Ale ha idin barakeeyo
gurigiinana gurigii lagu nastee lagu nagaado ale ha kadhigo
Awlaad baariyana ale ha idin siiyo indhahoodu fiicanyihiin adinkana adin caawiya
Amiin amiin
Lamanaha Abdi fitah io xaskisa ilmo ma u jogan mudo bdn bay wada nolyihine alle ha barakeyo rerahan quruxda bdn
Jacaylka dhabta ah weeyaan 😊
Mansha allah. Laba qoys oo aad u qurux badan weeye,alle haydin barakeeyo. Sannado badan wada noolada idam alle.
Maasha Allah habaday qaali hoodo iyo sawjkeedii. Iyo lammaanaha kale ee waheleliya .
🥺🥺 jceylku maha eray la idha lkn waa daren qofka ka yimada
*السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
*👉🏻INSHA ALLAH*
*👉Waa Fursada Qali Ah Hadaba Khyr Jcl*
*👉Barri Waa Isniin Ha Hilmaamin Inaad Soonta*
*👉Noole Sunnda Nabigen* *Muxammed❤Sallaahu Calayhi*
*Wasallam 💗*
*👉 Allah Drtis IXasuusi aan ku Xasusiisay*📚َ
*👉🏿 Waa Sadaqo,Mahdin Kastoo Oo Aad Mahdisaa Alle*
👉 *Yacni inaad tiraahdo*
01)💎 *Subhaanallah*
02)💎 *Walhamdulillaaaaah*
03)💎 *Walaaillaha illallahailallaaah*
04)💎 *Wallaahu Akbar*
🎁👇👇🎁
👉 *Sheyga Manta Cibaadada Ka Mashquulinayo Beri Qabrig Makugu Wahlinaayo*
📝
*Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo islaaaaxa Umada iyo Walalah Cafi Allaa Drtis* ✔
*Baarakallaahu fiiikum* ✍🏿 ✅
الله اكبر
مشاءالله تبارك الرحمن
ربي يسعدكم ويحفظكم
Landernimadu Waa qalbiga sida xaawo oo kale isku waara wlshy iyo dum🤴🏾👸🏽🫶🏼🥰
masha Allah...riyadaydu waa inaan arko maalin dhamaan bulshada qaybaheeda kala laxaadka duwan oo si siman loola dhaqmo aan la faquuqin qaybna....waayo haddaad indho qab caadi ku tahay aduu,midka indhaha la' isna waa caadi
Ilaahay hacaawiyo qofkasta Oo Baahi Gaara leh iyo Qofkasta Oo Muslim ah Ilaahay Qofwaliba Wuu ubaahanyahe
Maasha Alaah Ilaahayoow wax la qabo! Waa albaab Somaali u furmay walaahi!
Masha allaah allahuma barik allow owlad indho iyo dhago u noqda sii aamiin
Mnshalh rabi ha isku barakeeyo kalsoooni baa ka muqata mnshalh. Alhm yaaa rbi
wlahi waan idiin jeclahay wlalahayow. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🧡❤❤
Masha allllh alle mexee ka karti badan yihiin kuwa lexdooda lexaaad qabaaaan allow isku dhowr
ماشاء الله تبارك الله. اللهم يحفظهم
MASHA ALLAH,,
ILLAAH HAISU BARAKEYO DHAMANTOD,,
WAA QOYSAS QURUX BADAN
WAAN SOO DHAWEYNAYA WANKA HELAY,, KU DAYASHO AYAY MUDAN YIHIIN,, WAXAY IGALA QIIMA BADANYIHIN KUWO BADAN OO XIBNAHODA ALLAH U DHAMAYSTIRAY
ALXMDULLIH
What a beautiful family ❤️❤️❤️
Mashaa allaah
Alla nasiibka idinka Badan Wlhi waan idin soo duceynaa
Omg,, xaqiiq waa dareen dhaba waa tusaale dhaba masha allaah qurux idilkeed allaah ayaa idin siiyay
ماشاء الله أللهم بارك
Mashalah fardoowso indho qalbi baa ka maqan mesha & ninkeeda isku waara somalida qof meel la majeclo aa layiri
Illahow isu daa dhamantood waa kuwaa isku farxsan ee diintoodi imacaaneed haystaa amiin
Maasha allah manta dareen keyga maqiyasi karo farxad farxad farxad farxad🥰🥰😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘
Waxay Goa aansatay inay qalabka indhoolaha qaadato balse iskoolkii ayaa la cayriyey kadib go,aankas maxay ku heshay Lamaane garab u noqday iyo dal waxbarashada indhoolayasha lags barto
HAL ADAYGA inad ku faaido mahee ku khasari maysid 💪💪💪💪💪💪💪
Alxamdulillah Alxamdulillah Allah' akbar
Maansha Allah. Alaha. Ha. Idin. Barakeeyo
Illahayaw adigaa ku mahhadsan caafimaadkaad isiisay shukran yaa rabii
Maasha alaah iskuwaara ubadkhayrbadan alaaha idinkuirsaaqo aamiin aamiin 🤲🏼🤲🏼💯🥰🌹🌺💕❤️
Alaah ha idin barakeeyo adun iyo akhiro amin
Alhamdulilaah allahu akbar csw scw scw allah alhamdulilaah allahu akbar allahu akbar allahu akbar csw csw scw alhamdulilaah masha allah insha allah alhamdulilaah
M.a alle hysku daayo ubad saalixa haysiiyo 🤲
Masha Allh ❤
ماشاء الله.الف مبروك and happy life forever.
Allah haysku barakeeyo kuligood wa dad qalbi fiican
Masha allaah alle aakhirona ha isku kiin simo illaa janada
What a beautiful family 🥺♥️🔐
Ma sha ALLAH, TabaarakAllah
Waa wax lagufarxo lamaanaha, Wonderful,
Mahadsanidiin
jacaylka dhabta ahi waa kaasi
ilhy haydin barakeeyo dhaamantiin
masha alaah alx ilaah ajir iyo xasanaad ha idinka siiyo wlh qoraal aan qoraayo farxad darteed waan ili meeye aniga ahaan balse ilaah umadiisa asiga ayaa isu adeejiyo hadii sidaan la isku caayo dadkeena wey hor mari lahayeen xaqiiqatan
Rabi aya wax walba awoodo rabo inta xanunsan cafi
Masha Allah Tabaarikalaah illaahay ha barakeeyo reer
ManshaAllah.guul.lamaanayaasheedana.quruxbadan❤❤❤
Mashaa Allaaah
Allaaah haydinku guleeyo Hadaf yadiina Allaahuma Amiin Yaarabi Caalamiin Wayaa Arxama Raaximiin 🤲🤲🤲⚘️🌷🌿🌹❤️
masha alllah alle haysku barakeeyo dhammaantood awlaad khayr qabta alle ha siiyo
insha allaaha abwaaniinta waay gaadhi fariintaada
MANSHAALLAH ALLAH isku barakeyo AMIIIN AMIIIN ♥️❤❤🤲🤲
😭😭😭
Walaahi waa barnaamij cajiiba oo casharo waa wayn xambaarsan waan ku hambalyaynayaa weriyaha barnaamijkan diyaariyay
Masha allah
Masha allah tabaarakallah alle ha isu barakeeyo aamin aamin♥️♥️♥️
Alxamdulillah Aladhii fadhalanii alaa kathiirin miman qalaqnaa tafdhiilan🤲😭🥰
Ilaahayaw u gargaar Allaahuma Aamiin 🤲
Mashaa Allah Tabaarakallah ILOVE IT!
MashaAllah ilahy ha u barakeyo dhamantod
masha allah ilahay janada ha idinku casuumo waa dad aad qurux badan qalbi wangsan walalhoodna ka fekerya halka kuwii la joogen dayacayaan ilahay wax la qabto
tolow caruur ma isu dhaleen tv noomad waydiin in ilahay ubadkala siyay iyo in kale
ما شاء الله . الله يحفظهم في الدنيا والاخره.
MaashAllah. Very very inspiring.
Illaahow xifdi walaalayaal aan caawino kuwa wadan ka ku nool dhamaan dadka naafada ah
maashaa allaah waa wax aan holay loo arag waana arin inay gudaydaan gabdhaha indhaha qaba oo inay ragooda umahad celiyaan
Mansha Allah Masha Allah. Kuwa maalin walba cabanaya waxaan leeyahay ku cimro qaata
fadlan noloshiina ku farxa oo ilaahay aan u mahad naqno