Sheeko Dhab Ah: "Ninkii Naagta Jin Ku Guursaday Gobolka Sanaag Ee Somalilnad"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Sheeko Dhab Ah: "Ninkii Naagta Jin Ku Guursaday Gobolka Sanaag Ee Somalilnad"

ความคิดเห็น • 395

  • @AliAyitt
    @AliAyitt 9 หลายเดือนก่อน +42

    2024 hadaa dawaneyso like 👍

  • @hamz11c
    @hamz11c 8 หลายเดือนก่อน +1

    I remember watching this with my uncle a few years ago before he passed away may allah grant you jannah ader

  • @husseinsidiiqhamshari5819
    @husseinsidiiqhamshari5819 3 ปีที่แล้ว +13

    *sheekadan ama qisadan cajiibka ah markii iigu horaysay 2005 ayaan daawaday,caawa oo ay mudo kaso wareegtay waan ku ceshaday cajiib 3/5/2021*

    • @Hassansalax
      @Hassansalax 2 ปีที่แล้ว

      1989 ayaan bbc laanta afka soomaaliga ka dhagaystay laakiin waa qiso dhaba

    • @husseinsidiiqhamshari5819
      @husseinsidiiqhamshari5819 2 ปีที่แล้ว

      @@Hassansalax haa wl wa qiso dhab ah degaanka xiis ee uu sheekada ku bilaabay waa degmo aan kasoo jeedo wakhti fiicana aan kusoo qaatay xasan olol dadkii ka farcamayna waan aqaana si toos ah waa famli balaadhan oo ku dhaqan ceerigaabo wll ramadan mubarak

  • @lisun2524
    @lisun2524 3 ปีที่แล้ว +27

    2020 corona time hada daawanayso like 👍 saar

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 ปีที่แล้ว +22

    This True Story never ends
    Watched 2013
    again 2022

    • @Shaakiile12344
      @Shaakiile12344 2 ปีที่แล้ว +1

      Anna 2017 iyo hda 03.05.2022 iyo Mogadishu

    • @qubanahawararkatv313
      @qubanahawararkatv313 2 ปีที่แล้ว +2

      Me too

    • @qubanahawararkatv313
      @qubanahawararkatv313 2 ปีที่แล้ว

      Haweenkasan ogade kula inan jin iyo insi nala kala idhahdo hhh true story

    • @qubanahawararkatv313
      @qubanahawararkatv313 2 ปีที่แล้ว

      Hhh sey ukala weyihiin iyaga yaqanee fantastic story wali wey igu socotaa

    • @harris8132
      @harris8132 2 ปีที่แล้ว

      Waxaan dhegaystay end of 1987 from bbc Somali.
      Again many other times.
      Waxaa waraysan jiray Cabdillahi Xaaji 1987 markuu u dhemeeyeyna wuxuu waydiiyey suaashii ugu danbaysay. “Armaad sheekadan ku riyootay?”
      That was the funniest question.
      Waxaa la soo dayn jiray once a week. Waxay socotay mudo badan.

  • @shaficimohamed6452
    @shaficimohamed6452 11 หลายเดือนก่อน +1

    2023 Hada dawaneso like isar 👍

  • @yaasiraxmed5163
    @yaasiraxmed5163 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadan wxn daawaday markii ugu horeysey 2017 hadda waa markii 2aad aan kuceshado 23/2/ 2023 subax khamiisa 5:22
    Xasan olol isku reer ama jiifi banu nahay

  • @mogaming4038
    @mogaming4038 ปีที่แล้ว +1

    27 Jun 2023 is my first time watching ❤🎉

  • @AhmettNani
    @AhmettNani 2 ปีที่แล้ว +3

    Allahu akbar

  • @sharafjaamac3561
    @sharafjaamac3561 3 ปีที่แล้ว +1

    2021/2/22 intii daawatay like iisaara

  • @tawxiidchannel1906
    @tawxiidchannel1906 2 ปีที่แล้ว

    Waa Qiso cajib ah

  • @mahatsultan1602
    @mahatsultan1602 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 Hadad dawanayso like isara

  • @layaanabdalaa5879
    @layaanabdalaa5879 6 ปีที่แล้ว +12

    raymaa😂😂😂 walashed

  • @abwaanxasancraxmaan1107
    @abwaanxasancraxmaan1107 2 ปีที่แล้ว

    waa qiso yaable
    waxaan daawanayaa
    fri 23 9 2022

  • @LoriDraft
    @LoriDraft 9 หลายเดือนก่อน +2

    Does anyone have a translation of this? I'm working with someone who is putting the story down on paper in English. I'm checking for details. Thank you!

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 ปีที่แล้ว

    2023

  • @zirxamse148
    @zirxamse148 8 ปีที่แล้ว

    waa Qiso yaab leh

  • @abdikanimohamedhanad3203
    @abdikanimohamedhanad3203 10 ปีที่แล้ว +4

    sheeko cajiib ah runtii

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 2 ปีที่แล้ว +1

    Ascwrb odaygaan ma noolyahay ?

    • @queenzoniaofficial6119
      @queenzoniaofficial6119 ปีที่แล้ว

      Wuu dhintaye lkin 4sano ku dhawaad intu maqnaa aa laku kala kacaye sabtisa asagoo socdoo yimid waa qiso dhab ah anoo yar maqlaye

  • @abdisalaanfiridho2915
    @abdisalaanfiridho2915 ปีที่แล้ว

    Waa cajiib 27/12/2033

  • @cosmicadventure9184
    @cosmicadventure9184 2 ปีที่แล้ว +103

    2022 haddaad daawanayso like saar

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 2 ปีที่แล้ว

      Abtigay xasan olol guriga naga soo hor jeeda ayuu dagana wuuna iiga sheekeyey sheekadaa alle hakuu naxariisto

    • @samaammaxamed2783
      @samaammaxamed2783 2 ปีที่แล้ว

      Yaab weeye

    • @cabdilahixaaji3471
      @cabdilahixaaji3471 2 ปีที่แล้ว

      @@samaammaxamed2783 .

    • @KUURIYA
      @KUURIYA ปีที่แล้ว +1

      9 SANO KA HOR AYAD SO GALISAY TH-cam KA WALLAH MA RUMAY SAN WAXAN

    • @maxamedxasaan12
      @maxamedxasaan12 11 หลายเดือนก่อน

      war 2023 aadaawanooyaa😢

  • @saneysaney5652
    @saneysaney5652 6 หลายเดือนก่อน +14

    19/04 /2024 maalin talada ah ayaa shekadan dhagaystay wana markii igu huraysay hadad iga danbeysay nabiga kusali scw scw ❤

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 2 ปีที่แล้ว +23

    Sheekadan waxaan dhegeystey markii ugu horeysey ee BBCda laga sii daayey 1986 anig markaa jooga Ceerigaaabo. waxaanu iskuulka wada dhigan jirey inan uu odaygu adeer u yahay... Ilaaho cimriga, caqliga iyo cibaadadaba noo barakee..

  • @ibrahimneymar5024
    @ibrahimneymar5024 6 หลายเดือนก่อน +5

    Inta 2024 dhagaysanaysa love isara

  • @bashirkeenadid7919
    @bashirkeenadid7919 2 ปีที่แล้ว +10

    ALLAHUMMA SALLI CALAA SAYIDINA MUHAMAD WAAALIHI WASAXBIHI WASALIM ALHAMDU LILAAH

  • @jamaalaadan-om2ej
    @jamaalaadan-om2ej ปีที่แล้ว +7

    1998kii ayan bbc kadhagaystay😢 2023na waan dawanayaa😊

  • @harris8132
    @harris8132 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan dhegaystay end of 1987 from bbc Somali.
    Again many other times.
    Waxaa waraysan jiray Cabdillahi Xaaji 1987 markuu u dhemeeyeyna wuxuu waydiiyey suaashii ugu danbaysay. “Armaad sheekadan ku riyootay?”
    That was the funniest question.
    Waxaa la soo dayn jiray once a week. Waxay socotay mudo badan.

  • @suurobadanchannel6061
    @suurobadanchannel6061 2 ปีที่แล้ว +11

    2/apr/2022/ayan dawada aniga kaligey😂😂

    • @daadirayshpoi8730
      @daadirayshpoi8730 2 ปีที่แล้ว

      Not only you jinka kuLa dawanayo😂😂😒

    • @ahmednadiif473
      @ahmednadiif473 2 ปีที่แล้ว

      kula dawanaynaa wll 10/5/2022

  • @baashaalkaxamar
    @baashaalkaxamar 2 ปีที่แล้ว +16

    bisha barakesan ee ramadaan 3 deeda kuna beega 4/42022 maalin isniin ah hadaa iga danbeesid xabiibkena muxamed igu saliya salallaahu caleehi wasalama 🙏❤🙏❤🙏❤

  • @mukhtardhiif
    @mukhtardhiif 3 ปีที่แล้ว +8

    Anigu waxaan dawaday 2016 anoo Somalia jooga
    Hada marki labad ban ku dawanaunaa Kampala ani iyo inabtigy abdirisak Siciid shiikh OO aan uga sheekeeyay ba udaaray hada Sep-6-2021

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

      Kabala xagad ka jogta waxa joga qof an alleh darti u jacelahaye wll

    • @galoolgeesood7428
      @galoolgeesood7428 2 ปีที่แล้ว

      Cagafaytaw sheekadan waxaan daawad siinayaa suldaan maxamuud oo mbale igula sugan taariikhduna waa 16 july 2022

  • @haweyaismacil7948
    @haweyaismacil7948 ปีที่แล้ว +6

    2017 ayan daawanay aniga iyo wllky 2023 ayan dib udaawanaya 😂❤

  • @nawaalisma5241
    @nawaalisma5241 4 ปีที่แล้ว +12

    7 July 2020 Kampla, moqdisho
    Waxan wada daawanay aniga iyo xaajigyga❤

    • @blue-mf1bd
      @blue-mf1bd 3 ปีที่แล้ว

      Hye wll

    • @AhmettNani
      @AhmettNani 2 ปีที่แล้ว

      Hada ma garoob baad tahay 😁

    • @aliosman5386
      @aliosman5386 2 ปีที่แล้ว

      Alle haku barakeeyo xaajigaagii

  • @mohamedalpha1644
    @mohamedalpha1644 23 วันที่ผ่านมา +1

    😂war wlahi codkii caruurti amino iyo inay amina tahay garan maaye kolba wlahi cod yaab laan maqaly😂nio anigu

  • @updul
    @updul 2 ปีที่แล้ว +12

    7/nov/ 2021
    Me and mum watching. Amazing wllhi

  • @masonabdi8882
    @masonabdi8882 3 ปีที่แล้ว +7

    Ani iyo dadkaygi o gabarmaanyo ka sheekanayna inay runtahay iyo inay beentahay ba habaryartay soo qaadhay sheekadan Ma’sha’Allah

  • @mustafefaarah3285
    @mustafefaarah3285 2 ปีที่แล้ว +4

    Waa marki kowaad aan daawado 14/april/2022 thursday

  • @maxamadabditube8020
    @maxamadabditube8020 5 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkk gurigaa IGA soodababooday iigu darnayd kkkkkkkk

  • @NajaxYaasiin-tl6dp
    @NajaxYaasiin-tl6dp 5 หลายเดือนก่อน +2

    30 April 2024 hadaad daawanaayso like saar

  • @wadaniga
    @wadaniga 2 ปีที่แล้ว +3

    Run iyo been miday tahayba awoodda alle iyo siduu jin ka iyo insiga u kala qariyay
    Iyo waliba awoodaha rabbi quraan ka ayaa inoo ku filan.

  • @horndiplomacy
    @horndiplomacy 6 หลายเดือนก่อน +1

    Muxuu yidhi 12:18
    Jinka iyo Insiga la sheegayo waxaan Moodayay Habarjeclo iyo Dhulbahante
    😂😂😂😂😂

  • @axmedsiciidsuldaan1911
    @axmedsiciidsuldaan1911 8 ปีที่แล้ว +4

    Waa niso cajiiba walahi mulaax bayle maraan tagey baan maqlay oo dhawr oday iga shekeyeen mulaax bayle waxay ku dhawdahay laasa surud sanaag waxaana marta silsilada golis

  • @saara8503
    @saara8503 3 ปีที่แล้ว +7

    Zahra barkhad iyo aniga ayaa halkan ka wada dawanayna 😭kampala 17/12/2020😭

    • @nanzal4502
      @nanzal4502 2 ปีที่แล้ว

      Igu dar kafiya 😩

    • @alibaax5346
      @alibaax5346 2 ปีที่แล้ว

      Wali ma Kambala

  • @queenzoniaofficial6119
    @queenzoniaofficial6119 ปีที่แล้ว +3

    Sheekadaan hore u maqlaye caawa oo tarikhdu tahaye 16/12/2022 saxibkee oo isku meel kasoo jedeyn iga shekeyey wllhi markaas raadiyey❤

  • @Caraabka
    @Caraabka 2 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib aniga manta aya igu hooreysa /1/5/2022 shekadan aniga waa wax iga cajabiyay cajiib

  • @abwaansaadaq3162
    @abwaansaadaq3162 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi Waa Sheeko Xiiso leh Si gobanimo lehna Way u sooryooyeen oo Jinku Waana Qoon Goba kiisa Muslimkaa

  • @jamaal_mouze
    @jamaal_mouze ปีที่แล้ว +3

    2023 hada daawanyso👍saar

  • @maxamedaxmed6693
    @maxamedaxmed6693 8 ปีที่แล้ว +6

    kkkkkkkkkkkk sudoh masa cagalaya igu yaab badnayd ani

  • @CabdifitaaxTitanic252
    @CabdifitaaxTitanic252 2 ปีที่แล้ว +4

    Aamino jin waa naag gob ah, iyadoo kale inaan helo ayaan rajeynaa😂

    • @ahmedhassen961
      @ahmedhassen961 4 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂 wallahi waa qosley nasg jinni macaan miya

  • @abwaanadfaadumoofficial
    @abwaanadfaadumoofficial 2 ปีที่แล้ว +2

    2014 aniga iyo my new wife
    2022 me and my son 8 years old now

  • @calibakaaro8807
    @calibakaaro8807 6 ปีที่แล้ว +4

    Sheeko war naagihii insiga ahaa qaati ka taaganahay beee

    • @salmaanmukhlis8778
      @salmaanmukhlis8778 6 ปีที่แล้ว

      Pilaahi diyaar ma tahay mulaax bayle ayaynu tegaynaaye

  • @JJWaller-wz4ft
    @JJWaller-wz4ft 2 วันที่ผ่านมา

    Shekadan waxan moda in qoral ahan u aqristay marka igu horesay hadana wa marka lawad muqal ahn udhagesanoya

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 7 ปีที่แล้ว +8

    tii jinka ahayd ee aan qabay baa ka fiicnayd aamina

  • @nimcorashid526
    @nimcorashid526 3 ปีที่แล้ว +5

    2021 gabagabadizii baan daawanayaah wllhi🥰😘

    • @blue-mf1bd
      @blue-mf1bd 3 ปีที่แล้ว +1

      Aniga numnerkaaga ii sheeg

  • @daadirayshpoi8730
    @daadirayshpoi8730 2 ปีที่แล้ว +4

    25 April 2022 is my first time watching 👀✨💯🥺😔💥❤️🥀✌️🙈

  • @hanidheemanmahamoud8746
    @hanidheemanmahamoud8746 2 ปีที่แล้ว +4

    waa qiso cajiba 23/ Dec/ 2021

  • @ibnubashe4453
    @ibnubashe4453 2 ปีที่แล้ว +1

    kow سبحان الله shekada anu wxn kga hadhy 60 markad gadho caruurtada insi banu kga dhigyna 🤔awoodas ma illahy cidan ahynba leh 🙄

  • @maan732
    @maan732 4 ปีที่แล้ว +6

    Awoowgay xasan olol ilaahy haw Naxariisto

    • @jaamacabdimoalin
      @jaamacabdimoalin 3 ปีที่แล้ว

      hh wll adigu ma faracii habarta jinka ah bad ahayd mise qolo kale o insiya

    • @maan732
      @maan732 3 ปีที่แล้ว

      @@jaamacabdimoalin may odayga ayaan nahay qaraabo islaantana kol hadiii odayga qabay ma foga

    • @abdirizakaden2505
      @abdirizakaden2505 3 ปีที่แล้ว

      Bad jin ba ku dhashay 😂 miya

    • @maan732
      @maan732 3 ปีที่แล้ว

      Hdaan nahay odayga ader mamadana waa edooo mahooo islaanta wali waan goobanaa

    • @maxamed9999
      @maxamed9999 2 ปีที่แล้ว

      muu dhintey alla haw naxariisto.

  • @haydhaafinmedia6319
    @haydhaafinmedia6319 3 ปีที่แล้ว +2

    Hhhh 2021 toronto canada bn ka daawanaya waligay suldaan ka jinkaa nin ka gobeesan ma arag

  • @nurdinabdirahman2776
    @nurdinabdirahman2776 ปีที่แล้ว +2

    Hadad daaweneyso 2023 . Like saad walal

  • @maxamedaxmed6693
    @maxamedaxmed6693 8 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkkkkk sudoh masa cagalaya igu yaab badnayd ani

  • @ayaanmohamed2732
    @ayaanmohamed2732 7 ปีที่แล้ว +4

    Allaya raxma edero Hassan olol allow ku naxariso shekisan wan jeclahy

    • @qalbilulaabdi8946
      @qalbilulaabdi8946 5 ปีที่แล้ว

      Ayaan Mohamed walal ilmaha jinka oo adeerkaa noo radi dee

    • @maan732
      @maan732 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nuur_kable odaygan waxaa waaye oday qabiiil ahaan ah dhulbhnte nalaye Axmed bahriighaye Waxaan aqaaan family ayaan waxaan NAHAY qaraabo family kisa Waa joogaan Waa sheeko dhab ah sida naloo shegay

    • @ciiloowcali765
      @ciiloowcali765 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @Aw-jaamac
    @Aw-jaamac ปีที่แล้ว +1

    Ahmed nuur cadaawe baa 2010 iiga sheekeeyey ninkaan, Legend buu ahaa Axmed cadaawe Inuu naag jin ah guursado buu jaanis ku raadin jiray 😂

  • @xaawoshire3366
    @xaawoshire3366 4 หลายเดือนก่อน +1

    Scw

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkkkkkkkkkk
    waar bal Anna mid ii soo baadha lkn bishurud yaaney geeso lahaan

    • @ayaansamaar7179
      @ayaansamaar7179 7 ปีที่แล้ว

      dhallaankii SNM hhhhhh- hayr

    • @yuusufxasanmaxmuddaqare5717
      @yuusufxasanmaxmuddaqare5717 4 ปีที่แล้ว

      Fguyyueds🙋‍♂️👏🙋‍♂️💘💘💘🙋‍♂️🐎👏👏🐎🐎fhb6

    • @amiirnasri7513
      @amiirnasri7513 2 ปีที่แล้ว

      wanu ku keenaynaa bishuruud ma furi kartid

  • @isname2u299
    @isname2u299 8 ปีที่แล้ว +4

    runtii waaa qiso wax ween xambaarsan

  • @ahmedhassen961
    @ahmedhassen961 4 หลายเดือนก่อน

    Odeyga maxu samri waayey oo iskaga raaxeysto aamina jinni macaan bey aheyd odeyga jaanis ba dhaafey sorry

  • @omarfarooq4
    @omarfarooq4 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko aad macaan waxa ka dhageysanaya dubai international airport..

  • @Somabilbooks
    @Somabilbooks 5 ปีที่แล้ว +1

    Bahasha Biyo Nagaga Dar Qarnigan Ma Shaqeynysee ilaahow ku naxariiso tallow ma nool yahay bahal bilaa biyo ah ayuu noo Dhiibaye

    • @yahyemohamed1963
      @yahyemohamed1963 4 ปีที่แล้ว

      Adoygan xasan olel jaamac waa odey rerceergabo ah faricisina weli wey jogan

    • @sumayajibriil7949
      @sumayajibriil7949 3 ปีที่แล้ว

      Ben mu shegin wa xaji

    • @maxamed9999
      @maxamed9999 2 ปีที่แล้ว

      sheekadu been maaha ee waa sheeko dhaba waxkastoo aanad adigu la kulmin ama aad la yaabtid been ha moodin.

  • @luuldheer5569
    @luuldheer5569 ปีที่แล้ว +1

    2014 kii wan daawaday manta oo ay tahay 2023/6/3 wan dawanayaa 😅😅😅😅

  • @highflyer215
    @highflyer215 2 ปีที่แล้ว +4

    This guy is legend, illahay haxifdiyee

  • @runsheeg1xbet969
    @runsheeg1xbet969 3 ปีที่แล้ว +3

    Wax jin ah hadday daawanayaan like ha iisaareen

    • @nabardaarshe6276
      @nabardaarshe6276 3 ปีที่แล้ว

      wll soo dhawoow jin baanu nahaye.💯🙏

    • @runsheeg1xbet969
      @runsheeg1xbet969 3 ปีที่แล้ว

      @@nabardaarshe6276 mahadsanid walaale haddaad iskukay sheegto inaan aabahaa garto ayaa laga yaabaa

    • @abwaansaadaq3162
      @abwaansaadaq3162 3 ปีที่แล้ว +1

      Oo hada ma jin commit bixinaa tihiin idinkaaba ka daran xassan olol

    • @shuebabdullahi6636
      @shuebabdullahi6636 2 ปีที่แล้ว

      @@abwaansaadaq3162 🤣🤣

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 ปีที่แล้ว +1

    Nice istory wan baa cabsaday subxanallahii saalada ku dhadala scw scw scw ☝🏿❤️🙏

  • @عبدالوهاب-ب4و
    @عبدالوهاب-ب4و 8 ปีที่แล้ว +3

    imika Aniga yaa ii geeya bal

  • @KhalidAmin-o3e
    @KhalidAmin-o3e 29 วันที่ผ่านมา

    31/8/2024
    Baan daalacday...

  • @molasmussa
    @molasmussa 4 หลายเดือนก่อน

    10 sano kadib ayàn daawanaya 5/5/2024 😅

  • @abdifatahmahamed6253
    @abdifatahmahamed6253 2 ปีที่แล้ว +1

    2005 . iyo imika oo aan ku ceshaday . lakin yaa ka war qaba inuu noolyahay xasan imika iyo inuu dhintay .

  • @engayaanlexasan8975
    @engayaanlexasan8975 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa qiso cajiib ah runtii waxaan codsanayaa hadii ay halkan iga arkaan tafiirta xasan olol inay ila soo xidhiidhan

    • @aliosman5386
      @aliosman5386 2 ปีที่แล้ว

      Maxa jiro? anaka naqaane

    • @yasinagaf5262
      @yasinagaf5262 2 ปีที่แล้ว

      Xasan hadda ma nool yahay mise waa geeriyooday wll hadaad familka Hassan tahay

    • @updimuze9428
      @updimuze9428 2 ปีที่แล้ว

      @@yasinagaf5262 ma amina ku dhashey🤣🤣🤣

  • @axmedmaxamed560
    @axmedmaxamed560 3 ปีที่แล้ว +2

    Shekadan yarantaydi ayaan Maqlijiray washeko carureed

    • @nimaabdi7797
      @nimaabdi7797 2 ปีที่แล้ว +1

      yaraantaadii odaygan baa laga soo xigtay fahan

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 2 ปีที่แล้ว +1

    10/5/2022
    Waxaan daawanayaa waqti aad u qurux badan wallow aan waqti hore daawaday 2017kii hadii aanay ka horeyn

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sheeko dhaba true story ❤

  • @nasradin143
    @nasradin143 8 หลายเดือนก่อน +1

    1985
    And again I watching 2024
    Allx

  • @ahmedbashir7954
    @ahmedbashir7954 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah. Tolow odaygan hada ma noolyahay.yaa warbixin iga siiya

    • @cimraan30
      @cimraan30 ปีที่แล้ว

      ila maaha kkk sheekadan anoo yar baan maqly maantan youtubka ku arkay

  • @siciidmaxamedyaasinsiciidy778
    @siciidmaxamedyaasinsiciidy778 2 ปีที่แล้ว +1

    Waalida ninkii soo maraa laga warays taa wadiiqoyin bay leedaho laga wareega ogow jinka miyir qab laguma arko balse dadka waal waalani way arkan waanay kula kulman galmo iyo macaamil hoose

  • @naemasaid5490
    @naemasaid5490 3 ปีที่แล้ว +1

    ali hassan acuudu billahi maa adiga jinn guursday

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว +1

    Jin buu faraha iskula galay najaynaa

  • @axmedxuseen2445
    @axmedxuseen2445 3 ปีที่แล้ว +1

    24.09.2021 Habeen jimce ah ayaan dhagsystY

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 2 ปีที่แล้ว +1

    Waar niyoow ana halkaa ma ugabadh doontaa taloow 🤔🥰

  • @AnasCabdi-ls8ev
    @AnasCabdi-ls8ev 5 หลายเดือนก่อน

    Shaydaamad buu qabay

  • @nimcofaarax6269
    @nimcofaarax6269 ปีที่แล้ว +1

    First time l heard this story 🤔 27 5 2023

  • @aminashxusen6771
    @aminashxusen6771 8 ปีที่แล้ว +3

    hhhhhh subhana Allh

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 2 ปีที่แล้ว +1

    kama daalo wlh dhageysiga qisadaan
    legend

  • @arabahmedmohamed7637
    @arabahmedmohamed7637 6 หลายเดือนก่อน

    Riyo dheer ayuu riyooday 27-3-2024

    • @IbrahimMohamod-f6t
      @IbrahimMohamod-f6t 5 หลายเดือนก่อน

      Anaa lasocday i,aamin
      Riya maaha😂😂

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 2 ปีที่แล้ว +2

    Aayaday aamina suldaan
    Weli waa dhashaa
    Reer adeerkay majeerteen bay u dhasha

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 2 ปีที่แล้ว

    cw. qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah, Denni , Axmed Madooba iyo Rooble mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo Rooble.1- waxay diideen labadaas qof, in qof iyo cod la aado, 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka oo lacag iyo qabiil aay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabi,iyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabi,iyo. 5- waxay boobeen hantidda ummadda ay ka masuulka yihiin.ilaahaaw naga qabbl seddexdaas iyo wixii la midka,iwm, towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni ,haddii kale naga qabo iyaga IWM.
    Aamiin,Aamiin.

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 ปีที่แล้ว +1

    Bismilahi Raxman Raxiim

  • @sayidcabdilahi8662
    @sayidcabdilahi8662 7 หลายเดือนก่อน

    Aabahay ayaa iga sheekeeyey 1997 ilaaa 1998kii sheekaduna bbc da yaa laga sii daay 1986kii mar labaad
    waxaan kaan ka daawaday tvkii hargaysa tv htv hadana waan daawaday

  • @cabdulahixuseen3151
    @cabdulahixuseen3151 2 ปีที่แล้ว +1

    Asalaama caleykum walaalayaal sheekadaan warsheeg aad uqiima badan xanuunkeedana le waxaan codsanayaa familka heer Xasan olol ama cidii taqaana ilasoo xiriidho waan codsanayaa masanidiin

  • @hanadayuupcqaadir4011
    @hanadayuupcqaadir4011 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko qiyaali tii ugu weyneyd

  • @tawakalyare8352
    @tawakalyare8352 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheeko layaableh weeye

  • @aaminaCaasha-hw5kf
    @aaminaCaasha-hw5kf 4 หลายเดือนก่อน

    2024